Waraaqihii Iyo Hadyadihii Dhex Maray Najaashi & Nabiga SCW | Boqorkii Gabadha U Doonay Rasuulka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2022
  • #Qaamuus #Qisooyinka
    Qisada Sidii Boqor Nagaashi kharashkii Meherka uga bixiyey una soo diray Rasuulka Mid ka mida xaasaskiisa | Xog Layaab leh
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 22

  • @ahmedabdikahin8504
    @ahmedabdikahin8504 Год назад +3

    Qormooyin waxku'oola .
    Mhdsanid ustaad Maxamed

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 Год назад +1

    Scw scw scw scw scw scw

  • @khalidmed1713
    @khalidmed1713 9 месяцев назад

    Saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw صل علی محمدرسول العلمین ﷺ🥰🥰🥰

  • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347
    @ismaaciilcusmaanbashiirism2347 Год назад +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 Год назад +3

    رضي الله عنه وأرضاه مالك عادل احمد نجاش

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro Год назад +1

    M.a wan laso condona hdi alle idmo

  • @abukarbarixi3640
    @abukarbarixi3640 Год назад +2

    Book Nigaashi mawuxu ahaa Amxaar mise Tigrey

  • @Summad
    @Summad Год назад +4

    Walaal kusoo biir channelkeena oo kafaa'id waxyaabo qiime leh .
    Mahadsanid

  • @cabdiqanikhadar1500
    @cabdiqanikhadar1500 Год назад +1

    Kula socdaa bro

  • @nyb672
    @nyb672 Год назад +1

    Fydi

  • @haboon180
    @haboon180 Год назад +1

    Tani waa waxay qoreen kuwii xasuuqay Duriyadii Nebiga. Waxa aad carab u taqaanan, waa kuwii magacyadii, afkii, dintii, dhaqankii iyo dhulkii umada carbeed qaatay. Waa Persian, Kurdish, Turkish, Albanian, Slavic, Greek, Armenian iyo qaar kale oo badan. Waxa tihiin dadka ay ugu neceb yihiin caalamka, waxa aad tidhaahdan walaalaheena carbeed. Tariikhdiina oo dhan qalinka ayey u rogeen. Ereyga xabashi waa somali. Xabal (abyss :a deep or seemingly bottomless chasm), xabashi (Abyssinia). Ereygu micno qoto dheer ayuu leeyahay. Xabal waa metaphysics ( universal elements of reality which are not easily discovered or experienced in our everyday life). Axmed Negash waxa uu ka mid ahaa ragii galbinayey Nebi Maxamed ( CSW), markuu caruuska ku ahaa Seylac. Waa halka ay ka timid," Hoy Nabaw, nur Allaw, Maxamed Nebi Magac_sanow). Yaa imamal qiblatayn, waa halka ay ka timid. Somalida school ku bakhtiga ayuu ga dhigay, ilaa dayeer laga dhigay. Nin ayaa laga hayaa, " l never let my schooling interfere with my education." Everything has its limit _ iron ore cannot be educated into gold. All schools,all colleges, have two great functions: to confer and to conceal valuable knowledge.
    Bisaddii somalidu weli magacii ayaa lagu iibiyaa. Abyssinia somali cat.

    • @Jamalkhan-lo1vd
      @Jamalkhan-lo1vd Год назад

      peenta jooji waxan aad qoraysaa OO dhan waa peen nepigani wuxuu yidhi kii iga apuurta peenoiw
      ka diyaarso naarta meeshaad ka degi la ahyd
      intuu nepiga ahaa muu soo dhaafin tapuuk ama docuudigapa
      marka laga yimaado
      yarantisi laga soo celiyay shaam

  • @abdullahihassan1263
    @abdullahihassan1263 Год назад +2

    Hadii aad taxno sirdoon inoo soo deenleheed weynu kuu duceenleheen

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  Год назад +1

      #Abdullaahi Insha Allah waan innala wadaagayaa xogta sirdoonnada

    • @abdullahihassan1263
      @abdullahihassan1263 Год назад

      @@QAAMUUS ilahey haku jeclaado wiil keeniyoow

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  Год назад

      @@abdullahihassan1263 Ilaahay haku sharfo walaal. Walaal qiimo badan.

  • @AliOmar-te4wu
    @AliOmar-te4wu Год назад +1

    Ahmed guray ayu aha somali qolo kaste shegata ma na ahayn somali iya laysku racay

    • @hi-kj3ho
      @hi-kj3ho Год назад

      Sixawle karanle hawiye ayuu ahaa dad ku abtirsada ayaana jooga

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 Год назад +1

    Waxaa kaa qaldan magaca ninka ka geeriyooday Ramla bint abu safyaan waxaa la dhihi jiray Cubeydullah ibnu jaxshi...
    Laakiin Cabdullah bin jaxsh waa walaslkii wuxuuna ahaa saxaabi, halka ninkii qabi jiray Ramla uu gaalnimo ku dhintsy isaga oo qaatay nasaaranimo
    Dib u fiiri buugta taariikhda sida Raxiim makhtuun iyo ibn Hishaam.

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  Год назад +1

      100% Mahadsanid walaal. Qoraha aan mawduucan ka soo qaatayna waan la wadaagi waanan hubin. Mahadsanid walaal sida qiimaha badan ee aad ii baraarujisay/saxday.

  • @khalidmed1713
    @khalidmed1713 9 месяцев назад

    Saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw صل علی محمدرسول العلمین ﷺ🥰🥰🥰