Baroorta Qoysaska Israil & Calaamad Garbaha ugu xiran Ciidanka Israil O Lala yaabanyahay| Xamas

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 июн 2024
  • Baroorta Qoysaska Israil & Calaamad Garbaha ugu xiran Ciidanka Israil O Lala yaabanyahay| Xamas
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212.com/invite/12i...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 378

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  18 дней назад +70

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

  • @Moustapha97
    @Moustapha97 17 дней назад +4

    They way he said (And purify those) killed me 🤣🤣🤣🤣

  • @hawohusenahmed8058
    @hawohusenahmed8058 18 дней назад +6

    Wan OYAYA wallahi 😭😭😭😭😭ya Allah ya Raxmaan ya Raxiim BADBAADI falastiin guuuuuuuuuuul iyo gobanimo inshallah amiiiiiiin ya Allah ❤❤❤

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y 18 дней назад +6

    waa tuugo xildhibaan ku sheegyada illaahow ugargaar falastiin Allah burburiyo yahuud mareykan aamiin

  • @marwaan6923
    @marwaan6923 18 дней назад +8

    Xildhibaana intooda badan waa dhiigyo cab iyo damiir laabayaal, waa nijaasyo isasoo arursaday waa cadow nagu dhax jiro, wallah mida waa kugu raacay

    • @MohammadMohamed-qt4ip
      @MohammadMohamed-qt4ip 17 дней назад +1

      Somalida laga arkay miskiin nimada iyo qabiil lagu sii jeediyey dadka

    • @marwaan6923
      @marwaan6923 17 дней назад

      Been maahin midaas, waan awoodna inaan iska qabano Hadii aan hadal ficil laraacin waayo waa “hal bacaad lagu lisay” fikradaha lais waydaarsado ayaa xaalado lagaga gudbaa,

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 18 дней назад +3

    Laaxawla walaa quwata illaabillaah illaahow raxmaanoow raxiimoow indhihiisu banankay imaadeen illaahow kaligaa ayaa awood leh no one else illaahow illaahow illaahow illaahow illaahow illaahow illaahow illaahow raxmaanoow raxiimoow raxmaanoow raxiimoow raxmaanoow raxiimoow raxmaanoow raxiimoow raxmaanoow raxiimoow ukaalmeeh dadkas maskiintaah laaillaaha illallaah muxamada rasuulullaah

  • @nimoabdi5909
    @nimoabdi5909 18 дней назад +19

    Very sad indeed may Allah help our brothers and sisters in Palestine

  • @hawohassan4630
    @hawohassan4630 18 дней назад +3

    Allaa alle idin cadaab aduun iyo akhiraba way cadabeen ayaga oo nool Illahow ugargaar o uhiili rabiyow falastiin

  • @sihaamelmi8188
    @sihaamelmi8188 18 дней назад

    Illaahay agtiisa ayey cadaaladi taalaa alloow u gargaar shacabkaas dhibaateysan. Aamiin

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 18 дней назад +1

    Yuhuuda waa riyoonayaan nijaasta xisbullah bey dhaafi la yihiin sacuudigaan qabsaneynaa iyo xabaas aljaasiin alaha barakeeyee ayaa nijaasada lagu gardisiinayaa

  • @mbulux2203
    @mbulux2203 18 дней назад +2

    Xaafidu laah sheekh.dadkeenii .damiirkii naar.kadhintay.walal.anigu.dambigamasaarayo.xildhimaanada..balse.waxaan saarayaa.shacabka.soomaaliyeed..dadnimo iyo dameer maleh .

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 18 дней назад +5

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين

  • @qadroahmed4255
    @qadroahmed4255 18 дней назад

    Ilaahow rabiyow yahuud duley hooji yaarabi😢😢😢😢

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 18 дней назад

    Subxaanallah subxaanallah subxaanallah allow musiibo degdeg ah ha ku rido hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha u gargaaro hana u maciino shacabka falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin Allah ha u soo dedejiyo nasrigiisa walaalaha falastiin aamiin

  • @adenelmi615
    @adenelmi615 18 дней назад +2

    Meeshaan wax xildhibaan lagu tilmaami karo ma joogaan.Xataa sanadaha soosocda rajo lagama qabo in dad damiir leh ka soo bixi karaan Alleh oo u kaalmeeya mooyee.

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 18 дней назад +1

    Waa sax hala cayriyo kii aan dalkiisa ushaqaynan smli dhanah illaahow wadankeena nabad nooga dhig noona celi Aamiin

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y 18 дней назад +4

    carabta ha ku khuus khaadato falastiin ayaay dayaceen carabta ridowday Allah badbaadiyo falastiin aamiin

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 18 дней назад +1

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin

  • @f.o847
    @f.o847 18 дней назад +1

    innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun
    laa xawla walaa quwwata illaa billaah
    yaa Rabbi u gargaar reer Falastiin oo adoonsiga ka saar

  • @user-jj2jw9ei5b
    @user-jj2jw9ei5b 18 дней назад

    ASC Sh Mohamad Khair allaha ku siiyo
    Kuwani xildhiaano lama yiraahdo ee waa xil ma dhibayaal saas darteed waa kuwi ummadda ugu liitay

  • @user-pj1mj2ms9x
    @user-pj1mj2ms9x 18 дней назад

    Ax ax ax Rabiyow u gargaar umadada🤲🤲🤲

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 18 дней назад

    Subxaanalaah
    Allaah ha u gargaaro
    Dhibaatadana ha ka dulqaado

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider1767 18 дней назад

    Subhana Allaah aloow unaxriiso inta ku shahidey aloow inta bukan aloow caafimad dag dag siiyo aloow ducodayda u aqbal ameen ameen

  • @SurprisedCabezonFish-ie1tv
    @SurprisedCabezonFish-ie1tv 18 дней назад

    اللهم ءامين

  • @mohamedfarah8070
    @mohamedfarah8070 18 дней назад

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Walaal waa sax inaad arrintaas u istaagtid baan ilaahay wejigiisa kugu weydiisanaynaa ilaahayna hakugu guuleeyo weliba ani ma aqaani qabiilkaaga waxaanse ku odhan lahaa ilaahay dartiis madaxweyne isugu soo sharrax si’aad waddankeena u bad baadisit insha allaahu tacaalaa asc ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 18 дней назад +1

    Scw scw scw scw sheikh wacaleikum salam falastiin ilahayo ugargar Inalihahi Wa Inalihahi rajucune Samir iyo Imane 75 people morts 😢😢😢doua 🇵🇸 Inshallah victoire

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 18 дней назад +1

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر 😭😭😭

  • @halalpolice7544
    @halalpolice7544 18 дней назад

    Inalilahi waina ilayhi rajucuun 😢 wiilkaas indhihisa iyo suu u argagaxsanyahay waan ka naxay 😢

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 18 дней назад +1

    Illahay iimaan ka idinka qaad Gaza ayey soo dhaafi la,yihiin kulahaa Srael sha wayn waa zuuli doontaan Illahay idankiis

  • @zaynabisaq4765
    @zaynabisaq4765 18 дней назад

    S A W Yaaaaaa Allah😭🤲 Yaaaaaa Allah😭🤲 save Palestine🇵🇸 May Allah 🤲😭Yaaaaaa Rabb🤲😭 Yaaaaaa Allah😭🤲 save Muslim Yaaaaaa Allah🤲😭 Yaaaaaa Allah😭🤲 save Gaza Yaaaaaa Allah😭🤲 Yaaaaaa Rabb 😭🤲 Allahuma ameen S A W 🤲🤲😭😭

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 18 дней назад

    Maasha allaah oohin qurxoonaa waan ku raaxaysanayaa

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 18 дней назад +1

    Wa sax in kuwa Somalia xukunka uhaya sas yeelan sababta shacabka somalida wa xoolo duli ah oo dulimiga iyo xaqdarada ku sifoobay

  • @user-vm3os2rv9f
    @user-vm3os2rv9f 18 дней назад

    Sax weeye waa kula qabnaa,waa in lagu mudaaharaadaa,seey waxba inoo qaban maayaane.❤❤❤

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 18 дней назад +2

    Nacalatullaahi caleek nacalatullaahi calal yahuud nacalatullaahi caleek

  • @nestehamohame
    @nestehamohame 18 дней назад

    Inalalihaa wa ina Ilahey rajacuun Al 😢😢😢Ilaheye u gar gaar dadki aygo nool raxadi ka qadeye Israel mahan biladan ilaheye aduunka korkiisa idnku cadaab

  • @arafatfaisal4527
    @arafatfaisal4527 16 дней назад

    Inchallah khaire

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 18 дней назад +1

    Guuuuuuuuuull mujahidinta Hamaz ❤❤❤

  • @Ali34388
    @Ali34388 18 дней назад +2

    xildhimaan nadu waa calooshooda ushaqaystayaal umada Soomaaliyeed waxba umahayaan dhamaan tood waa magacuyaal ilaahay hainasiiyo Dawlad caadilah 🤲🏼🤲🏼🥲

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 18 дней назад

    Ilaahay hi u siyaadiyo baroortooda

  • @MohamedAhmed-rk7nk
    @MohamedAhmed-rk7nk 18 дней назад

    Waaa ololo fiican sheikh mohamed

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 18 дней назад

    .dhamaan.tood.waa.ciyaal.suuq.alle.hanaga.qabto.kuwa..ka.kheyr.badan.alle.haku.badalo

  • @user-kf7lg2or5v
    @user-kf7lg2or5v 18 дней назад +1

    😭😭😭😭😭
    Kamaal cadwaan wuu shihiiday ee muudhiman sharaf ayuu kunolaan doona inshaa Allah sidii Allah nobalan qaaday inshaa Allah

    • @az.o.4694
      @az.o.4694 18 дней назад

      Ma agaasimii isbitaalka shifo ayuu ahaa?waa kuma Kamaal Cadwaan

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 18 дней назад

    Subxaana Alaah ilaahay oo bad baadi umadaada

  • @CabdirisaqNuur-fx7hj
    @CabdirisaqNuur-fx7hj 18 дней назад +1

    Wallaahi haddii ay hadal waayan kuwa sheegta boqornimada arrinta yuhuud ku riyootay iyaga ah kuwa aan muslimiin aheyn

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 18 дней назад

    Allaah akber 😢 falastiin caawi. Yahuud Allaah Aduunka ku cadaab ☝️. Ya Allaah reer falastiin xamaas muqawinda Alqasaan guul 🇵🇸🇵🇸🤲🤲

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 18 дней назад

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @shorty0808
    @shorty0808 18 дней назад

    Waa xillibano DAMIIR IYO QUALITY AAN LAHAYN

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 18 дней назад +1

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @Ali34388
    @Ali34388 18 дней назад +2

    inaalilaah wainaaileehiraajucuun yaa Allah ugargaar reer Falastiin subxaana Allah 😢

  • @faisalsalad8358
    @faisalsalad8358 18 дней назад +1

    ASC wall gaar ahan wall dulmi diid jazakalaah kheyr dowldan wey ku dalisey meeshii umada soomaliyed ay wax u qaban leheyd dhiigooda ayey jaqayan shisheeye ayey dhaqalihii wadanka iyo umada soomaliyed siiyen

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 18 дней назад +2

    فتح من لله ونصر قريب في فلسطين. 😢

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada5813 18 дней назад

    الله أكبر❤الله أكبر

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 18 дней назад

    sheekh xildhibaano wajiraan waa mooryaan

  • @user-wq7fj6ql5o
    @user-wq7fj6ql5o 18 дней назад

    Xaqaa ilaahay tusay dulmigay yuhuudu wado ❤❤❤

  • @mahmedbarkele1273
    @mahmedbarkele1273 18 дней назад

    Masha Allaah waa run

  • @mohamedwarsame1732
    @mohamedwarsame1732 18 дней назад

    Sh Maxamed Dadkaan Waa Jaajuusiin

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 18 дней назад

    Asc Sxb Allaha ku Xafido InshaAllah

  • @ibrahimyusuf6408
    @ibrahimyusuf6408 18 дней назад +1

    Waa saaqidiin.waana in laga rasfo kenya. Somalia halagu celiyo.

  • @dontsub1039
    @dontsub1039 18 дней назад

    Mashaa allaah illaahay haku xifdiyo sheeq waa run hadalkaaga aad uga hadadhay xildhibaanada adaan kula qabaa waa in la ceyriyo oo lala xisaabtamo

  • @cabdulqadirxassan2031
    @cabdulqadirxassan2031 18 дней назад

    Falastiin alle ha u gargaaro.xildhibanadena logama fadhiyo dowlad & nidaan

  • @axmedmaxamed6770
    @axmedmaxamed6770 18 дней назад

    Al hamdullilah gul flstin ❤

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 18 дней назад +1

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @Luluu205
    @Luluu205 18 дней назад

    Wallahi the pain and sufferings of these innocent beautiful people are going through is extremely hard to watch. May Allah curse them all for the calamity they have costed on them and in this world. Ben-IsreaHell indeed

  • @user-lt4bl6yb6m
    @user-lt4bl6yb6m 17 дней назад

    This is heartbreaking 💔 yaa Allah dhibka ka dulqaad walalahen reer falestine Innaa lillaahi wainnaa ileyhi raajicuun

  • @mahadmahad820
    @mahadmahad820 18 дней назад

    Bilaw ololaha waan ku taageersanahy

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 18 дней назад

    Alxamduliaah

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 18 дней назад

    illaahoow ugargaar shacabka falastiin yaarabi

  • @fadumosheekh3193
    @fadumosheekh3193 18 дней назад

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم انصر حماز المجاهدين اللهم ثبت أقدامهم اللهم انصر نصرا عزيزا اللهم انصر اخواننا في غزة

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 18 дней назад

    Xildhibaanada somaliyeed intooda badan waa daneystayaal caba dgiiga umada somaliyeed waana in lagula xisaab tamaa xikalkay hayaan ma kenya ayay xildh kayihin mise somaliya xashiish waaye maaha dad dhiigleh from berbera

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 18 дней назад

    Allaah akber 😢 Yahuud Aduunka ku cadaab reer falastiin xamaas muqawinda Alqasaan guul 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲😢

  • @hodanjama2924
    @hodanjama2924 16 дней назад

    Inaa Lilahi wa inaa ileyhi raajucuun
    Walahey arinta Falistiin waa very sad, yaa Rabi yaa rahman masaakiinta dulmisan ugargaar.

  • @zezo41ab92
    @zezo41ab92 18 дней назад

    اللهم آنصر آخوآننآ في فلسطين وغزهه🇵🇸 ❤️‍🩹🇸🇴

  • @Falaastinali
    @Falaastinali 18 дней назад +1

    Waasah sheqow ilaahay baanoomaqn ilaahay wadankayaga hanoohagaajiyo

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 18 дней назад

    Allaw falastin gargaar, aamiin aamiin.

  • @user-mt3ph4nn9z
    @user-mt3ph4nn9z 18 дней назад

    Sheekh walahi waan ka daalay maah maahda tidhaa dowlad xumo waxay dhaantaa dawlad la aan waa goorma goorta aan waxan ka gudbaynaa dhalinayaro aan kacno si aan awlaadeena mustaqbal. Ugu samayno يارب العالمين يا رب العرش العظيم ارزقني أحكام عادلين والله تعبنا 😢😢

  • @user-kf7lg2or5v
    @user-kf7lg2or5v 18 дней назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    Wan kaxumahay in yahuudu xabsiyada kujarjarayso muslimiinta walaaleheena reer phalastiin

  • @hoyomacan8074
    @hoyomacan8074 18 дней назад

    Shiikhow Illaahay baa Somaliya u maqan madaxi ma jirto ee aan u duceyno wadankeenna iyo walaaleheen Falastiin

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 18 дней назад +1

    My Allah helped our brother and sister in Palestine

  • @user-eu3fw8wn8w
    @user-eu3fw8wn8w 17 дней назад

    Waa sax waa idintaageereenaah ee olole qaaday inshallah wadanka halabadbaadiyo oo haloo gurmadayo maafiyo baa qabsatay

  • @mahamedabdiaar2257
    @mahamedabdiaar2257 18 дней назад

    Khaayinu WADANKA SOMALIYEED HALA liisteeyo

  • @user-vi3yp9vy7j
    @user-vi3yp9vy7j 18 дней назад

    Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 18 дней назад +1

    Waa ayaan daro weeye

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 18 дней назад +1

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sacdiyomohammeddiiriye8885
    @sacdiyomohammeddiiriye8885 18 дней назад

    Xildhibaanadii ugu xumaa abid

  • @hawohusenahmed8058
    @hawohusenahmed8058 18 дней назад

    Wan kuguracsanahay ka shacab ahan Illahey kuwa kaqayr badan hanogubedelo inshallah amiiiiiiin amiiiiiiin ya Allah

  • @faaizahussein6395
    @faaizahussein6395 12 дней назад

    Miskiin Allow ugargaar falastiin

  • @mukhtarsh-ahmedabdi5155
    @mukhtarsh-ahmedabdi5155 17 дней назад

    Xildhibaan iska daaye, shaqaalihii hoose ayaa u baxay ciidii, Halkii ay dadkooda ku dhex qaadan lahaayeen

  • @user-ef3ve9ry3g
    @user-ef3ve9ry3g 18 дней назад

    Waa ku sax San tahay. Xildhiban duur gal ah

  • @ahmedabukar2521
    @ahmedabukar2521 18 дней назад

    Ololahaas waan taagersanahay

  • @user-lf5qf3gn6b
    @user-lf5qf3gn6b 18 дней назад

    Sheekhaw dadkan damiir malaha shacabkana waa abaalkooda waayo iyagaa midka ugu liita qabiil ku soo doorta kuna difaaca
    Dadkaan lahadlayaa Baan lahay
    Dux iyo iimaane
    Timacade Allah ha unaxariisto
    Wuxuu yidhi
    Daarahan la dhiibsaday illaa laga dhawaateeyo
    Jeeròo rag dheeraad cunoo dhumucle looyeedho
    Dhafoorkooda jeeroo rasaas dhuuban laga saaro
    Dhulka nimankii lagu aaminaa
    Ceeb ku dhaashadaye

  • @hodanahmed7902
    @hodanahmed7902 18 дней назад

    Allow falastiin u gargaar guushana sii

  • @mulkishekhosman9046
    @mulkishekhosman9046 17 дней назад

    Waa run xildhibaanada wa inay wadanka ka dhax shaweeyan. Mudaaharad halagu sameyo, waa dad xaraan cunayaal.

  • @afgobeedle
    @afgobeedle 16 дней назад

    Waa xil makasayaal iyo calooshood ushaqaystayaal.

  • @hindiya11m
    @hindiya11m 18 дней назад

    Wcs wr wb
    Wayqaldanyihin xildhibaanada wereegaya guryaha islaameded

  • @Abdisamad24
    @Abdisamad24 18 дней назад

    Ololaha diyaar baa u ahay shiikhaw , in shacabkuna dalka gudihiisa ku nasan waayaan qarax iyo gaajo na udhintaan xillibaanadii iyo wasiiradii masuuliyaddooda iyo shaqadoodu ahayd in dadka kasaaraan dhibaatadaas ay wadamada dariskaa kuraaxaystaan taas wax la aqbali karo maaha waa in laga kacaa oo meesha laga kiciyaa loona dhiibaa dad dhibta shacabka fahmaya kana saari kara , ilaa dhibtaas laga baxayana aan raaxaysanayn .

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 18 дней назад

    Waa fiicantahay in la afduubto tuugta xasana I lagu daraa fiican

  • @mataan10hasan74
    @mataan10hasan74 18 дней назад

    Waa ayaan daro ee somali qabiilka haka tagto wadan muslim ah in la dhaho tastuur ayaa lagu xukumin waxaa laga tagay kitaabkii alle dhahay ku dhaqma waana caro alle waxa naheysta

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 18 дней назад

    allow u hili reer falastiin iyo muslimka

  • @leilaabdi5442
    @leilaabdi5442 17 дней назад

    waa sugaayaan illaa sida dadka falastiin laga laayo weyba sugaayaan ay fiirsanaayaan inta walaalahood laga soo dhammaynaayo

  • @fadumoahmed3850
    @fadumoahmed3850 18 дней назад

    La ilaha ilalah 😢