Documentary | Habeenkii la dumiyay Baqdaad || Duullaankii Mareykanka ee Ciraaq

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • Habeenkii la dumiyay Baqdaad || Duullaankii Mareykanka ee Ciraaq

Комментарии • 116

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p 4 месяца назад +61

    America waqtigeeda waa kudhamaatay waa waqtigii muslimiinta aytalin lahaayeen waa dhab hadalkan ❤❤❤😮

  • @AMIINGACAL
    @AMIINGACAL 4 месяца назад +31

    Allah ha unaxariisto sadaam xuseen 😊

  • @xagaltube6872
    @xagaltube6872 4 месяца назад +7

    Sifiican baad usoo koobtay koleey ani waan jeclahay barnamijyada tarikhda ah soo badi ayaan odhan lahaa

  • @MohiedinAAli
    @MohiedinAAli 3 месяца назад +1

    Mahadsanid ustaad

  • @craxmaanyusufjimcale-uq8ok
    @craxmaanyusufjimcale-uq8ok 3 месяца назад +1

    Thanks

  • @xashicali9633
    @xashicali9633 4 месяца назад +12

    maraykan meel usoogalay balaayaa soo gashay😢😢

  • @abdihakimhussein1730
    @abdihakimhussein1730 4 месяца назад +9

    Qaladka ugu wayn ee uu sadaam galay ayaa hayd kuduulitaanka Kuwait 🇰🇼 😢😢😢

    • @AbdihakiimMohamed-vd7mb
      @AbdihakiimMohamed-vd7mb 3 месяца назад +1

      aad iyo Aad waa marekanga qorshu kala halaa naclad haku dhacdee

    • @abdihakimhussein1730
      @abdihakimhussein1730 3 месяца назад

      Walal taariikhdu iskumayba wadhaynba markaazi ee sadaan iskiisuu uguduulay kuwait .
      Halka nagaraacayna waa meeshaazi !

  • @MohamedGahayr
    @MohamedGahayr 4 месяца назад +9

    Next Syria insha'Allah

  • @asmamahed5176
    @asmamahed5176 4 месяца назад +7

    Janada alle ha geeyo sadaam

  • @KayseahmedXuseen-tg8dr
    @KayseahmedXuseen-tg8dr 4 месяца назад +8

    Afghanistan wariye ! Fahanay dagaalka ciraaq waxa looga dan lahaa oo noqotay 2 qodob 1 khayraadka dalka 2 ka hor taga awood dawlad carbeed islaam

  • @xusenshieknor8475
    @xusenshieknor8475 3 месяца назад +4

    Allah xayun daa, im

  • @AxmedSiciid-m8h
    @AxmedSiciid-m8h 4 месяца назад +15

    Sxb itaalow dagaalkan barnaamijyo badan inooga samee fadlan bilow ilaa dhamaad

  • @A.k.s.378
    @A.k.s.378 2 месяца назад +1

    Ciraaq illahay ha gargaaro

  • @Suldan-IMW
    @Suldan-IMW 3 месяца назад +2

    Laa ilaaha ilalaah.😢

  • @channel-barkhadle
    @channel-barkhadle 4 месяца назад +3

    waqtigoodii wuusoo dhamaaday maanta reer galbeedka

  • @adanyuusuf5350
    @adanyuusuf5350 4 месяца назад +2

    War update ah mahadsanid sxb Aways aar waxad Documentary nooga diyaarisa 3 dowladood ee dhahaya waxan aqoonsanay Shacabka Palastine danka uga jirta iyo ujeedka ay yeelan karaan iyo sababta carabtii kalla uga hadli la yahiin?

    • @abasabdulahi7439
      @abasabdulahi7439 4 месяца назад +1

      Aniguba kula mid baan ahay bro ma aaminsani inay aqoonsadaan iyadoon wax dano ah ugu jirin lkn waa wakhtigii iyaga reer galbeedka uu ilaahay isku dirayey insha allah khayrkaa xiga.

  • @mr.omarhusseinali5992
    @mr.omarhusseinali5992 4 месяца назад +2

    Ciraaq 🇮🇶🇮🇶 😭😭

  • @kingmudu9773
    @kingmudu9773 4 месяца назад +5

    Burburkii Dowladii Somalia kuxiji

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 Месяц назад

    Yuhuuda doonaysay in laga dumiyo si aanay u soo weerarin maraykan wlee waxa ku dhcaya waxay caalamko dhami layabi doono allana bur burin dooba insha allah

  • @liibancartan8591
    @liibancartan8591 4 месяца назад +13

    الُلُُهمٌ صّلُ وَسِلُـــم ٌوبارك ْعلى نبيَــنَا مٌحُمٌدِ وَْعلى آلُُه وَصّحُبُّه اجْمٌْعيَنَ ْعدِدِ مٌاذَكِــرَُه الُذَاكِرَوَنَ وعدد ما َغًفَلُ ْعنَ ذَكِرَُه الُغًافَلُـــوَن ﷺ םבםב رسول ٱɑɺɺ ﷺ" 🤍

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 3 месяца назад +1

      اللهم صل وسلم على حبيبي محمد المصطفى صلى الله عليه وسلم🤲❤❤❤💚💝

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 3 месяца назад

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @MaxamedShugri-i9j
      @MaxamedShugri-i9j 20 дней назад

      6:41 ​@@riixaanriimaas

  • @AbdirahmanHussein1921
    @AbdirahmanHussein1921 3 месяца назад +2

    Masalada aan fahmi waayay baa waxay tahay ciraaq oo dowlada buu gudaha ugalay wuuna jabiyay somaliya oo burbura intuu yimi sababta uu uga cararay walee somali laga yaab Allaha unaxariisto Sadaax xusen iyo intii xaqa ku dhimatay

    • @NajaxCabdi-te2xv
      @NajaxCabdi-te2xv 2 месяца назад

      Sababta waxa weeye Ciraaq waa dal qaniya sidoo kale ahaa awood iska waabineysa yuhuuda iyo mareykanka marka xalka kaliya waa in lagu duulo oola jabiyo halka somalia wakhtiga dadku gaajo tii ugu xumeyd ka jirtey burbur iyo colaad halkii ugu xumeyd mareysay marka maba jirin hal sabab oo mareykanku wakhti ugu lumiyo ama ciidankiisa ugu laayo somalia wakhtiga marka balaayo somalida dhexdeeda iskugu filneyd ee somali mareykan iska dhicin karta hadey jirto maba burburteen hhhhhh

  • @abdimaalin4317
    @abdimaalin4317 4 месяца назад +1

    Waa wax laga murugoodo
    قال تعالى ما اصاب من مصيبة فبما كسبت ايديكم ويعفو عن كثير

  • @AbdiKhalif-ti9vg
    @AbdiKhalif-ti9vg 4 месяца назад +9

    King Sadam Hussain
    History kisa Sadam Sheko Laguma Sharaxi Karo Magaca Sadam Hussain Markad Ku Dhawaqdo Isla marka Waxad Furtey Buug Lamagac Baxay Sideen In Rag Ku Noqdaa Right ✅️ Right ✅️ Right ✅️

    • @ghst4487
      @ghst4487 3 месяца назад

      Suuro badnidaa nin carab waaye adiga neh soomaali baad tahay

  • @luulibraahim-g8m
    @luulibraahim-g8m 4 месяца назад +2

    rajo sooielintii soomaaliya ayadana waa kamid lamid

  • @DiomondlulaSalaad-ck1jq
    @DiomondlulaSalaad-ck1jq 4 месяца назад +1

    Waa say soomali larabeen 😢

  • @Cfitaxmoha
    @Cfitaxmoha 10 дней назад

    Somalia waxaan oo Tariqa maxay tusaale uga dhigan wayeen ilaahada

  • @apdiwaasac7585
    @apdiwaasac7585 2 месяца назад

    Scw scw❤

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 4 месяца назад +2

    America waqtigeedii waaa dhamaad wadamadiii islaamka badankooduna hurdadii waakakaceeen insha Allah America ooo gacan kuganbada waan arki doonaa 🙌

  • @samatarxuseenalmagan4142
    @samatarxuseenalmagan4142 4 месяца назад

    Msha Allh en jeclhay barnaamij a I'm

  • @Abdikafi.
    @Abdikafi. 4 месяца назад +2

    Bahda itaal media wa mahdsantihin

  • @MuseloveAbdilahi
    @MuseloveAbdilahi 4 месяца назад +1

    Zoory

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 4 месяца назад +1

    SubhaAllah

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 Месяц назад

    Wxn layabay shacabka islaamku iyaga soo dhawayista cadowgooda kuwa difaacayana kasoo horjeesta

  • @dabiyobiyo9880
    @dabiyobiyo9880 4 месяца назад +2

    Iraq 🇮🇶 2003 Dulmi cad ba lagu maagay wlhi 🥺
    Tony Blair Raizsul wazarihi England 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 2003
    Bush Madaxweynihii markekanka 🇺🇸 2003
    Iyo Arion sharon Raizul wazaarihii Israel 🇮🇱 2003
    Ayaa ka Dambeeyay burburki iraq 🇮🇶
    Nacalad Ha idinku dhacdo dhamaantiin
    Wadan Muslim ahoo awood leh iraq 🇮🇶 ba u dambeysay wlhi 🥺

  • @Saabirmohamed-kf9pq
    @Saabirmohamed-kf9pq 4 месяца назад

    Ustaad Afkaanistan kasoo samee plz wll muqaalka xigo❤

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 4 месяца назад

    Aweys AAR aad u mahadsantahay sida quruxda badan ee bilan aad u soo diyaarisay waana barnaamijyo aan ka helay waxaan jeclaan lahaa inaad jabkii kala duwanaa eee uu mareykanku kala kulmay dagaaladii uu galay aad soo gudbiso

  • @janojecelxusen
    @janojecelxusen 3 месяца назад

    inaalilaah
    waxaad tidhi 2003-2023 askarta marekan kaga dhimatay waa 4599 askari
    oo xamaas oo sanad ka yar qasa ka dagaalamaysa ayaaba intaa inkabadan dishee 😊

  • @Rabiile34abdimohamed-ym5mq
    @Rabiile34abdimohamed-ym5mq 4 месяца назад +1

    Legend

  • @Aarrow88
    @Aarrow88 4 месяца назад

    Well prepared ducomentery

  • @abdallahabdi
    @abdallahabdi 4 месяца назад +2

    Ree Galbeedku Waa Aduunyo Caabud Meeshay Aduunyo Ka Helaan way burburinayan Cidii Dhimanysana Iyaga Waxba Kama Galin

  • @Casaawesheikhaxmed
    @Casaawesheikhaxmed 4 месяца назад +4

    Saxiib waxan Kugu jeclahay barnamijkii qabiilka humza šoo badi

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 4 месяца назад

      ninkan qabil kama hadle wa riyoneysa

    • @ghst4487
      @ghst4487 3 месяца назад

      Qabiil waala wasaa nio meesha kala tag jaahilnimada

  • @suldaanka7
    @suldaanka7 4 месяца назад +1

    Ciil badnaa

  • @CabdikariinQaalibCabdi
    @CabdikariinQaalibCabdi 4 месяца назад

    Waa waa fikrada aylayimaadan markay arkaan dawlad islaamiya ama mid afirkaana ama qaar kale oo eeshiya kamida si ay u burburiyaan dadka iyo dalka una gurtaan khayraadka dalkaas

  • @aminaabdourahman
    @aminaabdourahman 4 месяца назад

    Naftadda maxa laga wada sxb ma shidal baa

  • @abwaanabdiaziizdhako
    @abwaanabdiaziizdhako 4 месяца назад

    Waxad tahay halyay dhiiran
    Balse waxaan hambalyo ka dib rajaynayaa inaad ilasoo xidhiidho

  • @sakiabdul
    @sakiabdul 4 месяца назад +3

    Maraykanka iyo maasooniyadu waa sida ay caravan wadamada ee muslimiinta

  • @AbdorisaaqHassan
    @AbdorisaaqHassan 4 месяца назад +1

    Laba dowladood oo islaam ah tariikhdooda waa cajiib siday ahaan jireen iyo maanta sida ay yihiin waa cibro qaadasho

  • @LibanFodey
    @LibanFodey 3 месяца назад +1

    Aad ayaa umahadsantahay

  • @Mohomettnaasir
    @Mohomettnaasir 4 месяца назад

    muslimnta in mid mid awoodo lo burburiyo waa wax 5 qarni laga shaqeynayey lkn Waxa aminsanahay in awoodii muslimnta dib uso noqon doonto inshallah

  • @GOB_MEDIA
    @GOB_MEDIA 4 месяца назад +2

    Somalia 🇸🇴 ku fican wlhi inay la dagaalan 😂Cub lagu xiri lahaa 😂😂

    • @Qaansoroobaad
      @Qaansoroobaad 2 месяца назад

      Soomali maxay sheegi iyadiiba bur bursane

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 4 месяца назад +2

    Markas waxacad inmaraykanku sidadban ugusurtagaliyay riyadisi ahay inciraqnoqoto wadan shico bedelkina ulawarego qayradka shidalka omidwalba tisumuhim uahayd balse carabtu waxayuqabta inmaraykanku uhiiliyay waxaqiiq ingalbedka iyo shicada xirirhose kadhexeyo okadhana suniyinta

  • @toodhachannel817
    @toodhachannel817 4 месяца назад

    Halkanaa waxaa iiga cada in ay shacabka ciraaqa ay kamida ahaayeen burburinta dalkooda

  • @Walaal2017
    @Walaal2017 4 месяца назад +1

    Inkastoo Duulaanki USA 🇺🇸 uu baabi,yey Iraq 🇮🇶 hadana maamul xumadii macangagnimada kudhisneed ee Sadam Hussein ayaa sababta koobaad ee baaba,a Iraq 🇮🇶 sababay

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 3 месяца назад +1

    Beryahan dambe aad ayay u soo kabanaysaa ciraaq.

  • @calimuxidin9765
    @calimuxidin9765 3 месяца назад +2

    Sadam Hussein ayaa burburiye Ciraaq ee America ma aha.
    Wadan kasta ee Dictator ka taliyo qofka kale laguma eedeyn karo gacanta dictator ayuu ku dhintaa

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 4 месяца назад

    Ciraqiyinta waxa ka dhintay 1500 000 halmilyan oo qof halka maraykana ay kaga dhimatay 4500 oo askari tasaba wax isu dhow ahayin cid waxa uu layay wax ka waydiinaysana ma jirto waxa qayib ka aha wadamo caraba oo kharashka bixinayeey subxan allah alla se la xisabtami doona xasuuqa aay geeyisteen tuhuudasi

  • @ijabaluul4704
    @ijabaluul4704 4 месяца назад +1

    Xasuus

  • @MaxamedCabdi-hf7ri
    @MaxamedCabdi-hf7ri 4 месяца назад

    Somalia markii ay qabsadeena ku xeji sxpow

    • @meaktooni
      @meaktooni 4 месяца назад

      Somali waa layeen gaaleda shp😂

  • @KilweHero1988
    @KilweHero1988 4 месяца назад +2

    Qadafi ku xeji

  • @MaxamedFaraxtalan-j1c
    @MaxamedFaraxtalan-j1c 4 месяца назад

    Kumanaan kale oo maraykan ah waxay ku jiraan ila hada xaruumaaha waalida

  • @aadanxuseendaauud7824
    @aadanxuseendaauud7824 4 месяца назад +1

    Taariikh cajiib ah oo dhanka Aqoonta, Dhaqaalaha, dhaqanka iyo Ilbaxnimadaba ah ayay lahaayeen dalalka Islaamka ee Iraq, Yemen iyo Syria. Maanta se waa Dalalka ugu faqiirsan caalamka.

    • @ghst4487
      @ghst4487 3 месяца назад

      Yemen waligeed xadaarad iyo aqoon malahaan

  • @ShiinaCali
    @ShiinaCali 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Cabdilaahicumar-y3b
    @Cabdilaahicumar-y3b 4 месяца назад +1

    Duulaankii sadaam uu ku qaad3y iran wzu ku saxnaa haduusan weerari laheyn iraq waxey noqon laheyd shiico xukunkiisna wuu weynlahaa

  • @drsocial6889
    @drsocial6889 4 месяца назад

    Mareekan waa munaafaq kii la saaxiibaa qasaaraa u dambeeyo

  • @ShukriCabdullahi-ps5gc
    @ShukriCabdullahi-ps5gc 4 месяца назад

    Qayradkii wadanka ciraaq iyo dahabkii waxaa gurtay reer galbeed Alle umada haka qabto waxaa loo burburshay sadeex 3shay mid waa inaa dhaqalah wadanka ciraaq laa burbursho midna waa ina quwad awood leh aay ledahay wadamada carbeed tan aadexaana waa yuhuuda darateeda Allaha jaabiyo gaalo waa najaas najaasu dhashay

  • @suhaibahmedabdirahnmaan6747
    @suhaibahmedabdirahnmaan6747 4 месяца назад +2

    kasoohadalkii kii afghanistan iyo ka ciraaq waxay kukala duwanyihiin

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 4 месяца назад

    Sxb waxa sababay koow la xiashada maraykanka iyo aqoon yarida kalitalisnimada huwan iyo doqonimada dawladaha carbeed waa sideenii somaliya maxed siyaad jaahilkii aqoonta yaraa kalitaliyihii

    • @ghst4487
      @ghst4487 3 месяца назад

      Dunida in uu hal leader taliyo ilaa uuka dhimanaayo baa fiican waxaan 5 sano kadib la badalaayo ee democracy ugu magac Darren waa dhaqan gaaleed jaahiloow waxbaro

  • @MUKHTARGAADE-l6j
    @MUKHTARGAADE-l6j 4 месяца назад

    Gaaladu meel kasta oo ka muuqato xadaarad islaamka iyo taariikhdu waa ay dumiyaan si jiilka dhasha 100 danno ka dib ay moodaan in aduunka gaalo hogaamiyaan weligood lkn musliminta maanta iyagaa is basaasa oo gaaladu isu adeegsataa

  • @liibaanxuusen5572
    @liibaanxuusen5572 4 месяца назад

    Our Channel

  • @ShuquleShuqule
    @ShuquleShuqule 4 месяца назад

    Ciidamada Dowlada mareekanka somaliya waxee u joogaan si ay nabad iyo xasilooni ugu soo
    Dabaalan😂😂😂😂😂😂

    • @nimcojaamc8287
      @nimcojaamc8287 3 месяца назад

      Waa waxyaalaha qosolka een maqlo wllhi😂😂😂

  • @cicfantastic6699
    @cicfantastic6699 4 месяца назад

    Mareekanka nacalad qabayaasha aduunka iyagaaba dhibaato ku eh ee Allaha u sahlo wax iyaganeh baabi’iya oo dowladnimadooda bur bursha siday u bur buriyeen dowladihi islaamka ay u bur bursheen oo kale.

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 4 месяца назад

    Waxaan kayaabanahay siyaasada maraykanka ee is kahor imanaysa hadana uu dadka uga dhaadhicinaayo inuu dimuquraadiyad gaadhsiindoono hadana uu khayraadkooda boobaayo ayna kufaraxsanyihiin wali

  • @mokhtargarre
    @mokhtargarre 4 месяца назад +2

    Dal quwad islaam leh in uu ka hanaqaado aduunka lama ogola markii laga reebo inta daba dhilifka u ah mana ogalaan doonaan midaas 😮

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb 4 месяца назад

    shacabkeedii bood boodaye markay taaladii sadaam ridaaye mareykan hada maxay hayaan wakaasa wa qaxooti gaajeysan qofka dantisa hadusan garaneyn sidaan bu noqdaaaa

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 4 месяца назад +1

    mareykan caalamul islam waa qasay nacalad hku dhacde mxuu ka faiday dagalada ku qaaday ciraaq afgaanistan iyo somaliya iwm
    waa waxba lkn dad naga mida ama siyaasiyiin ayaa wali aamisan inuu mareykanka har ujiidayo shabaqa uuku ugarsado waa ladagalanka argagaxisada
    lkn sida saxda waa ladagalanka dowladnimada wadamada islamka inta xukunkisa ogaleyn.😶

  • @Deeq_official
    @Deeq_official 4 месяца назад +1

    Maantana waad dal😂 huru marsan sxb

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 4 месяца назад +1

      ciraaq dib u dhacey ma hor marsan nolsha waa qaali wxa saaran godoon dhaqaale Iraan qabstey maleshiyd sameysan dowlda ka awood bdn sida Lubnan okle

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 4 месяца назад

    Baga Maca sonkor sow iyagu may afganbin madax waynahoogi

  • @Rabiiccabdi-tq2zm
    @Rabiiccabdi-tq2zm 4 месяца назад +1

    Taariikh cibra qaadasha mudan ayaad noosheegtay islaamku wuu adkaan haduu isku tashado

    • @ghst4487
      @ghst4487 3 месяца назад

      War qof walbo iyo naftiisa waaye. Carab inaa iska dhaafto soomaali kafikir sidee nabad ugu dhigi laheed

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 4 месяца назад

    Sadam doqon buu ahaa xanuunsan.

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 4 месяца назад

      saddam doqon ma ahen marka wadnka mamuli jrey ciraaq shaqo lo aadi jrey wxa ka wngsaneyd Qalijka idil waxa laso wareray wa in suni yhin

    • @meaktooni
      @meaktooni 4 месяца назад

      Oromo somali necbiyaa Sadam maxaa ka rabtaa

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 4 месяца назад

    Nacladi haku dhacdo bush doofarka ah

  • @suhaibahmedabdirahnmaan6747
    @suhaibahmedabdirahnmaan6747 4 месяца назад +2

    mushkilad ciraaq waa sadam dagaalkii ciraaq iyo iran 8sano iyo dagaalkii kuwaiat iyo go,doomintii ciraaq waana burburka ciraaq siyaasada qar iskatuurnimada sadam xuseen

    • @maxamuudmaxamed8198
      @maxamuudmaxamed8198 4 месяца назад +2

      eber baad ka tahy dhanka juquraafida iyo siyaasada

    • @Maxamed_tarax
      @Maxamed_tarax 4 месяца назад

      Xaqiiq sxb

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 4 месяца назад

      ​@@Maxamed_taraxiraan wa dal shiico ah an diin heysan USA & israail cilaaq la leyhin ah in muslimnta Sunga in la dhameyo ku heshiyeen
      Ciraaq sababta lo wareray in suniga lga saaro shico gacanta xukunka lo galiyo dadka qeyraadkisa la qaato
      ciraaq bur burkeda sabab uma ahn dal dalkle is dgalan ciraaq uguma horeyso

    • @CabdimajidIbnufaarax
      @CabdimajidIbnufaarax 4 месяца назад

      Nacas 😂

    • @Cabdilaahicumar-y3b
      @Cabdilaahicumar-y3b 4 месяца назад

      Nscas😂

  • @othmanabdalamohamedadanabd1978
    @othmanabdalamohamedadanabd1978 2 месяца назад

    Nacalaa kuyaal gaalo iyo waxii la fikir ah.