Kinsi X Aadan iyo C laahi Xarrago Heesta - iga Maqan - Astaan Music 2020

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 ноя 2024

Комментарии • 18

  • @maxamedtaajir3230
    @maxamedtaajir3230 2 года назад +5

    Tummiista musiga waa jiim.sheikh muumin allaha u naxariiisteeee erauada maxamuud CUMAR QAAQAAAAA AYAAA LAHAY KINSI IYO XARAGO WAXAN AAD ULA YABAAA SIDAAA MUSIGA LOGA HADALSIINAYO JIIIM.USTAAAD ALLAHA KU NAXARIIISTO

    • @abdirizak.MAhmed
      @abdirizak.MAhmed Год назад

      Tumista musiga iyo tumiata cuudka/kabanka ayaa iskaga kaa dhex qasan. Musigan koox baa tumaysa, qalab fara badan oo dad badan u baagan baa la tumayaa ee Jiim baa kugu takhlan.

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 11 месяцев назад +1

      ​@@abdirizak.MAhmedmusiga jiim baa saaray kooxda garaaceysana qeyb buu ka yahay.

    • @abdIqannIahmed
      @abdIqannIahmed 12 дней назад +1

      Alle haw naxaristo Kinsi Xaaji Adam Iyo Cabdullaahi Cumar Xarago Heeska Iga Maqan

  • @raxmosiyaad2069
    @raxmosiyaad2069 10 месяцев назад +1

    Erayadii abwaan Maxamud maxamed qaaqaa kooxdii onkod ee ciidanka asluubta soomaaliyeed waa waayihii wacnaa yaasalaam!!

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 месяца назад

      Laxankii legend ustaad Jiim SH Muumin, codkii Cabdullahi Xarago & Kinsi X.Aadan, Allah how naxariisto waxba kama noola maanta

  • @jamaalabdikarin2755
    @jamaalabdikarin2755 7 месяцев назад +2

    Alle haw naxariisto abaankii qaaqa iyo kinsii iyo xarago iyo mulaxamkii waynaaye jiim sheekh muumin

  • @Prince_908
    @Prince_908 Месяц назад +1

    fanaanyasha maanta wayba badaleen ba

  • @oubahabdi746
    @oubahabdi746 10 месяцев назад +3

    L année 80 on écoutais beaucoup les chonson une belle chonson je voulait dire un grand merci à tout ceux qui ont travailler très fort la music mon temps favoris merci beaucoup et joiyeux Noël a tout le monde merry krismas et bonne année à vous youtube grâce a vous on passe des joiyeuse fetes

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 11 месяцев назад +2

    Erayadii; abwaan qaaqaa

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Год назад +3

    Hees xusid mudan alle yarxama labadaba

  • @maxamedtaajir3230
    @maxamedtaajir3230 2 года назад +1

    ANNA.MAANTA CAASHAQA SIDA MADIGA HOOYADU UGA CELISO MOWDKA MARKAAA AY JALECDDE

  • @rudwanrudwancabdidool6210
    @rudwanrudwancabdidool6210 Месяц назад

    Waar.hajaay.waar.heedhe.musikada.ma.jiiim.sheekh.muuminbaa.ale.uhntee

  • @abdirahmaanduraan2329
    @abdirahmaanduraan2329 Год назад +1

    ❤❤❤

  • @MohamedHussein-i7y
    @MohamedHussein-i7y Месяц назад

    Jan. Jackson.🇸🇴🇺🇲🇩🇯maxyaa

  • @maxamedtaajir3230
    @maxamedtaajir3230 2 года назад +1

    Heees iyo bar

  • @JimacaleYare
    @JimacaleYare 11 месяцев назад

    Marqaankatosisaay labo hobol

    • @JimacaleYare
      @JimacaleYare 11 месяцев назад

      Says iga dheh marqaan toosiyayaaloow