Machalla Machalla inchallah que d’Allah nous faire revenir le président mohamed abdullahi farmaajo pour sauver notre pays 🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Ilaah kama dhigo markale waxaan asagaa baray Ama shalayin ey iyo lanadiiss dagood Bal somali way habaarantahay hasan sh iyo farmaajo waa mucjisada alaah kuqganaaxay
xasan soo ma aha haduu doorasho qabto mid qof iyo cod ah iyo mid xildhibaano midna xasan sooma wado xasan mashawriic hada kadib uu bilaabayo siduu leeyahay 30 doolar xataa ku darsada ka badan hadaad keentaan waad fiican tihiin xasan habeen walba ma seexdo waxbuu soo alifaa ama inuu boqor noqdo ama soomaaliya nool ka tagen waxaan u maleynayaa ordogaan intuu ku daalaey inuu yiri anigana waan ku jiraa kuwa boqorka kaa dhigaya hshiiya itoobiya
Waa habaar waxaad sheegayso xasan sh iyo farmaajo hadday isu soo hadhaan taas waa habaar somali kudhacay???? Beentaa weeye ma dhacayso?????labadoodaba waxay ku hadhi doonaan wareegga koowaad afar aysan iyagu ku jirin baa isu soo hadhi doona!!???
Illahow sinabaad a farmajo ku soceli inshaallah ❤❤❤❤
Xabiibul malaayiin aniga Farmaajo waan taageeri jirey hadana waxaan leeyahay Guushu waa anaga time Farmaajo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Farmajo somalia dhulkeeda iyo dadkeeda wey kuu baahan yihiin la soco.
❤
❤❤❤❤❤❤viva nabad iyo nolol allow noso celi mudane maxamed abdulahi farmajo❤❤❤❤❤
farmaajo hasoo noqdo si bada xasan biiq uu gatay usoo celiyo.
Saax ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Farmmajo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allahuma aslix axwaalu umatu somal
Machalla Machalla inchallah que d’Allah nous faire revenir le président mohamed abdullahi farmaajo pour sauver notre pays 🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Masha Allah Balwaan waxaad tahay Muwaadin Somaliyeed oo runta cadeeya oo aan runta ka gaban.❤❤❤❤❤❤❤😂😂
😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁 Balwaan Wa wareersanthy
Masha🎉allah🎉wadani🎉somali🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Labo ayaa faaynalka u gudbaya 1) C.Raxmaan C.Shakuur Warsame iyo 2)Saacid. Ummadda cod ma siinayaan Xasan Sheekh. Xasan Sheekh waxaa dooranaya Caruurtiisa, Xaasaskiisa iyo Jufadiisa Cali Gaaf.
Farmaajo soo laabo plz ❤ denbi wayn lagaa galay sorry 1000 jeer
Illah ha ino so ceeliyo Farmaajo.❤❤. Lakiin Quudbadi HSM sificaan uso degeeyso. HSM wuuxu isu diyarinaya Qof iyo cod keligis isku dorto . Koleey HSM madonayo doraasho inu gaalo wuu Og yahaay inu ku guleeysaneynin dagaal ayu kaxigaa. HSM dagaal ayu kiciindona. Just wait😢
Ilaah kama dhigo markale waxaan asagaa baray
Ama shalayin ey iyo lanadiiss dagood
Bal somali way habaarantahay hasan sh iyo farmaajo waa mucjisada alaah kuqganaaxay
xasan soo ma aha haduu doorasho qabto mid qof iyo cod ah iyo mid xildhibaano midna xasan sooma wado xasan mashawriic hada kadib uu bilaabayo siduu leeyahay 30 doolar xataa ku darsada ka badan hadaad keentaan waad fiican tihiin xasan habeen walba ma seexdo waxbuu soo alifaa ama inuu boqor noqdo ama soomaaliya nool ka tagen waxaan u maleynayaa ordogaan intuu ku daalaey inuu yiri anigana waan ku jiraa kuwa boqorka kaa dhigaya hshiiya itoobiya
WHY FARAMAAJO MIYUUSAN ISTAAHILIN UMADANA SI SHARAF LEH UGU SHAQAYNIN ILAAHAAY BAA ABAALKIISA U GUDAAYO SOW SIDII UUN LOO DHIBIMAAYO SOOMAALI KALA DAMBAYN IYO DOWLAD LAMA RABO FOWDO IYO QABYAALAD WAA WUXUU XASSAN UU NOO QARIBAAYO .
Somalideee walaale. Waa la kala tagay .. puntuland. Bartito. Jubaland kusug taariiqda ayaa sheegaysa.. somalidee somal8dee?
Waarun sxb ninkaas wadankaa ubaahan
Imisaad qaadatey
Lacagaad qaadatey
Waa habaar waxaad sheegayso xasan sh iyo farmaajo hadday isu soo hadhaan taas waa habaar somali kudhacay???? Beentaa weeye ma dhacayso?????labadoodaba waxay ku hadhi doonaan wareegga koowaad afar aysan iyagu ku jirin baa isu soo hadhi doona!!???
Ufuuf ufuuf ufuuf naga xishoo
Yaakheey dhaliil farmaajo lahaa markii uu sameeyo xasan sh inay sax noqotay ma aha xasan iyo farmaajo isku waddo ayey qaadeen marnaba sax ma noqon doonto waa qashin !!???
Cbbyaa tahaylacag
Cbbyaa tahay