"DAYAX DALNUURSHE XAASKIISI OO LABA ISBUUC DUUGAN AYUU AROOSKA SHUUSHUU KA HEESAYAA CALOOL ADKAA!"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025

Комментарии • 165

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  9 дней назад +9

    ruclips.net/video/IDLr-OKUei4/видео.html
    ASXAABTEEYDA KAFAAIDEESTA MUUQAALKAAN, INDHAHA HOOSTOODA GOD MAKAA YIHIIN? SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TANA HAIGA HILMAAMIN MAHADSANID!

    • @ahmedissex8438
      @ahmedissex8438 9 дней назад +1

      Adiga danahaaga ka Raaco ilaahay aya la xisabtamaya
      Ninkani ma kalluun laga kallumaystuu noqday
      Adigu carurtaada waani 0o khyrka usheeg
      Ninkani waa aabo gabadhisa korsanaya haku habsaamin
      Muqal kle kala kacso
      😂😂

  • @marjanmohamed701
    @marjanmohamed701 8 дней назад +7

    Irsaaqada allah ha inoo waasiciyo

  • @Rose.a4
    @Rose.a4 9 дней назад +11

    Mashallah she is the first girl on social media who is dressed appropriately and cover well. May Allah bless her marriage.❤

  • @ummusafa8394
    @ummusafa8394 8 дней назад +2

    Masha Allaah walashey somalidena waxaaba nagamaqan wadada toosan ee Allaha natoosiyo Aamiin

  • @nasrayasin4472
    @nasrayasin4472 9 дней назад +8

    وَالَّذِينَ جَاهَدُوا فِينَا لَنَهْدِيَنَّهُمْ سُبُلَنَا ۚ وَإِنَّ اللَّهَ لَمَعَ الْمُحْسِنِينَ …. اللهم أجعلنا اهل المحسنين

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 9 дней назад +17

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy 9 дней назад +2

      Salallaahu calleyhi wasallam salallaahu calleyhi wasallam

  • @najibenhodan7598
    @najibenhodan7598 7 дней назад +1

    Masha Allah ❤❤❤❤❤Queen🙏🙏🙏🙏 qurux

  • @minamahammed3896
    @minamahammed3896 8 дней назад +2

    Daar waa qof qalbi fiican MashaAllah naciima waad ku saxsantahay rayigaaga mahadsanid walaal qaali ❤❤❤

  • @fatimaabdrizakali4784
    @fatimaabdrizakali4784 9 дней назад +18

    Wiilka awalba fanaan buu ahaa wuu ku shaqaysan jiray haduu u soo baxana dhib maleh, ma waxaa rabteen in uu qol isaga jiro Somaaliyay Dulmiga ma fiicna ilaahay umaddiisa u daaya, wiilka masuuliyad baa saaran reer iyo Caruur baa ka dambeeya, kaliya ugu duceeya in ilaahay qalbiga u adkeeyo Shaqadaan mid ka fiican a Allaha siiyo , waan ognahy music dambi waaye Allaha ka madoobeeyo, lkn wiilka noalshiisa faraha uga qaada hadiina support Garyn Karin dhawaaciisa ha ku soo cusboonaysiinina
    Naftayadii baa meel u la’nahay tan umadda ma qaadi karno ogaada
    نسأالله السلامة والعافية ❤

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy 9 дней назад +4

      Asc waasax wallaal hadeenta ito toowfiiqda allaa Bagshot ee hawaafajiyi qeerka wallaalkeen anagaba ma ogin oo qof garantiyoo u heeysato mallahan meeshaan ku danbeendoono ee aan wada duceysano qaatumo qeer lleh yaarabi nawaafaji addaa casiisee

    • @fatimaabdrizakali4784
      @fatimaabdrizakali4784 9 дней назад +3

      @@Kheerto-un5cy khaatumada khayr Allaha na waa fajiyo Annaga iyo intii islaam ah Gafkeena iyo geerideena Allah ma kulmiyo , abyo

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  9 дней назад +3

      @@fatimaabdrizakali4784
      Aamiin aad ayaad u mahadsan-tihiin walaalayaal, Fatima iyo Kheerto!

    • @fatimaabdrizakali4784
      @fatimaabdrizakali4784 9 дней назад

      @ Naciima Abyo Aad baa u mahadsanthy sidaad mulaaxadaadka u soo qaadato in wax la isku sheego waa wax fiican. Diinta ilaahay masuuliyad baa naga saaran oo ah inaan gudbino Aayadna ha ahaatee, dadka inaa wanaaga farno xumaantana ka reebno ,waajibkadi waad ka soo baxday maasha llh, ilaahay haku xifdiyo anagana rabbi ha noo dambi dhaafo dhamaanten, markasta sidaa dadka wax ugu sheeg meeshaan waa social media waa ku taraaraxayan dhalinyaradu mar mar , anagana waa ka faa’idaysanayna 💖

    • @farhiyahhassan6784
      @farhiyahhassan6784 8 дней назад +2

      Aniga Sidaas ayaan aaminsanahay wiilkaas awalba fanaan buy ahaa ilaahey hasoo hanuuniyo qalad kuma laha

  • @امسمية-خ1د
    @امسمية-خ1د 8 дней назад +6

    اللهم امين 🤲🏻

  • @saadiaali2726
    @saadiaali2726 8 дней назад +3

    Jazakaallu kheyr ❤❤❤

  • @HatimHatim-p7l
    @HatimHatim-p7l 9 дней назад +11

    masha alaah walashe nacima wan ku salamay dadka somliyed mel loga fakahayo majirto qoralkoda maba fahansano in udad dhawicikaro dadkan ya ngu baray qoralka waba cawan aqonta ma ahan inad wax qorto wa inad xikmad iyo aqon kashata markad bolsho wax lawadagesid alaah idin wanun niyo 😢

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  9 дней назад +3

      Walaal waan kaa qaaday waadna ku mahadsan-tahay! Allaha ku xifdiyo!

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 8 дней назад +5

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @HalmahAt
    @HalmahAt 8 дней назад +3

    Mashallaha😘😘🤩🤩🤲🤲

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 8 дней назад +3

    Aamiin aamiin yaa rabi

  • @HodanDualle-h4u
    @HodanDualle-h4u 9 дней назад +6

    Qofna qof noloshiisa uma istaakto balse maadaama tacsi cusub ay u taalo xoogaa waa laga qurux badnaa durba inuu aroos ka heeso.

  • @AhmedAsmil-f7t
    @AhmedAsmil-f7t 5 дней назад

    hee wilka qol mas ugu xirna laha Dayax Dalnurshe hori u soco abowe ❤

  • @sahrujacali4144
    @sahrujacali4144 8 дней назад +4

    Aaaamiin yaarabi 🤲🤲

  • @HibiAhmed
    @HibiAhmed 8 дней назад +3

    Yarbi amiin❤❤❤❤

  • @hamdijimale6333
    @hamdijimale6333 8 дней назад +2

    ASC WR WBR
    ALAHA KU BARAKEEYO ❤❤❤

  • @Xabsabadalmacalin
    @Xabsabadalmacalin 6 дней назад

    Aamin aamin❤❤

  • @NastehoAwale
    @NastehoAwale 9 дней назад +5

    2 weeks. Xaaskaaga oo.mootan naago ka dhax qeeyli wax fiican maahan bismillaah

    • @11naa44
      @11naa44 9 дней назад +3

      2 weeks ba ku filan becus ninkan shaqo cusub ma siineysid sido kale naag mukhabiyo ma noqonayo oo guri iskuma xirayo stress uma baahna

  • @NimcomaxamedNimco-y2b
    @NimcomaxamedNimco-y2b 8 дней назад +3

    Dayax ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ wlll guulaysoo ishalaha

  • @HeipHeiA
    @HeipHeiA 7 дней назад

    Ilahay ha uunaxrso walaaheen farxiiyo wilkaasna ilaahay ha uuqaboojiiyo qalbiga isha allh😢😢😢😢😢

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 7 дней назад +1

    Asc wrwb shiikhad naciima iyo akhyaarta kale ♥️ ❤❤. Aqoonyahanad naciima jazakallahu khayran sida ad meelo badan wax uga fiiriso ama uga hadasho halka dad badan oo rag iyo dumar ah intay bac madaxa so gashadaan ay iska hadlayan sidi inan illahay swt xisaabindoonin. Dadkan qaylinaya heestu denbi lama aha ee waxa denbi weyn la ah sidu u heesi kara sidu u farxi kara sidu u labisan kara sidu u qosli kara😡😡😡😡koley dad badan ba wiilka debi ka dhaqay. Illahay swt qalbiga haw qaboojiyo dayax farxiyana illahay swt qabriga haw waasiciyo iyo waalidinteen iyo dhamaan inti dhimatay ee muslim ah. Naciima Allahuma baarik ❤baayo guulayso goor walba iyo goob walba ❤❤❤❤❤👏👏👏👍👍👍🫡🫡🫡💙🇸🇴💙

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 9 дней назад +5

    Sax wa xaq inuu sabro lkn 1bil xita inu break ka qaato eheed fanka Allah ka ma doweeyo arsaqa xalal ah Allah na siiyo

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 9 дней назад +3

    Asc allaha ku xafido dadkeena sax iyo qalad ma kala yaqanan ee wanaaga allaha baro somalida

  • @sharifoomar-pb4cd
    @sharifoomar-pb4cd 9 дней назад +3

    Masha allha Masha allha
    Nimco

  • @امنهعلي-ر2ن
    @امنهعلي-ر2ن 8 дней назад +3

    Teeda kale ma aqaan soomaalida waxa ay jaceel u yaqaanaan aniga jaceelka waxaan u aqaanaa in uu qofka ku jecel kaa qarsodo indhaha bani aadamka oo uu waxaan ula jeedaa wiilkaan hadii uu gabadhaas jeclaa uma ogolaadeeb in uu cowradeeda dadka oo dhan ay daawadaan malaayiin qof ayaa caalamka geesihiisa ku nool mat walbana waxa uu lasoo kori jiray masraxa aydoo ama tinteeda furan ama ayadoo dhar ku dhegan wadato uma malaynaayo in hadii uu ninkaaga uu ninkaad si dhab u jecelyahay kana uusan ogolaadeen inuu soo bandhigi lahaa iska daa ayadoo nool ee ilaa hada xitaa baraha bulshada kama uusan tirtirin sawiradaas maalin ilaahay keeno sbulshada ayay yaalaan oo malwalboo ladaawado ay dunuubtii meesheeda ka sii socotaa waxa uu walboo banaan lakernan waa wax lagula daawanaayo

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 9 дней назад +5

    Wax yaableh waana ooyna nimca qabrigeda joogay geeri haday ku gasho anaga aroos ma tagno subxanallah waaba wax lala yaabo😊

  • @ayanhussein4164
    @ayanhussein4164 9 дней назад +2

    ❤❤❤❤❤Masha alaah runta aad ka hadashay soomali waaa dad aan la fahmeyn waye ❤❤❤❤❤

  • @faizthabet2171
    @faizthabet2171 9 дней назад +5

    Llkiin in uuku cibra qato soo maheyn irsaqadka fiican rasado

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  8 дней назад +1

      Horay haduusan utabaabushaysanin 2isbuuc kuma filna sidaan is leeyahay!

  • @adannur4755
    @adannur4755 8 дней назад +2

    Amiin yarabe

  • @MunaAli-f3p
    @MunaAli-f3p 9 дней назад +2

    ALLAHUMMA aamiin yaarabbi Aalamiin

  • @shalushalu9804
    @shalushalu9804 7 дней назад

    Masha alaah

  • @shabahaisseofficial6070
    @shabahaisseofficial6070 8 дней назад +1

    You are right sister

  • @yuusufxasan3180
    @yuusufxasan3180 8 дней назад +1

    asc walaal allaah hagu xaafido soomaalida sax iyo qalad magal yaqaan

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 7 дней назад

    xaqiqo walahi nacima ❤❤❤

  • @xamdamaahir534
    @xamdamaahir534 8 дней назад

    Masha Allah wan kugu racsanahay fikradada qofka nolal ayo uu bahan yahay mas uliyo weyn aya saren waa ino hore uu sacdo waye❤❤

  • @salma.abdule
    @salma.abdule 8 дней назад +3

    Wasax nimco qofka waa inuu shaqadisa wato maxuu qabankaraa qoftas watagtaye wilkas wajibkisa wa gutaye ee kalexada somalida dhibadanaa maxaye karaban wiilkan.

  • @MunaShoply
    @MunaShoply 8 дней назад +2

    Sax waye nacima hadalkaga

  • @ridwaanmahamed-gd6gk
    @ridwaanmahamed-gd6gk 8 дней назад +2

    امين يارب العالمين

  • @عليمحمد-ش2ل9ن
    @عليمحمد-ش2ل9ن 8 дней назад +2

    Maashaa allaah runta aadkasheegtay

  • @hawaluul6706
    @hawaluul6706 9 дней назад +3

    Yes you are right

  • @AshaIbrahim-t4h
    @AshaIbrahim-t4h 9 дней назад +2

    Mashallaha ❤❤

  • @ZeynabMahmood
    @ZeynabMahmood 9 дней назад +2

    Masha allah khaf xikmat leh aya tahy ❤

  • @shalushalu9804
    @shalushalu9804 7 дней назад

    Jaskalaah qeer

  • @baismail7521
    @baismail7521 9 дней назад +13

    Quraanka kariimka ah maan dhamayn laakiin aayada aad barnaamijka ku furto adigaan kaa bartay markasta oo aan ku dhagaystaba waan kula akhriyaa waxan kale oo kaa bartay eray aad halhays u leedahay oo ah kalimatu laahi hiyal culyaa ❤ ilahay ha idin xafido walal adiga iyo familygaagaba ❤

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  9 дней назад +11

      MaashaAllah Allaha ku xifdiyo dadaal walaal Qur'aanka aaduu u fudud yahay kudadaal inaad baratid xifdisid inshaaAllaah Allaha kuu fududeeyo!

    • @ikranfaiz3737
      @ikranfaiz3737 9 дней назад +1

      Masha allah ❤❤❤

    • @asmaaqadar26
      @asmaaqadar26 9 дней назад +2

      Masha Allah hoyo nacima ilaahay hakuxifdiyo❤❤❤❤❤

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  8 дней назад +1

      @@asmaaqadar26
      Aamiin habo shukran!

  • @HibiAhmed
    @HibiAhmed 8 дней назад +2

    Wcs wllo❤❤❤

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 7 дней назад +1

    الهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله و سلم

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 8 дней назад +3

    Aniba markan arkay wanyaanay subxanallh

  • @hamdiegal889
    @hamdiegal889 9 дней назад +2

    Allah huma aamiin

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 9 дней назад +3

    Tacsi wa 3 malmood oo kaliya.shaqafisa wuu qabsadey .way hadey dhimato what for had uu yimid wuu ku sax. Mar haduusan dhihin wan ka baxay fanki howshisa ayuu wadanayaa.
    Haduusan guriga ka bixin deportation baa ku dhacayo .wa inu guriga ka baxo dadka ka dhexgalo wLibo sanafkadib wa inu gursado oo nolosha kalinimo ka baxo .

  • @KadraAbdi-eu3tr
    @KadraAbdi-eu3tr 9 дней назад +2

    Absolutley u r right

  • @احمد-م9ص
    @احمد-م9ص 8 дней назад +1

    Dayax waa wiil maskiin lagama daba haro laakiin ilaahey hakareebo cadowga

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 7 дней назад

    اللهم صل وسلم عل ❤❤❤

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز 8 дней назад +2

    Waaa run taaa abaayo sax haduuguursadana naday naaayaaan yaab

  • @ZeynabMahmood
    @ZeynabMahmood 9 дней назад +2

    Masha allah khaf xikmat leh aya tahy

  • @ikranfaiz3737
    @ikranfaiz3737 9 дней назад +2

    Saan u sugayey mantan dhan inad kaso hadasho arintan waa yaabe walhi shukran huno qali sidaa fiican ee ad uga soo hadashay❤❤

  • @igalsamiirahussain9508
    @igalsamiirahussain9508 8 дней назад

    Mansha allah sax
    Wlshey naciimo

  • @hdare4558
    @hdare4558 9 дней назад +2

    Mashallah sister jir o jog

  • @ibadoosman1982
    @ibadoosman1982 8 дней назад +1

    Nebi muxamad ayaa laga sabray dayaxna ii maan kiisaa u sugan inuu waasho mey rabeen xaasidiinta

  • @Kheerto-un5cy
    @Kheerto-un5cy 9 дней назад +2

    Asc waaku sallaamay wallaashey naciima adiga iyo familkaada abaayo wallaakeey dayax allaah u saqiro kabixitaan heesaha oo anaga iyo asigaba qaatuma qeer lleh allaah nasiiyo amiin yaa allaah

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  8 дней назад +1

      Walaal qaali Kheerto waan kaa qaaday mahadsanid, aamiin qaatuma qeer macal iiymaan!

  • @امنهعلي-ر2ن
    @امنهعلي-ر2ن 8 дней назад +2

    Abaayo niciima waa ku salaamay waa sax waxa aad ka dhawaajisay laakiin waxaa jiro xaaskiisa wax ay laheed ganacsi waxaa u furnaa dukaan dhar ah xitaa waxaa la rabay in xitaa hadii uu wax qabanaayo ama uu ku dhaqaaqaayo uu ganacsiga meeshaas kasii wada meeshaas aaba kasii qeerbadan oo arsaaqad xalaal ah teelaa xaagaa waxaa laga rabay maadaama ay aheed geerideeda mid sii muuqato in uu ka toobad keeno Wax hadii aad maalmo Badan kasii maqnaatid waad ilaawee laahaa

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  8 дней назад +1

      Walaal qaali waan kaa qaaday salaanta mahadsanid, waan uduceeyneeynaa Allaha haka madoobeeyo. Midda ganacsiga xaaskiisa ay ka geeriyootay, manaqaano inuu umadax banaan yahay iyo inkalle inuu sii wado, waayo dumarka qaar qoyska ay kadhasheen ayay lashaqeestaan oo xoolo lisla leeyahay waaye marka magaran karno anaga, waan kusalaamayaa!

    • @ao4ei
      @ao4ei 8 дней назад

      ❤​@dhaqaaqaaddhaxashidee

    • @ao4ei
      @ao4ei 8 дней назад +1

      Jasaakulaahu qayran abaayo macaanto jawaabtaada quruxda badan alaahay haku xifdiyo❤

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  8 дней назад +1

      @@ao4ei
      Mahadsanid walaal!

  • @Anisosoooooooooooooooo
    @Anisosoooooooooooooooo 8 дней назад +1

    Afkaga caano geel lagu qabay abayo naciimo ❤

  • @AyaanJama-m4m
    @AyaanJama-m4m 8 дней назад +2

    Maxuu sameeyaa waa qof ku samir san qadarda ilaahay oo iibaan leh ee daaya wiilka

  • @fartun9503
    @fartun9503 9 дней назад +2

    wa Runta Abaayo❤

  • @fartun9503
    @fartun9503 9 дней назад +2

    wcs wlc abaayo ❤

  • @MunaMohamed-tj5bk
    @MunaMohamed-tj5bk 9 дней назад +2

    Masha alah wlashay ilahay caqliga ha ku barakeyo qofku dhibato kasta o ku dhacda wa inu isku daya inu ka so kabto somalidu siday hindi u daawanaysay ayay dhaqankodi yeeshen lkn qofka muslimka ahi sida maaha

  • @fartun9503
    @fartun9503 9 дней назад +2

    Heesta wa Shaqadiisaa

  • @samsamhalane6779
    @samsamhalane6779 9 дней назад +2

    Dayax waa will wanaagsan oo qalbi fican

  • @abdiomar9555
    @abdiomar9555 8 дней назад +1

    Wixii shaqadiha ayan luguaqaden

  • @minariii09
    @minariii09 8 дней назад +2

    Dee waa saqajaan goormuu heesaa ugu yaran sanad niuu heeso ama isnabjadka Dale salmon may hayn yahoo 2heeb habeen ka dib ayuu isagoo qoslaya aan dawanayay xataa xabasha markup joogay in yaroo naxdina kamaysan muuqan somali uunbaa daalaysoo dayaxoow lahsyde isagu wadhaaba ma hayo😮

  • @OsmanAbdi-fm5on
    @OsmanAbdi-fm5on 7 дней назад

    Scw.scw.scw❤❤❤

  • @fartun9503
    @fartun9503 9 дней назад +2

    Allah❤sax

  • @safiaabdullahi692
    @safiaabdullahi692 9 дней назад +2

    Ameen

  • @nasrayasin4472
    @nasrayasin4472 9 дней назад +4

    Walal qofku waa inuuu hore u socdo , nolol u baahanyay waa la ogyay. ? Laakin ma 2 week ayuuu ku soo sabray ? Ma hal Bil ayuuu sugi kari waayay? Iyagooo ahaaa dad is jecel oo soomalidu ku dayato! Horaaaa loo soconayaaa laakin 2 week ayuuu kusoo booday!

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 9 дней назад +2

    Sxaa rurta 😊😊😊❤❤

  • @hamdiegal889
    @hamdiegal889 9 дней назад +1

    Subxaana Allah

  • @sacdiahussein3032
    @sacdiahussein3032 8 дней назад +2

    Sax aniga ayaa kula qabo fekradaas abaayo

  • @adannur4755
    @adannur4755 8 дней назад +1

    Kulley guur kheyr qabaa maa ahey waayo meel shaydiina isku imadey faaiido maleh waayo fisqii

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 8 дней назад +1

    Si walbo oo shaqadiisa fanaanimo tahay ma mudneen inu saas sameeyo qalbigaa kusiyneeynin inad waxas ku fekerto waxeyba ahed inuu gerida xaskiisa kuwaano qaato oo uu iska dhaafo hesahaan .Aniga xaskisa iyo hesahisa ano dhagesan lakun melaha un ku arkayay ayaa ka naxay isaga xagu jogaa.

  • @MunoXaaji-tr4qk
    @MunoXaaji-tr4qk 6 дней назад

    Sasawaye keep going

  • @sahrujacali4144
    @sahrujacali4144 8 дней назад +2

    Sax abaayo runta shegdey

  • @nasrayasin4472
    @nasrayasin4472 9 дней назад +3

    I know Dayax is human being and he needs to move on but when???? He’s wife is dead less than three weeks!. She died on January 6 and the wedding was on Jan 25 !! He is partying ,singing and participating a wedding ! I would mind if he star his life after a couple of months but less than a month ?? Come on , typical Farah but was thinking he is exceptional guy!!

    • @saadiaelmi447
      @saadiaelmi447 8 дней назад +1

      Yaa right he should have taken a break for a while considering his loss. It's not like he is really related to the lady 😢😢

    • @nasrayasin4472
      @nasrayasin4472 8 дней назад

      @ imagine two weeks ! If his daughter was old enough , she would have cried. People saying he needs to earn, of course he needs to move on but should have taken a good break ! Like two months.

  • @whome4851
    @whome4851 8 дней назад +2

    Nin Soomaali gormuu naag ujoojin jiray noloshiisa???? Sheeko

  • @aminaosman5402
    @aminaosman5402 9 дней назад +2

    Asc ❤runta ayaad abaartay❤shugaran❤

  • @adannur4755
    @adannur4755 8 дней назад +1

    Walashy Ha tageerin qof fanan.ahey fasqi wado

  • @iimaanahmedmahamud488
    @iimaanahmedmahamud488 9 дней назад +3

    Asc horey ayaa loo yiri ninka naagtisa ma dhimato marka iska caadi waaye

  • @Zaacid
    @Zaacid 8 дней назад +2

    Hadi xaaskiisa dhimatay bis miya waxba sameeyn maayo miya ar Somaali maryoleeya😂

  • @maryanmuse7726
    @maryanmuse7726 9 дней назад +2

    Sx waa shaqadiisa

  • @SahraSiman-uu1uk
    @SahraSiman-uu1uk 7 дней назад

    Ninkan horay ayuu udhahay muqdisha ii shidan qurbo wax uguma baahni oo ah heesaheyga Ayaan ku shaqeystaa😮

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 9 дней назад +2

    Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh Amin amiin amiin amiin amiin amiin amiin yaa raabi yaa raxman yaa raaxim Amin amiin amiin

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 8 дней назад +1

    Waa duni aakhir saban inuu kaheeso aroos kiyoo wali ay qoyantahay geerida xaskisii uu jeclaa lkn waxa uuga ficnayd inuu udiro hanbalyo madama uu geeriyaysan yahay iyadna may odhan ii imo waxay ujeday way ficnayd lkn wuu geriyaysan yahay inkasta oo ay shaqadisa tahay

  • @hawaluul6706
    @hawaluul6706 9 дней назад +1

    👍👍👍👍

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 9 дней назад +2

    Ilahey ha ka so xanuniyo xumanta lkn nolasha hore le lo wadana

  • @HaboonHilowle
    @HaboonHilowle 8 дней назад

    Amin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 9 дней назад +1

    Show must go on 😅

  • @Nasriin-t8z
    @Nasriin-t8z 9 дней назад +2

    Soomaalida qiiro aan jirin eey jilaan meyfanka kawaniyan hadey run shegayan

  • @sharifoomar-pb4cd
    @sharifoomar-pb4cd 9 дней назад +1

    ❤❤❤❤