DalsanTv waxaa u suura gashay in ay ku wareeysato Barnaamijka Awoodda 5-aad Sheekh C/raxman Janaqow

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • DalsanTv waxaa u suura gashay in ay ku wareeysato Barnaamijka Awoodda 5-aad Sheekh C/raxman Janaqow oo ahaa Wasiirkii Caddaaladda Xukuumadda Kumeel gaarka ahayd , Guddoomiye Ku xigeenkii Golaha Maxaakiimta Islaamiga.
    Waxa uu kaga hadli doonaa wareysan arrimmo ay ka mid yihiin :
    1.Aasaaska Midowga Maxkamadaha Islaamiga.
    2.Duullaankii Ciidamadii Ethiopia.
    3.Burburkii Maxaakiimta
    4.Muqaawamadii Muqdisho.
    5.Go'aanadii lagu qaldamay ee Madaxda Maxaakiimta qaateen.
    Iyo waxyaabo kale..
    Ku soo dhowaada Q-1aad taxanayaal xiiso badan.
    Aweys Hassan Mohamed.

Комментарии • 67

  • @zadaamcalimuumin5353
    @zadaamcalimuumin5353 3 года назад +4

    Legan sh C/Raxmaan janaqaw nin dalkaan wax weyn uqabtay goob jookna u ahaay dhibkii adkaay ee u mada haytay waxaan ku farax sanahay in umada somaliya ay ku jiraan wll sh . C/RAXMAAN JANAQOW OO KLE walle anoo da yar ah ayaan dhibkaan so ar kay Al xam dolillaah

  • @ahmeddrama6269
    @ahmeddrama6269 4 года назад +4

    C/Raxman janaqow wlhi wa wayo arag wx badan og 😍

  • @yuc8208
    @yuc8208 4 года назад +7

    janaqoow wax badan ayow ogyahay wallaahi,

  • @MohamedAli-zn8cm
    @MohamedAli-zn8cm 4 года назад +4

    Sh cabdiraxman janaqow alle haku xafido

    • @kamilyare1639
      @kamilyare1639 4 года назад

      Naarta Ayuu galayaa inta shacabka somaliyed xasuqday

    • @MohamedAli-zn8cm
      @MohamedAli-zn8cm 3 года назад

      Naarta anaga gacanta kuma haano

    • @abdikani8998
      @abdikani8998 3 года назад

      @@kamilyare1639 adiga ha uga hormarin naarta, iskana dhiib furaha naarta ee jeebka kuugu jira, maladetto khawaarij ah baa tahay.

    • @RaynRain
      @RaynRain Год назад

      ​@@kamilyare1639adiga naar jeebka kuugu jirta haku guban

    • @RaynRain
      @RaynRain Год назад

      Aamiin walaalkey ducada aqbal eebe haka dhigo

  • @hassanabdulkadir1052
    @hassanabdulkadir1052 4 года назад +5

    "Digniin aakhiro hari weysayn hala dukadana loo kala hari waaa".

  • @ibraiidow9558
    @ibraiidow9558 4 года назад +1

    Abdirahman janaqow masha alaah

  • @alimohamedhassan2217
    @alimohamedhassan2217 4 года назад +7

    Mobamed ahmed wa runta waresiga xasan sheikh ma sodeenin qeybta labaad

  • @muscabwarsame1350
    @muscabwarsame1350 4 года назад +1

    Janaqow waa nin wax ok

  • @Qubanaha_Uurdoox
    @Qubanaha_Uurdoox 4 года назад +3

    Inta hore u ogayd, iminkana ogaatay in Maraykanku cadawgeen yhy

  • @AhmedHassan-ix9lw
    @AhmedHassan-ix9lw 4 года назад +2

    Wareeysigii Madaxweyne Hassan Shiikh qeebtiisa labaad.

  • @ulajarad
    @ulajarad 4 года назад +2

    Nin dad ka siyasada hada bilaway aynan aqooon kuna fududanayaan pls historygiisa so raaadi ninkaan wa legend

    • @liban4679
      @liban4679 4 года назад +1

      Kawaran ninkan booskiisa siyaasadeed waxaa camirtay niman qurbo joog aan goobjoog u aheyn marxalada wadanku soomaray....

    • @RaynRain
      @RaynRain Год назад

      ​@@liban4679sidee ?

  • @engmohamedamiin9543
    @engmohamedamiin9543 4 года назад +1

    Sh. Abdirahman waxaan waa taarikh adna waxaa moodaa in aad wax badan afka ka dugaysid sidaas darteed dhalinta soomaliyeed khalad ka galin hana ka qarin godadkii aad shalay ku dhacdeen si aanay mardanbe ugu dhicin. Jooji diblamaasiyada taariikhda Lama mujaamaleeyo shiikow

  • @kawakawa4726
    @kawakawa4726 2 года назад

    Abdirahman Mohamed Farah (Janaoqw)

  • @abdirazaksuldanabdi8722
    @abdirazaksuldanabdi8722 4 года назад +1

    Masha Allah shkh xalaaal ah waa real arintaaa blse maanta waa timid mid dadka ay jecel yihin lkn mucaarad shalay wax qaban waye ayee ka socan la dahay

  • @calisiciid8525
    @calisiciid8525 3 года назад +1

    waxaan ka codsanaynaa bahda dalsan tv inay noo soo dhamaystiraan qaybaha ka dhima barnaamijka awoodaha 5aad .
    waa naga codsi raali ahaada.
    mahadsanidiin

  • @maxaedali7353
    @maxaedali7353 4 года назад +2

    Fiiri xasan sheeq qeentii dhimneed aaway mise

  • @ibarahimmaxamad1244
    @ibarahimmaxamad1244 4 года назад

    Asc saxafiyiinta Dalsan TV sigaar ah wariye Aweys

  • @farxaancawilcabdilaahi9395
    @farxaancawilcabdilaahi9395 4 года назад +3

    aways aadbaad umahadsantay
    waxaan kugula talinayaa inaad barnaanijyada xogta, xusuusta iyo taariikhda xanbaarsan sii wadid.
    waxbadan ayey dhalintu ka faaiidayaan.

  • @suldaansaddaamasair401
    @suldaansaddaamasair401 4 года назад +1

    Xassan sheekh qaybtiisi labaad aawat

  • @engmohamedamiin9543
    @engmohamedamiin9543 4 года назад +1

    Qaybtii 2 aad meeday 3 week baa ka soo wareegatay

  • @globalfacts24
    @globalfacts24 4 года назад +1

    Dalsan TV Waxa aad Noo Sharaxdaan Magaca Barnaamijka ee aad Tidhaahdeen Awooda 5-aad

    • @larsmartinjohanssonjohanss115
      @larsmartinjohanssonjohanss115 Год назад

      Qaabdhismeedka dawladda waa saddex dhadhaar, kan afraadna waa dadweynaha shacabka ah iyo kan shanaad awoodda shanaad oo saxaafadda ah! Ma hubo laakiin weyddiintaada ayuun baa maanka carisay.

  • @abdikarinomar5682
    @abdikarinomar5682 4 года назад

    Dalsan wareysiga qaybtiisa kale aawey

  • @engabdirahmanabdisamad1176
    @engabdirahmanabdisamad1176 4 года назад

    Aaway qeebta 2aad ee waraysiga

  • @khuraanchanel1729
    @khuraanchanel1729 4 года назад

    Allow siyaasiyiin dan qaas fiirsanaayo naga qabo
    Midkaan hadlaayo markuu doono wuu ku gaaleysiinayaa markuu doonana alaha unaxariisto iyo allaha xifdiyo ayuu ku walcaa
    Dadka uu gaaleysiin jirey uu ashahaado ladirir ubixiyeen hogaamiyo kooxedyadii uu kow ka aha muuse suudi hadana allaha xifdiyo ayuu ku leeyahay
    Munaafaq labo wajiile waaye kan iyo shariif.. abuu mansuur roobow iyo waxa lamida
    Mar ayey naqaldeen markaleese tahay

  • @sukarhussein8106
    @sukarhussein8106 4 года назад

    erayada akhlaaq xumada ah ee aadka loo isticmaalo erayga dalka hogaamiyo kooxeedyadu dal may haysan ee muqdisho ayey joogeen

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 4 года назад +2

    Ma’ogeydeen in godane xagjir yahay ? Wariyaha waa miskiin. Janqoow isagaa xagjir ah , EU uma imaan jirine sirdoon baa u imaanjiray

  • @raacdonews977
    @raacdonews977 4 года назад

    Dalsan Tv mee Qaybtii 2aad Waraysigan Janaqow?

  • @xasansudan1779
    @xasansudan1779 4 года назад

    Qaybtaas aawday

  • @noway3238
    @noway3238 4 года назад +2

    Ninka Munich uu joogaa🤣

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 4 года назад

    Waxbadan buu qarshay maxaakiimta maraaykanku argagixiso uyaqaanay waana kujireen ururkaaan hadda jirah oo musiibadaa. Maraykanku ma moogayn

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 4 года назад

      Maulid yusuf Adan
      @' marayklan kaaan aad u naagaynayso hakuwaso adeer munaafaq baatay kitaabka ayaa lagu xukumaa umada end of the day shut up tuugyahow

  • @aliyoriyori1000
    @aliyoriyori1000 3 года назад

    Majirt iyo ma jirto maxa lowadin waya Xasan shaqa mahamud

  • @allie2444
    @allie2444 4 года назад

    Barnamijtina ma arki la'dihin....codka iyo dhaqdhaqaqa ine kla hreyan......muqaladina dhamn sas waa....wreysiyo a sugyey mrka sas ku arky dacadi wa ka xanaqy ma dawan....naga sax yaqey

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 2 года назад

    Suufiyada ayaa soobilaabay dacwada hadaad tiraah wexey kadhigantahay tiintu soomaaliya ayey soogaartay qarnigii labaatanaad.

  • @engmohamedamiin9543
    @engmohamedamiin9543 4 года назад

    ICRC waa argagisixo maraykanka la shaqaysa waa in laga dalbado in ay faahfaahin ka bixiyaan dhacdadaas foosha xun.

  • @abdiazizhubey
    @abdiazizhubey 4 года назад

    Walle warkan sir badan u qarxin wa hadi u sida runta u hadlo qeybta 2 sugena

  • @kamilyare1639
    @kamilyare1639 4 года назад

    Kan wali ma noolyahy maa la xukumo dhibta hada dalka haysata kuwii kenay shacabka laayay

    • @RaynRain
      @RaynRain Год назад +1

      Ninkow cuqdad jirkaaga cunaysa cidna wax kaga qaadi karayn maa iska dhaaftid 😅

  • @khaliifxirsi4322
    @khaliifxirsi4322 4 года назад

    Wlhi waa in la toogta kuwaan shiikh shariif janaqow xasan daahir aways clqaadir Cali cumar roobaw Cali dheere ina clshakuur waxay ahaayeen masaakiinta markii dambe waa kuwii labo garab u jabtay garabkii asmara fariistay sida axmad madoobe xasan daahir aways Cali dheere waxay noqdeen alshabaab qaarna nuur cadde la heshiiyeen labo shariif ina clshakuur janaqow clqaadir Cali cumar yaa mid ahaa kuwa hantay doorashadii jabbuuti markaa dalka wuxu haysty ninkii somalia ka daafacay itoobiya labo jeer col cllaahi yuusuf axmad oo ka xaaray hawiye xoolo xamar ilaa uu Asmara

    • @بكاه.الزمان
      @بكاه.الزمان 4 года назад +2

      Cabdulaahi yuusuf isagaa xabashida watey. Markii dambe ee uu waxba qaban kari waayeyna waakii is casiley.

    • @khaliifxirsi4322
      @khaliifxirsi4322 4 года назад

      @@بكاه.الزمان waa taan qabsanay xamar

    • @بكاه.الزمان
      @بكاه.الزمان 4 года назад +2

      @@khaliifxirsi4322
      Adigoo ayo ah?

    • @aali8892
      @aali8892 4 года назад

      Hooyadaa futada ka was Cabdillaahi Yuusuf asafaa Itoobiyaan ka watey ragan aad leedahay hala toogto waa kuwii wadanka difaacay markii adeerkaa iyo adiga aad usoo jaajuuseeyseen xabashida’ waa in la toogtaa ma intaasaad ku ciil bixi ileen iyagaa meesha xoreystey

    • @khaliifxirsi4322
      @khaliifxirsi4322 4 года назад

      @@بكاه.الزمان majeerteen