HAL SUURAD OO DAWO U AH DADKA SHIIRKOODA AADKA U SOO SHIIRA OO XITAA IYAGA IS DHIBSADA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 июн 2024
  • #sheekh #riimi #channelsubscribe

Комментарии • 16

  • @farduussiciid9932
    @farduussiciid9932 Месяц назад

    Shiiq waaku salaamay qofka afku shiirayo kawaran nadafad darana maha mahadsanid shii

  • @Ibtizam1914
    @Ibtizam1914 Месяц назад +1

    Asc sheikh riimi waan ku salaamey sheikh halkee kaala soo xiriiraa

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Месяц назад +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @user-tm2vb9eo7w
    @user-tm2vb9eo7w Месяц назад +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا طيب حفظك الله و طال عمرك يارب العالمين ماشاء الله لاقوة الا بالله
    لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين سبحان الله العظيم و بحمده
    سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم الحمدلله على نعمة الإسلام جزاك الله خير الجزاء ❤❤❤❤

  • @user-tg8xf1bk4e
    @user-tg8xf1bk4e Месяц назад

    War diinka alle haku ciyaarin sheydaan yahow shiirka biyo iyo saabuun ayaa lagu tiraa nadaafada dharka intaa ayaa lagu tiraa ee quraanka alle haka been sheegin Dadkana haku dirin iimaanka alle ku dhaafiye

    • @AlmaazDanteedgarad
      @AlmaazDanteedgarad Месяц назад +1

      Dambi baad gashay jinka dadka wuu ku sababa shiir anigaa ka cafimaadey walaahi

  • @yuusufliibaan1380
    @yuusufliibaan1380 Месяц назад

    ❤❤Jassakallah ❤❤

  • @user-pf7do4gs8e
    @user-pf7do4gs8e 15 часов назад

    Asc shiek waxan ku riyote anigo ila so doonanayo oo wilka an jecel hoyoo iyo walashe ii dehayan wilkan iska daf aniga wilka wan jecel plz iso fasir plz shiek

  • @FatxiAdan-jv2uf
    @FatxiAdan-jv2uf Месяц назад +2

    Sheekh qof waxan arkay shiireysa markey kuu soo dhowaata waliba tuqsi ayaa soo raacaayo markey korkeeda meelka mid ah biyo taabtan ama qoydo badanaa saabuun kuma qubeysato marka ma cudurba misa waa saabuun la aanta sheekh riyo in naloo fisiro raba xage lagaala so xariira

    • @zaamx1960
      @zaamx1960 Месяц назад

      Wasaqlee waaye maa usheegtid ayada

    • @user-qt8rj2lx2p
      @user-qt8rj2lx2p Месяц назад

      Saabuun kuma qwesato aa ayaa ugu tala gashay uf saabuun kaliya kuma filno xitaa liin dhanaanta haku xoqdo usheek waxyawaha la mariyan hamariso markee qaweesato

  • @Rana_barbi
    @Rana_barbi Месяц назад +1

    Hadlka ad dheraysnasid bilowga videoyashada walagu cajisaya so gabi si lagu wada dhagysto

  • @haldhaaabdi2158
    @haldhaaabdi2158 Месяц назад

    Number ka sh riimi sideen kuhelaa

  • @user-qt8rj2lx2p
    @user-qt8rj2lx2p Месяц назад

    Wax yawaba lamarsadaa jiro sheekhoow Ani waa qawaa wana dhaxal 😂 lkn suwixi hadaan qaweesto oon wa mariyo waa ok waligey leygama dareemin wlhi alx
    Liin dhanaantana waa ubeelo

    • @sabiriinmaxamud2684
      @sabiriinmaxamud2684 Месяц назад

      liin dhananta hee wl

    • @user-qt8rj2lx2p
      @user-qt8rj2lx2p Месяц назад

      @@sabiriinmaxamud2684 liin dhanaanta tan cagaaran weey bi.isaa shiiirka wall mafahantay