ABDALLA BUURANE OO MANTA 10KILO METER LUGEYEY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024
  • Part One Abdalle Buurane Maanta Lugeeyey 10km 1hrs

Комментарии • 367

  • @SalaadMaxamed-s6g
    @SalaadMaxamed-s6g Год назад +4

    Mashaa Allah wall waad dadaashey teeda kale mid samee hadaad rabtit inaad caato noqotid ama aad miisaanka iska yareeso fadlan cuntada yaree habeenii waxba ha cunin ok maalintii hal mar keliya cun cuntada maalintii ku badalo biyo caadi ha cabin biyo cabitaan bilkuliyan intaasaa kugu filan sxb waa hubaal hadaad hal bil aad saas yeesho walaahi waad xusuusan doontaaa fariinteyda horey ayaan usameeyay anigu mahadsanid

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Год назад +3

    Meeshaan xamar ladhaha hadaa maanto dhan lugeeysid waa lagaa shikina waxa lesdhaha ninkaan waxmu meeshaan ku xeri rabaa ee ka taxadara 😂😅

  • @Hafsonor22
    @Hafsonor22 Год назад +30

    Keep going wll ha niyad jabin waa sameen kartaaa dadka is caateyey oo buurnaan jiray fiirso dhiiro galin ka qaaadee ❤

  • @AbdiAarPodcast
    @AbdiAarPodcast Год назад +1

    baashaal Abdalle nin adag.👌🏿

  • @sabiriinhassanmohamedsabir7881
    @sabiriinhassanmohamedsabir7881 Год назад +39

    Walhi wan farxay meshada kasiiwad aboowe ❤cayilku waa cudur good job 👏 👍

  • @Fahmafaridabeauty
    @Fahmafaridabeauty Год назад +1

    Mnsha Allah keep going abowe

  • @abdiasissuddi2990
    @abdiasissuddi2990 Год назад +5

    Stay Strong Bro Never Give Up..👍👍✅

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 Год назад +8

    Mashaallah Abdallah halkaa kasiiwad dadaalka 🎉💪💪 jirdhis kudadaal socodkana WAA muhiim

  • @QAYSANDRAHMA
    @QAYSANDRAHMA Год назад +4

    Asc Mr. Abdalla, dad kaa buuran oo 3 bilood Ku caatowey ayaan aragne oo aan weliba personally aqaano, dad waxa jiro gari ama wheelchair ♿️ Ku socdo hilib darti oo dadaaley kadibn noqdey qof dhisan, dadaalku gacantaada ayu Ku jira. Adi hadaad ka daalin wan huba 💯% waad gaare gusha , aad baan Ku faraxsanahay inaan arko adigo dadaalesid cafimaad Iyo Guul ayaan Ku rajeena.

  • @ishmaelmohamed1115
    @ishmaelmohamed1115 Год назад +28

    Keep going bro don't give up please 🙏 insha Allah you will reach your goals

    • @mohamedosman9250
      @mohamedosman9250 Год назад

      He needs to lose weight, that’s what he needs. That should be his fucking first goal to lose weight

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj Год назад

      Masha allasah guulayso ha nasan cabdaloow galaxy iyo biyo ku nooloow iyo kaluun bilaga subax ah ha nasan waad yartahay e hore usoco waxatahay innan quruxi badan oo Masha allasah ah hadaad baruurta ku guulaysato lagu gaadhi maayo cida ku niyad jabisa ha u joojim was xaqsid kaaga e waliba dabaalo macaan iyo subag ka dheeroow cunto maaha buur nasntu e was loo dhashaa balse dadaal oo hadaalin baadiyaha uguur hadaad ehel ku leedshay geel raac casnihiisana ku nooloow

  • @zainabhassan4372
    @zainabhassan4372 Год назад +1

    Mansha allah keep going insha allah guul

  • @yasiinaweeys807
    @yasiinaweeys807 Год назад +1

    Waaa duulaaay 😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂

  • @shukriaomer186
    @shukriaomer186 Год назад +2

    Ha niyad jabin wa sameen kartaa ❤

  • @munabarud9614
    @munabarud9614 Год назад +1

    Wow u becoming skinny you lost some weight. Keep doing the good works inshallah u could do it.

  • @umuaisha694
    @umuaisha694 Год назад +1

    Biyo Badan cabe waxay ka cawaniysa jidhakag inaan Daaline

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 Год назад +1

    Biyaha batso biyaha badan be is bedel ledahay

  • @cumarnuux98
    @cumarnuux98 Год назад +1

    keep going bro waad qurux badan tahay is dhuub sidaa kuwad may be ilaa 3year kadib masha allah vip ayaad noqonaysa

  • @hibonuura9366
    @hibonuura9366 Год назад +3

    Mnshlh hore usoco wloo ka kac fadhidha. Iska rid miisaanka waad gaadhaysaa guusha guulayso wlooo walhi saan u jecelahy inaad iska rido hilibka waxaad tahy qof aad u qurux badan intaa yar iska rid wloo

  • @NasroShire-ff3gu
    @NasroShire-ff3gu Год назад +4

    Aneh sxb waa kula bilawy hawen walba vedio so duub saan dhiiri gali kaga helo aneh wxa ku balan qaada ina comment kasta kuso sheego tarihkda neh qoro sxb hore usoco 😍

  • @rahodahir9886
    @rahodahir9886 Год назад

    Keep going my brother never give up

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 Год назад +2

    Abdalla dadaal waad arkaysa natiijada inshallah

  • @muqtaarxersi9702
    @muqtaarxersi9702 Год назад +2

    Qofta kula socto step 2 ee so mareesa haben walbo lugeeysii 😅😅😅😅

  • @ملكيشوقي
    @ملكيشوقي Год назад +1

    Maasha allaah waa guul wanagsan ee sidaada ku wad iinsha allaah

  • @adowabdi8625
    @adowabdi8625 Год назад

    Good job my brother continue reduced

  • @ahmedwarsame765
    @ahmedwarsame765 Год назад

    Masha allh good job bro

  • @xalimoxalimo4846
    @xalimoxalimo4846 Год назад

    Waxakala lina iyo sajawili caba subaxadi maraka sotosoto walla guleyeso❤❤❤❤❤❤

  • @ismailfarah3463
    @ismailfarah3463 Год назад +2

    Where there is a will there is a way MashaAllah 😂😅😂

  • @Hakammed
    @Hakammed Год назад +1

    Cabdalle Sxb Hore U soco Dadaala Wuu Gaadha 💪

  • @zakariyecabdi5922
    @zakariyecabdi5922 Год назад +1

    Keep going pro

  • @abdiyoaden4362
    @abdiyoaden4362 Год назад

    Cafi sah istecmal wadgucatowi inshallah

  • @nasra9836
    @nasra9836 Год назад +1

    Abdalla waa ku salaamay, See waaye Lambar Afar Ariga lugu raacayo,Yaab

  • @hassanmohamedibrahim-rv6jp
    @hassanmohamedibrahim-rv6jp Год назад +1

    Adigo sacuudi tegin ma san

  • @mkafamily6700
    @mkafamily6700 Год назад +1

    MashaAllah TabarakaAllah wax fiican ayaa sameeneysoo walalkeey haisdhiibin waad sameen kartaa inaa hamigaada gaarto come on abdalla

  • @ahmedyousif6740
    @ahmedyousif6740 Год назад

    Well done brother keep it up

  • @zahramohamoud8835
    @zahramohamoud8835 Год назад

    Ascwrwb
    Wad fiicantahay lakiin iska fiiri
    Hormoonka iska fiiri dhaqtarka u tag Inshaalaaah

  • @Hodanomar592
    @Hodanomar592 Год назад +1

    Cayilku wa cudur Wali ilhy haku fududeyo Bowe keep going teda kle cuntada xita iska sax Bowe Insh llh ku fududaane

  • @hamdi1991
    @hamdi1991 Год назад +1

    Walahi wan kufarxay cafimadka kudadal harajadhigin horey usoco

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Год назад

    cabdale buurane guul sxb gaadh ishalah ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @cayuunimohamed2305
    @cayuunimohamed2305 Год назад +3

    Abowe keep going

  • @saadaabdoulkaderosman6701
    @saadaabdoulkaderosman6701 Год назад

    Jum fican same3 cabdala nin qurux batahy

  • @axmedooo3872
    @axmedooo3872 Год назад

    Goaan baa qaatay keep going

  • @ramlasaeed2376
    @ramlasaeed2376 Год назад +6

    Keep going indr ilaah riyada ha ku rumeyo dadaala wuu karaa 👍👍👍

  • @mohamedyare8562
    @mohamedyare8562 Год назад

    Abdallah lpheyg edit ana ku noqona yo sxp

  • @zalmonuuro1240
    @zalmonuuro1240 Год назад

    wlky biyo liin cofey isku darso cab subixii iyo biyo liin maran diran🤴👍wlky

  • @ikranquruxchannel9540
    @ikranquruxchannel9540 Год назад

    Keep going brother

  • @AmalIove1
    @AmalIove1 Год назад +2

    Mashallah

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Год назад

    Nasiib wanagsan walal
    Guuleyso, hore u soco👊

  • @frdwsawye5746
    @frdwsawye5746 Год назад

    Mash allh wan kugu faraxsanahay

  • @umuabdirahman961
    @umuabdirahman961 Год назад +1

    masha allah horey u soco ciilka wa cudur wiil yar aya tahay dadal wad gareysane

  • @AliHassan-uv9uc
    @AliHassan-uv9uc Год назад

    Ar abdaloow sidan kusoco adoo ordenawaa arkidonta he keep going

  • @degan4
    @degan4 Год назад

    Keeping going

  • @qalbidhaya1796
    @qalbidhaya1796 Год назад

    Hilibkaaga waa fudeed inaa rido abowe soco quruxda iyo cafimaadkaaga kaga muhiimsan

  • @shashaxleysuban8655
    @shashaxleysuban8655 Год назад +3

    Masha allah ❤🎉👍

  • @qalbidhaya1796
    @qalbidhaya1796 Год назад

    Fariid abowe lugee wlhi haniyad jabin waad gaareeysa guushaada

  • @AhmednuorShaatax-qc9hk
    @AhmednuorShaatax-qc9hk Год назад

    Lix Sano ayaad ku caatoowe After six years

  • @hafsoali6793
    @hafsoali6793 Год назад

    My brother mcn I love you so much ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amxaar
    @amxaar Год назад

    Masha alah. Keep going. Walaahi. Waa ubaah neyd. Nin yar aatahay. Nolol rabo. Alaha. Kula garab galo❤👏🏽👏🏽👏🏽

  • @nasrohussein696
    @nasrohussein696 Год назад

    Ha isdhiibin walalo wa xanuun lkn udhabar adeg qurux iyo cafimad ba kadanbayne

  • @ismailbashir2344
    @ismailbashir2344 Год назад

    Cadii aad caatowdo youtube cabdalla buurane maka badaleysaa😅

  • @mascudyare1871
    @mascudyare1871 Год назад

    Hore usoco abdalla keep going

  • @aweesabdullahali1633
    @aweesabdullahali1633 Год назад

    Waan kugu faraxnay sxb dadaalka dadaal kudar xoog usocod boobsiii hanasan sxb ilaa aan kaadareeno 👏👏👏👏👏

  • @MarwaanMuuse-s2y
    @MarwaanMuuse-s2y Год назад

    Turkiga tag qaliin idly samey

  • @حبيبهابرهيم-ح4ك
    @حبيبهابرهيم-ح4ك Год назад

    Haben mahan malinti lugey kulelkas aya wx badan ka dajinaye

  • @maadeysmadadaalo5864
    @maadeysmadadaalo5864 Год назад

    Abdalla cuntada cuneysana in iska sax guuleyso

  • @khadraosman1724
    @khadraosman1724 Год назад

    Mashallah habo wad waad guuleysaneysaa

  • @ruqiyoxuseen9860
    @ruqiyoxuseen9860 Год назад +2

    ALLAH JANADA NAGU KULMIYO DHAMANTENA AMIIN YAA RABI

  • @zaksharhaye3613
    @zaksharhaye3613 Год назад

    NINKAAN MAQAAYADAHA MAGAALADA MIYAA KORIYAY

  • @daganmaxamed279
    @daganmaxamed279 Год назад

    Walal dadala wugara ilahay haku garab galo marnabo haisdhibin haquusanin isadkee

  • @mohamadabdullahimohamed5961
    @mohamadabdullahimohamed5961 Год назад

    In badan lasoco shaqada kiliyahaaga miisaan dhimidi waxay saameyn kuyeelataa caafimaadka kiliyaha

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 Год назад

    Bro Uma baahnid inaad gacmaha taagtaagto, cuntada dhin, socodkana badso.
    Waxa ku hayaa waa Chronic appetite dysregulation

  • @sareedomaxamed5491
    @sareedomaxamed5491 Год назад

    Hada laga bilawo cabdale Cato from jijiga

  • @zeyyeyz1871
    @zeyyeyz1871 Год назад +1

    you can do it do not stop

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 Год назад +1

    Advice:; walk 30 daqiiqo every day, eat fruit, vegetables and fish, drink more water. Stop eating meat and sugar. Abdalla, you can do it, it is easy. 🎉 👍

  • @xabiiburaxmaan5994
    @xabiiburaxmaan5994 Год назад

    Waxaad Qabatid oo dhan Ma Noo soo Duubee 😂

  • @maryanruun9816
    @maryanruun9816 Год назад

    Wax ha isku cunin ilahaey ka cabso markad wax cuni rabto ooy

  • @husseimali1139
    @husseimali1139 Год назад

    maalin walba samee say 50kg gaaga dhacdo

  • @zeynabmohamed7580
    @zeynabmohamed7580 Год назад

    Alx malinti 8km ilaa ugbdnan 11/12km ordaa Alx ilhy ifududeye subx wlpo kowdi waxa ahay 84kg now 64kg alx wlina wa orda inkasto hda bashl kujiro xamar cadey imde ❤ I’m 1.75 cm ahy 5’8❤🎉

  • @Bbemom458
    @Bbemom458 Год назад

    Keep going waad samayn kartaa

  • @amenacali727
    @amenacali727 Год назад

    Waar jiim tag waxyaabaha tadka dhuuba cun

  • @matoorh94
    @matoorh94 Год назад

    Asc Insha Allah bro waa ku faraxsanahay go aanka aa cqaadatay sii wad caafimaad kuu rajaynaa

  • @AbdiShine-i6j
    @AbdiShine-i6j Год назад

    Cabdalla habeenkii cashada jooji waad arkaysaa waad is dhimaysaa

  • @saladomar8670
    @saladomar8670 Год назад

    Timir iyo biyo wallahi si fcn u catobe

  • @caashadiriye5060
    @caashadiriye5060 Год назад

    Abdalla ilaahay ha kuu gargaaro walaalkey

  • @QUEENMAGOOL
    @QUEENMAGOOL Год назад

    M.a hore u wad natiijo intaa ka badan kaa sugeena is adkeey ani xataa waan wada

  • @AminoAmino13
    @AminoAmino13 Год назад

    Dhar spors gisho wll abdla❤❤❤

  • @fadumoabdi7368
    @fadumoabdi7368 Год назад +1

    Guul guul ayaan ku rajeena

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225

    Buurnaanta waa laga bixi karaa sida caatada looga baxo 👌🏾💯💕🇸🇴

  • @islamicexpress-jw1ff
    @islamicexpress-jw1ff Год назад

    Wllo mizanka badan xanuno ayuu kenaa marka dawoyin maridayo ayan kuhayaa

  • @halimomohamed5387
    @halimomohamed5387 Год назад

    Mash Allah tabarakaallh iLaahey ha ku barakeeyo Cabdala Horay u soco wad gari dotaa insha Allah

  • @yaxyamaxamed396
    @yaxyamaxamed396 Год назад

    Illahay caato caafimaad leh Haku siiyo

  • @abdirahmanhassan1189
    @abdirahmanhassan1189 Год назад

    Asc insha baadiye aad labo sadex bilood

  • @fairusali9646
    @fairusali9646 Год назад +1

    🎉😊

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 Год назад

    War Horta sidaa nin rag ah usoco Biskinka

  • @AbdiShine-i6j
    @AbdiShine-i6j Год назад

    Cabdalla waa walaalkay horey u soco

  • @keysevilla7169
    @keysevilla7169 Год назад

    Baba buurka adna igasoodhis nooh like ta chane'ka

  • @shekhbashiir2163
    @shekhbashiir2163 Год назад

    Wara xafadeena imaday wallhi

  • @farhiashire814
    @farhiashire814 Год назад

    Waxa macaan iska ilaali waxa cayilka keena waa sharaabka

  • @saladomar8670
    @saladomar8670 Год назад

    Abdullahi aqlika haa shaqeyo banuni nah ciyalka xafada la camiro qof cayilan sharaf malah

  • @asasa1000
    @asasa1000 Год назад

    sxb buurane meelkastaa ku ruxanaysa wlh salaan sare adeerka kusoco waad dhamaan uul timo

  • @ashaibrahim5854
    @ashaibrahim5854 Год назад +3

    Keep going ❤