Awaleh Aden Dehayeh felicitation felicitation vous etes un homme Djiboutien vous avez demontre notre coutume vous avez demontré le signe de sagesse selon le verict issa bravo hanbalyo hanbalyo car lorsque le conflit ou bien le mal entendu se passe entre une femme et un homme selon le coutume c'est l'homme qui a tort et c'est la femme qui a raison meme si elle a commis une erreur , bravo bravo et mefie toi le conflit les femmes
Qofkii ugu horeye ahay like igu sharfa
Masha allaah cawale wiil fiican bad thy farxiyana waa qof qalbi ficn wiilkan iyo gabadha idin hishisiyey waa dad wanaagsan illaah haidinku hanuuniyo xijaabka iyo wadad wanaagsn
Dj subeeer ciyaaal mamo cml waaaye jil jileeeec hadalkiiisa bro nin weyn baatahay ee hadal nin weyn ku hadal
Cawaale aadan waa fanaan soomaaliyet waa wiil qalbi xaaran oo aad uqalbi fiican
Mashallah allaha idinka ajarsiyo shugri sindiko wlal adna allahka baq e madaxa asturo ralina iga ahow kama hayo mel private ah
viva fananinta somaliyeed❤
Alla ha aqbalo heshiska fananinteyda cawaale iiyo farxiyo kabayare
Waale Cawale wa nin raag ah
Cawaleh waa fananka kaliya een Xiisiyo nolow
Machaallah awale wa geesi nolow hadal nin weyn ayu jiidhi
Dj subeer allaha ku sharfo
Walaasheey S F S. adbaan kusalamaya qali noolow good job;;;
DJ zubeer the one and only Somali dhabaa tahay
Awaleh Aden Dehayeh felicitation felicitation vous etes un homme Djiboutien vous avez demontre notre coutume vous avez demontré le signe de sagesse selon le verict issa bravo hanbalyo hanbalyo car lorsque le conflit ou bien le mal entendu se passe entre une femme et un homme selon le coutume c'est l'homme qui a tort et c'est la femme qui a raison meme si elle a commis une erreur ,
bravo bravo et mefie toi le conflit les femmes
Abdo Barreh Somaliga Barta si aan isufahano
Dj subeer badhnaag qajilimaayo hadiyo jeer intuu garan soo xidho isagoo ninweynah ayuunbuu naago dhexfadhiyaa alla marwadiisu dulqaadbadanaa
Day day....... Snaper DJ
Fuad make up blue 😂 miyaa mantan is hoosta soo gashatey Muxu ahaa magaciise ayaaba was I goye dj suubeer sax 😂
Iskaasiiyoo imaanqaadee abowe MCN Ku ogaliyaaa ee taagantahay INA kaba yare cawaale waaku tageeraa legend Somali aatahay sharaftaa hantisay moolaa kusiiye cidina mamasixi karto guul iyo gobanimo sxb cawale is ilaali dumarka wax haka sheegin otherwise sharaftaadaa hoos udhaceeso
masha allah
War dj suber waxan aad fadhiya ma naag baa waa ehlu mirqaan
Heshiiis kulaha
Ma mar aad gabdha xamty xooloyohow farxiya waa sodohdyda mustaqblkee ka dhamaada hooyadiin cunee
Farhia kabayare vs cawale alla dartii isku cafiya
Cawaale walale gob baa tahay allaha ku sharfo
war dadkan waxooda dagaal ma ahan markay suuq xumo fan ku dhacdo ayay meelaha nacnac lasoo fariistaan😁
So kii Ahaa qoftan kabayare fanaand maaha soo kan Ku faraxsan inuu LA heeaso heey heeey heey yarku waaa munaaafaq heeey
waan taageera labadba lakin dad ayaa ka dhex adeegtay
Cawaale gobbaa tahay walaahay sidaad uhadashay baaba ideeqday cafisku waa fiicanyahay
Cawaale aadan no law gobta somaliyeeed
Cawaaalow Waxaad dooooni anaaa garanaya eee IGA war sug
Daagal ma facn
Masha Allah
Gabdhan maxay amina muuse waheliye isku yahin waay isku cod eeg yahine
Cafisku wuuu fcnyayay inshalllah ilaaahy khyre haydin ka siiyo labada fanaan waa laba fanaana oo caanaha siqalada ayay wxa udhacen xan.com hhh inshallah waydun heshiin
Gob gob dhashay. Nolow cawale
war farxiya kby wey garadara badantahay ee rag nabad gali ku dhaha cid walba wey caydaa
dameerada gabadha hanooga leexdaan
Ku faraxsane arintan gulayso dj subeer
sadia mohamud
kkkkkkk naagood awale
Niicaley
Qaabka raga hala isku yeelo ninka ragaa adadeyg baa laga rabaa
Sidii loobaahnaa ayuu cawaale sameeyey
Hhhhh labada qof isku daraa ma waxa kale mayalee jacela ayaa yalaa isku daraa marka ayaa farxiyo cadi noqon ee sxp
hawrtaaN xijaap ha loo galsho
Wakuwa ragayagu cawale geesi
Naagood war jeclaa ninkuu
Ma cada warkiinu ee cadeeya haduu gabadha caayay kadibna raali galinta ha bixiyo laakiin wuxuu opolagizeka ka bixinaayo nooma aydaan cadayn
cawaale waa gob gobidhashey see naagta dhinacyada xiirataa waa badawad hees layidhi oo dhaqanbi is ah
Suberkan war badnaa isna horta mel walba dhubuq uunbuu leeyahy sowka ninka Wayna afka macnbu dadka kujabsnya hadna waxbuu qodqodaya
Ninkaan Oo naago ku dhaxe jirin waal waayay duli nimo Maxaa haysta
Awale gob!!
Heey sindiko marka lab0 faanaan fooda isdaraan lagu arkaa waa inoo iyo labo faanaan oo islaaya 🤣😂
Asc cawale adan Waxankacodsaneynaa.inad ralina reyso gabadha adiga ah ninragah wa iga codsi
Uf naa timaha fosha xun qarso doqyahay qawan ceeeb
Waryaada hee blue make up miya hoosta kaga jirta 😂 war fuad miyaaa lol???? Mise waa walashis??
Miss m Ibs kkkkk side ugu qaldaa bulug mek up ISLAANTAN AYEYDIIS LA EG
عمر حسين 😂 waa u egtahay sow maha Fuad blue make up sow maha si fiican u fiiri wey I egtahay 😂
YAAHUUUU SHAQO LA AN AYAA IDIIN HEEYSO ILAAHY KA BAAQA INLAA DHIIMANYO MAA OGIDIN MIIYA UUUUUUUUFFFFFFF
Hhhhhhh cawale waxba kudhacay
Bowe ku ogoliyaa mxaa ka danbeyay cayda adunka
geed kaan bidaarta weyn yaa umada kaqabta
QAAAFIIFOW AYA IDIINKU DHACAY CEEB CALEK AQIIRO XAASUSTA ADUNYADA YAYSAN IDIIN SIIRIN ILAAHAY KA CABSODA YAA RAABI YAA RAAXMAN
Awale iyo Dalmar baa wax kadhigay f kabayare
aduunyo wajiyo badanaa mRNA MCN ayaa laysku yahy marna qadhadh hhhh
anigu waxaan la yaabey gabadhani Djsubeer dhinaca ku haysaa miyuu qabaa anaga wax aragney
Fathia Ismail lol fanaanka sharci ma qabto
Subxaan Allah waaWaxa iga yaabiyey!!!
Fathia Ismail u ducey walaalahen
boydan.maxay.ahaayad
Naagtan ninka dhinaca. Ku heysa ma qabaa
Bisinka war qoftan maxa ka khaldan nin ajaaneb ah ayey ku duban tahay
Dagaal ma faacno