Mahadsanid Cumar Inshaar. Muddo dheer oo aan la socday Kanaalkan waxa uu safka hore kaga jiraa kuwa ugu wax tarka roon. Ninkaa dhallinyarada ah ee soo saaraa waa mahadsan yahay.
channal.ka .keliya ee youtuberadda somaalidda aan sidda macmiilka ah aan ugu xidhanahay.. xitaa haddi aan maalmo aanan arag channalkiisa ayaan sii dhex galaa si aan uga raadiyo bal inuu aoo dhigay video aanan arag notification.kiisa... iskaa taageerid keliyee 100% my favorite channel.keyga weeye ogaaansho
Haa lkn arimahena ba kahadla asne sida lacgata loga subiyo 2018 bu kahadly arinkn cusubne mlin dhaw bu kaso hadly wilkan wa qofka 2bd e an arky mhdsanid
Maryooley hadey masaajidaha ka istage ayadoo leh walaalyalow video gaas inoo daawada ilma agoon ah ayaa laga biilaaye walalow hadaad ilaahey taqaano na soo daawo war dadkan waa iimaan beelen ee waxbo hanoogu sheegin kii fahmana ha fahmo kii kalena irzaaqda alle meel kale haka siiyo weyba na warweeiyen tuugsigooda hawada ah ayaanba qaati ka taaganahay
OMer waxa thy midka nolsha WANGSAN itusy intan odhan isman AQONIN maga janal waxa ka SOMAQLY tem 27 kadiba wan kuso raadiya muqaldad ano wax buu igu jir ayan dawanyay ahd io jer 2sano waxi ad so DHIGEYSAY xita wan dawa si nafdeyda wax uqbsan lheyd dini aha io dadnima AHANBA MAHDSINA allo kasok🥰☝️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Asc sxb Cumar Inshaar waxaan Rabaa in aan ku weydiiyo,muuqaaladaada qaar waxa aan ku arkay in thumbnailka aad soo saarato Sawirka STEVE HARVEY Adiga oo aan isaga uga hadleyn Muuqaalkaas.Marka Ma Saxbaa Walal.??Mahadsanid..
Mahadsanid Cumar Inshaar. Muddo dheer oo aan la socday Kanaalkan waxa uu safka hore kaga jiraa kuwa ugu wax tarka roon. Ninkaa dhallinyarada ah ee soo saaraa waa mahadsan yahay.
Qaamuus
Nabiga halagu saliyo..... scw
Xabiibkeena aan ku salino scw❤️
Golden Voice
Kolley aniga ima quseyo muqalkan lkn like wan saray mar hadii dad ka faa' idayaan
Kusali Xapiipka Scw ❤️🤲
channal.ka .keliya ee youtuberadda somaalidda aan sidda macmiilka ah aan ugu xidhanahay..
xitaa haddi aan maalmo aanan arag channalkiisa ayaan sii dhex galaa si aan uga raadiyo bal inuu aoo dhigay video aanan arag notification.kiisa...
iskaa taageerid keliyee 100% my favorite channel.keyga weeye ogaaansho
Tnx teacher
Lkn sidee ugu xirta wadan si aan lacag uga sameeyo
Ogaansho waad mahad santahy sida aad marwlbo wax noogo soo gudbiso mahsnid @Ogansho
The best RUclipsr in the QATAR
Golden voice❤💛💙
Sxb you tube kaaga ubaahnhy inaa isiiso
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
اليوم يوم الجمعه صلو على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم أنا من هل الشام ونا أحبكم في الله🫂🇸🇾💜🇸🇴
Illahow.youtub.keyga.1000.igaarsii.amiin.idhaha
Nin qalbi fiican aya tahay ustaad caawi walalaha somaliyed Masha allah
Ogaansho zhp inbadan waan kugu xidhahanahy waxan ka mid ahy dhal yarta hal video imma dhaafo Wana dan tayda aad ayad ugu mahadsantahy
ustaad mahadsanid channelka somalida youtube wixii so kordha dadka lama socodsiiyaan lkn adiga wd bilowday shukran
Arimahena wokahadla wixi kusow kordho RUclips
Haa lkn arimahena ba kahadla asne sida lacgata loga subiyo 2018 bu kahadly arinkn cusubne mlin dhaw bu kaso hadly wilkan wa qofka 2bd e an arky mhdsanid
Soo bqo
Mashaallah Aniga ayaa ogu hordaawanaayp Cumar inshar ربي يحفظك
Thanks macalinkayga❤
Waan jeclahay inaa youtuber caan noqdo insha allah🥺
Jazzakalaah Updatekaada 1 su'aal iga jaahil bixi 2 youtube hadii qofka uu leeyahay isla 2 badaas youtube miyaan ku sameen doonaa mise 1 channel igu filan madaama 1 adsense aan iskula isticmaalo
2daba
@@ogaansho waa cajiib! Cumarow adiga miyaa manta reply bixinaya
@@ogaansho Wll aniga iima soo baxaayo maxaan sameeyaa gmailkana iguma soo dirin 😢😢
Thank you my brother omar 🎉
mahadsanid walaal macaan
Thanks mr omar sidaa dadkaaga u garab taagantahy
Asc wll ku saliya nabigeena muxamad
February Waa Bisha Labaad Ustaad
Waan la socona update-ka aad baad umahadsantahay🙏
Qofkii ugu horeeyay ee dawaday muqalka👋👋🙋🙋🙋
6:12 Maaha bisha sadexaad ee waa bisha labaad
Thank you Omar!!!
February waa bisha 2aad bro
Keep going wll omer Inshaar.
USTAD Cumar inshar mar hore Asc salaan ka dib waxaan kaa codsanaa inan kula hadlo waxaan kaaga baahnaa talo waa hadii ay tahay macquul mahadsanid
Waa Bisha Labaad February
shaqsigi ugu horeyay ✌✌😂
Thanks wll omer inshaar
Maryooley hadey masaajidaha ka istage ayadoo leh walaalyalow video gaas inoo daawada ilma agoon ah ayaa laga biilaaye walalow hadaad ilaahey taqaano na soo daawo war dadkan waa iimaan beelen ee waxbo hanoogu sheegin kii fahmana ha fahmo kii kalena irzaaqda alle meel kale haka siiyo weyba na warweeiyen tuugsigooda hawada ah ayaanba qaati ka taaganahay
Ninkaan gaalka ah oo aad sawir kiisa ad soo qaadatay xay ka walax tah
Mahadsanid 🥰
Keep going walal cumar inshaar
February bisha labaad waaye walalka jazakalah
OMer waxa thy midka nolsha WANGSAN itusy intan odhan isman AQONIN maga janal waxa ka SOMAQLY tem 27 kadiba wan kuso raadiya muqaldad ano wax buu igu jir ayan dawanyay ahd io jer 2sano waxi ad so DHIGEYSAY xita wan dawa si nafdeyda wax uqbsan lheyd dini aha io dadnima AHANBA MAHDSINA allo kasok🥰☝️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
walal Cumar wan ku salaamay.walal chatGpt maka hadli karta
Omar inshaar wan ku salaamay wll
Thanks 😊 mudane
Mahadsanid ustaad
Maalin Waxaan Rajeey Nayaa Inaan Noqdo RUclipsr Fiican Aydad Ku Dhageeys Taan Hadaan Helo Dad Igu Xiran In Shaa Allah.💯🔔🔔
Waan kuu saaray InshaAllah guul
Anga wan ku sarey
Mr Inshar , brother maad video buuxa no so samaysid ad noga fa'idaynayso qaababka lo samaysto channel ytbe ah , qawanintana sida lo dabaqo
Mahadsanid ustad
February waa bisha 2aad
Masha allah
February waa bisha 2 ustaad
February wa bisha lawaad cumar
Wll aad bad umahad santahay🙏
Ya cumar
RUclips dawasha ka ahay, sen lacag ogasameyase? Mr inshar.
RUclips ads lacag Laga helo Halal miya mise haraam walal iga sojawaab
Ama muqaal nogaso sameey
shugran wll omar waaba u baahnaa ❤
Omar inshaar kanaalkan waxan ku xiranahay in kabadan 5sano waxan kacodsanaa inaad so sameso muuqal gaara ow ah sida ugu fudud ow hadaf lo dhigto luguna gaaro qodabada ugu muhiimsan ado so xiganaayo buugta dadka guuleestay mahadsanid waxan rijrna inad kaso jawabi donto insha alah? hadaf sida lo dhigto & sida lugu gaaro
Shukran 👌👌👌
Side hustle hadaan ka dhigto meeqa lacah ah ayaa ka samayn karaa didaalkayga
Zhp holland kaso hadal plse
Waa qabar fiican oo youtubar leyda an facaya
Wllo ila soo xidhiidh waan dhibanay bls jin jin uun ka baqayaaa
Omar wxa kuwaydiiyay wx iska cadiya Ee Isooqpo
3:30 in this hour I watched this video
Thanks
Golden voice Mr omar
Keep going pro
Asc wll waxaan rabaa inaad ii soo kala kiciso chanalkan aan kaala soo hadlaayo plz bro
Omarow awaheee macluumaadkii joqraafiga
Wll xagee laga soo xeriira
Bish labaad waa febawari ma ahan bisha seddaxaad
February waa bisha labaad
Asc
Anaa uhoreeyo like and pin
Walaalow maxa fandhaal uhilmaanta
Maxaa u isticmaashaa sawirka ninkaan
Cumaroow febraayo waa bisha labaad
Ustd ani 2024 bilawged samestay ma isaamene marka
wll kawaran dadka cusub accept madhihikaran
Asc wall adoo mahadsan aniga ma arko farintas 2meelba adoo raaliya talefan maa ku soo sameysid
Sxb Somalia 🇸🇴 Maxad iga wacyi galin ladahay qolada khawarijta ee alshabab plz ka hdl dadka xun oo bulshada dhib ku haya
Ustaad hadaanan lahayn ba channel hore oon rabo inaan hada shorts ka sameeyo ma iga aqbalaya a
Sxp meel sare kuu rajeenayaaa
February wa bisha labaad
Sidee loogu xiranayaa
Asc sxb Cumar Inshaar waxaan Rabaa in aan ku weydiiyo,muuqaaladaada qaar waxa aan ku arkay in thumbnailka aad soo saarato Sawirka STEVE HARVEY Adiga oo aan isaga uga hadleyn Muuqaalkaas.Marka Ma Saxbaa Walal.??Mahadsanid..
Baryahaa kaamahayno
fibuary bisha labaad waaye
Mahadsanid
Wllo mcn soo boqo
Walaal cumar you tube aan gaarine 1k Kuma jiraan miyaa walal
Halaga xidhaba way na waalene macal Adiga
From kenyaaa
February bisha 2aad weeyi ugaas kkkk
Adiga dad ka Uma soo jawaabtid miyaa saxibow
tnks pro🙏
Waxaad kasoo hadashaa mawduuc ku saabsan Hurdada
Asc wll cumr lambar somalia youtub malugu sameyn karaa ?
Wan kugu fanaaaaa