MAR KAAN IN LAGU AMAANO WAAYE DOWLADA HOOSHAAN EE QAWATE JAAMKA WAXA ABUURO WAA QOFKAS OO SEETKALE GALO BAABURTA AA ISKU XAYIRMEYSO HADAA WADO QALDAN MARTO MARKA IN EE U QABTAAN AA FICAN TAARIKHDAAS AA LA HIRGALINAA GANAAXA UU BILAAWANAA CML FICAN 1/1/25 Ganaax 70$ hada marto seedkale oo qaldan ✍🏽✍🏽🇸🇴🇸🇴🙌🏽Guul dowlada gaarte
dowlad aan wado dayactrin iyo askar baad la fadhiso ayaa jaam ka dhigto tan kale waxaa jaam ka sii dhigo wadooyinka dhaxa ku xiran meel laga leexo malaha caasimad iga dheh
Dhalinyarada mooto bajaaj waxaay cunaan daroogo seed ma maraan meel kasta oo banaan madaxa la giliyaa Dowlada xeer iyo nidaam maleh ganaaxa nin ku leh aniga 10 dolar ii tuur albaabka ka bax
Soomaaaliya ma tooseyso ilaa ganaax loo sinnaado. Gaadiidka askarta iyo wiilka taliya uu dhalayba waa in la ganaaxo Lana marsiiyo sharciga. Sharcigana waa in loo sinnaado.
❤❤❤waa marki ugu horesay aan ku farxo askari
Dhalan-yaradeen 12 meel aya laga haystaa,Ilaahey ha u soo kaalmeeyo
Muqdisho need traffic lights 🚦
masha Allah
one love somali
Good news finally
Muqdisho need traffic lights 🚦
Muqdisho waxaa ka maqan traffic light 🚥 traffic light 🚦
Gumiysi badana walee dhalinyarada wadankoda ku dulmanyahiin maskiin
🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️
Guul ciidankeena somaliyeed❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙌🙌🙌🙌
Muqdisho need traffic lights 🚦
Waa barnaamij wanaagsan
Tuugo ayagaa ugudaran ee shacabka masaakiinta farahalagaqaado
Alle hadii laga cabsanayo kuwa dowlada kabilaaba fura wadada hormato digfeer fura wadada takeex
Guul Somalia
MAR KAAN IN LAGU AMAANO WAAYE DOWLADA HOOSHAAN EE QAWATE JAAMKA WAXA ABUURO WAA QOFKAS OO SEETKALE GALO BAABURTA AA ISKU XAYIRMEYSO HADAA WADO QALDAN MARTO MARKA IN EE U QABTAAN AA FICAN TAARIKHDAAS AA LA HIRGALINAA GANAAXA UU BILAAWANAA CML FICAN 1/1/25 Ganaax 70$ hada marto seedkale oo qaldan ✍🏽✍🏽🇸🇴🇸🇴🙌🏽Guul dowlada gaarte
wadooyin ha la dhiso ka dibna traffic lights halagu xiro wadooyinka xirana hala furo hadii ilaahay laga baqayo 😢😢
Guul somali❤
BOGTA. JAM KA MESHII. AKA BU GTO. HADA. AYAA LA TAB TEY WAN. SED QAL DAN. IN. LAMARO❤ HOL GAL WACAN IYO SI NAN. CADALAD
Tragic light 🚦 🚥 🚦 🚦 🚦 haloo sameeyo 1990 ilaa 2025 =35 sanno maa mul
La' aan iyo cashuurta
Gobalka wax loogu qaban
Lacag si cusub looga xado shacabka masaakiintaah oo ay heleen Xasan Xaraash iyo xertiisa.
Wadadee ayuu ka hadlayaa waa ay wada jajabsan yihiin ama bulaacado ayaa buux dhaafiyay.
ascww taliye ganaaxu ma mooto bajaajka iyo feykomta uunbaa mise cabdibilayaasha dawlada iyo v8 ka dawladuna wuu kujiraa?
hadii aanay dawladu ama madaxdu sharci ilaalin shacabku muxuu samaynayaa?
war waa iska lacag aruursi sharciga wadooyinkaba lama soo saarin dadka la iska baaranaya
Guuuuuuul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👮♂️👮♂️👮♂️😍😍😍
Muqdisho need traffic lights 🚦
Samaafaro maalku xero🚦👈
Muqdisho need traffic lights 🚦
Muqdisho need traffic lights 🚦
Waraaqo ogeysiis ah U daabaca umadda si looga war hayo sharciga Cusub Iyo ganaaxa.
Baabuurta dowlada should follow the law too!
Lami calamad lehen side logaranaya wadada qaldan iyo dhinaca u leyahay babuurta kale🤔
Traffic lights maxaa wadoyinka losameyn waye wadoyinka waxay u bahan tahay qarash la galiyo nidam loosamyo ar aaway kuwa ku shaqa leh horta 😳
$70 waa dhac london jooga ganaxa waa £50 baan
Waa warfcn lkn waxaa kadaran kuwamarshibiyeediga kuganacsanaaya midakale wadooyinkadhan halakeeno taraafiko
Muqdisho need traffic lights 🚦
Ganaax ayaa rabtaan yaa xaaran cunay
dowlad aan wado dayactrin iyo askar baad la fadhiso ayaa jaam ka dhigto tan kale waxaa jaam ka sii dhigo wadooyinka dhaxa ku xiran meel laga leexo malaha caasimad iga dheh
Sharciga hashaqeeyo.
Horta naagahaan maxay xabadka u taagaan
Dhalinyarada mooto bajaaj waxaay cunaan daroogo seed ma maraan meel kasta oo banaan madaxa la giliyaa Dowlada xeer iyo nidaam maleh ganaaxa nin ku leh aniga 10 dolar ii tuur albaabka ka bax
Gudomiyaha babaurta waaweyen nooshegay in eeysan malin shaqeyeneynin been ayeeyna noqotay😮😮😮😮😮
Tuuug cuzub ayaa sobaxay 7 dolar xataa shacabki ma awoodaan runta maan isku sheegno
War dhalinyarada unaxariiso hada hakubilaabin maanta wacyigali barinan kabilaaw
Muqdisho need traffic lights 🚦
Muqdisho traffic lights bey ubaahanthy nidaam kala haga dhacabka iyo baabuurleyda bajaajta mootada , shacabka canshuur baa laga waadaaye wax haloogu qabto , muqdisho waxa ey ubaahanthy nin wax kabadal muuqaalkeeda
😂😂meeshu bajaj wayna oo fool xuma alx ilahii hargaysa ii dorayow janadana noo door🤲
Cajiib nin masuul ah oo mooto bajaaj 70 oo ganaax ka rabo asigaa soo dajiay asigaana qaadanayo
$5 xataa ma awoodaan meelkore ganaaxa lagama bilaabo, madaxda dalka iyo xildhibaanada ganaaxa halagu bilaabo
Muqdisho need traffic lights 🚦
Hungurigii halkaas miyuu marayaa ilhow adaa umada umaqan yaab dheh
Muqdisho need traffic lights 🚦
Miskiin bishii laga qaado 15$ ayaa hadana lagu ganaax 70$ wadana aan loo dhisin somali Allah ugargaaro.
Faadumay wan kugo hasta ma ceba abayo
number keda ma ubahanthy?
@abdihafiidahmed8950 ha iga dabagey
Waaaa la qabaa bro@@nuuraadan4465
😅😂😂😂😂😂😂
Soomaaaliya ma tooseyso ilaa ganaax loo sinnaado. Gaadiidka askarta iyo wiilka taliya uu dhalayba waa in la ganaaxo Lana marsiiyo sharciga. Sharcigana waa in loo sinnaado.
Ganaaxa 5 doller ka dhig $70 heer muqdisho kaliyah ma qabato
Muqdisho need traffic lights 🚦
Markii samaafare baabuurta kala haga lasuubiyo ameey rooneyd inuu sharcigaan dhaqangalo.
Tug waye dawaq ayu rawa inu dhisto anaga moto wadno cafimad kena dhib ku tahay aya lacag Ganax no kene miya
Igu sawir le miya wade tugo aya tihin mashruc 70 maku socone motoleyda 20 dolrs ka qadiwesen tug tug le waye shati dowlad dadka hau adegsan
Isgoyska Tarbuunka maqribwalba maxaa jaamkadhiga markaas qamiis iyo sabti waa adiga soqate
Muqdisho need traffic lights 🚦
70 dollar way badan tahay.
Maraykan 40 dollar ayay ka qaadaan dadka meel dhigay khaldan.
Lakin askariga idin qabta 3 dollar u tuura kkk
Waa dawlad waalan ,shacab aan shaqo abuur loo samayn ,dhaqaalo kalena soo galin ayaa la leeyahay ,70 dollar dhiib ganaax ah waa baad caadi ah tuugo
Muqdisho need traffic lights 🚦
Garguurte maa kusoodiray mise reer culusoow maa loo xiraa
Muqdisho need traffic lights 🚦