Madxweyne Farmaajo & Dr Abiy Ahmed Oo Shir jaraa’id Wada Jir u Qabtay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 авг 2024
  • KALA SOCO HCTV
    FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
    SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
    WEBSITE:-
    KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
    KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA

Комментарии • 26

  • @ruqiyahodraaahmed4046
    @ruqiyahodraaahmed4046 6 лет назад +3

    waa talaabo qaldan in ithoipia la soo dhaweysto. wuu qaldamay farmaajo

  • @abshircadaan5875
    @abshircadaan5875 6 лет назад +3

    Mooge Farmaajo waa Damiin Maan-gaab ah oo Daba-dhilif & Shaqaaleba u ah Gumaysiga Madoow ee Itoobiya!!!

  • @SYLAR6713
    @SYLAR6713 6 лет назад +3

    Guul guul somalia iyo itoobiya

    • @mohammed-jama
      @mohammed-jama 6 лет назад +2

      Moh Ismail sowkuwii cadowgiina ahaa itoobiya nooh

    • @ckooshinabdi6297
      @ckooshinabdi6297 3 года назад +1

      @@mohammed-jama iitoobiya waa cadow

  • @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
    @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 6 лет назад +3

    Somalia wxy ka mid noqotay Qarnigan Qoyska Wayn ee Ethiopia 👈 ama ooya ama ka dhex baroorta social medei-ha 😁 Somalia wxa iibsaday Faqashmaajo iyo Khayr-laawe 👈
    Ciid Mubarak Somali Ethiopian 😁

    • @user-jt4my6cb7r
      @user-jt4my6cb7r 2 года назад +1

      Somaliland wa gobool ka tiirsan somalia waye insha allah ciidamada ciirka dyaradaha dagalka way so soocdan wana la idiinka xiidhe doona bada iyo hawada

  • @taddasabirru2
    @taddasabirru2 6 лет назад +7

    Guul Somalia iyo Ethiopia

  • @RayAdamsCanada
    @RayAdamsCanada 6 лет назад +1

    In Ethiopia ay Soomaaliya dekedaheeda ay rabto ceeb ma aha. Laakiin waxaa ceeb ah in Soomaalida ay san aqoon waxa Ethiopia ay ka rabto. Parliament ka waa in uu soo saaraa shirci xadidaya in qofka Ethiopianka ah uu iska dego Soomaaliya. Ama uu sharci daro kusoo galo. Hadii kale darbigii Donald Trump ayaan ku dhisaynaa.

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 6 лет назад +2

    Guul farmaajo daacad

  • @hamsecxb9569
    @hamsecxb9569 6 лет назад +3

    Kolna cadow ayan nahy kolna cadow ayan nahy

  • @cunaye007
    @cunaye007 6 лет назад +2

    Waaba guul hadi mamulada xadhiga goay ee marba duul duuliya albaabadi lagaso xidhay dekeda berberana xamar laga baacayo kkkkkl

    • @laylasuruur5769
      @laylasuruur5769 3 года назад +1

      cunaaye west 2021 aawey dakadii bar bara ee aad laheyd waa guul inxamar laga baainaayo hal key se kudan beysey faan kii iyo bootadii barbara waa soo maaliland ragii lahaa ayaa heysta indhahaaga roshan ha maloodiidey far maajo iyo oram kii hariyoo nin waligaa

  • @abubakertezmoofficiall7631
    @abubakertezmoofficiall7631 6 лет назад +2

    Adeer afkaaga kuhadal frmahoy kadaa qabweynida afka

  • @raageabdihakin3808
    @raageabdihakin3808 6 лет назад +3

    Farmajo guul madaxwayn

  • @abuukarnuur7321
    @abuukarnuur7321 6 лет назад

    guul somaliweyn

  • @cabdishakuur5069
    @cabdishakuur5069 6 лет назад +1

    GuuL inch allah somaliland

  • @zacka.j3976
    @zacka.j3976 3 года назад

    Somalia ha qaraxdo waliged

    • @fasoffasof
      @fasoffasof 3 года назад

      Insha allah waad iska arkiy doontan 😏🇸🇴

  • @saedsara
    @saedsara 6 лет назад

    Xaarmaajo sowkii jealous ka ahaa share ay Ethiopia ku yeelatay dekada berbera ee lahaa waxba kama jiraan

    • @abuukarnuur7321
      @abuukarnuur7321 6 лет назад +1

      haa waayo mamul goboled dowlad heshiis lama gali karo de wa un intaa

    • @saedsara
      @saedsara 6 лет назад

      abuukar nuur ka waran hadii heshiiska la galay oo ay dowlada xaarmaajo waxba ka qaban karin

    • @kali5021
      @kali5021 4 года назад

      Wuu kaqabtay after 1 year he still buzzing u

  • @doogdhodkon7291
    @doogdhodkon7291 6 лет назад

    Dadka xamar ee hargeysa joga waa inay iska jogaan lkn puntiland halaga saaro