@@hanadcade1744 Hahahaha Bro caqliga nimanka dhan ku jiro ka hadashay naag xun qaadatay?? Really? lama qaadan ee asagaa hoostiisa meel kale u doon doontay which means inuu xaaskiisa koowaad ka xiiso dhigay. qofkii ku nacana waa la nacaa ninkii naag kaa doorto nin kalaaa laga doortaa
Tfarham X your right!!! Where is Nicmo Dareen this ugly dude omg! His teeth. He married another singer and left her this ones innocent ass. Now that’s romantic that’s Somali men romantic after they cheat you and leave you they sing a song t and you call them romantic🤮🤮🤮🤮🤮
Ala wajigeeda ufiirso farxada dhabta ah ka muuqata😊😊😊😊😊 Gabar amaan ayku farxado si aan la qiyaasi karin dareen tii udanbeysay ah tan walidka waxaa kuso xigta tan ninkeeda waxee dhaafsaneyso malaha gabar walba ninkeeda inuu amaano jeceshahay mana laqiyaasi kara farxadeyda laba kalmadood o macaan aad ku tiraahdaa dunida laso hoosdhigaa ninyahoow7 amaanta badi bilaa caleek 😋 farxada kula dareemay asmaay illaahey ha isku kiin dhowro ❤❤❤ feeling love where are you My baac 😍 love yoi All My heart
Axmed wali madamu yahay nin xushood badan Xaskisa wuxu hesta ugu qaday abal marin kadib markay silimo si codkarle ugu jawabtay su ashi lagu waydiyay badacas tv Waxasa abal marin laga dhaha 😂
Msallh qoys isku faraxsan isku waara Markan farxadiina arka anna farxa Inta isjcl allaha ha isku barakeeyo Oo aniga kamid ahy iyo xaajigeygi nolo waarta
Familkan ma aqaani wax aan ku tilmaamo waa famali qurux badan mSha allah asma love iyo xajigeeda Axmad wali furile rabi haysku kiin daayo xaji kan camal ha kaa ahaado isha baxarku idinka dadan famali qurux badan ita ila tageersan anaa jecel
Yasmin Kulmiye inan yaro hinsan batahe afar iyo sadexba walgurada hawshasi tu adi kutala mahe watu raga utala dumarku way hinsan lkn way iska daga. Kishalay kulha dumarkad ugu wacantahay ayana bari kulagursanaya adu nuca afar lalgursanayad tahay hmm😂
Wale naagtii aqli badan naag xun ninkeyda ka dhacday uguma tagto wey kaso dhacsan ileyn iyada orad ku timid iyada un baa baxeysa Viva ASMA LOVE sida uso dhacsatay xaajigaga laga dhacay
inaba caadi ma aha jacayl dhaba oo aad u fcn lamane nasaba wlhi odaygu cod hayaa cid ila aragtay ee jecel lamaanhan like hayla dhaafina ilmdryaal somaliyeey
waxay galeen booskii khadra iyo mursal iyagaana kala geyay mursal duqon baa lagu bahdilay mesha oo rerkisa laga furay oo naag so warertay ka racay yahuu inta ila fahantay like
MAAN SHAA ALAAH AXMED WAA NIN NAAGAHA AAN DHIBIN OO WELI XISHOOD BADAN OO WELI DABEECAD FIICAN UNA U GACAN FURAN XASKIISA ,, ASMANA WAX BALWADA MALEH WAANA NAAG XOGOGAAL UH REERKEEDA WAANA NAAG U ROON NIN KEEDA NADAAFAD BADAN WEYNA ISKU KALSOON TAHAY OO NINKA MA ILAALISO OO MA DABO JOOGTO EE WEY KU KAL SOONAHAY WAANA IIMAAN QABTAA ALAHA IDIIN BARKEEYA REEKIINA IYO UBADKIINA ISHANA ALAHA IDINKA HAYO AAMIINNNN
ishii Buktaay Ku bikaacso
asma iyo axmed nolol qurux badan
from xamar💓❤👉💓
Inaba caadi mahan anigana xajigayga mid buu isoo wadaaye inta itageeraysa like isiira 😍😍😍😍😍
Lool miski mida layso wado amay ka qatar sanataa
Hhhhh waa arkaynaaa bilan xpppto
Hhhh 👌
@@miskiabdullahiali9427hg
Coming soon my🌏❤
Kana jacyl laga dhaha xata hadi lala qursad waa laga marmi layahy
Khadrina waa Saso kale yaa ila qaba Love is one❤🌷☝
Mansha alaah isku waara avid furile ilbaxnimada waxaad utahay samaroon mansha alaah intii samaron ah liketa igu caawiya
ok dumashi
Kkk o maa samaron kaleya aya ilbaax aah soo mursal mahan samarone maxaa u deedey ilbaaxlimada
wow walee nin naagtii usabarta ee aan naag kale gurigeeda uga bixin aya hanatay alah yaa cisak ahmed wali ❤❤❤❤❤
naagta aqli badan le sameyn karta in ee ninkeyda naag xun qaadatay kaso ceshan karta
Wow jecel IGA dhah
@@hanadcade1744 Hahahaha Bro caqliga nimanka dhan ku jiro ka hadashay naag xun qaadatay?? Really? lama qaadan ee asagaa hoostiisa meel kale u doon doontay which means inuu xaaskiisa koowaad ka xiiso dhigay. qofkii ku nacana waa la nacaa ninkii naag kaa doorto nin kalaaa laga doortaa
Caqli ilaahey haku siiyo sis. haddaadba sharaf moodo in aad nin saf u gasho
Wax kasta oo qurux badan marka aad aragto oo wanag san waxa la raaciya masha allah masha allah masha allah 😗😘😍
Ww masha allh wlla
Ladies! Who said the Somalia men are not romantic. 😍
This man is lucky and he's showing his appreciation to his woman. Mashallah 🙏🙏👍
Tfarham X your right!!! Where is Nicmo Dareen this ugly dude omg! His teeth. He married another singer and left her this ones innocent ass. Now that’s romantic that’s Somali men romantic after they cheat you and leave you they sing a song t and you call them romantic🤮🤮🤮🤮🤮
oo
this is not somalia this is somaliland isaaq ❤❤❤❤❤
Alla Yaa soo xasuustey wiilkii yaraa ee furinle dhalay 😢😢😢😢😢😢😢way isku eeg yihiin
Naima Araweelo haa
Jecliyaa labadi isjecel maasha allah ❤️❤️❤️allow nin furunle cml ii heeso ii sahal amen dhaha wllyal 😁
Mursal inuu khadra usoo noqto uu sidan ugu heeso raaligaliyo inta jecel farta taaga
Hooyada taag
Fuck u
👍👍👍👍
Laala nura
j
No
Ha waaro Jacaylku
Seedigay Ahmed Wali uu iska Jaray Walee
Hore u socda
Jeceliyaa ninkii xaskiisa uqira wanaga oo naxaris tuso anigaba isku maleya wanba ooyey 😂caku dumarkooda amanta iyo jecelka jeclaaa illahow tus xaqeena iyo wanageena😍😍😍😍😍💑👉🤲
Amiiin
Dhal boqortooyo Ahmed wali furinle walee reerygu gabdhay guursadaan way ixtirmaan ❤❤❤☝🏻☝🏻☝🏻☝🏻
I love asma because she is quiet and cool lady. Raliyo dumar
dhamaan xidiga waxan ilahay inga baryaya inad sidi Xamda quuwen ka wada toobad keentan intay neeftu inigu jirto waxaso dhanba waa alle dartii waayo waxad Ku jirtan waa aduunyo
Wxn ula baxay bogsiiya
Gabrta mrka ninkeda amanyo wxkst wa ugla qimo bdnyhy👌❤
Hadii reer muqdisho Dayax nagu wareeriyeen Anakuna waxaaan haysanaaa Axmed Wali Ibrahim Furinle👑💪
Haa wlhi dayaxoo shalay guursaday.lkn axmed wali iyo asma love waligoodba way jilayeen jcylkay isku qabaan
Inta is jcl rabbi ha isu dhowro
Ogow dayax xaaskiisa lama guursan kan wuu la guursaday wuuna niyad jabiyey
Dayax wan ku fanaa hadaan nahay reer xamar team dayax dalnuurshe👑
@@sahromaxamad5425 qaali Liilaay waa runtaa
Naagta soo asturo Kudhaha Lkn kkk
Wxn Ula baxaY bogsiiya 👏💯
Ala wajigeeda ufiirso farxada dhabta ah ka muuqata😊😊😊😊😊
Gabar amaan ayku farxado si aan la qiyaasi karin dareen tii udanbeysay ah tan walidka waxaa kuso xigta tan ninkeeda waxee dhaafsaneyso malaha gabar walba ninkeeda inuu amaano jeceshahay mana laqiyaasi kara farxadeyda laba kalmadood o macaan aad ku tiraahdaa dunida laso hoosdhigaa ninyahoow7 amaanta badi bilaa caleek 😋 farxada kula dareemay asmaay illaahey ha isku kiin dhowro ❤❤❤ feeling love where are you My baac 😍 love yoi All My heart
Waaaaw msha allh 😍😍😍 waxba lagama qaban karo 👌👌👌 Asma love boqorad waaye 🦋🦋🦋🦋
Waa Iniesta taha Xidigaha wlhy my favourite Musishin😍😱
Wow hadana wow mashllh allah ka hayo il xasid iyo wixi jecelka cadow ku ah iskuwaraa cute couple
Sabra sadkisa hela wa sax wlh mabruug cadeeey
2018kiii iydaaa uqadayyyy izni 2029ka mansha allah
M. Allah laManaHa QarniGa iL iO cawriBa la'aDa🍁🤗.
Wlleh wxaza ChacyLa.
Go forward prO hawrar media.
Likta ha iLa dhaFiN wllolyaaL💋☝
Masha allah isku waara queen and king
hees romantic ah ❤🙏
Wooww!!! Maasha Allah ax waxaasaa jeceel kaa ah ...... qoys is jecel alle ha isku kiin daaaayo!!!!
walee nin waxa karayay nagtii usabartA marki nimca daren lalagursaday qoyskeda ayay kusabarty mantana wa kanoo akteda jooga msh allh farxad kuwarA fankana allah idinka soo hanuniyo walalayaal.
Axmed wali madamu yahay nin xushood badan
Xaskisa wuxu hesta ugu qaday abal marin kadib markay silimo si codkarle ugu jawabtay su ashi lagu waydiyay badacas tv
Waxasa abal marin laga dhaha 😂
Axmed furiinle..waad no 😚 dhuumatey ...kkk waad lahashey
Hore usocda xidigiha geeska
Inkastooba aad dhaafteen geeska Qarniga baan anigu ini onalahaa xidigaha qarniga😏😏😏😏😏😏😉😉😉😉😉😉👋👋 like saara azpta comment
Masha Allah Lamane Isjecel Axmed wali Ibraahin Furinle iyo Asma Love isku waara, Lkn Armaa ana laydhahaa Hees iiqaad kkk♥️♥️♥️
JacayLkii khadra iyo mursalb bn XsuustaY inta ila xsuustay like
Mashinka koxda axmed wali io asma love 🎀💓💓💓🎀heesti qarniga 💞😍😘💞 Masha Allah allaha idin showroom amiin
Masha allah family qurux badan iskuwaara intaad aduunka joogtaan awlaadana allaha idiin barakeeyo aamiin
Bal asma love Gabdh cml illah ha siiyo
SAY AMIIN WLLHY💖💖👄💓
Hhh Amiin Amiin
Waa aniga dee hahah
@@katrinaaqueen4502 Waa beloh kugu hestah bbeh
Qurux masha allah
Kkkkkkkkk
Wowaxyaajacayli
Iga fill dhawan hees an islaantyda uqaadayo inch Allah furinla yaabay
anagana waan ku dawaneymaaa inshallah
Allow xaaji zaaz ijecl iziii
Amiinta raciya
Wwwww masha allh qurux abid wada jira waligiin bast family 👏👏👏💝💝💝
Yaaa Yaaa? Mazhinka XidigaHa Gezka Cod Pa Ku Duugane Inta ILa Argtey Farta Taaga👆
Masha allah waxasa xajiya iskuwara pitiful family ❤❤❤❤👏👏👏👏👏😘😘😘😍😍😍😍
Asma love ❤
Ad ba ku tageeraa
Nolaada waligiin
❤❤❤❤❤❤
Mash alh
manshallah manshallah beautiful couple isgu wara a bid 💞💞💞💝💝💝💋💋❤❤❤💙💙
Liverpool darteed reply kuugu iri huno
+zeki brain so dhawow wixii Liverpool welcome
reds dadka taageera dadka kaduwan walee liverpool guduudka waa dhiig my team liver
MurzaL Muuze ayan arka DaDpaDan oo ku mazhQuuLzan
Murzal nin goan vcn QaaTay❤
Lamana waqti badan wada qatay isku farxsanada abdi sidan wada jirkina u jeclahay ayan khadra &mursal u jecla allaw wixi is jecel nacabka ka qabo
Aamin aamin
Aamiin
asal dhalad faraxsan ruufiyanad marna asma caay marna amaan qaziizad😡😡
aad iyo aad wllhi wllshey
asal dhalad faraxsan
ana sida aad ujeceshahaya ayan ujeclahay alle sadexeeye ha dhinac mariyo inta is jecel
aamiin aamiin
jacaylkoodaa ideeqay raboow isku kiin daa😍😍
Inta ilaahay jecel
Like zaara
I raise my hat to you for singing such a wonderful song to your dear wife Asma Love May Allah bless you both always Axmed Wali Furinle excellent
❤❤❤❤ lamane aan ad u jclhy indhaha idinku farxa asma iyo ahmed
Wxn aan ula baxay bogsiya 😍
Wow ax yaa hees asma Love iyo ninkeeda ilaahay haa iskukin daayo Amiiin
m.a waa lamaane isku qalma runti wey isku so samreen asma and her king ahmed wali allow isku kin daaa❤❤❤❤❤💙💙💙💙
Maansha allah mashiinka kooxda xidigaha geeska hees kal iyo laab macalin ibrahim furunle adika iyo xaaskaaga alle hanii dhowro inabadan
Msallh qoys isku faraxsan isku waara
Markan farxadiina arka anna farxa
Inta isjcl allaha ha isku barakeeyo
Oo aniga kamid ahy iyo xaajigeygi nolo waarta
Dayax Dalnuurshe Waad iska Bareejeysey 👍👍👍
waxaan u la baxay bogsiiyaa badbado igu duceeya
yaa zalaaam asmi ninkeeda ku joogta fanka hadaad igu raacday liketa ii saar
I see someone confused on the stage someone abandoned his family inta ila garatay like
Mursal😂
😂😂😂 wayka muuqataa
Masha allah rabow mid saso kleh ana isi😀
Amin anigana sido kle🤣🤣🤣🤣
Ayaan Intifaac aniga isoo qabo yaqeey inan ka fiicnadaa laga yabaayeh hhhhh
Nin heees kuu qaado miyaaa rabtaaa mise nin 100 xadiis ku baro
Fanaan baad uxiisa qabta
Aaamiin Aaamiin
Waaaaaw mashaa'alllah isku wara abid inta isku faraxsan ee is fahmayso ayan leyahay
IllHay hayskU kiiN daayO asma iyO axmed waLi😍
Alpo marrah hees iga dheh idin taageraa noolaada inapadan 😍😘
Cizak iskuwara apidkiin ishaxasidka Allaha inkaqapto😍😍
Much appreciated song by the one only Axmed Wali furinle
Familkan ma aqaani wax aan ku tilmaamo waa famali qurux badan mSha allah asma love iyo xajigeeda Axmad wali furile rabi haysku kiin daayo xaji kan camal ha kaa ahaado isha baxarku idinka dadan famali qurux badan ita ila tageersan anaa jecel
mursal doqon ninki rerrkaga kugu diray wakas xaskisa siduu ujecelyahay adigana tii kugu gursatay adigo faqri ah waxad abaal keedi kadhigtay in aad karaacdo naag kale oo aad kugashay janis iyo ina adeer nimo khadrana aad ugu abaal guday heeso caay ah doqon labamid maha ee wa adiga mursal aha
Nabisiga geelen ahmed iyo asmo wuu suugay
Yasmin Kulmiye thank your
Hakudiganin ninka hodana midbuu kasoo tuurin khadrana anako somaliweyna ku celindoonaye
Reerka ayadoo loodhan yahey ayaa la isku soo celinin calaa kuli xaal bowe
Yasmin Kulmiye inan yaro hinsan batahe afar iyo sadexba walgurada hawshasi tu adi kutala mahe watu raga utala dumarku way hinsan lkn way iska daga. Kishalay kulha dumarkad ugu wacantahay ayana bari kulagursanaya adu nuca afar lalgursanayad tahay hmm😂
Woooow waxasaa imaraya cadawgiina ma ciil baxa isku waara abid
Ax Wlahy mursal wuuku babiyey sorry mursal muuse
Asma love ❤❤❤❤ ha guulysto jcylku
Msha alah ilahay idinma kala kaxeyo jawaari jacaylku❤❤❤❤
Waxan Labaxay BogsiiyaH www cadi mhn Furanle cod baaa ku dHamaaday khataroos😍😍😍😍💕
Alla halkee ku maqnaa kolkii heestaan Axmed Weli qaadayey alla musicianka cod ayuuba leeyahay
Jecliya ragga xaaskooda wanaaga iyo abaalka u qira waligiin wada jira jannada ku wada kulmaa aduunka nolol badhaadho ah ku jooga
Oo yaa yiri ragga soomaaliyeed romantic maaha👏👏👏👌👌💓💋❤️🌷
farxada allaha idin siyadiyo naag walba ee ninkeda u roon xaqiiiq wuku faanaayaa ragena anaga xumanta tusno walle
Woow alle mxaa. Sugagaya waraysigan wooow👊👊
Maashaa Allah ina caadi ma aha!😍
Yaa zalaam👌😍😍😍😍
Furinlana waa soo heesay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Xidigaha geeska waa kooc dhamaystiran wlhi one love
Waxan ula bxy bogsiiya👌😍guulaysta
Wale naagtii aqli badan naag xun ninkeyda ka dhacday uguma tagto wey kaso dhacsan ileyn iyada orad ku timid iyada un baa baxeysa Viva ASMA LOVE sida uso dhacsatay xaajigaga laga dhacay
Xoolo miyaa neef miyaa maxaa loosoo cel celin bisinka
Waraabe miyaa naagta
See ooga soo dhecinaa?
Caqligu ha shaqeeyo
Ax yaa jacel iga dheeh allah isku kiin dayo
Masha allaah 😘😍😍😘❤alle ha isku daayo
Moncha Alh Adery Axmed wli furunle iyo marwdiza Azma love ilhy hyzku kiin dyo
mashallah asma lave iyo zaygida furele isku waara😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍🤗😍😍🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗💏💏💏💏💏💏💏💑💑💑💑👪👪👬👬👫👫👫👄👄👄👄🖒🖒🖒🖒🤘🤘🖖🖖👏👏👏👏👏👏✋💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
Zxpkay
1.sacabo yar
2.cidin
3.faroolle
Ayaa leh furinle studio hambalyo
Wabillahi tawfiiq
Masha Allah isku waara asmiiyo Awxmed cadowgina cagta hoos wallo
inaba caadi ma aha jacayl dhaba oo aad u fcn lamane nasaba wlhi odaygu cod hayaa cid ila aragtay ee jecel lamaanhan like hayla dhaafina ilmdryaal somaliyeey
Masha alh al ha idiindayo❤❤❤❤❤💑💏
Nimco dareen Meel dheer kagama yeedhaye indr classic kada Maad soo ciyaartad eheheh in badan ku wadwadi lahayne🤣😂😂😂
Boodhkay iska jafeen xidigihi keep going furunle😍😘
Family qurux badan wlhi
Asma iyo Ahmed 😍😍
waxay galeen booskii khadra iyo mursal iyagaana kala geyay mursal duqon baa lagu bahdilay mesha oo rerkisa laga furay oo naag so warertay ka racay yahuu inta ila fahantay like
Bashmacal Love asma iyo furinle allaw isu daa abid
Furinnle iLay codna wu ku dhex jiray
MAAN SHAA ALAAH AXMED WAA NIN NAAGAHA AAN DHIBIN OO WELI XISHOOD BADAN OO WELI DABEECAD FIICAN UNA U GACAN FURAN XASKIISA ,, ASMANA WAX BALWADA MALEH WAANA NAAG XOGOGAAL UH REERKEEDA WAANA NAAG U ROON NIN KEEDA NADAAFAD BADAN WEYNA ISKU KALSOON TAHAY OO NINKA MA ILAALISO OO MA DABO JOOGTO EE WEY KU KAL SOONAHAY WAANA IIMAAN QABTAA ALAHA IDIIN BARKEEYA REEKIINA IYO UBADKIINA ISHANA ALAHA IDINKA HAYO AAMIINNNN
Adin tagera jacelku hawaro isku wara lamano aan kala dhicin m.a👏👏👏👏
M.allh asma love iyo furunle farxd ku nolada wan idinka helay nin wax no qada mhaysane ilhay nin raged bu kusiyay allha idin daye
lamaane is jecel allow isku daa (Aamin Aamin)💋💋💋❤❤❤❤❤
Xidgaha Iftiinka ruuxda
🌠🌠🌠🌠🌠🌠🌠🌠🌠🌠
☘️☘️☘️☘️☘️☘️☘️☘️☘️☘️
💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝
Dadka jacaylka tageera like
Abdiwali furinle waa niin raag aah ma mursal waa ka wangasan yahay runti doqon mahan
Wwwww Beautiful couple azma and axmed allh ha isu kiin daayo
What a remarkable song Furinle bless you a very gifted artist