27/march/ 20223 06/Ramadaan/1444 9:50 habenimo allow noloshan farxad iiguso biiri ama aakhiro ii oofi oo kuwa khitaabka gacanta midig lagu dhiibo igu dar yaa rabiiiiiiiiiih😢
haben sabti sii baxayso axadna soo galayso taariikhduna tahay 1/6/2024 saacaduna tahay 10:57 pm ayaan dhagaysanaya heestan anoo cariiri laabta ka daremya murugana i hayso jacayl aan ogahay in aan ku guulaysanayn ugu sii siyadayo qofkii aan jeclaa ay qof kale jeceshahay aniguna aan ogahay balse jacaylku uu kaligay laabtayda gubayo ilaa heer ay ku yaratay laabtaydu misana aan dareemay cariiri iyo walwal walbahaar badan balse aan ogahay cudur uu dhaqtarkii dawayn lahaa bukan kale uu ku mashquulsan yahay ana aan saalada qaliinka usaarnahay
Waayaha aduunyada
Warwar iyo dhibaatiyo
Wareer lagama waaye💯
Labadii wax garadee
Kalgacayl wadaagtaa
Iswaydaaran maysee💯
Waayaha aduunyada
Warwar iyo dhibaato
Wareer lagama waayo
Habeen jimce ah 12/7/2024 saacadu tahay 8 saac oo habeenimo ah cajiib❤
Waayaha addunyada wa kuwo qalafsan qof kasta hamigisii alle ha u rumeeyo❤
Xilli saqdhaxe ah 2.18 hebenimo ayaan dhageysanayaa weliba keligey meel cidlo ahna wa joogey
Aamin libaax
Heestaan markasta oo aan depression dareemo baan daartaa anoo isku meewaaliya inaan kaligay ahayn ee aduunyada iyo dhibtuba isla socdaan "waayaha aduunyada walwel iyo dhibaatoyo wareer lagama waayee" dhankale waxaan kusii jeclahay dabacsanaanta iyo erayada niyada iyo khalbiga khaboojinaya ee heesta kujira 😢❤😢 waa September òo 4ah iyo jawi qurux badan habeen sabti ah iyo meeshaydii
Hees wanaagsan iga dheh kana hadleysa xaaladaha jira ama jiri jirey waa hees waddani ah kana sheekeyneyea marxaladda uu uu, aadmigu maro❤
Heestaan waxaa ka jeclaaday erayada ah naa ma waalantahay ruux kaa Wanagsan naftu waheshaneyso wadanka ma joogo esh calaa hadal nin weyn ku hadlo waaye wlh
Aad iyo aad waa inta kaliya aad iisoojiidatat😂
Heestan waxa dhagaysanaya aniga oo ah baaster waayo qofba jira aduunka iigu jecel aniguna waxana jeclahay naag aan i jeclayn taas oo aan u walanahay
Janaale sanadi 1998 waayo tagay ayaan dib u milac saday 😢😢😢😢😢 qofkaa. Ku rabay ka leexasho waaye
Times changed people changed it still exists today💯
Gabdhaan isla socono ayaan ku noqdy nabr ka daqniya boogta jacaylka mnta se xldeyda cago kuka fadhiso
Dhalinyaro qofka aad haysto xld kasta hadii uu kula maro fadlan nafta isiib hadu ku dhaho maya ha dhihin m😢😢
Ruux kaa wanaagsan naftu weheshaneeysaa
Wadankaba majoogee.
Rajo soocelin❣
Ruux kaa wanaagsani
Naftu weheshanaysa
Wadankaba majoogee 💔😭
Yaa rabbi😢🤲
Sacada waa xili dambe aduunkaqafba sibow ku wajahaa waa Iska dhibaato ilahow qaf walba hamigiisa u rumeey yaa rabii
😭😭😭😥😭ruux kaa wanaag san wadan kaba ma joogee ax jacaylow
star
Nin jacayl hayo 😭
Waayaha aduunyada
Wal wal&dhibaatiyo warer lagama waaye
Waanadeyda maqaloo
Adne labo wajiilaha
Neceb wada jirkeniyo
War sheekada haraacine war moogey hadat moody inan weecdy wedhaadi sidi baan laabta ugu hayaa
Mcn mawaalntahy
Ruux kaa wanaagsano naftu weheshaneysaa
Wadan kuba majooge
C/lahi xalweyste qabriga lagugu janey
8-1-2024 January
Warshada dhiiga suqa xoolaha d-hurwaay gobalka banaadir
Kofurta somalia 🇸🇴 ♥️
Mogadisho 😂😂😂😂
Habeen talaado Ah
27/march/ 20223 06/Ramadaan/1444 9:50
habenimo allow noloshan farxad iiguso biiri ama aakhiro ii oofi oo kuwa khitaabka gacanta midig lagu dhiibo igu dar yaa rabiiiiiiiiiih😢
Naa ma waalantahay
Ruux kaa wanaagsan
Naftu waheshanaysaa
Wadankaba ma joogee 😢
2023…………..
Same 2023
Dadkii kale way hurdaane
Intuu caashaqu kadeeday
Ayaa hestaan dhagesaneso
Cadarey wn ku jeclahay!
Hhhh ku raxayso wakhtigaag
Waa 4:05 AM jacyl dartis baana u dhegeysan wlhi
Waayaha adduunyada
Warwar iyo dhibaatiyo
Welwel lagama waayee.❤
30_septemper/2024😢
Abdi qayliye.❤
Still listening 🎶 😊😢
haben sabti sii baxayso axadna soo galayso taariikhduna tahay 1/6/2024 saacaduna tahay 10:57 pm ayaan dhagaysanaya heestan anoo cariiri laabta ka daremya murugana i hayso jacayl aan ogahay in aan ku guulaysanayn ugu sii siyadayo qofkii aan jeclaa ay qof kale jeceshahay aniguna aan ogahay balse jacaylku uu kaligay laabtayda gubayo ilaa heer ay ku yaratay laabtaydu misana aan dareemay cariiri iyo walwal walbahaar badan balse aan ogahay cudur uu dhaqtarkii dawayn lahaa bukan kale uu ku mashquulsan yahay ana aan saalada qaliinka usaarnahay
❤❤❤❤
😢😢😢😢
@nachi
Hada see tahay bro
?
Sorry legend 😢
“Waayaha adduunyada,
Welwel iyo dhibaatiyo,
Wareer lagama waayee.”
Maalmo wareer ah iyo xaalado kala guur nololeed ah baan ku suganahey waanse ka bixi doonaa, waana sunnada nolosha inaad xaalado adag wajahdo si aad adke u noqoto.
8th~ June ~ 2023.
waan ka xumahay waxaan kuu rajayn maalmo qurux badan wll qali
7 APRIL /2024 Waqti ban ku jira insha alh wan ka baxaya
3 may 2024 baan arkayaa miyaad ka baxday malmhi murugada 😢
@@mohatifoow May weli waan ku jiraa se hadda xaalku sidii hore wuu dhaamaa Alxmdu Lilaah wll.
M.a wllahi waa hees fadhida
Magacii fanaaniintii iyo umada soomaaliyeed rag calooshooda udagaalamaya baa xoorey
Haddaan wadar unabadnahay( warna) aanu kala helin wakhtiguna inagu simo weysla waaridoonaa,erayga warna waa qalad "Haddaan wadar unabadnahay (wadna) aanu kala helin wakhtiguna inagu simo weysla waaridoonaa 🎷 sax mahadsanid sxb
Waxii khaldama waan saxi doona wll mahad sanid
waa 04/02/2023. Ciil-kaambi iyo qalbi-jab weynaa!!! Hase ahaatee waa iska aduun; mar wuu ku wanaajin marna wuu ku xumeyn. Sabbir mooyee wax kale inalama gudboona.
Aad uu weyn zxp
3/12/2022 malin sabtiyaa sacadu waa 4:8 daqiiqo galabnimo malin noloshayda aad ugu adag weeyaan qoraalkan insha allah waan soo booqan doonaah anigoo nolosha maanta aan ku suganahay kabaxey insha allah
Insha allah waxan ku rajaynaya nolosha inu illahey kufududeyo
Inshllh inaa kabaxdid ayan rajeynaya
Insha allah inadka baxdo aynku rajiin
Waadka baxaysaa wll waayo nina dunidan dhib looma qorin qof kasta maalin ayuu leeyahay ku raxayso nolosha iyo cafimaaadla allah sweet ku siiyey
Weyne hakaa dulqaado wax kastoo ku dhibay haday yihiin Dad amaba Duuruf ..Waxaana ogaataa inaad leedahay ilaahay kaaga Filan inuu kaagaaga hiiliyo wax walbaba...
waaxyi
hii jidhkaygaay sidaad iila weyntahay hadii aad wax ka ogtahay isla waayi meynee
Heestaa aniga ayaa is moodaaya inay iiga hadalayso runtii
14 12 2024 wali wan dhageysanaayaa❤
04:23 habynimo ❤😢 oktoobar 3 /2024
Heestaan waa rajo soo celin 🥰😍
youtube
Waaw caadi maahan Abdulahi xalwayste
L
Maalin Axad ah tariikhdu tahay 24/12 /2023 Maalin Nolosho kalinimo e bareyso 😢
Alle ha unaxariisto
Wayaha wal wal iyi dhibaatiyo wareer lagama waayee# dhobley #2 Dec 2022
Xalwayste ma nool yahay horta yaa taarikhdiisa hayya
Waa nool yahay
@@cadeycali6723 xaguu joogaa wll
@@ahmedcabdirisaaq2402
Muqdisho ayaan u maleyn
Waa noolushey cabdi xalweeyste
@@ahmedcabdirisaaq2402 xamar ayuu kula joogaa mataqiin
Sanad iga xun ima soo marin Nolosheyda, 2023😡
Waa heesta mid ugu fcn qaaraami 😅😅😅
Yaa hospital ka cumar dbuule ila yaal😢😢😢
Aniga huuno inta layga sowarejiaayba shay Mira dacar lay dhigay
12:15 Habeenimo 1 ocotober/2024 Habeen talaaado!!
2023/1/24 dhgenyaa xsus
Waa hees meel taabaneysa
jaceyku waa wax layaableh
Ruux kaa wanaagsanba naftu waheshaneysaba wadankaba ma joogee🤭🤭🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔
Isla so xiriir wxban ku hayaa ee
Been ma aha waa runta😅😅
Wlhi adunkan wax lagu arkeyn malahan sababto ah mararka qaar adigo qof dortay asiga un kuu indha ah ayu wuxu kugu badalaya xanun. Aadan ilabeynin asigana aadaya ruux inta aad gaarsisey gaarsin karin lkn adunka sidiisaba waa imtaxan kaliya Allah ina barisid wax dhama mlhn Alahayow khatumada wanagsan nagu dil
Sax sax ❤
Waw Inaba cadi Mahan
saacadu waa 2:17AM habeenimo
axyaa hees
Waxan filaya inowsan noleyn cabdalahi xalweste lkins allay raxmaa adun iyo aqiraba halkowjoga Dadse waa dadkii hore hadalna waa keyiraden mal nala arka dhanilnta Manta jirta
Wuuu nolyahay wll
Haddaan wadar u nabad nahay
Wadna aanu kala helin
Waqtiguna inagu simo
Waysla waari doonnaa
Waad saxsan tahay
@@mohamudbulle4266
Saxsantahay maxaad kawadaa war janno gale luuqada sidaa udhaan kah
❤😊
Xalweyste
Asc masul heesta
hadii annan dhulkeygow
ee muse ismacil qalinle
iyadoo qoral ah inten kahelaa masul
aduunyo maxa rag cishay😓😓😓😓🥺
Heestu waa cabdilaahi xalwayste lkn sawirku waa qalinle saan filaayo bal iska hubiya halkaa
Wa xalwayste swirka saxiib
Sucaad Saleemaan Sawirkani waaa Cabdullaahi nuur cawaale (Xalweeste) Madiina Hospital oo xamar ku yaallo yuu hadda ka xanuunsanyahay allaha caafiyo fanaanka wuxuu ahaa fanaan qaran
Listting 09/8/2024
30 may/2023 MALIN iska normally ah
❤❤
😢😢😢
Gaylanmiidiye
Heestan wanka hely wn hees micne wyn xmbrsn
😊
jibouti
6/8/2024 05:07
war mooge cabdulaahi xalweyste
7 oct 2023😢
❤❤❤
Like it
22/1/2024❤
Na mawalntahay hhhh
Caawa aya. jacalkayagii Uge. direyy inatay iqu. qadanatayy Ani. reer hargisa. ahay Iyadun reer Garowe
@@yaxyemustafe8138kadib maxaa kala.kulantey😂😂😂
Aniga o America jogo Ayan so boqan dona
Iinzha allh
How are you doing today and how's your weaknesses going out for a couple of weeks
17/de-july/2023
Haha abdihassan noor
Good
Wlhy hestan maanta waa iga shidantahay sida runtii ay iga tahay baa moda inay ogtahay
Qarami waya
Copyright-ka ka fura heesaha hooyadiin ma lahan ee waa wax dadka ka dhexeeya ee
Waangeerka ubucdiyo maxaa laga wadaa
Heestaan markaa soo gelisay kedib waxaa dhagaysatay 1 MILYAN oo Qof ! Adna waxaa heshay 1 milyan DAMBI !
Lacala hadduu Quraan ahaa waxaa heli lahayd 10 milyan oo ajar oo 10×laguugu dhufanaa
.
❤❤❤❤
jibouti
❤❤❤❤
❤❤❤❤