Maxamed Siyaad Barre wuxuu u xil saaray Nimankii la oran jiray idaajaa iyo aw jaamac in ina Cabdulle Xasan dhibaatadii iyo xumaantii uu geystay la qariyo oo waliba taalooyin loo dhiso oo waliba taariikh qurxoon loo sameeyo iyada oo waliba ina Cabdulle Xasan uu qabiilo badan oo soomaaliyeed uu gabayo ku caayay oo uu ku aflagaadeeyay.
Dhibaatada kalee haysta axmed aw geedi waa in uu buugga u magacdaray (hortay jire aruurinta gabayadii cali jaamc haabiil) xaqiiqda buugana wuxuu ku aflagaadaynayaa sayid maxamed cabdille xassan ilaahay ha u naxariistee , qayba badan been abuurana wuu ku darayaa taariikhdiisa . Marka soo ma wanaagsanayn inuu buugga u baxsho( sayid maxamed iyo daawiishtiisii )
Nvxvnvnv Vx,:,'vxx :.: "Vv Vcnv Xv V ; Vb B V Xv V No ,,; Vv , V V V Xvn X . ; V V Vnv X V V , N Vvv B v No N N Xv B No Vb B X V B N X V V No V No V NNo V No vvnv. V :: V v V : No V No X :; V B ,: V V V No V ; : N V Vv V V : ; ' V Bv V V :: V : V V V V. V X V : C V V : V V V V B H :. V V B V : V Mv .: V Vv : V V N No . V V .: V V ; Vvnv N V V C Vv V B V No . V N :: : : No N V V : B V Aniga ogaadeen maahin dhulbahate mahaanin lkn lkn sayidka somali hadaa nahay sharaf waxaa nagu filan in gumeysi ingiriis kula dagalamy koofi naarta udiray kuwii gaalkii koofi dilay nàarta kuma kulmayaan inshalaah mar kasatan dalka nikii sheesheye iyo gaaalo ka dicaao ayaa leh suldaan iyo ogaas iyo odey meelaha tusbax ween shesheye iga u shaqeya iyo qabyalada qurta oo hada ced walbo guryaha igu gasha
Waxa ayaan daro ah in la wadwado taariikhda inta ugu madaw ee aynu leeyahay aniga fikirkayga aan ka qaatay markaan taariikhda aan akhriyay sayidka muu ahayn sida ina aw geedi uga dhigay shaydaanka ma aha mana aha sida ay malaa,igta uga dhigayaan dadka qaarna ma aha ee wuxuu nin u diyaar garoobay inuu gaalo la jihaado waa bini,aadame sax iyo qaladba galay gaalana dacaayadiisa at hanti badan ku bixisay
Taariikhda waqtigan waxba lagama bedeli karo. Waxa jira dad shahaadada PhD ku qaatay inuu ahaa nin gumeysigii Ingriiska iyo ciddii la socotay la dagaalamayey 20 sannadood. Dabcan dadkani uu sheegayaa waa dadkii la safnaa Gumeystaha.
Waa gartaa wixii lakugu soo koriyay baad aaminsan tahay, Ina Cabdulle Xasan intii uu Somali ka dilay xitaa Ingriis,Talyaani iyo Faransiis kama aysan dilin waligiisna xarun Ingriis ama Talyaani ma uusan weerarin, teeda kale ina Cabdulle Xasan yaa u xilsaartay in uu waxa uu sheegayo u dagaalamo yaa u doortay yaa u boqray?
Gaaladu waa kuwa aad ku hoos nooshahay xittaa waxaad halkan aad ku qoraysid iyagaa sameeyey markaa maxaad soo kordhisay aan ahayn xagjirnimo juhalada lagu yaqaano?
War alla ka baq oo beenta aad dadka u sheegeysid ee taariikhda sayidka lama aasi karo sayidka ma aheyn gaala raac ee waxa uu la dagaalayey gaal iyo gaala raac
Cuqdadland waxay rabaan bay ku hadlaaan qof isagiiba cuqdad kabuuxdo muxuu dad wax usheegaa gaalada waxay ku hadlaan bay aamisanyihiin Nacas Somalidiid ah
Ninkaan wa runtii dadkaas xarshin qaxooti ku tagay awowgey ka mid ahaa taariikhda daraawiisheed inta fcan bay so malidu ka sheegta lakiin waxay ahayaayeen maata doox arxan laawayaal ah awoowgey sanaag bari bari buu ku dhashay wuxuu isagoo qaxoonti ah ku dhintay xadka woqoyi galbeeb iyo degank somalida waligay wax run ka. Sheegaya ninkan baan arkay waad mahad san tahay abwaan
Gumaystaad sheegtee weligii gaal lamuu dagaalamin soomali uun buu ku dhexwaashay markaasu taariikh beena ku dul qaatay kolay Alle ayaa ka xisaabine Oo cadaabtu ku waari nin dhiig islaam galaye.
@@inacumar601 Kacaankii Siyaad Barre ka hor cidna ma hadal hayn jirin sayid iyo daraawiish, Siyaad Barre ayaa buun buuniyay gabayadoodiina ka shaqeeyay in ay dowladii kacaanka aruuriso ayaga oo aruurin gabayadii xumaa ee Sayidka.
Waar beenta kaa daaya dadka horta garaadkii waxaa loo dilay wuxuu waraaqo diri rabay ingriis Marka labaad erdgadii iyagaa kuu bilaabay oo shirqoolkii gurdumi waxay ka dileen dhawr nin uu kuu jiro aw cabbaas Marka seddexaad aways ayaan kutub kuu aflagaadeyeey daraawiishta iyo dadkii halganka waday oo talyaanii sii toos ah la shaqeeyeey Marka afraad gabyaa badan ayaa amaani jiray nolol iyo geeri sidaa aw aadan axmed dubbe iyo cabdi dhoombe
Dawlada ina siyaad barre waxay ahayd koox afgambi kuqabsaday labadii dowladood ee isku biiray ee somaliland iyo somalia waxay qortay taariikh qasaba oo beena dadkii kalana way xaqireen taarikhdodi
Layaab malaha dad soomaali diiday, oo jaahwareer kudhacay inay naf bidaan, madoobaynta iyo hagar daamaynta taariikhda soomaaliyeed.
Hal diyaarad oo waagaas joogtay 1920 oo hal matoorleey ah oo waa hore ah aadna u awood yar una gaabisa ayaa weerertay, markaas ayuu cararay ina Cabdulle Xasan iyo daraawiish oo uu yiri adba caqli leedahayee carar maxaa dhaama. Al Shabaabna intaas waxaa garaacaya diyaarado iyo hub casri ah waana joogaan walina ma cararin.
Walaahi waaa runtaaa
1.NAAKHUUDDAYAAL IYO KUFRI BAAD NABBIYO MOODDEENNE,
2.NACALLUHU KUWUU FUULLAY BAAD , DABBA NASHLAYSEENNE,
3. NASAB HADDAAD TIHIIN,GAALLADDAAD NICI LAHAYDEENNE.
Sayidku (A, U) horre ayuu iddiin siiyay jawaabtaas aydin muddantihiin.
Wa BILLAAHI tawfiiq.
Sayid Maxamed Cabdulle Xassan wuxuu ahaa dhiigye cab weyn oo soomaali badan dilay laayay. Somali intii uu ka dilay xitaa gumeystayaashii dhulka somalida ku soo duulay xitaa somali kama aysan dilin. Waxaa loo bixiyay mad mullah oo ah wadaadkii waalnaa. Maxaa waali loogu sheegi waayay intaas oo qof oo caalamka oo dhan gumeystiyaashii reer yurub la dagaalamay.
buurta ardi ee loobixiyay ardi ardo laaye arday iyo macalinkoodii ayay daraawiishi ku dishay daraawiishtu markii danbe waxay isu bedeshay in ay somalida layso waana sababta jebisay
Qof issaga oo halgan ku jira qaar kalena ay halgankiisa naafeynayaan iyaga oo cadowga la saffanaya khaladaad uu ka dhici karaa, Asxaabta Rasuulkaba ( S.C.W) iyaga oo jihaad xaq ah ku taagan ayaa qaarkood khaladaad ka dhacay.
Asc, ayaa Taariikh loogu saman sayidka hadduuba Dilay sheekh. Sways dheere.
Maxamed Siyaad Barre wuxuu u xil saaray Nimankii la oran jiray idaajaa iyo aw jaamac in ina Cabdulle Xasan dhibaatadii iyo xumaantii uu geystay la qariyo oo waliba taalooyin loo dhiso oo waliba taariikh qurxoon loo sameeyo iyada oo waliba ina Cabdulle Xasan uu qabiilo badan oo soomaaliyeed uu gabayo ku caayay oo uu ku aflagaadeeyay.
Dadkani waa dad taariikh sharfan lehe innigu taariikh yeesha.
KKKKKK DARAWISHTU WAY GUMAYSAN JIRTAY DHULBAHANTE😂😂😂😂😂😂
Maxamad cabdulle Xassan wuxuu kasoo degey sacuudiga 1899 isagoo wahaabi ah rumaysanna inay wadaadadii hore gaalo yihiin wuxuuna dilay wadaad reer banaadir oo dhaliilay isaga oo markaa gaal ku sheegaya.Wakhtigii siyaad barre ee daaroodnimadu socotay ayaa tuugan laga dhigay wax kale oo dhulbahantuhuna rumaysteen inkastoo iyaga aad ulaayay.
Somalidu Gaalo raac bay u badnayd berigaas, Daraawiishina Muslim badan bay dishay iyo gaalba.
Dhibaatada kalee haysta axmed aw geedi waa in uu buugga u magacdaray (hortay jire aruurinta gabayadii cali jaamc haabiil) xaqiiqda buugana wuxuu ku aflagaadaynayaa sayid maxamed cabdille xassan ilaahay ha u naxariistee , qayba badan been abuurana wuu ku darayaa taariikhdiisa . Marka soo ma wanaagsanayn inuu buugga u baxsho( sayid maxamed iyo daawiishtiisii )
Ina Cabdulle Xasan wuxuu qaatay titelka ama ciwaanka 'Sayid' oo ah Master afka ingriiska ka dib markii uu dilay Garaadkii Dhulbahante ayuu wuxuu noqday Sayidka Dhulbahante ama Master of Dhulbahante waa ciwaan cusub.
Nvxvnvnv
Vx,:,'vxx
:.:
"Vv
Vcnv
Xv
V
;
Vb
B
V
Xv
V
No
,,;
Vv
,
V
V
V
Xvn
X
.
;
V
V
Vnv
X
V
V
,
N
Vvv
B
v
No
N
N
Xv
B
No
Vb
B
X
V
B
N
X
V
V
No
V
No
V
NNo
V
No
vvnv.
V
::
V
v
V
:
No
V
No
X
:;
V
B
,:
V
V
V
No
V
;
:
N
V
Vv
V
V
:
;
'
V
Bv
V
V
::
V
:
V
V
V
V.
V
X
V
:
C
V
V
:
V
V
V
V
B
H
:.
V
V
B
V
:
V
Mv
.:
V
Vv
:
V
V
N
No
. V
V
.:
V
V
;
Vvnv
N
V
V
C
Vv
V
B
V
No
.
V
N
::
:
:
No
N
V
V
:
B
V
Aniga ogaadeen maahin dhulbahate mahaanin lkn lkn sayidka somali hadaa nahay sharaf waxaa nagu filan in gumeysi ingiriis kula dagalamy koofi naarta udiray kuwii gaalkii koofi dilay nàarta kuma kulmayaan inshalaah mar kasatan dalka nikii sheesheye iyo gaaalo ka dicaao ayaa leh suldaan iyo ogaas iyo odey meelaha tusbax ween shesheye iga u shaqeya iyo qabyalada qurta oo hada ced walbo guryaha igu gasha
Taytalka sayid afweyne la jantay ee waxa loo yaqaan salidkii ina cabdalle xasan
1889 daraawiish maba dhisneen taariikhda iska sax daawiish waxay halganka bilaawdey 1899
Kani waa Dabadhilif waa kuwi gumaysiga kabihiisa aha
Waxa ayaan daro ah in la wadwado taariikhda inta ugu madaw ee aynu leeyahay aniga fikirkayga aan ka qaatay markaan taariikhda aan akhriyay sayidka muu ahayn sida ina aw geedi uga dhigay shaydaanka ma aha mana aha sida ay malaa,igta uga dhigayaan dadka qaarna ma aha ee wuxuu nin u diyaar garoobay inuu gaalo la jihaado waa bini,aadame sax iyo qaladba galay gaalana dacaayadiisa at hanti badan ku bixisay
Waa runtaa
Daraawiish waxay ahaayeen argagixiso dadka waa gaaleysiinaayay markaas ka dib dhiigiisa iyo maalkiisa ayay baneeysan jireen
INA CAABDULA XASSAN GACAN KUU
DEEGLE DAAD CUUNA SAXIIROLE
MAFIYA ABTIGE AFWEYANI BUU AHAA KII TARIIKHDA BEENTE UU
SAMEEYE
Laaxin laga jari maayo,dadka somaliyeed inta uu u gaystay ayaa 100 jeer ka badan inta uu gaaladii gumaystaha u gaystay.
Waar waxba magaysid ee bisha Ramadan dadka hadanbaajin ee iskaamus
Taariikhda waqtigan waxba lagama bedeli karo. Waxa jira dad shahaadada PhD ku qaatay inuu ahaa nin gumeysigii Ingriiska iyo ciddii la socotay la dagaalamayey 20 sannadood. Dabcan dadkani uu sheegayaa waa dadkii la safnaa Gumeystaha.
Waa gartaa wixii lakugu soo koriyay baad aaminsan tahay, Ina Cabdulle Xasan intii uu Somali ka dilay xitaa Ingriis,Talyaani iyo Faransiis kama aysan dilin waligiisna xarun Ingriis ama Talyaani ma uusan weerarin, teeda kale ina Cabdulle Xasan yaa u xilsaartay in uu waxa uu sheegayo u dagaalamo yaa u doortay yaa u boqray?
@@cabdirshidosman9649 Diyaaradda haddii laga dhigi lahaa tii daraawiishta duqaysay... taariikh bay noqon lahayd..lkn ....
Idoorku waxeey aminsanyihiin galadii lalayay in ay ehelkooda ahaayen
Gaaladu waa kuwa aad ku hoos nooshahay xittaa waxaad halkan aad ku qoraysid iyagaa sameeyey markaa maxaad soo kordhisay aan ahayn xagjirnimo juhalada lagu yaqaano?
Gaal maxasta kuu dhawra dhaama nin aan kuu tudhahayne.
Ninka wareersan ee taariikhda beenta loosoo dhisay nagala tag.
Dhulbahante isaaq ayaa badbaadiyay.berigii daraawiishtu jabtay, kuwii u qaxay majeerteen waa la xasuuqay.
Maxaad caddayn u haysaa
ina cabduleh xasan dilaaa xagjir buu ahaa laakiin reer propaganda qabiil uu sameeyey si qabyaaladaysan
Khalad kasta oo sayidka iyo darwiish geesatsy waxaa dsboolaya ducufnimada ay somali ku jirtay siiba waqooyi oo dusha laga fuulijiray iyo doofaar ka ay u qali jureen, dad ducufo ah baa somali ahayd amba waan dili lahaa hargaisa maanta gaalo bsy ahaan lahayeen
Ina Cabdulle Xasan intii uu Somali ka dilay xitaa Ingriis Faransiis iyo Talyaani oo la isku geeyo ma aysan dilin.
suldaan nuur axmed amaan wuxuu siiyey fardo geel aakhirkiina wuu dilay
Ninkani waa nin si khabiirnimo iyo xog ogaalnimo u hadlaya maaha kuwa iska hadla.
Maxamed Cabdile wuxuu helay dad aan waxba haysan, Geel jecel oo jaahiliin ah. kuwii ayuu ciidamo ka dhigtay oo shaqo u sameeyey. Dadkii Soomaaliyeed miyaanay inyar oo gumaystuhu ilaaliyo ka soo reebin.🤔
Fadllan weriye ninka soo celi wakhti intan kabadan warayso si xidhiidh ah u warayso waa iga cosi taasi.
Gabaygii dirir warsame ayaa lahaa
Hadana ninku waa abwaan waxaana suurtagal ah inuu gabayada qaybtood asagu ku darsaday.
Ileen waa nin sayidka nicib e
War naagaha iyo dhallaanka ayaa la ammaanaa, yaa xaasid, waxaad tihiin dad caassi ah.
OGI OGI MARAG WAXAN KA ALLE UMA NAXARIISTE M C XASAN INUU GUDH CAD AHAA .
beenta iska daaya
sayid maxamed taariikhda
ayuu ku xadhanyahay
Waar Darood taariikhda lalama doo’do
War alla ka baq oo beenta aad dadka u sheegeysid ee taariikhda sayidka lama aasi karo sayidka ma aheyn gaala raac ee waxa uu la dagaalayey gaal iyo gaala raac
😂😂😂😂😂😂😂
Cuqdadland waxay rabaan bay ku hadlaaan qof isagiiba cuqdad kabuuxdo muxuu dad wax usheegaa gaalada waxay ku hadlaan bay aamisanyihiin
Nacas Somalidiid ah
Oo miyaad diidantay ninkaasi inuu soomalida uun ku dhexwaashay Oo aanu weligii nin gaala weerarin ileen ku dhac muu lahayn taariikhdu isma qariso.
Isaaqu waa bilaa taariikh ingiriska u ahaa
Dabo dhilif
Ninkaan wa runtii dadkaas xarshin qaxooti ku tagay awowgey ka mid ahaa taariikhda daraawiisheed inta fcan bay so malidu ka sheegta lakiin waxay ahayaayeen maata doox arxan laawayaal ah awoowgey sanaag bari bari buu ku dhashay wuxuu isagoo qaxoonti ah ku dhintay xadka woqoyi galbeeb iyo degank somalida waligay wax run ka. Sheegaya ninkan baan arkay waad mahad san tahay abwaan
Gumburo iyo cagaarweyne iyo geedkii Daratoole
Goobtii Jidbaaliyo Xargaga guuldarradii joogtay
Gembigii ka dhacay Ruuga iyo gudurigii haagay
Gabooddeeda Beerdhiga wixii la isku gooraamay
Maydkii gabraday seerigay Good ku tumanaysay
Gawarkaad maraysaba laftaad galayaxaa mooddo
Ogaadeenka gaanka ah wixii geydho laga qaaday,
Iiddoor cayuun godan wixii gelin la waydaarshay,
Shirshooraha gudbani cayr wuxuu gorof la meeraystay
Garcas iyo Majeerteen wixii guuyo laga dhaarshay
Gob ninkii ahaan jirey wuxuu gibil madoobaadey
Giddigiis naflaa’iga wixii gobolba meel aaday
Dayuuradaha gowliyo wixii samada guuraayey
Daarihii gelgelintaa noqdiyo gebiyadii ciiray
Wixii guuldarriyo hoog ka dhacay dunida guudkeeda
Gembiyo jahaadkii arlada gaday wixii joogay
Gaaliyo Daraawiish wixii uunka kala gaaray
Keligey ma wada geysannine la isku geeryooye
Geyigii rogmaday oo dhan baad guudka ii suriye
Beenaale cuqdaysan baad tahay. Taariikh aan jirin baad rabtaa inaad dhoo dhoobto.
Waxaa ka xuntahay tarikhda wanagsan halganka adigoo khainyahow gumaysi ku haysto ayuu ka dulqaday
Tariikhda been ma sheegto saydka siyaad Barre tariikh been ah u sameeyey oo xataa ka dhigey daraawiuzh in dhulbahsntey asaasey
@@abdullahiomarali5241
Taariikhdu waxaad jeceshahy mahan , ee ciddii xaq u dirirka ah , oo gumaysi diidka ah ayay sheegtaa . Hadda umadda soomaaliyeed dhamaantood way yaqaanan sayid maxamed , halka raggii caayi jiray sida cali dhuux iyo cali jaamac haabiil ay dad tiro yar magacyadooda yaqaanan gabayadoodana wax koodba daa.
Gumaystaad sheegtee weligii gaal lamuu dagaalamin soomali uun buu ku dhexwaashay markaasu taariikh beena ku dul qaatay kolay Alle ayaa ka xisaabine Oo cadaabtu ku waari nin dhiig islaam galaye.
@@inacumar601 Kacaankii Siyaad Barre ka hor cidna ma hadal hayn jirin sayid iyo daraawiish, Siyaad Barre ayaa buun buuniyay gabayadoodiina ka shaqeeyay in ay dowladii kacaanka aruuriso ayaga oo aruurin gabayadii xumaa ee Sayidka.
Cuqdad😂waa cuqdad
Taariikh been iyo cuqdad laguma badeli karo iska wado beentaada iyo karihiyadaada
Ninkani wa kuwii gumaysiga kalkalkii ayaa dacayad wada 100 sano kadib waxu ka xunyahay awoowayasha ayaa gumaysiga tunka siday
Abdi Jama
daarood qofka waxweydiiya ama garowshiiyo ka doona waa qof waalan gumaysiga haduu la dagaalamay maxaa weli tolkii
xabshi u adoomiyay?
Beenaale liita
Waar Sayidka daa Koofil buu dilaye
Horta magaca waa Coalville ma ahan koofil. Hal qof oo ingriis ah ayuu dilay iyo ugu yaraan kumaanan qof oo Somali ah. Waligiisna ma uusan weerarin hal meel oo ingriis joogo sida berbera somaali un buu layn jiray dili jiray.
@@cabdirshidosman9649 Waliba dagaalkaas buurta dulmadoobay kadhacay Sayid ku majoogin ee dagaalka waxaa hogaaminaayey Ismacil Mirre,sayidku cadaw umada soomaliyeed loosoodiruu ahaa.
War khain baa tahaye beenta jooji
Waar beenta kaa daaya dadka horta garaadkii waxaa loo dilay wuxuu waraaqo diri rabay ingriis Marka labaad erdgadii iyagaa kuu bilaabay oo shirqoolkii gurdumi waxay ka dileen dhawr nin uu kuu jiro aw cabbaas Marka seddexaad aways ayaan kutub kuu aflagaadeyeey daraawiishta iyo dadkii halganka waday oo talyaanii sii toos ah la shaqeeyeey Marka afraad gabyaa badan ayaa amaani jiray nolol iyo geeri sidaa aw aadan axmed dubbe iyo cabdi dhoombe
Kutee cid amaantay ma jirin sayidka: Allow yaa Darwiishkii fariin dabacsan gaarsiiya.
^Allow yaa dalkaagii yidhaah dowladnima qaaday.
^Allow yaa dabbaaldag..iyo farax kala dul eedaama
^Dhaaxuu ku daakiray xaqoo naga.
Ninka saa leh wuxuu ahaa reer waqooyi, hargaysa.
Barkhadcas muxu yiri markii layiri kaalay oo ingiriis amaan, muxuuse se yiri: Awawgay ninkii adoonsaday
ninkii aabahay indhaha tiray
ninkii anigana i iibsaday
hadaan arkayoonan ka aarsan karayn.
Ragan aan arkayee u abasaxayow
ninowna ha odhan soomaalaan ahee
ordoo magacana ka iibsada.
Ninkale oo reer hargaysa muxuu yiri: Sayidkii Taleex yaal markuu tulun tulcaynaayay, hadaynu taakuli lahayn Tani majoogteene.
Timacade iyo xaaji aadan afqalooc iyana gabayo wanaagsan bay ka dheheen ololaha gobonimo doonka.
Ismaaciil mire muxuu kuyiri inantii iidoor: ..
Gelin dhexe xalaan Maxamadow geyrtay oo kacaye,
Gam’ina waayey hadalkay i tiri gacallow naagtiiye,
Adigay gabley tiri markaad gaaska wadateene.
Waxay tiri adaa igu gondolay garangartaan iile,
Waxay tiri aday guridhigoo ma lihi gaadiide,
Waxay tiri adaa gelengel tubay garayartaydiiye,
Waxay tiri guyaalkii adaa gaajo ii dilaye,
Waxay tiri gurboodkii adaa geesuhuu dhigaye
Guhaadeeda aan jirin balaan gabay ka soo qaado
Gumburo iyo cagaarweyne iyo geedkii Daratoole
Goobtii Jidbaaliyo Xargaga guuldarradii joogtay
Gembigii ka dhacay Ruuga iyo gudurigii haagay
Gabooddeeda Beerdhiga wixii la isku gooraama
Maydkii gabraday seerigay Good ku tumanaysay
Gawarkaad maraysaba laftaad galayaxaa mooddo
Ogaadeenka gaanka ah wixii geydho laga qaaday,
Iiddoor cayuun godan wixii gelin la waydaarshay,
Shirshooraha gudbani cayr wuxuu gorof la meeraystay
Garcas iyo Majeerteen wixii guuyo laga dhaarsha
Gob ninkii ahaan jirey wuxuu gibil madoobaadey
Giddigiis naflaa’iga wixii gobolba meel aaday
Dayuuradaha gowliyo wixii samada guuraayey
Daarihii gelgelintaa noqdiyo gebiyadii ciiray
Wixii guuldarriyo hoog ka dhacay dunida guudkeeda
Gembiyo jahaadkii arlada gaday wixii joogay
Gaaliyo Daraawiish wixii uunka kala gaaray
Keligey ma wada geysannine la isku geeryooye
Geyigii rogmaday oo dhan baad guudka ii suriye
Waxbana hay gurraynine dembaad galabsanaysaaye
Gartaa maaha naag yahay inaad ii gilgilataaye
Gashi kaama qabo oo ma layn gabannadaadiiye
Gambana kaama furan baan u fili gulufyadaydiiye
Naa gefkiyo beenta daa yadan gelin godadkii naareede
Koofil ma isaaqba dilemma beenaale waar beenta dhaaf
BeenAale tuuug
Daraawiish waxay dili jirtay adoo kale oo ttug beenaale ah
@@rahmaabdisalam9758 Garaadkii Dhulbahante, Abwaan Cali Dhuux iyo rag badan oo qiimo leh iyo shacab Somaaliyeed oo qiimo leh kuli ma beenaale bay ahaayeen.