Taariikho muhiim ah buu sheegay, laakiinse meelo badan buu been ka sheegay ama ka booday asagoo u qasday suu labada murxuum mid u buunbuuniyo midna u duro. Taas waa wax hooseeya maadaama labadaas nin murxuum yihiin maanta, taariikhdooduna muhiim u tahay dadka iyo dalkaba!

Madaxda gaalada oo la og yahay in ay diinta islamka ay wax ka jabiyeen, laga soo bilaabo: Aadan cadde ilaa kan garguurtahan murtadka xasan sheekh oo ay dhinteen qaarkood qaarna ay nool yihiin, kuwa ay bakhtiyeen lama dhihi karo " alle ha naxriisto " , kuwa noolna hadey sidaan ku dhintaan oo hadii aysan ka towbad keenin waxa ay ku jiraan oo gaalnimada ah ayagana lama dhihi karo " alle ha naxriisto " . والله أعلم بالصواب
MM TV...… It is the best TV for preparing and presenting historical issues We are very grateful to him for sharing with us many stories that did not exist at the time but now we are like some who were there. We are also grateful to the person who shared this information with us. Pro' Mahamed Haji Ingiriis.
Taariikho muhiim ah buu sheegay, laakiinse meelo badan buu been ka sheegay ama ka booday asagoo u qasday suu labada murxuum mid u buunbuuniyo midna u duro. Taas waa wax hooseeya maadaama labadaas nin murxuum yihiin maanta, taariikhdooduna muhiim u tahay dadka iyo dalkaba!
Qarin waxaa la dhahaa markuu qofku kas u reebto xogta, dabcan boog wax walba oo dhacay laguma qorikaro waa marka inuu qariyey ma ogin, kaliya waxaan dhihi karnaa wuu ka tagay ama muu xusin.
Kornayl cali mire aun 1969 habeenki inqilaabka taliyaha guud ee qaybta 26 ee hargeysa bu ahaa intaa wixii ka danbeyey xog kama hayo ee maxaa haysa maclumaad ah
Ninkani beentiisa waxaa ka mid ah c/ yusuf bookisa.ku kurantahay 120000$ in uu ka dhacay aaneeyi.ama fiat. Waa been bal car halagasoo helo mida kale caydiid bookisa ku qorantahay mushaar bay qaadanayeey reerku inteey xidhaanyeen kuma jirto booka caydiid hadanu book kale shaagayn marka waxaaaylo badan oon sax ahayn baa ka buuxa hadalkiisa
Waxan halkan ka fahmay in SSDF nidaam fiican ay lahayd ayna ahayd Jabhad Somaliyeed oo dad badan oo isku hadaf ahi wada asaaseen, Halka SNM oo ku soo xigtay ay samaysteen Reer keliya(one clan) kuwii ku xigayna sidoo kale.
SSDF laakiin aakhirkii siyaad ayay isku dhiibeen oo woqooyiga ayay xasuuuqeen halkii SNM na wadanka ka xoraynayeen markaa SSDF iyo dhawladii xooga dalka soomaliyaba SNM ayaa cuntay markaa SSDF waxba ha ha ii faanin bilaa hadaf ayay ahaayeen mida kale markii ay diiday inay SNM ku biirto aarsi ayay ku bilaabeen that is the difference hadaad imaqli waydo waan kaa aar sanayaa markaa that is the difference between us my friend
@@MohamedAli-qi4bo Ma faanin midkoodna, laakiin Historicaly sidaadii ayey u qormaysaa. Waana runtaa in ay SSDF is dhiibeen 1984. SNM laftooduna ciddii raaci weydey(reeraha kale) wey colaadiyeen waanay la dagaalameen, taasina waxay ku dheeraysay dagaalkii. Ugu dambeyn aniga oo aan mid koodna ka soo jeedin hayb ahaan, labadaa jabhadood(SSDF & SNM) midkoodna kuma guuleysanin ay dawladdii ridaan, waxana muddo ka yar( less than 2 years) dawladii Afweye afka ciidda u daray USC oo la sameeyey 1989!! Yaab. Waxana muuqatay laba horeba inay ka farsamo fiicnaayen kana awood badnaayeen, kana taageerayaal badnaayeen.
Lion of Africa Siyaad bare Maanta siyaad bare 2nd ayaan u baahanahay dalka kala firirsan isku keena Wixii 1991 ka danbeeyey somalia 🇸🇴 qabiil qabiil ayey u kala baxday Meel kasta calan qabiil, 30 sano oo dawlad la'aan ah Si dawlad loo helo aad ayey u adagtahay, jiilka hada jira iyo kan soo kici markay dhamaadaan, jiil 3xaad oo nadiif markay yimaadaan kuwaasaa dawladnimo u dhaw ✍️✍️✍️💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Caydiid iyo Cabdillahi Yusuf hadii barigaa la toogan lahaa Somalia🇸🇴way badbadi lahayd Uma somaliyed way rogeen 2 daa nin waxay ahayen Gacanta midig ee Ethiopia
Pointga ah xasuuqa gobalada waqooyi waa sax in saraakiil rer PL ubadnaayen lkn aanadu ma ahayn in wax labada jabhadood Ka dhacay EE waxay salka Ku haysay xasuuqii gobolada mudug Io nugaal oo ay ubadnaayen saraakiil rer SL ah oo uu Ka mid ahaaa dhagawayne Io ina kahinka wasiirka hada Ka ah SL.
War ragga aad dhexgalaysi wa ilmo habreed cidda aad rabto waydii cabdulahi asaga yiri caydiid wan jeclaa lakin maba'di ba nakala gaysay ayagaa 30sanno oo noloshodi ka mid ah Isla noola mida kale 2duba hada wa dhinteen ducay ka rabaan cabdulahi Yusuf wax been ah ma sheegin o caydiid in uu xabsiga ku xanuusaday oo xoga Isla hadlay wa la ogyahay
Waad ku mahadsan thy wariye sare ilig iyo prof. Ingiriis Waaa tariikh qiimo badan ilaaahay ha uwada naxariisto dhamaaantood Prof ilaaahay aqoontiisa ha usiyaadiyo hadal yaqaaan aaadan ka daaaleen xigmadiisa
Iligow ninkan ma madheera ayaa laga soo daayey 😅 sidii nin hada xabsigaas laga soo saaray ayuu u eeg yahay 😅 aar shaarub umadeena maaha😅 ninkan taageero u ahaa ax 🙏🙏🙏🙏
Professor Ingiriis taariikho muhiim ah buu sheegay, laakiinse meelo badan buu been ka sheegay ama ka booday ama si marin-haabis ah u sheegay asagoo u eg in labada murxuum mid u buunbuuniyo midna u duro. Taas waa wax hooseeya maadaama labadaas nin murxuum yihiin maanta, taariikhdooduna muhiim u tahay dadka iyo dalkaba! Saabuuntu waa jirtaa oo anaa dhagahayga kaga maqlay Cabdullaahi oo sharaxaya. Cabdullaahi nin been lagu yiqiinay ma ahayn, wax kaleba ha lagu sheegee ! Siduu Colonel Cabdullaahi(AUN) sheegay, markuu General Caydiid(AUN) xanuunsaday oo uu isku buuqay xabsiga dartiis, qoladii xabsiga buu ka codsaday inay qolkiisa la soo dajiyeen. Wuxuu yiri Gen. Caydiid wuxuu bilaabay inuu saabuunta cuno, markaan isku dayey inaan ka qabtana wuxuu igu oran jiray"waar rootigayga ii daa aan kaa cunee...jaajuus la ii soo diray baa tahaye"! Wuxuu kaloo Colonel Cabdullaahi Yuusuf sheegay in General Caydiid(AUN labadaba)baafka dharka ay ku dhaqanjireen madaxa kaga dhufanjiray asagoo hurda, oo uu mararka qaar ka seexanwaayi jiray! Waxaanoo dhan Jaalle Ingiriis wuu qariyay, sababtoo ah warbixinada Colonel Cabdullaahi Yuusuf (AUN) bay ku jirtaa. Waa liidnimo in dad dhintay been laga sheego! Wariye Ilig: adoo aad ugu mahadsan warbixintaan, fadlan wararka ama warbixinada professor Ingiriis ku siiyey dib u xaqiijin ku samee. Waxaan aaminsanahay meelo badan oo ka mida oo aad muhiim u ah buu qalday ama uusan ka runsheegin...inuu u qasday/ula kasay ama aqoon la'aan u geeysay ma garanayo. Fadlan buugga Halgan iyo Hagardaamo ee Colonel Cabdullaahi Yuusuf qoray akhrista, kan General Caydiidna akhrista, wareysiga uu Cabdisalasm Hareeri ka qaaday Colonel Cabdullaahina daawada. Taariikhda jeclow ama nebcow waa muhiim in runta laga sheego oo say tahay loo qiro ama loo sheego! Mahadsanidiin dhammaan akhristayaal!
Hadraawi markuu sifaynayey General Caydiid wuxuu yidhi Geesi soomaaliyeed haduu jiray GENERAL CAYDIID BUU AHAA الله يرحمه
Prof. Maxamed xaaji
Appreciate this history on this time go up younger Prof
Mahadsanid Prof Ingriis
Mahadsanid Wariye ilig iyo MM TV
Halaga faideesto Prof ka
Waa taariiq cajiib ah Runti mahadsanid Prof m.i & m.c.ilig ❤
Taariikho muhiim ah buu sheegay, laakiinse meelo badan buu been ka sheegay ama ka booday asagoo u qasday suu labada murxuum mid u buunbuuniyo midna u duro. Taas waa wax hooseeya maadaama labadaas nin murxuum yihiin maanta, taariikhdooduna muhiim u tahay dadka iyo dalkaba!
Give 2😂😂@@dr.mahmdabshir7760
Professor Mohamed Ingiriis Thanks Wlhi👍
Thank you; Thank you! Good interview. Wax badan baan ka bartay.
Professor ingiriis walahi taariqyahan waaye oo hadalka ku deeqsiinaayo maashalah mr iLife wad Ku mahadsantahay
Taariikho muhiim ah buu sheegay, laakiinse meelo badan buu been ka sheegay ama ka booday asagoo u qasday suu labada murxuum mid u buunbuuniyo midna u duro. Taas waa wax hooseeya maadaama labadaas nin murxuum yihiin maanta, taariikhdooduna muhiim u tahay dadka iyo dalkaba!
@@dr.mahmdabshir7760 beenale adiga ah
@@dr.mahmdabshir7760 ma Daarood baa tahay🤣🤣🤣🤣
Illahay danbi yadooda ha dhaafo oo ha u naxariisto Amiin Amiin Amiin
War nio qof walba wxaa uugeystey waalagu xisabtamaa ceydiid wxii baydhabo u imaadey la arki doonaa mooriyaantaas i.a
Madaxda gaalada oo la og yahay in ay diinta islamka ay wax ka jabiyeen, laga soo bilaabo: Aadan cadde ilaa kan garguurtahan murtadka xasan sheekh oo ay dhinteen qaarkood qaarna ay nool yihiin, kuwa ay bakhtiyeen lama dhihi karo " alle ha naxriisto " , kuwa noolna hadey sidaan ku dhintaan oo hadii aysan ka towbad keenin waxa ay ku jiraan oo gaalnimada ah ayagana lama dhihi karo " alle ha naxriisto " . والله أعلم بالصواب
@@cabdiraxiimcabdirashiid4672 khawaarij baad tahaay ey ey dhalay gaashii ku dhashay was adiga godane baa bakhtiyey iyo kuwa khawaarijta ah 😂😂😂
Geesi haduu jiray Genral Caydiid buu ahaa Allaha unaxariisto
Ma ninki 14ka kaaare ka furtay aya geesi ah
ilaahayyy ha u Naxristo dhamaantood.
Cabdulaahi Yuusuf ilaahy ha u naxariisto Halyey buu ahaa😢
Kuwa kale ma bisado ayay ahaayeen ducada qabyaaladaysan jooji
Ninkaa jeelka markii lagu xidhay xanaaneeyayba duco ayuu midan yee
Daarood buu rabay MJ caasimada keeno lkn BEEDHABO BEE UGA CARAREEN🤣🤣🤣
@@jokerirolly4425siyasad baa ka khaldan yaa madaxtoyada xamar ku soo celiyay siyad ka bacdi gala bakara garan maysid miyaa
Khaayin buu ahaa munaafaqa , somalinimada iyo ilaamnimada ku xadgudbay ,waa ninkii gaalada wadanka keenay.
MM TV...…
It is the best TV for preparing and presenting historical issues
We are very grateful to him for sharing with us many stories that did not exist at the time but now we are like some who were there.
We are also grateful to the person who shared this information with us.
Pro' Mahamed Haji Ingiriis.
Maxaa ku heli lahaa in aad afkaaga hooyo ku qorto.....
Bu i8
Waaaaaaaaaaaaw ❤❤❤ ❤❤❤ waxa ahed taariikh xasuus ah shiib iska dhah 🥰♥
Caydiid gob ayu ahay alle yaraxmah ❤
Mustafe Xaaji Nuur,waxuu ahaa waalidkay,allah haw naxariisto isaga iyo intii dhimatayba.
Amiin.Amiin.Amiin.
Prof Ingiriis aadbad ugu mahadsan tahay tariikhda aad soo bandhigtay.
Aabbahaa buu ahaa miyaa walaal?
Abdullahi Yuusuf Iyo Caydiid Dad Bay Tarkhii U Yhin Wlh😂😂😂😂😂😂
Awoowe xasan cabdi khayre alle haku naxariisto jano fardawsana hakugeeyo
Ugu danbeyn wan helay ayadoo dhmaystirin ilhy hanuxariisto abdullhi yuusuf iyo caydiid ❤😢
Taarikhta uu kaa shegeynayo iyo da'disu is malaha ee ! mise taarikh ururiye weyi ❤
Waa Taariikh Ururiye Wll Wuu Ku Takhasusay
Waa aqoonta walal, waa taariikh yahan labo PhD haysta .
What a great programme sir !! Thank you for your time
Ilig tv gan waa tv international ah barnaamijyo aad iyo aad uxiiso badan ayaad soodaysaan qofba qofka uu kadhisan yahay ayaad waraysataa guuleyso bro
Gen Abdullahi Yusuf Ahmed Yeey Allow kuu Naxariisto
Mihiimado waa inuu nabad inuu reebay aabe c/laahi yuusuf ilaahy haunaxariisto qabrigana hauwaasiciyo ❤
Mahadsanid professor mohamed ingiris😮😮😮
Good Story teller
Professor Ingiriis
Thanks Ilig
Ssdf cumar istarliin oo abgaal ayaa ku xigeen u ahaa 🙏🙏🙏🙏🙏
Hassan Abdi khayre Ilaahay ha naxariisto.
Allah ha unaxariisto dhaamaantood amiin
Waan ilmeeyey walhi barnaamij ka samayn badan maan aragan😢😢
Nagada beenta weyn
Runti ana Wan qiirooday 😢
Ayidoo dowlad noo dhisantey ayey naga dumiyeen hadana faaido maka hayaan waa liidnaan oo cad masaakiintaaan oo hada sbta ay udhamaadeen aan ogyn hh
Caydiid Iyo Cigaal Allah Ha U Naxriisto
QABYALADA DA ABAHA LAJANEYE MUSLIM ODHANA RABI JANADA HAGEYEE
Aamin iyo dhamaan halyeyadi somaaliyeed
@@Degaliah huno muslimka kacaamsan somalida see Aamiin
@@user-fe8gy9mh3n aad iyo aad dhamaan muslimka oo dhan alaha uwada naxaristo inagana geerideena iyo gafkeena alaha makulmiyo l.
@@Degaliah اللهم آمين يارب العالمين ويا أكرم الأكرمين وشكرا لك أخي الكريم
Cabdulhi ilahay ha unaxaristo wuxu AHA nin hero ❤❤❤
Darood Falastiin 😂
Taariikho muhiim ah buu sheegay, laakiinse meelo badan buu been ka sheegay ama ka booday asagoo u qasday suu labada murxuum mid u buunbuuniyo midna u duro. Taas waa wax hooseeya maadaama labadaas nin murxuum yihiin maanta, taariikhdooduna muhiim u tahay dadka iyo dalkaba!
Amiin Amiin Amiin
Aamiin yaraabi
@@abdiali7283 orod gashamo xooreyso isaaq daage😅
I was at Abdullahi Yusuf funeral buugisana Waa akhriyay ilaahay khayr hasiiyo lkn wax badan buu qariyay ❤😅
Qarin waxaa la dhahaa markuu qofku kas u reebto xogta, dabcan boog wax walba oo dhacay laguma qorikaro waa marka inuu qariyey ma ogin, kaliya waxaan dhihi karnaa wuu ka tagay ama muu xusin.
doofaarka cagaar shoow yuusuf condomkii itoobiyaanka + jaajuuskii itoobiyaanka + dalaalkii itoobiyaanka
wacalka beerka dooliga lahaa
Professor Ingiriis Runtii waa dhalinyaro oo mudan kudayasho jiilka yar yar na waxaan leeyahay inta iska daaysaan qabyaalada kafaaiideeysta taariikhda uu aruuriyo.
taariikha Cajiipa Waye xaji ingiirse waa nin Aqoon ku duugantay cilme Badhis badan Sameeya Allahe ha ku sharfo
Gob hadaa maqasha waa majeerteen cabdullahi yuusuf siduu shegayba gabar majeerteen gurigeeda ku qadimeysid wiil iskaba dhaafe waana waxa aay somalida ugu hormarsanyihiin waa dad dun fiican leh allaha barakeeya
Waa tariikh allaha uwada naxarista caydid iyo cabdullahi yuusufba
Nin daarood ah oo reerkiisa amaanay uma xumid fariid kkk
@@cabdalacawilyoohiye3
Daarood waa qaran isaaqna hadaad tihiin dhulkana waa ugu timaadeen oo waa Kaa weyn yahay da ahaan markaa sidaa wax u fahan
Faankiinii xumaa ba meesha taagan tahay miyaa😂😂😂 baryo culus
@@FM-vq4dz
Ok hadaba waxaad tihiin Oromadii Daarood dhulka ugu yimi ee uu Muslimiyay, inkastoo iminka Qaar idinka mid ahi Diintii Ka Baxeen oo Abaarso Khaniisnimo lagu baray si ictiraaf looga dayo taana dhulbahantaa dhooqeeyay
'Labadiinani maad waalan tihiin mise waad fayawdihiin '
Allah ha unaxariisto c/laahi yuusuf axmad halyay buu ahaaa
Xaaji ingris cadi maha walahi Waa iga qosliyay
Cabdi Muxed Amiin. Gurgure Dir ayuu ahaa Deg Gabiley Somaliland ayuu kudhashay oo kasoo jeeday.
Cabdilahi baa saxnaa
Waayo warqada
Codsiga ah in laqo
Waxad ku cadeyneysa inad khalad
Gashey oo cafis codsatid
Tasna khalad weeye
Oo niman loo awood sheegtey
Bey ahaayeen
Wonderful story ❤️. Thanks for sharing with us, brothers 🙏
QEhj
Legend ingiriis mahadanid ilig❤
Alla ha unaxariisto Dhamaantood Manta Waa naga hooseeyan😢😢🤲🤲
Koley aamin lkn waa lala xisaabtami doonaa ceydiid iyo mooriyaantiiba koley aakhiraa war jirta
Abbo abdulahi yuusuf ahmed yey alaha ku naxariisto❤
آمين آمين آمين يارب العالمين
Maxamuud CALI mire Adeerkay buu ahaa Ilaahay hau naxariisto
Kornayl cali mire aun 1969 habeenki inqilaabka taliyaha guud ee qaybta 26 ee hargeysa bu ahaa intaa wixii ka danbeyey xog kama hayo ee maxaa haysa maclumaad ah
tariikh aad ah ba ka dhagaystay shkran
Gen: Ceeydiid wuxuu ahaa geesi dadkiisa iyo dalkiisa Jecel oo ahlu diin ah.
Abdi maxamuud Ammin. Alle ha u naxariisto abwaanka. Hayb ahaan wuxuu ka soo jeeday madigaan. Jibril Abokor ayaa dhalay
habarjeclo goobonimo cidii gobonimo kuma gaadho Tolkey idin jeclnahay❤❤❤
Wareysi xiiso badan ....... gen ceydiid iyo kor abdulahi allow idin naxariiso
That's was great history the story of Somalia during kacaanki and later what happen.
AllaH Ha u Naxriisto Dhamaan
Geesinimo cabdullahi yuusuf 🎉
12:16 waawareey oo ina siyaad odayaashii gobonimada keenay xataa ma xirey😅ilaahoow uwada naxariiso
Qaarbadanoo ninkani kamidyahay naceybka ay beesha majeerten iyo cabdulaahiba uqabaan heer waxay maraysaa ay dhahaan cabdulaahibaa xabashi noo balamiyay bal maanta burundiga iyo xabashida xamar ku ilaalisa ee kadanbaabaysa ma malaaig baa cajiib😂😂
Taarikh cajiiba weeye. M.a
Noosobadi ingiris
taariikhdu waa mudan waa jire marqaati leh, waa barnaamij aad u qiimo badan thanks ilig iyo ingiriis, AHN Aidiid iyo Abdullahi Yusuf, Runtii abdulaahi Yusuf Wuxu ahaa nin hal adayg u dhashay.
War ninka suu wax yeelay saboonta cunay aa 😂😂😂
Ninkani beentiisa waxaa ka mid ah c/ yusuf bookisa.ku kurantahay 120000$ in uu ka dhacay aaneeyi.ama fiat. Waa been bal car halagasoo helo mida kale caydiid bookisa ku qorantahay mushaar bay qaadanayeey reerku inteey xidhaanyeen kuma jirto booka caydiid hadanu book kale shaagayn marka waxaaaylo badan oon sax ahayn baa ka buuxa hadalkiisa
Walal buuga bu ku qoray abdullahi in lcg dhowr boqol oo kun ah inu diyaariyey si afgambiga loogu xoojiyo
Alle ha u naxariisto inta dhimatay
Cabdulaahi mar la arag soomaalida soo martay buu ahaa
Waxaas dhan waxaa igaa ficaan in isaaq majertenia dhahan parlamentet yuruub
Iga xuusan
Mj noolada❤
Qabyaaladi ku qaaday kumasoceliso
Mj caqliga somalida
Allah ha u naxariistee odeyga faan reerkii buu u yahee ka fuqa
Abdulaahi iyo Caydiid waxa ay ahaayen rag culus runtii. Rafaad badana isla soo maray, taariikhdana waa waxa ku ogaan kartid waxa hada socda.
Waxan halkan ka fahmay in SSDF nidaam fiican ay lahayd ayna ahayd Jabhad Somaliyeed oo dad badan oo isku hadaf ahi wada asaaseen, Halka SNM oo ku soo xigtay ay samaysteen Reer keliya(one clan) kuwii ku xigayna sidoo kale.
Lkn SSDF markii danbe waxay noqotay reer kaliya
@@ipraahimzamriyeyare8641 Haa waa run, laakiin aasaaskiii baan ka hadlayey. SNM laakiin from beginning to the end had same clan leadership ....
SSDF laakiin aakhirkii siyaad ayay isku dhiibeen oo woqooyiga ayay xasuuuqeen halkii SNM na wadanka ka xoraynayeen markaa SSDF iyo dhawladii xooga dalka soomaliyaba SNM ayaa cuntay markaa SSDF waxba ha ha ii faanin bilaa hadaf ayay ahaayeen mida kale markii ay diiday inay SNM ku biirto aarsi ayay ku bilaabeen that is the difference hadaad imaqli waydo waan kaa aar sanayaa markaa that is the difference between us my friend
@@MohamedAli-qi4bo Ma faanin midkoodna, laakiin Historicaly sidaadii ayey u qormaysaa. Waana runtaa in ay SSDF is dhiibeen 1984. SNM laftooduna ciddii raaci weydey(reeraha kale) wey colaadiyeen waanay la dagaalameen, taasina waxay ku dheeraysay dagaalkii.
Ugu dambeyn aniga oo aan mid koodna ka soo jeedin hayb ahaan, labadaa jabhadood(SSDF & SNM) midkoodna kuma guuleysanin ay dawladdii ridaan, waxana muddo ka yar( less than 2 years) dawladii Afweye afka ciidda u daray USC oo la sameeyey 1989!! Yaab.
Waxana muuqatay laba horeba inay ka farsamo fiicnaayen kana awood badnaayeen, kana taageerayaal badnaayeen.
Was Taaikh and u qiimo badan Allaha u naxariisto.
Lion of Africa Siyaad bare
Maanta siyaad bare 2nd ayaan u baahanahay dalka kala firirsan isku keena
Wixii 1991 ka danbeeyey somalia 🇸🇴 qabiil qabiil ayey u kala baxday Meel kasta calan qabiil, 30 sano oo dawlad la'aan ah
Si dawlad loo helo aad ayey u adagtahay, jiilka hada jira iyo kan soo kici markay dhamaadaan, jiil 3xaad oo nadiif markay yimaadaan kuwaasaa dawladnimo u dhaw ✍️✍️✍️💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Prof Abu Ingiriis Macalin London Colege of Economie jogaa.Tariikh cajiiba
Habsiyada soomaliland ma waligeed ayaa dadka lagu xiri jiray oo liinta lagu cabsiin jiray?
46:25😂😂😅😅😅cabdillahi yusuf 😂caydiid waa waalna saabuunta ayuuna cunayay 😅😅cabdillahi yusuf nin dhintay ayuu waxkashegaya 😅
Waxay Somali dhahdaa nin wax ciilay geesi baa lacaayaa fuleeynimadiisa uu noosheegat
Xanuunka ceeb iyo cay baad u aragtaan somali hadaa tihiin hadu yara washay ma ceeba dhibka lo geestaa keenaya xanuunkee
Xasan Cabdi Khayre ilaahay ha u naxariisto wasiirkii hore ee wasaarada Boostada iyo isgaadhsiinta Somaliland.
Caydiid iyo Cabdillahi Yusuf hadii barigaa la toogan lahaa Somalia🇸🇴way badbadi lahayd Uma somaliyed way rogeen 2 daa nin waxay ahayen Gacanta midig ee Ethiopia
Taarikh cajiiba oo waxbadan lagala soo baxayo salaan saree prof ingiris , hambalyo saxafi moxaled ilig mahadsanid
waaw m.a interview aan jeclysty buu ahaa wlhi xlqad kle mleeyhy 💯
Waa taariikhyahan profesorku
Tariikhi waa hawiye isaaq iyo majerteen
Pointga ah xasuuqa gobalada waqooyi waa sax in saraakiil rer PL ubadnaayen lkn aanadu ma ahayn in wax labada jabhadood Ka dhacay EE waxay salka Ku haysay xasuuqii gobolada mudug Io nugaal oo ay ubadnaayen saraakiil rer SL ah oo uu Ka mid ahaaa dhagawayne Io ina kahinka wasiirka hada Ka ah SL.
Caayda Cllahi Yusuf uu caayey Caaydiid markii uu dhintay kadib' waxa aay kurusaaysa in uu fulay ahaa'waayo hadii uu nin yahay muxuu u sheegi waayey intuu noola ' tankale waxa aay kutusinaaysa cuqdad iyo nacaayb waana wax daaroodka lagu yaqaan.
Inaad shakhsi kaliya aad darood oodhan u caydid waa kuu ayaan daro
War ragga aad dhexgalaysi wa ilmo habreed cidda aad rabto waydii cabdulahi asaga yiri caydiid wan jeclaa lakin maba'di ba nakala gaysay ayagaa 30sanno oo noloshodi ka mid ah Isla noola mida kale 2duba hada wa dhinteen ducay ka rabaan cabdulahi Yusuf wax been ah ma sheegin o caydiid in uu xabsiga ku xanuusaday oo xoga Isla hadlay wa la ogyahay
Waad ku mahadsan thy wariye sare ilig iyo prof. Ingiriis
Waaa tariikh qiimo badan ilaaahay ha uwada naxariisto dhamaaantood
Prof ilaaahay aqoontiisa ha usiyaadiyo hadal yaqaaan aaadan ka daaaleen xigmadiisa
Engiriis beenta aan ku haysto
Waa caydiid baa lacag ku caawiye
Taasina sal iyo raaad maleh.
Jaale waa af soomali, wana saaxiib, xaj! Xanuun,
Wlhi ilig waa warye aan jecelahay istidhikisteesa waa wiil bila gibir ah isago agaasima ah xatana dhulka laska fadhiyaa
Qof rer magalka ahi kibir micno uma sameyo mrka wa xadarinimada
Wa godoomiye iskle tv
😂 caydiid iyo cabdillaahi yuusuf 😅somalia way baabiyen, wax la sheego ugamay tagin.
Waa runtaa iyo kuwa badan ayaa lamid e naf badan laayeen balse ayagana ma badbaadin maanta hh
Walee professor ku caadi ma ahan, Mr ingriis
Hawiye Waa umad halyaygoodii moriyaaan lagu sheegayo 😂
😂
Kaaga kaaaraan
Terrorisme
Caydiidna jeneraal baa la leeyahay Cabdullaahi-na Madaxweyne waa loo quuri la'yahay. Cajiib
Mmtv meesha uu sii marayo ayy cadaynaysaa
Cabdillaahi Yusuf wa ninkii xabashida wadanka so galiyay isaga oo madaxwayne ah
@@nuurnuuraan8624 caydiidna waa ninkii isagoo jeneral ah xabashi u galay oo jabhad itoobiya dabada ka riixayso soo hogaamiyay, dalkana burburiyay, hadana awoodi waayay inuu dawlad dhiso.
Inuu dawlad dhiso iska daayee malayshiyadiisii dadkii muqdisho ku noolaa inta Qabiil u kala saareen bay Kumanaan qof qabiilkooda dartood u dileen.
Isaguna isagoo Qabiil hogaaminaya buu hadba magaalo ku duulayay si qabyaaladaysan, Aakhirkiina 1995 isaga oo dagaal qabiileed ku jira buu dhintay wax aduun iyo aakhiro uu faaiidayna aysan jirin.
Marka hore labadaa nin in la isbarbar dhigo waa khalad marka xigtana haday.
Marka xigtana haday Cabdullaahi yuusuf xoogaa daawasho ah iyo inay ku xoqdaan magaciisa ka dhex raadinayaan taytalkiisa ha u ogolaadaan inta cuqdada meel iska dhigaan.
@@nuurnuuraan8624 xabashi hada wey joogan futadaadna u leeftaan. Qabyaladiiste waaxid. Gabraa xasan baraf utalin jirey. Oo farta ugu yeeri jirey.
❤I like mmtv
Xasan cabdi khayre waa wasiirka kaluumaysiga iyo khayradka badda ee xukuumada Somaliland wakhtigii riyaale.
Afkaaaga caano lagu qabeee abwaan ❤❤❤❤❤
Guul iyo Gobinimo SSC 🐎 🇸🇴 🦁
Qeybta 2aad waan suggi la'nahay fadlan inoo dhameystira
Hh hrta xamar dadkii lahaa aawey dadkaan oo orad kusoo galey magaalasa hadana kuleey anigaa iska le waa yaab
Umadi waxay umad ku tahay waa taariikh ay leedahay tii baad wadaa Maxamed Ilig iyo MMtv Salaan sare
Baraka Allah Tabaaraka Allah
Iligow ninkan ma madheera ayaa laga soo daayey 😅 sidii nin hada xabsigaas laga soo saaray ayuu u eeg yahay 😅 aar shaarub umadeena maaha😅 ninkan taageero u ahaa ax 🙏🙏🙏🙏
AHN Xasan Abdi kheyr waxaan bartey 2000. Nin qaaliyuu ahaa. Xukumaddii Daahir Rayaale waxu noqdey Wasiirka Boosta iyo is Gaadhsiin. Marna muu noqon taliyaha Asluubta Somaliland. Taariikhdda iska saxa
The funny part is sabunta ayuu cuni jiraya 😂
Professor Ingiriis taariikho muhiim ah buu sheegay, laakiinse meelo badan buu been ka sheegay ama ka booday ama si marin-haabis ah u sheegay asagoo u eg in labada murxuum mid u buunbuuniyo midna u duro. Taas waa wax hooseeya maadaama labadaas nin murxuum yihiin maanta, taariikhdooduna muhiim u tahay dadka iyo dalkaba!
Saabuuntu waa jirtaa oo anaa dhagahayga kaga maqlay Cabdullaahi oo sharaxaya. Cabdullaahi nin been lagu yiqiinay ma ahayn, wax kaleba ha lagu sheegee ! Siduu Colonel Cabdullaahi(AUN) sheegay, markuu General Caydiid(AUN) xanuunsaday oo uu isku buuqay xabsiga dartiis, qoladii xabsiga buu ka codsaday inay qolkiisa la soo dajiyeen. Wuxuu yiri Gen. Caydiid wuxuu bilaabay inuu saabuunta cuno, markaan isku dayey inaan ka qabtana wuxuu igu oran jiray"waar rootigayga ii daa aan kaa cunee...jaajuus la ii soo diray baa tahaye"! Wuxuu kaloo Colonel Cabdullaahi Yuusuf sheegay in General Caydiid(AUN labadaba)baafka dharka ay ku dhaqanjireen madaxa kaga dhufanjiray asagoo hurda, oo uu mararka qaar ka seexanwaayi jiray! Waxaanoo dhan Jaalle Ingiriis wuu qariyay, sababtoo ah warbixinada Colonel Cabdullaahi Yuusuf (AUN) bay ku jirtaa. Waa liidnimo in dad dhintay been laga sheego!
Wariye Ilig: adoo aad ugu mahadsan warbixintaan, fadlan wararka ama warbixinada professor Ingiriis ku siiyey dib u xaqiijin ku samee. Waxaan aaminsanahay meelo badan oo ka mida oo aad muhiim u ah buu qalday ama uusan ka runsheegin...inuu u qasday/ula kasay ama aqoon la'aan u geeysay ma garanayo.
Fadlan buugga Halgan iyo Hagardaamo ee Colonel Cabdullaahi Yuusuf qoray akhrista, kan General Caydiidna akhrista, wareysiga uu Cabdisalasm Hareeri ka qaaday Colonel Cabdullaahina daawada. Taariikhda jeclow ama nebcow waa muhiim in runta laga sheego oo say tahay loo qiro ama loo sheego!
Mahadsanidiin dhammaan akhristayaal!
Walaal tariikhdan somalidii hore soo badi kuwaas ubaahnahay ninkaana waa taarikh yahan walahi
Mm tv waa tv casriya run tii waan u bogay
It's a good chanel mm tv
Ilig wax barasho badan baad u baahantahay Mr. Ingris wax ka baro
Prof ingriis Warkiisu Waa Akiid
Ee inyar unbaan kudari
Raaso Hotel xita dhismaha Jaarsale
Oo Wakhtigaa Siisay Ragii soomaliyed
Dadku hada wa isa soo gaaray, laakiin majerten marbuu majeerteen ahaa.
mayeee marbuu futada kala haynjiray
@@abdallawiilkriyada futa hada sheegtay lagu garay ciddaa tahay.😳