BIG GAME IDIRISKA IITAABO IYO WAZIIR SHABALAZA OO QARARAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 янв 2023

Комментарии • 310

  • @amiinomar4660
    @amiinomar4660 Год назад +61

    inta nabiga jecel love ❤ saara

  • @abdirahmaanabdirisaaq9065
    @abdirahmaanabdirisaaq9065 Год назад +99

    Nabiga ku saliya صلى الله عليه وسلم

  • @daadirxaaji9294
    @daadirxaaji9294 Год назад +25

    Team idiriska ismujiya 🥰✊🏻

  • @nucmaanofficial484
    @nucmaanofficial484 Год назад +7

    Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed scw scw 🥰🥰😘😍

  • @zuldaanka3726
    @zuldaanka3726 Год назад +23

    Nabiga aan ku salino ( SCW )❤️

  • @abdirahmanarka931
    @abdirahmanarka931 Год назад +15

    İdirizka iitabo fariintaydah. Hadaa aragto. Nio iskadaa wax yaabaha qaar first one. Marki AA cuntada. Aragto haku. Cararin. Mida labaad. Faraha AA dhuuqeso iskadaa. Every vidio waa sameyza. Really. Adigaa ka samen badan baara io babajay labaduba ee. Dhiman dhiman ha iska dhigin ❤

    • @abaabalayare1680
      @abaabalayare1680 Год назад

      wll Faraha la leefayo waa suno balse inta kle waa kugu raacsanahy xoogaa wuu isbahdilaa oo wxaana u qalmin ayuu sameeya 🙏🙏🙏

    • @nimcomohamed8
      @nimcomohamed8 Год назад

      War ninka hdlka kala tag

    • @darishore814
      @darishore814 Год назад

      Nimco adigoo naag ah inaa wax wanaagsan oo qof loo sheegayo aad ku qabsato waxe na tuseysa inaa naag dhimatay thy oo wax iskuma fasho ah thy ee raga ha hor Ordin adigo bilaa akhlaaq ah

    • @darishore814
      @darishore814 Год назад

      Sxb waana abuuris Aya ka horeyso la dhaha iyo sida qofka kuso bar baaray,hadad ogtahay Idriiska wuxu kuso caan baxayba waa asigo madax eri dhagtiisa ku qabsaday marke u keentay intaas aya kaaga filan tusaale

  • @yusufnuurddiinaxmedyusufnu2075
    @yusufnuurddiinaxmedyusufnu2075 Год назад +19

    Asalamucaleykum walalayal idiriska guul wacan insha ( allaah ) 💟🤝💟⚽️💟🐎💟❤💟🎁💟🏆💟💯💯💟🚴‍♂️💟🎮💟

  • @zuldaanka3726
    @zuldaanka3726 Год назад +18

    Idiriska legend 💪👌🇸🇴

  • @princesslula6018
    @princesslula6018 Год назад +3

    Walahi ninkan ciyartisa waan nacne uuuf ninkan ciyarta xuun ciyarayo bixiya please marabno ninkan digmirata waya ee

  • @xamdi-tv9br
    @xamdi-tv9br Год назад +8

    Intaa idirska iyo cabatnka isku jecala inay isla dhelan ☝️🤣🤣🥰

  • @hanadnaylhanad857
    @hanadnaylhanad857 Год назад +6

    Idirzka anaa u horeeya 🖐🏾

  • @sarjonayow4439
    @sarjonayow4439 Год назад +8

    Legend wllhi babajey. Af raxweyn guleyo waligaa baba ✊🥰🥰

  • @apdifitaahmacaane2703
    @apdifitaahmacaane2703 Год назад +6

    Idiriska Big Fun Waa Wlahi And Legends

  • @saadaq2063
    @saadaq2063 Год назад +12

    Cawada idiriska waa laka yaab saday wlh ciyaar aan inama caadi aheyn😅😅😂

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Год назад +17

    Best comedy idiriska best comedian 😂👍👍👍👏👏👏👏👏🙏🏿🫡

  • @Meja.fatiiz
    @Meja.fatiiz Год назад +23

    Come on legends ❤

  • @cirfaanofficial9559
    @cirfaanofficial9559 Год назад +4

    Idiriska itaabo legendka kaliya ciyaarta kala wda wye guuleysoh caanow

  • @abdirashidrashka6917
    @abdirashidrashka6917 Год назад +25

    Guleysta legends ❤

  • @farhankahinbarreh8131
    @farhankahinbarreh8131 Год назад +5

    Shabalaza wan ku wata idiriska xanaq iyo bop😂 ayu ku sameeya captanka 😅

  • @subansaid9841
    @subansaid9841 Год назад +6

    Maasha allah Tabarakallah Idiriska iitabo hoor uu sooco 🥰🥰🥰🥰

  • @marwodumar
    @marwodumar Год назад +13

    Walaal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisaar💖💗

  • @bashuuhussein1
    @bashuuhussein1 Год назад +2

    Idiriska iitaabta keep going walal💪👊

  • @Bugac9
    @Bugac9 Год назад +5

    Team b.d.w keep going 120k coming soon inshal lah prow

  • @yusufnuurddiinaxmedyusufnu2075
    @yusufnuurddiinaxmedyusufnu2075 Год назад +3

    Asalamucaleykum waraxmatullaah _ wabarakaatu _ ayuhaal muslimuun _ walalayal idiriska ii taabo from Somalia tageero wa inan siino idiriska ii taabo wa codsi

  • @user-pc1gc1sd7g
    @user-pc1gc1sd7g Год назад +1

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله ❤❤🥀🥀💙💙💙

  • @adiiyahasan5177
    @adiiyahasan5177 Год назад +2

    Masha allaha baaba Jeey mayga si fcn ayad u taqana idiriska adne ku xadal mar waliba

  • @aweymohamedcusmaan6430
    @aweymohamedcusmaan6430 Год назад +2

    Nasiib ayaa unoqdey maintain inaan ugu horeeyo idiriska waa kusalamey sxb sare

  • @saadaq2063
    @saadaq2063 Год назад +4

    Legend of the foot and wazir shabalaza waa idiin salaamay👍🤍💖

  • @zerhaykal1305
    @zerhaykal1305 Год назад +4

    Gaadhikan bidaarta leh waa Wada muran🤣🤣🤣

  • @kckofirow6473
    @kckofirow6473 Год назад +2

    Waziir shabalaaza wlhi waa qosol bdnyahay jilitaankiisa noo soo badiya waziirka 🤣🤣🤣

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +20

    Three legends always legends keeps goings idiriska itaabo and wasir shabalaza and babajey another's levels big challenges 💯👍👍🤣💪😋

  • @wadajirtravels3546
    @wadajirtravels3546 Год назад +8

    ❤❤❤❤guuuuuuuuuuul idiriska Ii taabo ❤❤❤❤❤❤

  • @suldankaiskabuladhaguccima2996

    I love this boy idiriska

  • @mubarik14
    @mubarik14 Год назад +4

    Inta iga danbeysa ilahay muraadkoda ha u sahlo

  • @mahadbare2086
    @mahadbare2086 Год назад

    Nabiga kusali صلي الله عليه وسلم
    الله

  • @ayan115
    @ayan115 Год назад

    maasha alaah. baaba iyo idiris

  • @suhebali5569
    @suhebali5569 Год назад +2

    Keek going

  • @umucawo594
    @umucawo594 Год назад +1

    asc baba jey iyo kaptanka iyo idiriska please waa iga taalo ninkan waziir shabalaz waa nin fudud miidi ayuu qatay mardanbe ciyarta haa keenin chalanka ayaa ladiinka xidhaya

  • @dr.youssufadan3549
    @dr.youssufadan3549 Год назад +2

    First Comment😉😁

  • @saladomar8670
    @saladomar8670 Год назад +1

    ninka minda qato haa la ganaxo meesha ilma af somali ku barana baba nala soco naga qabo waxi midne qato

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 Год назад

    Idiriska keep going legend

  • @updyfatahahmed333
    @updyfatahahmed333 Год назад +2

    First coment

  • @mohamudabdi4032
    @mohamudabdi4032 Год назад +1

    idiris Anshaxisa wax haka badalo ciyaalba dawanayo ee baaba jey xaga cuntada idiris dhaqan celin kusame wd mahadsan tihiin

  • @user-ki9xs7cl8r
    @user-ki9xs7cl8r Год назад

    Masha allaaah hori cusoco

  • @boqortooyo8379
    @boqortooyo8379 Год назад

    Keep going lpx

  • @ilyaasmaxamedosman4569
    @ilyaasmaxamedosman4569 Год назад

    صل الله عليه وسلم

  • @ilyaasbashka3417
    @ilyaasbashka3417 Год назад

    Legend 🙌

  • @somalimedia8521
    @somalimedia8521 Год назад

    Guuleeso zxp maskiin alle qalbigisa og yahaa tahaye

  • @abdikafialiosman
    @abdikafialiosman Год назад

    Keep going 💪

  • @intasamahajecelofficial8710
    @intasamahajecelofficial8710 Год назад

    Idirska he is a legend 🥰

  • @drciiltirehajimohamed7880
    @drciiltirehajimohamed7880 Год назад

    Legend baba jeey good referee

  • @claahicali3161
    @claahicali3161 Год назад

    Keep goin from zanaag

  • @khadarmaxamed3748
    @khadarmaxamed3748 Год назад

    Team idiriska hadii aan nahay midaan waa qiyaano mayeeleeno baabajey arintaan waa inaa abolajees kabixisaa hadii kale lugta kale ayaa jiis kaadhigeenaa 🤣🤣🤣💯💯

  • @huska994
    @huska994 Год назад +1

    Shabalaza part 2

  • @aminsahardid4312
    @aminsahardid4312 Год назад +2

    Si Barnaamijku cadaalad u noqdo amarka albiitaruhu ha shaqeeyo oo wuxuu idhaahdo qaata ha la qaato idiriska wuxuun buu boobayaa kabtan baara adnah dhex noqo idiriska si gaaraad u ilaalisaaye😂

  • @muusewadani2886
    @muusewadani2886 Год назад

    Legend baba jey

  • @xasandowa3640
    @xasandowa3640 Год назад +2

    Baaba wlhi wasiirka waa qiyantey cadakad matihid

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Год назад

    Idiriska itaabo legend waye

  • @ayoupsr
    @ayoupsr Год назад

    Scw

  • @muxsinyare4745
    @muxsinyare4745 Год назад

    idiriska waa fuuny 💯💯💯

  • @user-gq5hp3nl7m
    @user-gq5hp3nl7m Год назад

    IDRIS RESPECTS 🙏 🙌 👏

  • @liibanbarona580
    @liibanbarona580 Год назад +1

    there legends. Idiris.ka ii taabo..baa.ba.jeey.💯

    • @hanadomar9938
      @hanadomar9938 Год назад

      Is only two legend Babs iyo wazir idreska cunow iyo Iman laan

  • @fayomar9684
    @fayomar9684 Год назад

    baabay jey waxaad saxiix 👍👍👍👍💯💯💯💯💯💯💯💪💪💪

  • @muscab8581
    @muscab8581 Год назад +2

    wllahi wan sugaa ye faynele labo legends ayaa dhelaya idiriska iitabo vs wazir shabalaaza 😬😬

  • @mahamedabdirizak-yf5mg
    @mahamedabdirizak-yf5mg Год назад

    No challenge waali ah canjeero Ethiopia
    Inaa lagu ciyaarsiiyo Aya Raba qofkii bad iyo kali ayuu dhamaynaaa

  • @talyetiktok502
    @talyetiktok502 Год назад

    Ku taagera ani ❤

  • @hamadiboyihamadiboyi6270
    @hamadiboyihamadiboyi6270 Год назад

    idiriska itabo legend

  • @mahamudmudey657
    @mahamudmudey657 Год назад

    Idiriska hormar wacan ban ku rajayna bro

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Год назад +1

    Subxaanalaah Mindida Gilinlahaa Baabajey Janaalka Yaa Lagaa Xirin Ninkaan Fudud Mardanbe Hakeenin

  • @abdiali5295
    @abdiali5295 Год назад

    Fudeed badna idiriska subhnllah Caadi iska dhig Sabar yeelo Wah

  • @clnajiibcllaahi3721
    @clnajiibcllaahi3721 Год назад +2

    🥇

  • @lozogaming8245
    @lozogaming8245 Год назад +1

    Idiriska my boy 😂💯

  • @ismaillomar2474
    @ismaillomar2474 Год назад

    Fadlan dhaarta badana iska dhaafa walhi saana sameynaa walho waa ka baxaa oo aan la fulinaynin dhaartii waa qalad

  • @maahiryare5354
    @maahiryare5354 Год назад +2

  • @muhammedusman1653
    @muhammedusman1653 Год назад

    Scw idiriskow indhaha kalafur contada hafiirin wajigaa fiiri

  • @bahjamahamed6223
    @bahjamahamed6223 Год назад +1

    Scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @yackowdooro3914
    @yackowdooro3914 Год назад

    Waziir lgnd keep going

  • @aminsahardid4312
    @aminsahardid4312 Год назад +11

    Idirku laba jeer ee ugu horeeyay canjeero iyo hilib ayuu qaatay halka halka wasiirka 4 jeer markuu helay liin dhanaan iyo ansalaato iyo qajaar qaatay😂baaba jeey cadaalada kusoo noqo😂

    • @khaliilbulshaawi2114
      @khaliilbulshaawi2114 Год назад +1

      wlhi waa run wax kasta idiriska la rabaa

    • @zamiirahmed7107
      @zamiirahmed7107 Год назад

      Baaba jay wuuka soo horjeedaa shabalaasa wtf 😡 cadaalad wax kama yaqaan baaba jay😡

  • @abuukarcqaadir2323
    @abuukarcqaadir2323 Год назад +5

    Qosolka aduunka nosoobadi pro...❤️❤️❤️🙏🙏🙏🥰🥰❤️‍🩹

  • @abdiyeyofficial
    @abdiyeyofficial Год назад +6

    Idriirka Wish you succeed 🙏

  • @xaawosaid6438
    @xaawosaid6438 Год назад +2

    Asc

  • @yasminahendriks5851
    @yasminahendriks5851 Год назад

    👍

  • @burhaanimedia4715
    @burhaanimedia4715 Год назад

    Team idiriska one love

  • @cajaboofficial2271
    @cajaboofficial2271 Год назад

    Idiriska hbbi❤❤❤❤❤

  • @nasriozil1780
    @nasriozil1780 Год назад

    Si fiican aya logalay idiriska

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 Год назад

    Itabo waa in laciqaabo waayo, wuxuu yasay saxiibkiis ciyaar wadaagga yihiin. Ciyaarta dhexdeeda waa inaad natustaan ciyaar wanaag, is qadarin iyo akhlaaq suuban.

  • @huruuse..
    @huruuse.. Год назад

    midida jooji waa la xiraa RUclips hhhh😅😅

  • @somalionlinemoney6694
    @somalionlinemoney6694 Год назад

    Asc dhaman saxipada kuxiran idiris itapo
    Fadlan inogusobira si aad uheshaan wax waliba xaqiq ah oo kusabsan online lacag lagasameyo thnkz All muslimin

  • @nuuradiinabdi7160
    @nuuradiinabdi7160 Год назад

    Idriska waa ku wataa

  • @abdirizakmohamud3792
    @abdirizakmohamud3792 Год назад

    Wasiir shabalaaza raali noqo dad fcn lama dheelin maantee

  • @qaraaxo_channel1564
    @qaraaxo_channel1564 Год назад +1

    idiriska iitaabo waa qosol miiran 😂😂

  • @fatom1947
    @fatom1947 Год назад

    ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️

  • @MohamedAhmed-qk9lg
    @MohamedAhmed-qk9lg Год назад

    Hhhh caaadi maahan❤❤

  • @user-jc4vf1lp1d
    @user-jc4vf1lp1d Год назад +1

    Kan nacaskeee bidaarta dheer maxad usoo kaxeyseen

  • @ahmedabdikadir
    @ahmedabdikadir Год назад

    Baaba jey idiriska wuxuusan isaga laheyn yuusan qaadanin wax challenge ah waaye

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 Год назад +4

    Yaa isoo dirsaday shabalaaza 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅keep going idiriska

  • @XaajiOfficial529
    @XaajiOfficial529 Год назад

    Muuqal hore miyaa jimco aaa hadana 100k aaa mar hore aheyd

  • @ayaancadaani9995
    @ayaancadaani9995 Год назад

    Hhhhhh wacunoya beeh 😂😂😂

  • @mahamedcawaale4572
    @mahamedcawaale4572 Год назад

    Waa qayano baba alabitaro mahan

  • @abdinasirsharifhussein7370
    @abdinasirsharifhussein7370 Год назад

    Babajey tan cadaalad ma ahan caawa wasiirka waa lagu tuntey xaqiisa