asalkii ayey habargidir lumiyeen

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 ноя 2024

Комментарии • 18

  • @abdiabdi8887
    @abdiabdi8887 3 дня назад

    Salan sare Jamal noor Salan kadib hal nin o habargidir Muxyadiin Darbaweyene ma la wayey

    • @kylehorn9933
      @kylehorn9933 3 дня назад

      Waa la xiraa Haddii u jawaabaan. Gabdhihii aa ba la xirooyaa. Social media ha aa looga jawaaabaa

  • @hoggaansane9275
    @hoggaansane9275 3 дня назад +1

    Walaahay Jamaal waa nin caaqil ah.
    Aniga Ogaadeen ah, ayaan ahay, ra, iisulwasaare maxaa naga galay, ileen soomaali oo dhan ayuu u yahya , balse lama huraanku waa Kismaayo.
    Asalku waa lama huraan, war nin waloow deegaankaaga horu marso, oo waanada Jamaal hala dhagaysto.
    Waxaa yaab leh, Abgaal , waxa ay ku hadlaayaan, iyo dawaldnimo kala dheer, tolloow , Galmudug ayaa lama huraan idiin ah.
    Ilaahay dhul gaduudan oo barwaaqo ah, ayuu idin siiyay.
    Waxaa Ilaaahay idin siiyay, Bad ,.maad deked ka dhistaan.
    Walaahay haddaad dekeda hobyo, dhisi lahaydeen, qof reer kililka ah ama Ogaadeen ah, ma aadeen puntland iyo soomaaliland.
    Habargidireey, ogaadeen si unbaad dadka iskaga dhow dihiin, ee Ilahaahay, dantiina ha idin garansiiyo.

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 3 дня назад

    Wcs

  • @abdulqaderomer7926
    @abdulqaderomer7926 3 дня назад +1

    Adiga casal ayaad ka hadle waxaa suktaa muqdisho habargidir ninkii sheekto in galmudug lotarxiilo jamal

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 дня назад +1

    WAA RUNTAA❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmadabtidoon7081
    @ahmadabtidoon7081 3 дня назад

    Habar gidir assalkeedu hada waa baraawe ilaa iyo gaalkacyo doqonyohow qabyaalada raqiista ahi dilootay habar gidirna hadii ay meel kamaqantahay meelbay kumaqantahay ee haku heynin mudug

  • @sucaado7
    @sucaado7 4 дня назад

    Waa runta dad meesha ma joogan

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 дня назад

    GALMUDUG WAA LOO HANWEYNAA LAAKIIN DANTOODII MA AY GARAN😢. XAABO DABKA LUGU SHITO BAA LAGA DHIGTAY😢. HORGALO DHUUNI RAAC AH BAA HABAR FIDIR MATELA.

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 2 дня назад

    Habargidir iska daaye waxaa kala celin la'dahay Ceyr dhexdiisa...
    Waxaana keenay in 35 sano aad ku mashquulsaneydeen dhul iyo deegaan aadan shaqo ku laheyn..

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 дня назад +1

    XASAN SHEEKH WAA DANAYSTE CIDNA AQOON😂. WALAALOW HAKU DAALINA

  • @saidahmed9335
    @saidahmed9335 4 дня назад

    Cunugaan timah badan waxba kama Qoor qoor. Waa gaadhare wax an mahad salaad .mahadkii lamahiye. hawiye waa kaas.doqonkiiyo Putland gaajo ba an kajirta... macaac

  • @aminagure8520
    @aminagure8520 4 дня назад

    Jamaal Waxan ku lee yahay cilaami shirweyne Hg

  • @BileYusuf-d7k
    @BileYusuf-d7k 2 дня назад

    Kuwiina magaca leh gobolka banaadir ayay 3000 ka qaataan oo ma hadli karaan

  • @sucaado7
    @sucaado7 4 дня назад

    Habargidir waxba ku habsaday

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 дня назад

    JAMAAL ADUNKA WAXA KA JIRA WOOD SHACAB QOF AN WOOD SHACAB HELIN MA NOQON KARO GUDOMIYE XAFADOOD NE XILDHIBAAN NE MADAXWEYNE