Riwaayadii Volenterka | Libaax kabeye English lagu baday

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 окт 2024

Комментарии • 33

  • @adamDooll
    @adamDooll 3 года назад +11

    Intii libaax kabeeye Ila taageersa like issara

  • @ReerHawd
    @ReerHawd 5 лет назад +4

    hhhhhhhh wlhi Ninkan waa Funny sxp soo Badi Video yada way Gaagaaban yihiin

  • @Abdirahimmohamoud
    @Abdirahimmohamoud 5 лет назад +2

    Nadiir bile boss horay usoco nio riwAydaha soo badi

  • @maslaxodaramatv3537
    @maslaxodaramatv3537 4 года назад +1

    Kabeeye wa kuwataa ja cajiba

  • @somaliman8212
    @somaliman8212 5 лет назад +4

    Ma hoyadaa idhashay kkkkk😂😂😂😂😂😂

  • @mustafemanafeezto9762
    @mustafemanafeezto9762 5 лет назад +2

    Kkk mahad mahaa kulaa wa shaqadyad

  • @saciidonasir1451
    @saciidonasir1451 4 года назад +1

    Libaax kabeeye

  • @gashaanseed6569
    @gashaanseed6569 5 лет назад +1

    abti horau usoco hormarkaga jeclahay

  • @saciidonasir1451
    @saciidonasir1451 4 года назад +1

    Funy

  • @hodancabdi6852
    @hodancabdi6852 5 лет назад +3

    Kkkkkkkkkkkwaaaaaaaaaw waxbaakadhacay

  • @xadaariibnuxarago1165
    @xadaariibnuxarago1165 5 лет назад +6

    Luuqadaa laysku gaadaya waxba ka dhacay 😅😅😅😅

  • @adamDooll
    @adamDooll 3 года назад +1

    Isku macalin baa nabarin😁😁😁😁

  • @saynabsh1562
    @saynabsh1562 5 лет назад +4

    ilaahow niman wax aqoon ha cadaabin

  • @sakriyecabdulahi7856
    @sakriyecabdulahi7856 4 года назад +1

    Hhhhhhhh marki af somaligii wax laysaga qadi wayaa in giriisi laysku badayaa libaax kabeeye caadi mahn wlhi

  • @maandahir4844
    @maandahir4844 5 лет назад +3

    Volunteerku waaaba qaali abti usheeg

  • @ReerHawd
    @ReerHawd 5 лет назад +2

    Somalia oo Dhan Hal engineer miyaa Dhisay Horta mnsh allah

  • @osmangorod4696
    @osmangorod4696 4 года назад +2

    Hhhhhh inuu gaado buu iskudayay

  • @hawodaahir3599
    @hawodaahir3599 5 лет назад +2

    Waxba kadhacy 😀😀😀

  • @koneser3986
    @koneser3986 4 года назад +1

    zajebiste

  • @cabdionlin5147
    @cabdionlin5147 4 года назад +1

    Hhhhhhhhhh

  • @saidnur2555
    @saidnur2555 5 лет назад +2

    Hhhhhh hadey keeneen in ingiriis la isku baado markii af somaali wax la isaga qaadi waayey

  • @ahmedjamaalaj5789
    @ahmedjamaalaj5789 3 года назад +1

    isku macalin baa na barin😂😂😂

  • @saahilmohamud9987
    @saahilmohamud9987 5 лет назад

    Nadiir riwaayadadayste aan taageero

  • @saynabsh1562
    @saynabsh1562 5 лет назад +3

    hhhh jaahilnimadu waa belo

  • @koneser3986
    @koneser3986 4 года назад +1

    jak u wegi

  • @sadaamsadaam9543
    @sadaamsadaam9543 5 лет назад +2

    Meshan Ma Bosaso Baa Mise Garoowe kkk

  • @jamaccabdirxman4600
    @jamaccabdirxman4600 4 года назад

    Volanter ba tiri mahne valansuur ba u dhaqayaa hhhhhhhhh kabeye umadena mhn

  • @saciidonasir1451
    @saciidonasir1451 4 года назад +1

    Hhhhjhhhhhhhhhhhhhh

  • @ahmedjamaalaj5789
    @ahmedjamaalaj5789 3 года назад +1

    isku engiriis ma nihin kulahaa😂😂

  • @axmedyarekooshin7642
    @axmedyarekooshin7642 4 года назад

    Folanteer mahe folansuurka.ku dhaq kulahaa hhhhhhhh

  • @smisports8928
    @smisports8928 5 лет назад +1

    Hhh haday keeneen in English la isku gaado markii afsomalida wax LA iskaga qaadi waayay

  • @guledyare1438
    @guledyare1438 4 года назад +1

    Kkkkkkkk isku ingiriis manihin kulaha

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 3 года назад

    Hhhhhhhhh