ASC NUUROW SL QAALIYA NUUROW KISMAAYO WAA MAGAALO AAN LA GAARI KARIN DADKEEDUNA YIHIIN DAD DHAQAN WANAAGSAN. NUUROW MA SOO GAARATAY BUULO MASEER IYO WIR KOOY.
Sixid Nuuroow, koonfur ma,ahan meeshaad u socoto ee waa Galbeed, koonfur bad umbaa kaa xigta! Kismayo Hal laami maleh ee 2 laami ayeey leedahay, Kan aad hada ku socotid wuxuu ka yimaadaa dhanka madax tooyada wuxuuna ku dhamaadaa dega diyaaradaha. Halka kan kalana uu ka yimaado Dekada wuxuuna ku dhamaadaa Warshada Hilibka. Waxeeyna iska gooshaan Aargada.
Maa shaa Allah nuurow waxaad ii soo ogaataa sxb. Geele meesha a joogo iyo eriyadaa geeleyd joogto intee ayeey dhan yahiin. Meeqo liter oo caano ah ayaa magalada la keenaa iyo qiimaha lagu gado caagada 3 liter ah. Waxaan u baahnahay inaan meesha tago oo warshada caano ah ka sameeyo oo aan aqoonta caanaha ayaan bartay muudo 8 sano ah a aan ku shaqeeyay ee sxb. Arinkaa warbixin fiican iga soo sii. Via whasap. 00252633805167. Thanks
Dulmiga reerkiina ay ku hayan dadka kismayo ku nool ka hadal ina adeerkaa meelihiisa ha u xayeesiina dadka dhulka laga dhacayo ka hadal oo cadaalad samee dadka habeenkii badda lagu baquuji ka hadal ku ka cararay iyo kuwa la masaafuriyay kahadal hadaad nin cadaalad u hadla hadaad reerkiina xayaysiis u tahayna iska baashaal
Abdirisaaq urdoox I’m proud of you 👍 my brother from jwxo 🙏🏿 have a wonderful time . sweet back home moma Africa
This sweet home is my home kismayo love kismayo 💕🌷🌷❣🍀🐪
mahadsanid waa barnaamij aad uqiima badan
Kkkkkkkkk mashallah kismayo waa hoyigii nabada waan kudhayshay ilahow nabad geli kismayo i love kismayo ❣⚘🙏
mashaa alaah kismaayo
Masha allah
Masha allah sxb sare illaah haku deysto geel lisidiis wa taqanaa
Oloo wagelii Maxamad'subeer OGADEN iyo Geel wey isu Olalaan
Mansha.allh
Magaladydiu kismayo cady
I miss your kismayo
Mashallah beautiful kismayo
Masha allaah ❤️kismaayo ❤️
Masha aallah nuur geela wuu lisiyaqana
Viva.kismayo
👍👍 good job nuur
ASC NUUROW SL QAALIYA NUUROW KISMAAYO WAA MAGAALO AAN LA GAARI KARIN DADKEEDUNA YIHIIN DAD DHAQAN WANAAGSAN.
NUUROW MA SOO GAARATAY BUULO MASEER IYO WIR KOOY.
NUUR MANSHA ALLAAH MANTA iN AA JOGTiT KiSMAAYO WAAFARXAD HAMBALYO
WAA BARNAAMIJ AAD UQIIMA BADAN
Kismaayo cadeey manshlah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Waaaaaw nuur geela wuumatuidhinyaqaanaa
Masha Allah geele waa waxa kobad ee soomaalida ku faanaan
Take care my brother
Nuur maashallah xageed aaday wwww kismaayo alla ha xafido aamiin
I.was.born.in.kismayo.jubaland
Stay safe InshaAllah
caadi ma aha kaluun iyo caano geel farxad badfan ayaa nagaliseen kismaayo
Ciida bada(maanyada) so riixeyso waa xaani, raama ma'aha, dhulka waamo, jooree iyo waaso wuxuu ukalabaxaa: dhul beereed, dhagax, kuunya, adable, gol, raama, dhoobey
"Toojo Ninlaa Maala"..Wax wayn ayaad noo kordhisay.
Kenya wadankeenna ha baxdo.somalia hanoolo. Mudane madaxwayne farmaajo guul.
Mansha allaah ogaden an geel lisi aqooni ma agmaraa?? Waad listay sumadii awoowiyo sinji waa maguuraan
Nuurow Wanu kumahcelineyna inta Yar ee kilipkas Melfog bukudhacay Waxanu kafawaneynaa NorghAmer CANADA & USA mahadsanid#?lol
Awaaye awaaye
Kismaayo iyo kista iyo kaska iyo karbunada karbunada waa ilbax nimadad wax ku caawini maheysid
WAA MAHAD SAN TAHAY WAXAA AAD NOO QIIRA GALIYAY BILICDA AAD U QURUXDA BADAN EE DALKA
M.a wankugutagerayaa sidaygaga inagu ostororiya manihan
Kkkk hal dabeecad xun ha odhan ee geel yaqaan ayaadan ahayn ee waxaad tidhaahdaa hal madhac xun ayuu la kulmay.
Qalax dheh zxb hhh mahadsanid
Yaaqaa saada moja waa cìid laqeysa baabuurta.
Sixid
Nuuroow, koonfur ma,ahan meeshaad u socoto ee waa Galbeed, koonfur bad umbaa kaa xigta!
Kismayo Hal laami maleh ee 2 laami ayeey leedahay,
Kan aad hada ku socotid wuxuu ka yimaadaa dhanka madax tooyada wuxuuna ku dhamaadaa dega diyaaradaha. Halka kan kalana uu ka yimaado Dekada wuxuuna ku dhamaadaa Warshada Hilibka.
Waxeeyna iska gooshaan Aargada.
Mahadsanid walaal
Walaalaha fariintayda aqrin doono fadlan subscribe ii saara faraxd lama filaan ah oo Soo dag dagto iyo awlaad baari ah dimbi dhaaf adiga iyo waalidiintaada Allah ha idinku arsuqo idanka ilaahey
Guryaha farjano oo ciida xabaashe maada arag?
Toojo nin laa maala Wataa
Nuur waan ku salaamay... ayaantan kumaan arag
Kkkkkkkk ukasiqiiiro miyaa tidhi nuurooow dadka unbaa loo isticmalaa siqiiirida
ADOOGAA IYO ADBA ALAJANEE KULAHAA WAA MARKII IIGU HOREYSAY EE AAN GEEL LISO MUXUU GEEL LISAY
Gonjaxa Geel wax gunta lagaliya ka weyn
Waa Runtaa 🙋♀️
Kkkkkk saaca mojaa kuhaalatay 😂
hhh siduu u lisayo ayaan arkaa waligiis ayuu geel lisi jiray
CAADI MA AHA KALUUN IYO CAANO GEEL BAAN ISLA HELAY
Maa shaa Allah nuurow waxaad ii soo ogaataa sxb. Geele meesha a joogo iyo eriyadaa geeleyd joogto intee ayeey dhan yahiin. Meeqo liter oo caano ah ayaa magalada la keenaa iyo qiimaha lagu gado caagada 3 liter ah.
Waxaan u baahnahay inaan meesha tago oo warshada caano ah ka sameeyo oo aan aqoonta caanaha ayaan bartay muudo 8 sano ah a aan ku shaqeeyay ee sxb. Arinkaa warbixin fiican iga soo sii. Via whasap. 00252633805167. Thanks
Dulmiga reerkiina ay ku hayan dadka kismayo ku nool ka hadal ina adeerkaa meelihiisa ha u xayeesiina dadka dhulka laga dhacayo ka hadal oo cadaalad samee dadka habeenkii badda lagu baquuji ka hadal ku ka cararay iyo kuwa la masaafuriyay kahadal hadaad nin cadaalad u hadla hadaad reerkiina xayaysiis u tahayna iska baashaal
Dulmiga Kismayo ka jira ee aad kaligaa arkeeyso muxuu yahay?
1998 ilaa 2006 wixii dadka lagu hayay ma hilmaamtay? Ee dadka mukulaal madowga laga ahaa!
Timiro iyo toojo meel ma wada galaan.tan kale timiro dumarka ayaan ku maqlay reer xamarka. Afsoomaaliga ha khaldina
Nuurow geela aqoon badan baa kuugu laaban gorofleged halka aad tilmaantay maaha.wax badan ayaad baratay waad mahadsanid
Farmaajo u ashtikeeysa, Farmaajo ii geeysay hakaasaarta
ما شاء الله تبارك الله
M.a wankugutagerayaa sidaygaga inagu ostororiya manihan