Daawo Warkii Udanbeeyey Canfartii O Lagu baxay Kumnaan Ciidamo cadhaysan O Somaaliyeed Udhaqaaqay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 сен 2024
  • Daawo Warkii Udanbeeyey Canfartii O Lagu baxay Kumnaan Ciidamo cadhaysan O Somaaliyeed Udhaqaaqay Cundhufo

Комментарии • 41

  • @AnfacMedia
    @AnfacMedia  3 месяца назад +14

    Fadlan Subscribe Noo Dhaha Channelkeenna Yar . Halkan Kudhufo mahadsanid. ruclips.net/channel/UCnhB-TFnuRLRiJNRpCwQz9Q

  • @AbdiMukhtaar-jd9md
    @AbdiMukhtaar-jd9md 3 месяца назад +1

    Guuuul iyo gobanimo ayaan leyahay gesiyaasha D.D.S 🎉❤😮😊

  • @fooscali5130
    @fooscali5130 3 месяца назад +1

    Guul soomaali meel ay joogaanba allow midee allow jabi itobiya iyo waxey wadataba.

  • @AnissAnisa-d3d
    @AnissAnisa-d3d 3 месяца назад +4

    Inshala allah gull gull Reer sitti Somaligalbed Luyu bolic ❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪❤❤❤❤❤❤❤

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 3 месяца назад +1

    Guul aya u rajeynaa insha Allah ❤❤❤❤

  • @saadaadenaouled5838
    @saadaadenaouled5838 3 месяца назад +1

    Merci beaucoup noyoupolici somali

  • @radwansaiid1463
    @radwansaiid1463 3 месяца назад +3

    Cidankegow guul iyo sharaf ayad ledihiiyin guuul liyuubolis guul guul guul ❤❤

    • @LibanAden-dm7ur
      @LibanAden-dm7ur 3 месяца назад

      Ciise ayaga oromo dhulkooda siiyey darood neceb darteeda maanta nah canfar dhulkooda boobi rabto. Ciise waa qashin maanta DIREDAWO OROMO ISKA LEH.

  • @Liiloowe
    @Liiloowe 3 месяца назад +4

    CAFAR WAXEY USHAQEYNAYAAN OROMO IYO TIGREE. CAQLI MALAHA

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 3 месяца назад +1

    guuuul geesiyada liyuu libaxyada halgama allow garabgal aamiin🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁🦁🦁🦁💪💪💪🔥🔥🔥♥️♥️♥️👍👍✌️🙏

  • @YussufMohamed-m5k
    @YussufMohamed-m5k 3 месяца назад +1

    Okey

  • @AsmaabdallaBashir
    @AsmaabdallaBashir 3 месяца назад +2

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8uj 3 месяца назад +2

    Guul somali galbeed DDS

  • @Abdihoussein1990
    @Abdihoussein1990 3 месяца назад +1

    Wariyee waad iga qoslisay wa runta malagoodii iyaa wadwada gagaabka

  • @abdoulkader7394
    @abdoulkader7394 3 месяца назад +1

    Benaleh

  • @maxameddaahir8992
    @maxameddaahir8992 3 месяца назад +2

    Waxaan kuleeyahay anfacow waa mid aan Narayan inaad adigoo warier ah inaad shan kararnaato ooaad natidhaah isku magacowday j.somal8la d waxaan xaqkuugu leenahay inaad dhexahaato waxanad ogaata inay dadkayaguba ku shimanayaan galbeedka siting ee DDS

  • @MaxamedKhaliif-hh2jl
    @MaxamedKhaliif-hh2jl 3 месяца назад +1

    Somali canfar ayaa madhisay

  • @nimcanabdi9437
    @nimcanabdi9437 3 месяца назад +2

    Asc war dhul somali maha ee raga halagasoceliyo watalo midakale askari marku kudhinto askarigasi walidintisu mahelan xuqudise medakale mamulada dag moyinka gar ahan dag gursum gudomiyaha askarigu haduna jifadisa ahayn askarigasi imanba mayo tacsida oo walidinti dhihimayo samir lkn jifadisa biyaha iyo gar garka wabixin kasi marka macadaladba

    • @Abdihoussein1990
      @Abdihoussein1990 3 месяца назад

      Wll ma xishonaysiid markaad leedahay dhul somali mahaa wlhi bilahii wa dhuul somali saw kuma dharaan hadaba Nimcoy mardambe ha uu lamiin hadalka

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 3 месяца назад +1

    Dowlo daganka DDS ee Somaliyeed oo hadda difaacaya dhulka daganka Somaliyeed ee Ethiopia kuwaas oo dagaal kula jira Canfarta Ethiopia.
    Walaalayaal Guul iyo goobonimo waan idiin la jirna ee halkaas ka sii wada.

  • @MaxamedKhaliif-hh2jl
    @MaxamedKhaliif-hh2jl 3 месяца назад +2

    Ogaadeen canfar ayaa madhosay

  • @SanYare-hp5np
    @SanYare-hp5np 3 месяца назад +1

    Asc galbeedka siti waxaa layaable canfar iyo sommaali ayaa islaynhaya

  • @axmedwadan-tb5kt
    @axmedwadan-tb5kt 3 месяца назад

    ❤❤❤❤

  • @olowjumbur1175
    @olowjumbur1175 3 месяца назад +1

    Waxaa jira munaafaqiin ee ha loo sheego dhul somali ayaa maqan ee Di faaca sideynoo kale ama xaga kasoo jeeysta ..marki horeba munaafaq baad aheydeen

  • @Abdihoussein1990
    @Abdihoussein1990 3 месяца назад +1

    Munafiiqinta magaca somalida wadata waxan leehay guura oo canfar la daaga waad arkaaysiin danakiilo waxay tahay somalida Argagiixiso iyay ku sheegan ma ninka siida kaga xuun iyaad taageerii waryada munafaq magaca somali iixtiirama

  • @LibanAden-dm7ur
    @LibanAden-dm7ur 3 месяца назад

    Canfar waligey ma arkin horta Maxey yihin oromo miya mise irin samaale sida qotida. Ciise dhulkooda waxey siiyen oromo darood neceb darteda sida DIREDAWO oo maanta oromo kurexeysano. Uffffff CIISE

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 3 месяца назад

    Iidoor waa garac oo garacna maalin walba qoluu la tol yahay oo taas waxaa somalida u cadaynaya mar waa ash-sharaaf oo mar waa ahalubayd oo mar waa ingiriis oo mar waa dir oo mar waa yaman oo mar waa oromo iyo lafti nagaa oo mar waa amxaar oo mar waa uqsimaat iyo tigreey oo maanta wakaas canfar sheegtay laakiin ogow garxajistu inay dir tahay oo biyomaal walaalki dhalay oo yihiin dad reer samaale ah oo reer shiikh isaxaaq ay yihiin laakiin ay iidoor iyo garxajis isku yihiin huwan isaaq isku bahaystay oo huwaantaas la isku dhaho "ISAAQ" oo iidoor wuxuu ka kooban yahay garacyadii ingiriiska iyo adoontiisii uu aduunka ka kala keensaday ee uu somaliya uga tagay iyo wixii huwanta isaaq garacyo ay dhaleen oo culimada iyo wargaradka isaaq iyo iidoor iyo garxajis way ka sharfan yihiin runtaan halkaan ku qorayn oo habaryoonis in kastooy ogolaatay in iidoor ku kaleetiyo sharaftii iyo haybadii iyo walinimadii wiilkii direed ee daarood ku soo dhaweeyey oo ku caleemo saaray dhulkaan daarood ee ah somali waqooyi oo deegaamada ay u ah hiraab iyo daaroodba inay wasakhda iidoor ka dhawraan oo durriyyadda daarood ee ay dhaleen gabdhaha garxajis eedeeynayaan in wali shiikh isaxaaq ay u ogolaadeen iidoortu inay qashin qub ka dhigato oo kuna sifeeyaan wuxuusan nasab iyo mansab toona uusan asal iyo cirib u lahayn oo ay iidoortu isku dayeen inay najaaseeyaan wali shiikh isaxaaq laakiin wali cabdimaalik shiikh muuse coldoonba shiikhu dhal oo isagaa dhashii gabdhihii shiikhu dhaleen ee daarood ugu filan maanta ceeb ka mayrida shiikh isaxaaq oo cabdimaalik coldoonow bowe barakow.

  • @fatmaabdirizak6026
    @fatmaabdirizak6026 3 месяца назад +1

    Kkkkkkk wlhi somali iyo canfar waa dad aan fijirin oo la isku jebinayo si loogu fushado dano gaar ah war hadaad caqli leedihiin dagaalka jahliga ah ee aan sababta lahayn joojiya oo danihiina ka shaqaysta war waala isku kiin jebinayaa war dhiiga bilaashka ah ee aad iska daadineysaan wmhi mara guul kama gaareysaan idinkoo wemiba muslim sheeganaya inad isku Dushaan waa xaraan cid idin soo kala dhax galaysa majirto isinku umbaa isku jabaya ilaa laga gaaro wakhtiga la idiinku rala galey cafar waxa gadal kaso riixaya waa eretria iyo axmaaro abiy indhaha ayuu kadawanayaa asagoo ufududenaya axmaro iney iskaga mushquliso somali iyo cafar si ay ufushadaan danohooda halka oromo ay indhaha kadawanayso waxa dhacaya taasna waa.mid ay ku khaldan thy waxa habooneud iney garab istaagan somalida dagalkana ay ka hortagaan si aan ayaga loo dhabar jebin

  • @ibrahimmahmoud8860
    @ibrahimmahmoud8860 3 месяца назад

    War ku eegow adiguba itoobiya tahay maxaa kagalay soomaliland adiga iyo soomaliyaba nacala ku yaal kalay adigu soo raac kuwad ku sheegayso soomaliya

  • @Mahamed-pc7tw
    @Mahamed-pc7tw 3 месяца назад

    Hadii lajooji dagaal can far ooaa lagaarin magaalamaxdooda hadaalaqabsan ayagaan joosaneen dagaalka gala hajoojini

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 3 месяца назад +1

    Wixii shaley ad sheegtay ayad hadana sheegtay wa hal ma kala bedelna subxnlhi mad Iska deysid ku noqnoqonshaha badan

  • @MohamedSamatar-gz3df
    @MohamedSamatar-gz3df 3 месяца назад +2

    Meeshan wameshii ogadeen guugala bixii laaha oowsha waaysoodha iidii koobka kaadha waansugeynaa

  • @blacktiger8626
    @blacktiger8626 3 месяца назад +1

    Asc ANFAC MEDIA aad Iyo aad baad u mahadsantahay
    Please dhagaheena waxay sugayaan qabashada Candhuufo cadhayto Iyo Garbo ciise
    Ilaahoow aan qabsano xuduudeena

    • @AnfacMedia
      @AnfacMedia  3 месяца назад

      wcs wall haye insha allh waa la qaban

  • @ahmet_mawliidmawliid
    @ahmet_mawliidmawliid 3 месяца назад +1

    Wari ye waan ku daageeraa

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 3 месяца назад

    Waa Ogaadeen oo isleh jooji treenka Berbera ka soo baxaya ee Caysha la gaadhsiinayo !
    MA JOOJIN KARAAN !

  • @maxamudrobleh4353
    @maxamudrobleh4353 3 месяца назад +1

    Yaab waaye

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574 3 месяца назад

    Su,aalahan ciddii garanaysaa ha iga shaafiddo oo ka soo jawaaba.
    1)Waa maxay doorka ay ku leedahay dawlada dhexe ee itoobiya dagaalka canfarta iyo soomalida?
    2) heshiiska u dhexeeya somalliland iyo itoobiya ee aad sheegtay inuu af xabashi ku qoran yahay sidee loo waayey cid afkeena ku turjunta?
    Way jiraan soomali badan oo taqaanna qora oo ku hadla af axmaariga.

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 3 месяца назад +1

    M.sanid .