Abaayo inta xun aa badan waan ogahay lkn dad kujecel baa jira oo kugu farxa markay ku arkaan waad nacawisay Alle ajar iyo xasanad haka siiyo we love you ❤❤❤❤
Abyo waxaa ka hadasho wax ka fiican oo laga hadli lahaa ma jirto runtii laakiin allaha naga dhigo kuwa fahma taas shakina kuma jiro in aad gaareyso meeshaa rabto sababsoo ah waxaa tahay qof dadkeeda hor marisa jeclna in aaney dad kale hoos tigin ooy manta wax qabsadan hada guuleyso abyo allahana ku xifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wllo dadkiba xasid iska ah walaahiy gabar kale ruumi kitchen aya jirta dhaqala kahadashay marwalba walahaysta na ilamhena gajo kumadilayno aya logadhaman wayey so walashay hore usoco hadad donto waxkale sogali noloshada wado dadka wa xasid iskadhaf qali
Asc maashalaah soomaalay gabadhan u kaca,too iska daaya xumaanta walaasheen dhiirigelin u sameeya,aad bay inoo caawintaa qofkii daawadaaba like ha saaro,anigu anigoon dhamayn ayaan saaraa like ta.
Umu Mansuur , waan kaaga mahadcelinayaa howsha aad heyso. Mida kale gabdhaha kaliya miyaad caawisaa , wiilasha anigu aan ka mid ahay ee ku daawada ee gudaha dalka jooga ee jecel in aay helaan Share ka Hormuud ma ka caawin kartaa ? Aniga waxaan jeclahay in aan gato share ka hormuud waxaan rabaa in aad iga caawiso . Mahadsanid abaayo🙏🙏🙏
Aboowe inta badan dumarka caawiya lakin wiilasha raba ineey sheerka gataan ila soo xariiro waanka caawiya marka ila soo xariir waa diyaar qofkasto lacagtiisa wataa waadna mahadsan tahay
Masha Allah abaayo mahadsanid abaayo talo I sii waxaan ahay hooyo qurbaha ku cusub waligeey wax ma dhigan hada 5000$ ayaa heeysta share ganacsi dhul mise dahab kee igu la talineeysaa
Masha aallah ilahey haku barakeeyo lacagta abaayo maad ila soo xariirti sidan talo fican ku siiyo snapcaht ummumerfat ama tiktok umu mansur igu soo darso
Wan ku mahadcelineyna xbbti❤❤.
Waad mahadsan tahay
Masha allh ale ha idin xifdiyo adiga iyo caruurtaadaba
Amin amin Waad mahadsan tahay
Masha Allah xbbt ❤❤
Waad mahadsan tahay
Mashallah walal jazakallahu khayran aad baad noo dhirigalisaa waan kaa faaidney wala Allah ha ku barakeyo aduun iyo aakhiro ba.
Waad mahadsan tahay abaayo
M.a dhaqalaha waa muhiimo Mahadsanid wll
Waad mahadsan tahay
Mansha allah wad mahadsantahay wllo runtii mar walba waxa aad dumarka somaliyeed usameysaa dhirigalin waxa aanad ku gubabiisa sidi aay wax uqabsanlahayeen shakhsiyan wax badan ayan ka faaidey ilahay misanka xasanadka hakugu daro thanks marwalaba
Waad mahadsan tahay abaayo jasakalaah kher
Umu mansur ❤ shugran guulaso walalo Qali ❤ alle haku barakeyo ❤ guul iyo gobnimo ❤
Amin amin yaa rabbi Waad mahadsan tahay
Abaayo inta xun aa badan waan ogahay lkn dad kujecel baa jira oo kugu farxa markay ku arkaan waad nacawisay Alle ajar iyo xasanad haka siiyo we love you ❤❤❤❤
Amin amin yaa raabi Waad mahadsan tahay abaayo
Mashalahaa abaayo jzlqeer❤
Waad mahadsan tahay
Masha Allah mahadsanid abaayo
Adiga mudan abaayo
Shukran Abayo ❤❤❤❤❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay
Abaayo.masha.alaaha❤❤😂😂
Waad mahadsan tahay
Aadban kaga faaiday جزاك الله خيرا
Waad mahadsan tahay
masha alaaaah
Waad mahadsan tahay
mansha alaah ❤❤❤ hore usoco
Waad mahadsan tahay
Thankz xbbti ❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay
Hore u soco abaayo ❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay abaayo
keep going my sister
Waad mahadsan tahay abaayo
Mansh Allaah wan ku oganay❤❤❤❤❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay abaayo
Abyo waxaa ka hadasho wax ka fiican oo laga hadli lahaa ma jirto runtii laakiin allaha naga dhigo kuwa fahma taas shakina kuma jiro in aad gaareyso meeshaa rabto sababsoo ah waxaa tahay qof dadkeeda hor marisa jeclna in aaney dad kale hoos tigin ooy manta wax qabsadan hada guuleyso abyo allahana ku xifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Amin amin yaa raabi abayo Waad mahadsan tahay abaayo
Walshay Qali shugran
Alle haku xafiido ❤
Waad mahadsan
Masha Allah abaayo keep going ❤❤
Waad mahadsan tahay abaayo
Mansha Allah abaayo hore usoco mahadsanid dhirigalintada ❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay abaayo
Wllo dadkiba xasid iska ah walaahiy gabar kale ruumi kitchen aya jirta dhaqala kahadashay marwalba walahaysta na ilamhena gajo kumadilayno aya logadhaman wayey so walashay hore usoco hadad donto waxkale sogali noloshada wado dadka wa xasid iskadhaf qali
Waad mahadsan tahay
Masha allah umu mansur waan la socdaa yurubka iyo ticktoga walaal mesha ksbad dhiri gelin ayaa notahay walaal kher farabadan allah kusiiyo insha allah
Amin amin yaa rabbi Waad mahadsan tahay
Asalam aleikum warahmatullahi wabarakatu sis macaan maa shaa Allah Allahumabarik am your fun and you are really a motivator keep going ❤❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay
Guulayso wllo
Waad mahadsan abaayo
Waad mahadsan tahay
sax❤❤❤❤thanks
Waad mahadsan tahay
Insha Allsh waa in lagu saaro
Waad mahadsan tahay
Mansha Allah umu masuur goray usoco
Waad mahadsan abaayo
Mash allaha horay usoco abaayo
Waad mahadsan tahay
Masha alah guuleyso abaayo
Waad mahadsan tahay
Hadaa dahab ku gatane lcgta helo dhib miyaa abayayaal soo jawaaba
Haa Haku gadani hadadka Maxa dhacay sanadkasto sako badan laga rabaa abaayo markow bado
Abaayo mcn bini adam waxbe haka filan alle raali gali alle aya dadka ku adeejaya
Waa runtaa abaayo Waad mahadsan tahay
Hore usoco abaayo garab kada nahay wax badan ka faidnay mahadsaid❤❤❤
Waad mahadsan tahay abaayo macanto
Aniga barnamishyadan aad ayaan i xiiseya
Waad mahadsan tahay
Wa ruta masha allah ❤
Waad mahadsan tahay
Masha allaah waa sax abaayo❤❤
Waad mahadsan tahay
Umu mansuur ❤ alle haku dayo ❤
Amin Waad mahadsan tahay
Nasiib darro dadkeenna ma xiiseyaan waxyabaha saxdaa.Barnaamishka taageer fadlan
Waa runtaa waxkasto faido leh ma rabaan dadkeena inta badan maala yacniga rabaa adiga Waad mahadsan
Mnsha allah wlal qaali ah ayaad tahay
Waad Mahadsan tahay walalal
Maasha allaah hore usoco walaashey ❤
1:19 1:21
Waad mahadsan tahay
Asc maashalaah soomaalay gabadhan u kaca,too iska daaya xumaanta walaasheen dhiirigelin u sameeya,aad bay inoo caawintaa qofkii daawadaaba like ha saaro,anigu anigoon dhamayn ayaan saaraa like ta.
Waad mahadsan tahay sidee i garab taagan tahay jasakalaah kher
Maschl wllo ❤❤
Waad mahadsan tahay
❤❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay
Wakuxiisnaya
Aniga fiirsanayo ka saartay abaayo Waan yaabay😂😂😂😂😂
Haa abaayo raalinoqo abaayo Waad mahadsan tahay
Umu Mansuur , waan kaaga mahadcelinayaa howsha aad heyso. Mida kale gabdhaha kaliya miyaad caawisaa , wiilasha anigu aan ka mid ahay ee ku daawada ee gudaha dalka jooga ee jecel in aay helaan Share ka Hormuud ma ka caawin kartaa ? Aniga waxaan jeclahay in aan gato share ka hormuud waxaan rabaa in aad iga caawiso .
Mahadsanid abaayo🙏🙏🙏
Aboowe inta badan dumarka caawiya lakin wiilasha raba ineey sheerka gataan ila soo xariiro waanka caawiya marka ila soo xariir waa diyaar qofkasto lacagtiisa wataa waadna mahadsan tahay
Masha Allah abaayo mahadsanid abaayo talo I sii waxaan ahay hooyo qurbaha ku cusub waligeey wax ma dhigan hada 5000$ ayaa heeysta share ganacsi dhul mise dahab kee igu la talineeysaa
Masha aallah ilahey haku barakeeyo lacagta abaayo maad ila soo xariirti sidan talo fican ku siiyo snapcaht ummumerfat ama tiktok umu mansur igu soo darso
@@umumansur3930 ok abaayo TikTok iga aqbal qoralna waa kuu soo diray
OK Waad mahadsan
Need your number abaayo ❤❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay
❤❤❤
Waad mahadsan tahay abaaayo
❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay
❤❤
Waad mahadsan tahay