IIDAADI OO SI XUN KARBAASHAY BAABA JEY QEYBTA 2-AAD QOSOLKA ADUUNKA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024
  • IIDAADI OO SI XUN KARBAASHAY BAABA JEY QEYBTA 2-AAD QOSOLKA ADUUNKA

Комментарии • 507

  • @aarnafpisimba6135
    @aarnafpisimba6135 5 лет назад +198

    Baabajey runtii hadal mahaayo gacmo ka hadal ayuu uga baxay 😂😂😂Inta ila aragtay 👍 iidaadi waa Aapaha kaftanka Walee.

    • @princemojubba1351
      @princemojubba1351 5 лет назад +1

      Abdullahi yousef Ali gacmaha lee waaye asaga dhan

    • @amrcade2970
      @amrcade2970 5 лет назад +1

      Waa runtaa Baaba xanaaq aa ka muuqdo

    • @abdiwahabmohamed7225
      @abdiwahabmohamed7225 5 лет назад +1

      Baabajey waxba iskuma haayo iidaadi af isagama celinkaro gacanta aa ka horayso he is full of disrespect

    • @wiillgarre8294
      @wiillgarre8294 5 лет назад +2

      Markan wax baranayY Malayu Gaadi'jirY Kkkj

  • @najmaabdiaziz4227
    @najmaabdiaziz4227 5 лет назад +204

    iidaadi shub waye cirka wlh😂 hdad jiif-jiif kudawaneso ani cml like ii saar🔥👍

  • @tashaaalpi3357
    @tashaaalpi3357 5 лет назад +34

    hhhhh idaadi 😍😗 mis u wlhi babaa jey sida nag cml 🤗🤗

  • @kanxgdgsa
    @kanxgdgsa 5 лет назад +31

    *Najiib iyo Muudey Waan iska taageeraa lkn Badawnimo weeye inaad nin xanaaqsan iidaadi u keentaan.*
    *iidaadi alle haku sharfo bro From hargeysa*

  • @moharezahmedxamarlee1090
    @moharezahmedxamarlee1090 5 лет назад +24

    Baaba jey gacmo haduladuuu Wada intii ila ragtay like ugaqabta

  • @sirdoon1
    @sirdoon1 5 лет назад +3

    nabiga ku saliya scw like saara pin igu qabo

  • @mohabilaal1494
    @mohabilaal1494 5 лет назад +27

    Baaba jeey dantiisa waa yaqaana jaanis masiinaayo iidaadi

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r 5 лет назад +47

    Baaba jeey wax mesha maku haayo dagaal waye hadalkiisa idaadi waxba malaga qaban karo 😂😂

  • @sweatysalma4208
    @sweatysalma4208 5 лет назад +55

    wllhi zaaid uxanaaqy laga darema inu qaati tagayhy plz mudey iyo najiib iyo team barbaarta media wxn idinka codsanena nucan cml inan RUclips lakenin CoZ waa xoolo kaftan dhan mayaqano inuu dagalamayo iyo kaftamayo lama kala yaqano mrka dadka mesha kenesan kadirsada shittttt😠😡😡😈

    • @Zizouu94
      @Zizouu94 5 лет назад +2

      Sweaty Salma cabsida aya ka keneso iskuma kalsoon qofka janis o ku hadlo xita ma siinayo balaayo wxo jiis u yhy o qaba

    • @sweatysalma4208
      @sweatysalma4208 5 лет назад +1

      king غرباوي 😂😃😂😂😂😃😂😂 haaa zaid😂😃😃😂

    • @haasaawegacal2991
      @haasaawegacal2991 5 лет назад +1

      kan xoolo waa gacmahaayuu ka hadla waa xayawaan viva iidaadi

    • @abdifatahfarahhamud6426
      @abdifatahfarahhamud6426 3 года назад

      Yes good idea 👍👍👍👉👉 waa kugu raacsanahay Marwo

  • @queenquruxsan3394
    @queenquruxsan3394 5 лет назад +13

    Baaba jey ninka la dhoho dagal hoosad u wada iyo gacan kahadal ben ben eh sikastay ahatabo team iidadi anahay😍🤗😏

  • @mahamedwardi2996
    @mahamedwardi2996 5 лет назад +5

    Kan nacaska ah ee Baaba jeey lagu sheegayo dee uu Dagaalamayaa wlhi
    Waxiisu kaftan ma aha.
    Ninka raga ah Af iskaga celi ama meesha ka carar.
    Viva iidaadi from hargaysa Republic of somaliland somaliland

  • @ahmedcade4322
    @ahmedcade4322 5 лет назад +15

    Baba jey dhaar mooyee wax kale mahaayo iyo gacma ka hadal 😂 idaadi nin adag 😂

  • @aminahmed7982
    @aminahmed7982 5 лет назад +37

    war baaba jeey wax mahaysid maxaa ugu dhagdhageeee afka kahadal

    • @huudafarah8275
      @huudafarah8275 5 лет назад +1

      Inu hadlo ba marabo balayo qaylobadan

    • @raxmadrabbi1578
      @raxmadrabbi1578 5 лет назад +1

      Balayo il ama lug mid hala aado waa sheydan odeygan lugta milifsan

    • @mufakirtv4120
      @mufakirtv4120 5 лет назад

      idaadi braw

  • @abdiwalichannel.6574
    @abdiwalichannel.6574 5 лет назад +49

    Adi arinaa kuu hayaa 😂 qofka dhaha hadaa taqaanid like 😂😂😂😂

  • @Gacalka07
    @Gacalka07 5 лет назад +9

    Idaadi haduu waliga ka qosolsiyey like izaar hhhhhhh

  • @djneymarshiqiri9098
    @djneymarshiqiri9098 5 лет назад +1

    waxa laga yaba Baba jey waxa ku hadlaayo in uu diyaarshay oo waqti galiyay but Idaadi Hebad ayuu u leyahay hadalka baba jey waxba mesha kuma hayo mana ahan nin majajiliste ah kk wuu xanaqsan yahay Idaadi 🙌🙌 waa mucjiso

  • @kingkamal5455
    @kingkamal5455 5 лет назад +3

    Baba jey eberkiks Waye wallhi gacmuhu kahadlaya idaadi abaaha qosolka I’m from Sweden

  • @AhmadHassan-bw1lj
    @AhmadHassan-bw1lj 5 лет назад

    baaba jeey waa laga badiyay waayo halkimar iidaadi uu hadlo wllhi waa wada qusulnay lkn nigaan iidaadi ukudhagdhagaa waa ibarkiis wllhi baaba jey soo bar baar iidaadi shactiro Malagu dhamo from canada dadka tagersan iidaadi like cml

  • @saidmohamud3087
    @saidmohamud3087 5 лет назад +6

    Asc soomali qofkii jecel like ii saara waa markii iigu horeysey

  • @cmkhaliif3923
    @cmkhaliif3923 5 лет назад +23

    Laxdaan miyaa iidaadi garaayo LIKE ku qabta

  • @noradinahmed6231
    @noradinahmed6231 5 лет назад

    Wlhi baaba jey wax kuma haayo mesha gacmo ka hdl lee kaftan ma yaqaano
    VIVA TEAM IDAADI😍😍 LIKE.

  • @ahmedabdi8370
    @ahmedabdi8370 5 лет назад +1

    Inta baaba jey inu waalan yahy aragto hit like ii daadi bawa ka degan o ka reer mgalsan

  • @iqrodaahir5661
    @iqrodaahir5661 5 лет назад +18

    Hhhh ar idaadiyaa lugihii jekey jaan leydahay kulahaa

  • @ismaaaciilganeey4321
    @ismaaaciilganeey4321 5 лет назад

    Baba jeey asaa dhahayo gacanta iga daay lugtisa afka ka galina waa jiid jidaa kulankan kulan maaha ku celis waaye wlh viva iidaadi

  • @muusetube8009
    @muusetube8009 5 лет назад +16

    Baaba jey iidaadi maxuu ugudhagdhagoyaa😂😂 afka muu kahadlo

  • @fathiyaabdullahi1246
    @fathiyaabdullahi1246 5 лет назад

    Baaba jey kan ladhahayo waxba meesha kumahayo waa xanaaqaa viva iidaadi

  • @slasherbwoy1840
    @slasherbwoy1840 5 лет назад +1

    Idaadi nin kabadiye Baba jeya Langare lee wyee wlhi😂😂😂😂😂

  • @mohamedgedi7079
    @mohamedgedi7079 5 лет назад +7

    Iidadi inta rbto in la i balamiyi like ha isaaro 👍

  • @naxariisproduction3683
    @naxariisproduction3683 5 лет назад +1

    Iidaadi magaaro ninkaan qalalaayo Team iidaadi cid celin karto maleh 😍😍😍

  • @shuutaaleshow7622
    @shuutaaleshow7622 5 лет назад +14

    Please like iisaar hadaa tagerto iidaadi

  • @ahmedkhayr7534
    @ahmedkhayr7534 5 лет назад +3

    Baaaba Jey Wala Karbaashay Caawa Sheekadiisu Qayllo Iyo Gacmo Gacmayn Buu Ka Dhamaan Waayay #Team Iidaadi
    Waxba Lagama Qaban Karro Iidaadi Xamar Izagaa Xoraystay 😁✔♥

  • @bonokotube7538
    @bonokotube7538 5 лет назад

    Idadi the best waye wlhi qofka ogucansan xamar waa Idadi

  • @fadumaali7386
    @fadumaali7386 5 лет назад

    Ninkaan doqonkaa muxuu yahay iidaadi nin gaaro majiro viva iidaadi

  • @axmadfartaagte4427
    @axmadfartaagte4427 5 лет назад +1

    inta aaminsan ii daaadi in lagu yaacy like isaara

  • @maymuuunali5249
    @maymuuunali5249 5 лет назад +1

    Iidaadi funy Wlhi 😍 pappa jeey kaftan ma yaqaan wa xanaaqay maxa waye gacmo ka hadalka

  • @antaakiabdi5504
    @antaakiabdi5504 5 лет назад +1

    najiib sxb wlhi baaba jeey inoo hadalka daayo marabo 😢😢baaba jeey diifaca

  • @yariisoow1735
    @yariisoow1735 5 лет назад +30

    wax malaga qaban karo hadaa like saarti kwrn

    • @fareysaladsaid7073
      @fareysaladsaid7073 5 лет назад

      Idaadi walaqabanlayahay 100/💯 the axgaro walalayahay shactatiolaha qarniga

  • @ahmettabdi002
    @ahmettabdi002 5 лет назад +4

    wra BabajeY mixno Wye lol 🤣😂

  • @bigbrofataale5409
    @bigbrofataale5409 5 лет назад +1

    Mudee iyo Najiib waa labo
    Wang san misane iidaadi garab tagan inta ila aragtay like 🙊

  • @walalshaafka9463
    @walalshaafka9463 5 лет назад +2

    Baba jey walhi waa xoolo gacan kahadal ka Maxaa waye, Iidaadi woxoo dhahay maxaa iigu dhag dhagee ani maa kudhalay Kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @CooofTalha
    @CooofTalha 5 лет назад

    walhi aduunka bes waaye wuu damaaay ...heer waxaa lagaraay channel kaan in laisku balmiyo labo qof is ceyneso subhanallah

  • @keekee1306
    @keekee1306 5 лет назад +7

    17 bisaa igu horeyzo Ee liketa ha ila dhaafina

  • @muusetube8009
    @muusetube8009 5 лет назад +12

    Hhh idaadi inta jecel Like izaara❤❤❤

  • @mahadlajecloow1501
    @mahadlajecloow1501 5 лет назад +1

    Baba jey shup waaye wlh idaadi indha kaso haray

  • @jilaagaweeyn9403
    @jilaagaweeyn9403 5 лет назад

    Baaba jey xuu ugu dhag dhagaa ii daadi waanba yaa bee

  • @UmarOfficial47
    @UmarOfficial47 5 лет назад +1

    xoolahan aa wuxu rabaa inuu iidaado iska dhiciyo walhi halmar xita igama qoslin viva iidaadi

  • @GaraadAbokar
    @GaraadAbokar 5 лет назад +1

    Lugihi Jake chan qabtaa kulaha idaadi inti tagersan like ha ila dhafina brothers

  • @ifraaxgeedi4874
    @ifraaxgeedi4874 3 года назад +2

    6:41 kan yar ee dhahan baabajey waa nag nag cml dadku ku dhag dhagi kaftam magaranayo😏

  • @fahmoadan4474
    @fahmoadan4474 5 лет назад

    Baba jey waba xanqasnyahy kaftan maba yaqaan ii daada nin raga masha allah

  • @cabdifitaxcabdullahixusenc3196
    @cabdifitaxcabdullahixusenc3196 5 лет назад +1

    Baaba jeey ninka chance uu kuhadlo mabasineyside

  • @Gangzter1
    @Gangzter1 5 лет назад

    Wlhi Kaftan Makasaaye Paapa Jk Wayo GacanTa Lee Ka Hadlaaa uFF dheh😀😀😀😀

  • @sakariyecabdicasisqorane9990
    @sakariyecabdicasisqorane9990 5 лет назад +8

    Baabajey Walga Adagyahy lkn Ninka Wruu kabadiyay Lkn Cwa Meela Lasaary
    iidaadi👌👌👌

  • @princessamiira4856
    @princessamiira4856 5 лет назад +1

    Eebow baabajey la galiyaaa😂😂

  • @kiikochannel9594
    @kiikochannel9594 5 лет назад

    Baaba jey ninka ladhaho
    Adeer iidaadi maxaad faraha ugu taagtaagaysa
    Waxan nacas ka ah muxuu
    Viva iidaadi

  • @ascadbaari5236
    @ascadbaari5236 5 лет назад

    Deqow Jeeri Gacmo kahadalka jooji iidaadi 4ever

  • @deeqwaaberi9928
    @deeqwaaberi9928 5 лет назад +3

    Baaba Jay horta si fcn uu ugalay iidaadi fursad uu ku hadlo u diiday waana xeelad dadka kaa warka badiya loola hortago😂👏🏽👏🏽lkn 8:16 😂🤣🤣🤣muuqalka dhan intaasa igu qosolka badna🤣🤣

  • @محمدبنمحمد-ج7ن
    @محمدبنمحمد-ج7ن 5 лет назад +5

    Like hailadhafin hadadad jecesh baabajey iyo idaadi sida anookle idaadi wlhi waaqof daacadah yaaigu raacsan,👍👍👍👌👌👆❤❤❤❤💙💙💙

  • @armanve9293
    @armanve9293 5 лет назад

    Baaba jeey caawa meelaa lasaaray inta idaadi tageerto like igu sharfaa wllkin yuusuf waaye

  • @abdinasirshukri9761
    @abdinasirshukri9761 5 лет назад +4

    Ii dadi abaha shactirada wayo intii igu racsan liketa ha igu cazuman

  • @studiosayidyarestudiosayid4338
    @studiosayidyarestudiosayid4338 5 лет назад +1

    baaba jeey🙋🙋🙌👹 iidaadi😾😾😿😽

  • @Gangzter1
    @Gangzter1 5 лет назад

    Ee adiGa LuGihi Jk Jaan aa qapTaaa Ma ahanoo kuLahaa😀😀😀😀iidadi Wlhi Gacanaaa u Taagay Ani👏👏👏👏

  • @Husnidahir7
    @Husnidahir7 5 лет назад +2

    Iidadi waa kabadiyen mnta😂

  • @Anteeno
    @Anteeno 5 лет назад

    Iidaadi inaan lakaftaman rabaaa ibalami bro muudey

  • @sydband8956
    @sydband8956 5 лет назад +2

    iidaadi waala kuusey walhi

  • @bishaaroxasan1495
    @bishaaroxasan1495 5 лет назад

    baabjekya waxab meesh kumhyo iidaadi nin culus ninka xmr xog kuhyst like usaar

  • @AbdulhameedPro
    @AbdulhameedPro 5 лет назад +1

    This is the competition (y) #salute to #Muudey, #Najiib and #BMS

  • @ifraha.m3878
    @ifraha.m3878 5 лет назад

    Bismilaahi baba jey gacan kahadal badnaa xuu qabaa haduu lug lahaa lahaa dadkuu jajabi lahaaa😂😂astqfurulh

  • @katrasaleban63
    @katrasaleban63 5 лет назад +2

    Wlhi iidadi waliska caliyey

  • @hamzeanshur160
    @hamzeanshur160 5 лет назад +1

    baba jey jaanis dhan ma siinayo idaadi hadu jaanis siyo wa laga shubya baba jeey

  • @ridwanisse8060
    @ridwanisse8060 5 лет назад +1

    Baba jey cadi maha

  • @daadirmuuse4882
    @daadirmuuse4882 5 лет назад +2

    iidaadi wan filay inu laga baqa 🤣🤣👏🏻

  • @runtakudhinte4392
    @runtakudhinte4392 5 лет назад +1

    Baaabajay wa badiyay 😂😂

  • @maslahmohamedaddow3497
    @maslahmohamedaddow3497 5 лет назад +1

    Wali,iidaadi waa lahelay
    Iidaadi,haldaqiiqo ma aamusnaankaro

  • @umumuhsinm3158
    @umumuhsinm3158 5 лет назад

    walal iidada waan daawadaa qof kaftanka la wadi kara keena laakiin qof xanaaqaayo ha keenina

  • @sumayahassan7258
    @sumayahassan7258 5 лет назад +1

    Baba jeey muran aaa hesaaa ninka chance siii wlhi idaadi waa laga cabsadaaaa kkkkk ninkan caadi ukulul yabaybee faraha kahahadal iyo qajajac uuwadaa team idaaadihada nahay wakaso horjednaa waxan cml tymka qeybiya👍 kkkkk

  • @abdirahmanmohamedalawi6682
    @abdirahmanmohamedalawi6682 5 лет назад +3

    Jareerkan baba jeey inana meel laso fafhiisan lahen wlhi

  • @amarreyouzuph5676
    @amarreyouzuph5676 5 лет назад

    Meesha baba jeey fanproj buu u haystaa

  • @lanalolo7609
    @lanalolo7609 5 лет назад

    Baaba jeey wax uu heeyo maleh gacan ka hdl buu wadaa viva iidaadi 🔥

  • @sirmedi9378
    @sirmedi9378 5 лет назад +1

    Iidaadi o finalka ku guul dareystay O lug balaq kareeye.

  • @rahohussen8528
    @rahohussen8528 5 лет назад +1

    Idaadi noloow waligaa 🔥

  • @mohazeizrafil9409
    @mohazeizrafil9409 5 лет назад +1

    Baba jey gacan utage😀😀😀😀😀

  • @amintube1056
    @amintube1056 5 лет назад +4

    Baba jay he’s disrespectful

  • @hamseofficial
    @hamseofficial 5 лет назад +7

    iidaadi maanta nin baa helay 😂😂😂

  • @kidinkvevo3258
    @kidinkvevo3258 5 лет назад +2

    iidaadi meesha wax kumahaayo walee

  • @maxameddeeqcabdi8923
    @maxameddeeqcabdi8923 5 лет назад +2

    Ii daadi caawo waa la garaacay waa lagu raaxeystay baaba jeey qosolka ayuu iga dhamey kkkkkkkkkk xuja

  • @sakiabdirahman2001
    @sakiabdirahman2001 5 лет назад

    Asxaabey sual RUclips ka ma la iska shukansan kara?

  • @sahroabdih9736
    @sahroabdih9736 5 лет назад +1

    iidaadi aaqiru saacii ayuu gool keen saday lkn 1:2 ayay ku dhamaatay baaba jekey ayaa badiyay idaadi ayaan wali taageersanahy

  • @ucoqabe2071
    @ucoqabe2071 5 лет назад

    Baba jeey Caadi Ma ahan hhhh😂😂😂

  • @xasankaafi2047
    @xasankaafi2047 5 лет назад

    baba jey wax mesha kuma haayo viva idaadi

  • @cjabarhassan482
    @cjabarhassan482 5 лет назад +1

    Hadal badana baba jeey ninka iidadiyi fursd muusiiyo

  • @abdullahihassan9484
    @abdullahihassan9484 5 лет назад

    Baba jay lkn gacanta ayu kahadlaya afka ka hadal dhaha iidaadi nin walan kkkk😂😂😂🤣😁😆 like ta hala garab marin asxabta😂🤣😁😆

  • @abdurahmanmohamed7299
    @abdurahmanmohamed7299 5 лет назад +2

    Babajeey gacano kahadloya inoo fero ayoba raba hada ila aragtau Like iisar

  • @salaankey5072
    @salaankey5072 5 лет назад

    Baba jeey mala isku dhag dhagaa mise afka laga hadlaah viva idaadi

  • @anazxadith1835
    @anazxadith1835 5 лет назад

    Arkin ninkan mesha waxba kuma haayo kan o kle mesha ha no keenina gacan ka hadal lee waaye viva iidaadi

  • @ayatollahcalisomali3832
    @ayatollahcalisomali3832 5 лет назад

    Iidaadi caawa waa laga badiyay

  • @yuusufmohamed370
    @yuusufmohamed370 5 лет назад

    Ninkan baaba jey la dhahaayo cabsi darteed jaanis waa siin la'yahay
    Viiva iidaadi waxba lagama qaban karo 💪💪

  • @ifrahheyle3685
    @ifrahheyle3685 5 лет назад

    Baaba jeey wlhi waxba mahyoh iidadiii wax kale Wayeh hhhh

  • @mohamadosman9179
    @mohamadosman9179 5 лет назад

    Waraa Mudey Iyo Najiib Baba Jey Markle Hana Horkeenina Pls Markle

  • @KINGMOHA5388
    @KINGMOHA5388 5 лет назад +1

    iidaadi nin ka hadal badan ayaa helay wuxuu kusoo celceliyaa marwalbo zab iyo xasan qalalaaye waa leeysku fahmay sheekadaas...

  • @atooraha--x1982
    @atooraha--x1982 5 лет назад +5

    Lkn baabajeey asi iidaadi wuu jiijiidaa asigana inlataabto moa ogola baaba jeey maxaa waaye