DEG DEG 100 Xildhibaan oo Mooshin ka diyaariyay Xasan Sh kuna Eedeyay Kiis Culus Xamse oo Hadlay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 янв 2025

Комментарии • 58

  • @hodans7ufi
    @hodans7ufi День назад +3

    War ilaah ka cabso xasan shiikh waligii guul ma arkin dibna uma kaxaynaayo insha allah

  • @MaxamedIsmacil-f2j
    @MaxamedIsmacil-f2j День назад

    Wakhalad umaqalmo madxweyne mamatalikaro ciladana❤kagabiyay❤shaqadoda❤eyuhayeyn❤umada❤somaliye❤aminen

  • @AbwaanDulmidiid
    @AbwaanDulmidiid День назад +1

    Raysal Wasaate Culimadaa Somaliyeed Diinta Ay Wadaan Waxay leeyihiin Qabiil Somaliya Oo Muslin Ah lagama Guursan karo Marka Diintii islaamka Ee Nebi Maxamed CSW ilaahay kusoo Dejiyey Miyaa Mise Waxbay ka Bedeleen Bal Na Hubi Rasal wasaare ❤

  • @silverloola726
    @silverloola726 День назад

    Xildhibaanada lacgta Xasan siiyay aay yar. Markii hore weey u ansixinayeen waax kasta xasan rabo. Waa ansixinaayaa marka Xasan Baahane lacagta uu u kordhiyo Xildhibaanada. War Adaan madoobe toog aa ansixinkara kalgiis.

  • @silverloola726
    @silverloola726 День назад

    Xamse Marxuum naga amusiya.

  • @FutoXar
    @FutoXar День назад

    Donald thrumph waa la xirayaa xassan sheikhna xamar maahee kismanyo ama garoowe ama jig jiga ku xiraynaa kaadi badane waa loo gogol badiyaa

  • @sahromahamud
    @sahromahamud День назад

    Soomaaliyeey Waa Kici Weyseenee Oo Siyaasiyiintii Banaanka Taagnaan Jirey Ugu Horeeyaan Aawey My Kacaan Mise Wey La. Qeybsadaan Sadka Dadweynaha Ku Socda Ama Run U Kaca soomaaliyeey 😭😭😭🙏🇸🇴

  • @silverloola726
    @silverloola726 День назад

    Nimankaan Siyaasiinta Soomaalida run kamaha ladagaalanka Argagixiskada. Waa arki doontaa tan Siciid Dani waxeey ku dhamaaneeysaa sidii tan Xasan baahane ku dhamaatey.

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder День назад

    Warbixin naxdin leh Madax wayne meel walba eed ka galay 😢😢😢😢.

  • @Dheeman-ky7tu
    @Dheeman-ky7tu День назад

    Xildhibaanada Xaraash dal baa ladhahaa Baarlamaanka Kuwa fadhiyo Xildhibaano maahan waa in Baarlamaanka laga xiraanwaanTuugo Boqolkaas Lacag ayaa lasoo siiyey waxaana lacagahaasnbixinaayo Shekh Shariif AAW Khayr Farmaajo Deni waana kudalku ka hagaagi la.yahay

  • @HasanDahir-v9i
    @HasanDahir-v9i День назад +1

    Daarti argagixisada ayuu dhagax dhigay waxaa dhaantay isaga o Theater dhagax dhiga.

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z День назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Somaliland is not easy

  • @AbdiMohd-n5n
    @AbdiMohd-n5n День назад

    Xidhibaanadu waa in ay talaabo qaadaan hadii kale waxaan u qaadandoonaa in xoogaa loo dhiibey sidii caadiga ahaydba

  • @MohamedAbdulle-f8x
    @MohamedAbdulle-f8x День назад

    100 ma ahee xitaa 200 waxba ma qaadayaan.

  • @marianmohamed2290
    @marianmohamed2290 День назад

    Waa qalad alla ha ka qabto u.mad.wi iixhi aya

  • @jaamacnuur3835
    @jaamacnuur3835 День назад

    Halarido xasan coofle maaha madax wayne somalia u qalma

  • @Caliya7
    @Caliya7 День назад

    Hoheey Somalaay hurudooy cadowkuheeryee hurudooy dalkiinii hurudooy xasan baa cunayee hurudooy

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 День назад

    Moshin laga keeni waayey badii iyo hashiisaydii qarsoon ...xool ayaad ka hadleysiin subxaanllaah...qabyaalada iga dheh tan

  • @khadraessa-n1z
    @khadraessa-n1z День назад

    Waa Tuug Xasan

  • @AliDalmar-o3c
    @AliDalmar-o3c День назад

    aniga waxaay ilatahay in aytahay xadgudub kathak ah sharafta iyo dhaqalaha somaliyeed

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 День назад

    WAA MEESHII QAWAARIJTA LAGU BARBAARIN LAHAA MA MUQTAR ROBOW AYAA NOO FADNOONAAYO WAA YAAB

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h День назад

    Xasan Sheeeq Waa Qaainu Wadan

  • @asheekh15
    @asheekh15 День назад

    Xasan dalkii oodhan buu xarashay dadkiina waxdhintay iyo waxnolba wuqaxiyey maykahadlaan dalkii iyo dadkii intay kahadlayaan laynlaxiray xildhibano ama baarlaman mahaysato Soomaaliya waawax dhintay oo caloshod ushaqaysta yaal ah

  • @AminaBaruud
    @AminaBaruud День назад

    Xildhibaano shacabkooda usha qeenayaya haday jiraan xassan shekh maba usaxee xeen ninkaas laakiin wuu hubsaday in ayna xildhibaano jirin

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 День назад

    WAR WAAN KU DAALNEY AFKIIBAA JUUQDA GABAY !!!

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 День назад

    Shaxaad aya ka rabaan
    Waxan xildhibano lama orankaro waayo dhul iyo badba waa la xaraashay ma hurdeen?

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh День назад

    Arrintani waa tuugonimo inuu Carabeed inay dhacan dadka Somaliyeed.
    Madaxdeena ayaan daacadnimadii baa ka dhamaatay ee halayska qabto.

  • @mohamedguedimaw
    @mohamedguedimaw День назад

    Waa yaabe taa waxaa kasiidaran xasan dhiiqo saw kani maaha hantidii qaranka wada iibiyay xildhibaanadu maxay uga hadliwaayeen xassan dhiiqo waxba mareebin kuwan isku sheegaya xildhibaano ilaa goorma ayay daawan doonaan waa yaabe???????

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 День назад

    Dhulka ladhisayo bey rabaan in ayku xalaalsadaan

  • @AadanCabdi-qg9rx
    @AadanCabdi-qg9rx День назад +1

    cid mooshin kakeeni kartaba kuma ogin baarlamaanka aad sheegayso baarlamaana maaha nimanka meesha ku xaraysan ee nololmaal meedkooda ufadhiya iyo labadan 80 sideetan jire afhayeen ku sheega ah shaqadooduna tahay jeebka iigali laaluush qaata yaasha ah xasan sheekhna wuxuu ogaaday dawlad aan isaga ahayn inaysa jirin isaga kana bilaabato kuna dhamaato kula lajoogana ayyihiin calooshoda ushaqayte yaal wigneerkii ruushka

  • @AbdiMohd-n5n
    @AbdiMohd-n5n День назад

    Muxuu ka dhaxdhigi markii la dhameeyo xasanaa xaraashidoonee

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r День назад

    Xasan tuug rida wa tuug inaga qabta ilah ban idinku dharshay

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 День назад

    4,000,000 dolar buu ka qaadey ninkaas ganacsatada ma ucelinayaan ninkaas

  • @nurta-gh2xb
    @nurta-gh2xb День назад

    Tango kale lama arag

  • @museosman8296
    @museosman8296 День назад

    Dadbaa dalxaraashe qabiil ku difaacaya

  • @xalwodalmarxalwodalmar
    @xalwodalmarxalwodalmar День назад

    xasan munaafuq carabk sheer ayu layahey wanu ognahey in u shrrrlayahey xasan ma aha madax weyne e kox magafe ayuu horjoge u yahey

  • @KhadraAdan-x9b
    @KhadraAdan-x9b День назад

    Duli duli dhalay oo aan damiir soomaali nimo lahayn waaye ninkan halaga qaado xilka waxa uu dawladnimo ka ogyahay maleh

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 День назад

    Meedey waziiradii awqaafta iyo islaamka miyaad iibsateen

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 День назад

    Is too late

  • @YousufAli-lc6yj
    @YousufAli-lc6yj День назад

    Hassan sh tuug

  • @abdallasalxan846
    @abdallasalxan846 День назад

    Intuu dilay Rooboow Sheeg

  • @xasanxede2985
    @xasanxede2985 День назад

    Aniga xolo ma dhuufino. Mana nootaal
    Xildhibanadada waa daalimiin xasan dhiiqo markow Hooyinkw. Habar gidir barakicinaayay waad ku farax saneedeen. Oo dholka somaliyeed boobaayay hada markow. Ganacsato dhoon qabtaad soo qeylineysaa. War. Kira tuugayahay

  • @Fahma
    @Fahma День назад

    Cuqdada aad puntland uqabto waan og nahay hadaan nahay shacabka puntland cuqdada waad qarsan wayday hadaan cadaw ladagaalamayno oo adeerkaa xasan tuug adiga kubarakinayo ma aragto puntland xumaanteeda baad faafisaa oo beena tuug baad tahay weriye matihid aduu shabaab iska saar puntland waa dawlad isku filan

  • @PilotibraYare
    @PilotibraYare День назад

    Xoolaha iska daa dalka xitaa mudane gado anaga ku ogol ileen mucaarad danta shacabka ka shaqenaayo mawa jiro siyaasi walbo mucarad ah mushaarka emirate ka u ka qataa u dan ah

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x День назад

    Warkan adinkaa nookenay balamanow kaqabta dalka habaarka aan duco idinku bedelnee

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc День назад

    abu tasir waa tuug wayn oo isla shaqaystaan geellah djibouti.
    abuyasir shacab soomasliyeed ayuu dhacay

  • @calibare1641
    @calibare1641 День назад

    Nin ajnebi ah xasansh inuu uxiro waa arinxun laa kiin baarlamaan ku khayrmamaleh madaxweynuhu khayrmaleh xamse khayrmaleh dawlada muqdisho dhamaankhayrmaleh kuwii ufadwoonaayey inladumiyoqubuuraa lafaalagasosaaro kadibna dhulkalaiibsado udhisa daar udhisa kuwaasaaculima utaqaanaa.waawaraabyaal

  • @abdirizakhassan6979
    @abdirizakhassan6979 День назад

    Abdulahi ma ka dhabaa mise waa been anigu ma rumeysani waxaad sheegeyso balse asking Rooney.

  • @caalim24
    @caalim24 День назад

    hasanow iskada xoolah somalid wiligeeddo dawlad ma farageeli jaadka xataa waa laadagaalami jireen adiga iyo saxaiibada ayaa jaadka keena dhalintii aad ubaabay qof caaqible dhalintii majro war xasdka iskadaaya war cunqabteenta dadka daaya

  • @SahroSahroHusseinMohammud
    @SahroSahroHusseinMohammud День назад +1

    Daalxurryee ciid mooshiin kakeeni kaarta majurto xildhibanada markii al shabaab laga xureeye ayeey sidaan u hadlayaan kibirku mawanagsana ee daalxuureeye caar afarihiisa gala😂

    • @sahraahmed4810
      @sahraahmed4810 День назад

      Doqoneey muxuu xoreetay maaduu ku xoreeyay dal xaraashe asagaaba qawaariij ah maxay weeraraan iyaguu ka tirsan yahay naa orod lax baa tahay waxaa la difaacaa bey maqashay odeyga asaasaqay aaway dhalintii aaway wax garad kii aaway culumadiu aaway wadaniyiintii hala kaco iska qabta odeygan sixran

    • @SahroSahroHusseinMohammud
      @SahroSahroHusseinMohammud День назад +1

      @sahraahmed4810 melaha baraha bulshada ayaad ku cusubtahay waku jeeda qawaaninta u degan melahan oo kale maha in lacaytamo fikirkaga kadhiibo xur ayaat utahay cidad rabto wad amani karta cidii aad dontana wadhalilii karta lakin caay maya iska bashal dalxureyee derja alla siyay umana didi kartiit adiguye hadad canaasiirta caytanta aat kamiit tahayna ku socoo mesheey kula gaartaba