Qaabka Lagu ogaado ninka ku jecel Dhinaca Talefonka Qoraalka Wada sheekay Siga

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Qaabka Lagu ogaado ninka ku jecel Dhinaca Talefonka Qoraalka Wada sheekay Siga

Комментарии • 165

  • @ubahisse5337
    @ubahisse5337 4 года назад +16

    Wllhi sheekh aniga ninkeyga aya sidas ii ah anigana waa jaclahy ninkeyga oo kale somali lagama helo wllhi ilahey ha udeysto wuu ijacelyahy anigana waa jaclahy ninkeyga masha Allah

    • @mushtaaq2088
      @mushtaaq2088 Год назад +1

      Hhhhh

    • @Farhia2
      @Farhia2 11 месяцев назад

      @@mushtaaq2088haye warka isi 😂😂

  • @MohamedHassan-zr9ln
    @MohamedHassan-zr9ln 5 лет назад +39

    Walalaheyga qaaliga ah isoo duceeya in uu allh muraadkeyga ii sahlo allh nuradkina sahlo🤲🤲

  • @maankadeeqa2486
    @maankadeeqa2486 4 года назад +8

    Shiikhooow wiiil Aan la sheekeestaa qoraal wicitaan wax. Walbo qalbigeeyga kujira oo an jeclahay oo iga sheekeya mustaqbalka dam ah waxu iila muuqda Nin mustaqbal dheer iga leh hadana Waan shakiya ma aamini mar walbo oo i sheekeya wuu i qanciya qoral wicitaan wax walbo wuu. Ii sheega

  • @fartunabdi3812
    @fartunabdi3812 3 года назад +2

    Mansh allaah shikh allaah ha ku xafido wa mahdsantahay allaah baamahadle igu irsaaqy nin wa naagsan allaah kacsad reerkiis ufiicn umad uwanaagsan allaah hay xafido aduun iyo akhirob wa jeclahay wayo wu igakeensaday jacal ❤❤❤💓💓💖💖💖

  • @lovestories3107
    @lovestories3107 4 года назад +19

    Yaa garowe ka daawanaya like

    • @kowsarowkonbe2306
      @kowsarowkonbe2306 4 года назад +1

      Gorowe waa uxiisey my home
      From Germny ka dawan.

  • @sacdiasiman3621
    @sacdiasiman3621 4 года назад +3

    Masha Allah wn haysta nin ijecel oo iga Fakira illahy haydaayo calafna ha iigu daro jazakallah sheekh

  • @drzamzamsuldandiriye2819
    @drzamzamsuldandiriye2819 5 лет назад +5

    Manshaa Allah Sax walahii 💯 1farii ah hadaan uu diroo 50farii ah buu isoodiraa Manshaa Allaah jeceylkaa dhabtaa ah wakaa 💘
    Sheikh jazkaa Allah kheyr

  • @sumayasiman1458
    @sumayasiman1458 4 года назад +5

    Masha allh jazkalahu kheer shiikh c/laahi faruq allow kuxafid meelkastey adjogto

  • @abdigeeljirehabarbakhtiday4507
    @abdigeeljirehabarbakhtiday4507 5 лет назад +27

    Sheekhoow
    inoo soobadi
    Aniga xagaas ayaan iska naqaanaye xaga moobilka

  • @ugbaadclaahi3190
    @ugbaadclaahi3190 4 года назад +22

    Hhhhhhhhhhhhhhhh wlhi sheekhoy waad iga qoslisay. Warkiiba waxaad kusoo gunaanaday markaa fursad sii mataqaanid khayrku halkuu kujiree. 😁
    Beeen maahan wlhi Waa mutafaq warkaagu alle hakaa abaaliyo. Adoo kalena ragga haku badiyo. Aaamiin.

  • @umumucaad5913
    @umumucaad5913 5 лет назад +10

    Mashaa Allah shiiq faruuq caadi matihid aniga dumar ayan ahay ninkeyga ayan jeclahay asiga wax yar ayuu ii soqoraa lakin aniga wax badan ayaan u qoraa qoraal dheer wax walba oo yar yarne waan uga shekeya lakin ma ogi sabata aan uga gaab san lahay asigaba wax nolashiisa ku saabsan ima sheeko oo af kisa u xiran Ilaheey waxaan ka baryey jaceelka aan aniga u qabo in uu asiga ku wareejiyo alle aya qalbiyadeyna gacanta ku hayo markasuu dareemi lahaay xanunka jaceeylka aniga shalay maan aqoon asiga isoraad saday jacel iku abuuray ilmo iga dhalay hadane is badalay oo ewalba qayaano ayey ka aheed lakin aniga dacad baan u jecladay

    • @hawamaxamed2544
      @hawamaxamed2544 5 лет назад +4

      Wallo alla qalbiga ha kuu qaboojiyo asna xaqa alla ha tuso aamiin yaa rabi😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @naimamahamed6573
      @naimamahamed6573 4 года назад

      abayo aduunka baa isdaa ah ee adiga haku mashqulin asiga baa oganayo waxuu yahay alle qalbikiisa haku so jediyo wll ee adiga dan haku lahan

    • @pharthuzdiamond8870
      @pharthuzdiamond8870 4 года назад +1

      Wlshy Ilahy baankuuso baryaynaa Alle hakuusoo jeediyo wlhi markaan arimahan oo kale arko ayaan guurka iyo mustaqbalka danbe kasii baqaa😢🤲🤲

    • @user-cl5jd2hq6z
      @user-cl5jd2hq6z 4 года назад +5

      Umu mucaad wllshey laaxawla walaaquwata ilaa billaah ku celceli iyo salliga nabiga iyo istaaqfurullaah jaanis u samayso intaas adiga yaabi jacaylkaaga isogoo ilaahay kuuso jeediyey arki intaad u qabto inkabadana wuu asiibi isna farxadna waydin wada heli inshaa allaah intaa aan ku sheegay midkasta kun jeer iyo kabadan maalin walba dhe anigay tani isoo martay gacalo

    • @munamo7239
      @munamo7239 4 года назад

      @@user-cl5jd2hq6z ManshaAllah wll

  • @khadijagulied879
    @khadijagulied879 5 лет назад +3

    Mansha Allah jazakallahu kharan sheekha Alle Ha Ku barakeyo aduuna Iyo akhiro sida nogu faidenayso Alle Ha Ku xifdiyo

  • @queenarwelo9846
    @queenarwelo9846 4 года назад +5

    Really he loved me ahmett ali mohamett hdad message argto wankuh jeclahy alx i got true love this century😢❤

    • @mahadegal5169
      @mahadegal5169 4 года назад

      ruclips.net/video/4iPJBjTHEUs/видео.html

  • @zamzamqaligabersamir2528
    @zamzamqaligabersamir2528 3 года назад

    Mashallh sheikh ale hakubrakeyo adiyo sxbtaba ii iso duceya wlalahy somaliyed murad ayaan leyahy inu ilahy isahlo wn rabo ilahyna irumeyo

  • @najmiinaabdi5259
    @najmiinaabdi5259 4 года назад +2

    Sheikh wilka aan hada isjeceyl nahay ayaad ba ka hadlosa m Allah illahey haiixafide 🤗❤💑❤

  • @abdifatahhassanomar2706
    @abdifatahhassanomar2706 4 месяца назад

    Ilahayow waad aragtaa Adiga oo Sida iyo si ka wanagsan ula dhaqmayaa ayaa hadan lagu leeyahay Waan ku daneysanayaa ama lagu arkaa inaad Doqon tahay

  • @shamsa_ahmed.
    @shamsa_ahmed. 5 лет назад +4

    Jizakalluhu kheiran ya sheikh❤👍

  • @mssprettyomar2626
    @mssprettyomar2626 5 лет назад +16

    Niyddyda miyaad ku jirty wllhi ayamhan ayaan ku wreersnaa jazaaka allah

  • @abdigeeljirehabarbakhtiday4507
    @abdigeeljirehabarbakhtiday4507 5 лет назад +9

    Sheekhoow tii raggana waa lagaa rabaa. Casharka xiga kasoo dhig

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf 4 года назад +4

    Anigu qof walba daqiiqaduu isodiraaaaa ujwabaaaaa 😀😀jacaylna igama aha waaa iga dabecad marka Waxasu jacayl maha

    • @cgf383
      @cgf383 4 года назад +1

      Awalba qruf bad ahyd

    • @janankaafrica6453
      @janankaafrica6453 4 года назад +1

      Sax usheeg isku dabecad nahay edo

  • @itaqilaahiimaan4533
    @itaqilaahiimaan4533 5 лет назад +32

    Sheekh fariimaha badan jacayl keliya ma muujiyaan waxay noqon kartaa xiise hinaas camal la aan iwm jacaylka iyo qofka wanaagiisa iyo xumaantiisa waxaa laga warami karaa only marka 4ta metre la iskula keiiyaysto masuuliyaduna balaadhato !

  • @samiyaomer5644
    @samiyaomer5644 4 года назад +3

    Sheekhow inta lays xiisaynayo ayunba lays wareeriya oo fariimaha laysku badiyaa lnk jaylka dhabti wa iska warhayn ..

  • @hananmohamud6796
    @hananmohamud6796 5 лет назад +3

    Masha Allah shiekh allow kuda adi iyo rerkaga

  • @nimcoayaan3629
    @nimcoayaan3629 5 лет назад

    Maansha allah shiikh aadbaa noo dhiri galisa waad noo faa iidaysa inbadan sida nagu hurtay wakhtigag rabbi hagagu badalo danbi dhaaf

  • @shadoumiapdo556
    @shadoumiapdo556 4 года назад +2

    Fursadaa ani in ay iga si goganayso u malynayaa 😪😪 cil badana marka qof u so jilcaysid ka foganayo

  • @rasmiiabtidoon6808
    @rasmiiabtidoon6808 4 года назад +2

    Wan kala maqanahay subaxdiina
    imaa soo wacoo duhuurkii ama
    afaar sac buu isoo wacaa 1 farin
    hadan u diro islaa sidii lee 1farin
    buu isoo dirayaa 2 farin hadan u
    diro 2lee isoo dirayaa waxanba is
    dhahaa adi miyuu ku xisabinayaa🤣🤣😂😂😂

    • @maaidakhaatumo1407
      @maaidakhaatumo1407 4 года назад +1

      Rasmii Abtidoon 🤣🤣🤣🤣🤣
      Xisaabta badal noh 3 sadex kadhig 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @rasmiiabtidoon6808
      @rasmiiabtidoon6808 4 года назад

      Maaida Khaatumo wlhi sidaas weyee waa inan badalo😂😂😂

    • @haawahussein1461
      @haawahussein1461 4 года назад

      Rasmi Abtidoon 🤣🤣🤣🤣 abaayo 5 uga dhiga hhh

    • @janankaafrica6453
      @janankaafrica6453 4 года назад

      Hhhhhhhh nagaha dhib baa hayista😂

    • @haniabdulahi6225
      @haniabdulahi6225 2 года назад

      🤣🤣🤣

  • @fadumoabdikarin4758
    @fadumoabdikarin4758 Год назад

    Shiikh waa runtaa wllhy waxan soo xasuus tay sxpkayga intaa dhahaysay wuu yhay aniga inuu san ijeclayn baan uqabayba maskiinka waa mahad san tahy

  • @safiyoxuseen6954
    @safiyoxuseen6954 4 года назад +2

    Maasha Allah

  • @amaansaeed8819
    @amaansaeed8819 5 лет назад +5

    Shiiqa maalmahaan dhanka jaceelkoo ubatay ducooyinkii away shiiqoow

  • @quenayannaqurux400
    @quenayannaqurux400 4 года назад +3

    Wlhi
    Nimanka dhan saas ayanku arkaa
    Waliba marka wax uqoro
    Durba beey iisoo jawaban
    Marka miyey iwada jecel yihiin

  • @saynabibraahim8215
    @saynabibraahim8215 4 года назад

    masha allah wa haysta nin I jecel ilhay ha I xifdiyo inbadan

  • @sundusindho2557
    @sundusindho2557 4 года назад +2

    Waarun wlhy caawa laga bilaabo jaclkaygu waaa eris😂😂😂😂😂😂

  • @Abdullahifiigaay
    @Abdullahifiigaay 5 лет назад +4

    Sheikh Jazaakallah
    Waxaa codsaneyna inaa noo sheegto
    Sida naagta lagu ogaan karo
    Inay ku Jaceshahay iyo inkale. Shukran

    • @farnahirsi4193
      @farnahirsi4193 5 лет назад

      Hhhh anaa kushegaya wllo telkaga iso dir

    • @zahramuqtaar3299
      @zahramuqtaar3299 2 года назад

      😂😂hadee kujaceshahy gabdha lacag kumaweedineeso

  • @ubahkayse2711
    @ubahkayse2711 4 года назад +1

    Mnsha Allah jaskalha

  • @chanel143hussein9
    @chanel143hussein9 5 лет назад +2

    Sheqa sanadkan jecelka waa bac ka sii

  • @ncbtayosan9973
    @ncbtayosan9973 4 года назад

    Jasakalaahukheyr shiikh waa runtaa meeluu kheyrkuku jiro lama ooga

  • @nastehonasti9572
    @nastehonasti9572 4 года назад +4

    Waxad noo shegta sida loo garto qofka aad iskoolka isla dhigatin in u ku jeclayahay

  • @iqroahmedmaalin4034
    @iqroahmedmaalin4034 5 лет назад +1

    Jazakallaah sheikh

  • @sucaadomar6108
    @sucaadomar6108 4 года назад +1

    Masha allah jasakallaah xafidullaaah

  • @aaminomohamed8037
    @aaminomohamed8037 4 года назад +1

    Shikhow vedow kasto oo kaaga ah mrkn argo midkaloo kasiidaran ban arkaaa kkk wixii mskx nin loogutalagaly baad hesataa hhh

  • @faliscali2756
    @faliscali2756 3 года назад

    allh ku xafido shikhena barakeysan

  • @nasracabdi1553
    @nasracabdi1553 4 года назад +4

    Kaasa Mahey allow keen mida kheer qaba

  • @Hodan20
    @Hodan20 5 лет назад +4

    MashaAllah ❤️❤️

  • @nasroyahye8121
    @nasroyahye8121 4 года назад +2

    wooow

  • @kowasariinaabdiqadir578
    @kowasariinaabdiqadir578 3 года назад

    Zorry ani aya massege badan udiro isagane oky lee ayu igu dhibay

  • @shcabdiraxmaan8574
    @shcabdiraxmaan8574 5 лет назад +1

    Sheekh xageen kagala soo xidhiidha

  • @successadam8701
    @successadam8701 5 лет назад +7

    Kkk midsas ah ayaan buriyey wayoo waxanba iskadhadhiciyey inuu warjecelyahay. Xitaa waxan iri mawaxad ila socotaa inaad nolosheda uun kumashquusho war shaqoyeelo walal.

    • @user-wt3uq1iw7f
      @user-wt3uq1iw7f 5 лет назад

      😢😢😢😢😢
      Xaax wlh ilaahay
      ha idin soo hadeeyo

    • @farnahirsi4193
      @farnahirsi4193 5 лет назад +1

      Hhhh abayo meel ayad 7gaga dhacdaye sooceli ninka

    • @user-wt3uq1iw7f
      @user-wt3uq1iw7f 5 лет назад

      @@farnahirsi4193
      kwrn heee

    • @farnahirsi4193
      @farnahirsi4193 5 лет назад

      Waa ina lasocesha inanka

    • @user-wt3uq1iw7f
      @user-wt3uq1iw7f 5 лет назад

      @@farnahirsi4193 warkaa ku dhan inkastoo qof la racdeeye soo celizkiisa adagyahay

  • @nimcoadem6836
    @nimcoadem6836 4 года назад

    sheikh ilahay haku barakeyo

  • @fatimaikram7160
    @fatimaikram7160 3 года назад +1

    Lkn sheekhow markad qoraal udirto hadusan qoral kugu so jawbin balse wu ku so waco oo u jeclyahay inu callka ku hadlo OO uu qoralka necbyahay maxa lagu tilmaami karaa waa su'aal aan ani badan isweydiyo lknse wu isheega meeshu adayo iyo meeshu jogo

  • @bushromaxamuud1657
    @bushromaxamuud1657 4 года назад

    Wa heystaa nin I jecel waliba alle Dartiis allh I deysto

  • @kowsarkowsar7238
    @kowsarkowsar7238 5 лет назад +2

    telfonkaga baan rabaa

  • @anisaali1526
    @anisaali1526 4 года назад

    Jazakalahu kheyr shikh

  • @khadiijasaciid1485
    @khadiijasaciid1485 2 года назад

    Hhh weligeyba ma arkin qof sidas ah

  • @safiyoyuusufsafiyoyuusuf8905
    @safiyoyuusufsafiyoyuusuf8905 4 года назад +1

    Wa iska lumiyay ninka 😭

  • @munajaamac4175
    @munajaamac4175 4 года назад +1

    Sheekhaw nin ka markuu kuguur sado aad kala ma qan tihiin is fahan waagii waa batay

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 4 года назад

    Waa xaqiiq arrimahani sheekhow

  • @nimcomohammedjimale8531
    @nimcomohammedjimale8531 4 года назад +2

    Asc sheikh.
    Ana u qora Message dheeer.
    Wlhi isna hal sadar bu igu soo jwba.
    Shakigaaa u igu jiray sheikh runti.
    Lkn next 48 hours
    Red light🚥ka iska eeg oran.
    Wlhi inta jeer aan ka yaabay tiro ma leh.
    Marmar xita 6 xaraf bu igu soo jawaba.
    Inta u qoray 8 sadar.☹

    • @quruxsanmohamed5197
      @quruxsanmohamed5197 3 года назад +1

      Xbbt kula mid an ahay aniguba san yeelo maqan alle khayrka haku waafjiyo

    • @nimcomohammedjimale8531
      @nimcomohammedjimale8531 3 года назад

      @@quruxsanmohamed5197
      😂😂😂😂😂😂😂😂
      Aamiin abaayo.
      Lkn marka runta u sheegto.
      Waxne kuma gaarayan.
      Ee adna deg deg hauga jwbn.
      Runti adba saasa tahay dheh.
      Oo tus inay kun qaar ficn yihin oo aad kaleexan karto.
      Maba u jwbo runti wan jeclay ina qofka xanuun tuso.

    • @quruxsanmohamed5197
      @quruxsanmohamed5197 3 года назад +1

      @@nimcomohammedjimale8531 insha alh xbbt waba la yabanhy marki hore ma aniga ku iri i wareeri haderna wa la is badalya yaab

    • @nimcomohammedjimale8531
      @nimcomohammedjimale8531 3 года назад

      @@quruxsanmohamed5197
      Miyu kusoo raadiyey hadeer?😃

  • @najmanoor7253
    @najmanoor7253 4 года назад +1

    Manshaaaaallh sh kheyr allahakusiiyo

  • @hayttindho8808
    @hayttindho8808 4 года назад

    Shekhow jcyl suu iigali karaaa wiilal bdn sidhap ah iijeclaadeen hal jcyl aan uqaaday mjirto 😰😰😰😰😰

  • @nafisonafisoadn660
    @nafisonafisoadn660 5 лет назад +1

    Masha allah

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 4 года назад +3

    💚بسم الله الرحمن الرحيم

    🌙 *Waxaana Bilaabanayo *BERI* *Saddexdii Maalmood*
    *ee Ay aaamu Beydha Ka**ee* *La Soomi jiray Bil Waliba oo Islamka ah*
    *kamid Naqo Dadka Nooleenayo Sunadii Nabiga c.s.w*
    🌙 *Pls Don't Forget*
    👇👇👇
    *Hadaba Walaalaha Xusuusi Waxaa Jira Dad Badan oo Jecel* *Khyrka*👇🏿👇🏿👇🏿
    👉📋 *Inshallah*

    👉🌙 *13 .🌙 .14. .🌙.15*
    *Beri *Wednesday ,Thursday & Friday*
    🌘 *08 / 01/ 2020*
    🌒 *09 / 01/ 2020*
    🌒 *10/ 01 / 2020*
    *Allaa Drtis ka Faideysi Wacn*
    *Wllfilh 👉🏼 IXasuusi aan ku Xasusiisay Alllaa Drtis) Baarakallaahu fikum*
    ruclips.net/video/37k7X-MR9J4/видео.html

  • @axlaanali2234
    @axlaanali2234 4 года назад +1

    M.a

  • @axlaamhazzan9681
    @axlaamhazzan9681 5 лет назад

    allhu akbar shukran shekhanaa

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 лет назад

    True you said sheikh

  • @shukriamoha3293
    @shukriamoha3293 4 года назад +1

    Shukarna

  • @laylayacquub4416
    @laylayacquub4416 4 года назад

    Masha Allah shikhow Allah haku xafito

  • @cabdilahirdccfjok1165
    @cabdilahirdccfjok1165 5 лет назад

    Asc shiiqoow lambarkaaga ii soo qore arin ayan kaala tashan lahaay

  • @zuuzuumahad3118
    @zuuzuumahad3118 5 лет назад

    Ilaahay qaddartii suaalahaas waaba dhibsadaa

  • @princekh1261
    @princekh1261 5 лет назад +2

    Wayo aasaga ma oo ga qal biiga

  • @user-zs6fj4or8j
    @user-zs6fj4or8j 4 года назад

    Haduu yahey qof mashquulkiisa badan

  • @drsfaadumoomar7991
    @drsfaadumoomar7991 4 года назад

    Jasaakalh kheyr

  • @nasteexocmahadcismaan8227
    @nasteexocmahadcismaan8227 3 года назад

    Left ban kaqadanaya bananka waye 😂🤣

  • @sagalsaidhirsi9072
    @sagalsaidhirsi9072 3 года назад

    horey usoco wala socda muqaladada

  • @lovebabe8240
    @lovebabe8240 5 лет назад +1

    hadaalka dhadheer mahubta shiiqow hahah

  • @ayancumarayancumar5388
    @ayancumarayancumar5388 5 лет назад

    Lambarkada ayaan raba shiq

  • @ducaysan5262
    @ducaysan5262 4 года назад

    Sheekh buufis haygu abuurin🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nimcoadem6836
    @nimcoadem6836 4 года назад

    masha allh

  • @ilwaadaragwanaag8102
    @ilwaadaragwanaag8102 5 лет назад

    Adiga wax kale o dadka afacaya inad u sheegto ma garanwayday wacdi cadiya noo na afca noso gali warkaga shukamis moye waxkelba malehe sheekh

    • @hikamabdi7365
      @hikamabdi7365 4 года назад

      Ceeb negative idea iska daa
      Xadith iyo waxwalba wuka hadla shekhu edap yelo

  • @khanh6144
    @khanh6144 4 года назад

    shikh allh hako dhayo masha allhah

  • @halimahassan8538
    @halimahassan8538 4 года назад

    Sheqow Masha allah

  • @Nuurkeyhaji
    @Nuurkeyhaji 5 лет назад +8

    Matahay arday jecel luqada turkiga nasoobooqo mhdsnd

  • @suhuurahmedchannel8316
    @suhuurahmedchannel8316 5 лет назад +1

    AlxmdulilaaaH nin intaaasba le baanu wada soconaaa ilahay calaf haygu daro aaamin😘😘😘😘

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse6008 5 лет назад

    Waaaw qatar wlh

  • @l8ivg
    @l8ivg 3 года назад

    Aminnn

  • @kowsarkowsar7238
    @kowsarkowsar7238 5 лет назад

    Asc sheeq faaruuq sheeq jawaab baan ka sugayey ale ha ku barekeye hadey macquul tahay

  • @princekh1261
    @princekh1261 5 лет назад

    Asc qiish bar naamiij kaan niin keey waxo dhahay markan oo diiray qoos saaska ayo eiis koo diiraya

  • @Nuurkeyhaji
    @Nuurkeyhaji 5 лет назад

    Jazaakalaah

  • @umusumaya9175
    @umusumaya9175 4 года назад

    Mahad sanid
    Runtaa waaye

  • @najmamohamud3396
    @najmamohamud3396 5 лет назад

    Warka bdn ma fcn inyar muhim laga hadlaa Aya muhim ah

  • @aminaabdallah5763
    @aminaabdallah5763 5 лет назад

    Mahadsanid sheeq

  • @luuljeylaani88
    @luuljeylaani88 5 лет назад

    Shiiqo LacalA hadoo fariints iga soodaahoy maijacelyahay

  • @nasteexocabdicooking1
    @nasteexocabdicooking1 4 года назад

    Maba iso jawabo ama saacdo kadib

  • @user-iz4uh6jk3b
    @user-iz4uh6jk3b 4 года назад

    walee dad badanoo sidaa ahaa wan iska buriyey sopop maba garanayn jacayl waxna modayay inuu i xakamaynayo 😒

  • @mashallahbaaz6001
    @mashallahbaaz6001 4 года назад

    💖💖💖💖🥰

  • @aduunchannel3008
    @aduunchannel3008 5 лет назад

    Sheekhow miyaa laygu kaa dhex abuuray yaabaye

  • @mohamedsharif4863
    @mohamedsharif4863 5 лет назад +1

    Yaw wax kuso akhriya sheikhow

  • @aasiyaanfac8326
    @aasiyaanfac8326 5 лет назад

    Mashallah waxbadan baa darasaysaa oo ogtahay allah kuxifdiyo noosobadi dhiiragalinta dumarka waxbadan bay nataraysaa waanadaada

  • @saynabahmed7168
    @saynabahmed7168 4 года назад

    kkkkkkkkkk🤣🤣🤣🤣

  • @ifraaxbintuosman5849
    @ifraaxbintuosman5849 4 года назад +1

    Maa sh allah sheekha

  • @leylaxarie3877
    @leylaxarie3877 4 года назад

    Tan anigey hada i haysata mana aqano waxan sameyo ila taliya aniga aya mar kasta daneya o la hadla isana hadan weydiyo wuxu i dhaha anba wan ku daneynaya lkn bussy ayan ahay ama wan dalanahay wan sexanaya sideban ku iloba ma rabo qof an sidan u daneyna ii daneyneyn inan kusi lume please taladiinu wa ii muhiim😍🙏🙏🙏

    • @fadumaally6353
      @fadumaally6353 4 года назад

      Xabiibti raga sidaas walagu yaqaan maku rabi inay ku dhahan wad sugeysaa cudur daar oo been ah unbay shekeen adiga ka gabso qalbikada adkeyso way iso martay mar xaladas oo kle lkn wan ka boogsaday alx

    • @ducaysan5262
      @ducaysan5262 4 года назад

      Wlhi anigu wali nin ima odhan wan seexanayaa lkni malintuu igu idhaa ayaa igu danbeysa🤣🤣🤣🤣

    • @abdiazizaweys7340
      @abdiazizaweys7340 3 года назад

      ka gaabso isbuucyo. Waxaa laga yaabaa iney daacad ka tahay mashquul ka uu sheegayo. Ama uu yahay nin aan war badneen oo afgaaban.
      Ka aamus ilaa uu kaala soo hadlo. Haduu kusoo raadiyo waa nin ku jecel.
      Markaas kadib warkaaga ka yaree. Asaga un warka hakuu bilaabo. Wuu kuu xiisi doonaa hadaa sidaa yeesho.