Madaxwayne dhacay bay caacda la hayaan wareerkiina malmo ka dhiman horay noo dhaafa muuse juudaan waaa ka jarnay gacanteena ka goosanay muuse hadal uma yaalo somalia la idin keen ururis baad tihiin iyo oromo
Haddaanu nagahay xukuumada cusub, cidkasta oo mudaharaada, biyo iyo cake hala gaadhsiiyo, xaq ayey u leeyihiin inay mudaharaadaan. cid la dhibaateyn karaana ma jirto. Thank you all, waana isbadalka cusub ee la jaan qaada.
@dhuunkaaretible1111 adigu musse aya kugu weyn anaga see somaliland ayanu ilashana cabsi musse 94ki ku galiyey aya maskaxda kaga jirta b...ch aya tahay nacdal yahay
😂😂😂 Anigu nin habar awal,sacad muuse,walaahi sidan moodayay muu noqon, wuxuu noqday inkaar qabe, wuxuu igalay godob waa nin kaan fahmi waayayay wuxuu u jeedo,waa nin ka Aan mujaahidiintii Aan waxba u qaban isagoo mujaahida,meel walbana godob Ayuu na galiyayay,sida jabuuti iyo laas caanood 😂 waar meesha banee dhaha, ciro haku xaaree
KUWAN OOYAYAA WELI WAA MAXAY SAW TII DOORASHADU DHAMAATAY EE LAGA HELAY. DADKANI MIYAANAY HORE U ARAG MADAXWEYNE. HALKAA WAXA KA CAD IN IYAGA OO KELI AH UU MADAXWEYNE U AHAA OO UU KHIYAAMEEYAY UMADDII KALE EE SOMALILAND
Mashalah tabarakalah madaxwayne muuse Biixi guuul ❤❤❤🎉🎉🎉madaxwayne muuse Biixi guuul soomaliland guuul Maxamed kahim guuul ilahay ha inaga qabto cadawga aamiiin Xasbunalahu wanicmal wakiil
Muse Bixi Abdi ! Madaxweene la guu daydoow ! Dhinaac walbaa !
Somalilander adaag ! ❤❤❤❤❤❤
Thx my president Muuse Bixi Cabdi you will be missed ❤❤❤❤ gessssssi🎉🎉🎉🎉
We will miss you madaxween, good health and long life" guul iyo gobanimo from London
Muuse biixi CABDI xildiid geesi qaran jiro joog cadow ciile TANAASULE qaranka ku suntan ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉💚🤍♥️
Masha allah
Madaxweyne qaaliya muuse dahab buu ahaa walaahi
Walaahay walaxasusan doona muuse qulubta shacabka reer somaliland inta cafimadka qabta Buku dhexnool yahay aax
Madaxwayne kaygii maata iyo beriba Allah ha ku xafido aamiin Musse biixi geesiga geeska Africa 💪💪💪💪💪
Muuse waa legend
Haa geeeeeesi qaran somaliland viiva somaliland muusewo muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi qaran reer somaliland
Madaxwayne Muse Bihi waa geesi qaran. Somaliland aad by u tebi doontaa. Madaxwayne caafimaad iyo cimri dheer oo cibaado leh Allah ha ku siiyo Amiin Amiin 🎉🎉🎉🎉❤❤
Guul❤Muj.Bixi❤SPSA❤
M/weyne alle ha ku barayeeyo
ماشاءالله ربي يحفظكم ي شعب صوماليلاند موسي شجاع الوظن ومجاهد البلد ربي يسعدك ويعطيك عمر طويل وصحه وعافية ❤
Madax Wayne muuse biixi Cabdi taariikhdaa Ku xusi doonta madax waynahayagu waa Adi noloshu Kuma xumayso❤❤❤❤❤❤🎉
Mashallah Tabarikall Madxweyne muuse Bixi cabdi ❤️❤️❤️❤️❤️
Waa in laga hor istaago in uu wadanka ka baxsado badhitaan la geliyo isaga iyo qoysgiisa dhibaatada uu wadanka ka geystay
Futada iska nadiifi yaanay salaadu kaajabine afkaa qadhmuun eed kusoo qaadayna caday mari muuse waa astaanta dalkan kuxusane cida labaadhayaana waa cirro oo kabaqaadkii afwane ahaa
Ki cidanka jabiayy aya kursigi kufadhist😂
@@Hanbal-f7w kaciidanka jebiyay soo cirro caanyo maaha
@@FaadumoMaxmuud-qu9kh waa ka kuutalin Dooba ama cay ama iska daaaa😂😂😂😂😂😂 xaarka xijista 15sanoo faqriyaad lugaha la gasheene muuse jacayl maaheee waa xaaraan jacayl
Qaranka ninkii maamulayaa jebiyay
Long live president Musa Bihi Abdi
madaxwayne,shacabkaa,kuumarkhaati,furaya,waxqabadkaaga,❤❤❤❤❤❤
Absolutely he is ❤❤❤lion of Africa ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Musa is a Somaliland hero.
He will be missed.
Somaliland loves you Mr. President
No he will be there for somaliland in his life inshallah and he's hero always in our hearts ♥️ ❤️
Waxan ay laqaylinayaan maqabiil dartiiba
Niiiiiic niiiiiic
Baroorta
M/Wayne muuse biixi cabdi alaa yacizak soonoqo inshala
Thanks Mr president musa bixi thanks ❤❤❤❤❤❤
We love Musa ❤❤
Haddaanu naahay xukuumada isbadal doonka, dumarku waa dumarkeeni, waa sharafteenii, waa qiimaheenii, xor ayey u yihiin Mudaharaad kasta.
Alle muus0w wan kuu xiis dona❤😢 wad ku mahadsan madaxweyne sidad kor ugu qaday magaca somaliland ❤❤❤
Muuse biixi waa geesi qaran 🎉
Mansha Allah Guul Somaliland forever insha Allah. Hore usocda
Alloow noo xafid muuse biixi geesi qaran
Muuse ilaahay ha xifdiyo nabadna hanoogu soo cesho fariidka
Waxadtahay madaxweynihii ugu xumaa ee nasoo maray alxamdulilaah hadii illaahay na kaa dhaafiyey
Asc waa laarkii cirro magaafee waa kii moosko dadaka somaliyeed ku gadanaayey
MBC Madaxweyne Guul iyo Gobanimo xafidakalahu
Mansha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Naa magaalada baroorata noogadaya ninkaa tegey waxan lahaa, yaaa
Walaahi waa laga raysanayaa Insha'Allaah
😂😢😂ALXAMDULILAAH, DADKA WAXA KU WAAJIBAY ALLE BARI IYO DUCO, IYO SALAAD ILAAHAY LOOGU MAHAD NAQAYO WAAYO ILAAHAY AYAA INAGA BADBAADIYAY XUKUNKII KULMIYE..........❤❤
intii fadhiga lacagta ku cuni jirtay ayey ka go'aday xoolihii umada ee la boobayay iimaanka ilaahay idinka qaad cabaadka bal eeeg
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 baroor wiiish
Waa la xidhayaa muuse hool
Taariikhaad u madaw ayuu leeyahay
We president Muse bixi abdi xildid Roble guuul kulmiye guuul abo Muse🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Adigona tagina oo xilkaba tirina sowtan lagutabaya ❤❤❤❤❤ caafimada kuwara aabo muuse ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
😂maxaan kufarxaa jabka muuse adeer Abdirahman cirro Lixle iyo Ibraahim koodbuur ayaa u adeera anaga hala hoos ordina ninka laxooxda qaabilsanaaa😂
😂😂😂 warun
Yusray harti baad tahay yaad uu fanisa habaryoonis miyanay kabaha afka kuu qadaan hargeisana kaa qixin
Guul guul madax wayne halyay qaran
Muuse allaha u naxariisto allah yarhamu muuse waa jaahil dhibjira oo ciil qhaba waa muuse sabaya
❤❤❤❤❤❤❤ mansha allaha guuuuuula guuuula guuuuula muuse cadadagii gaban 🎉🎉🎉🎉🎉🎉 madaxada weyne an muuse bixi cabdi uunba noo ah❤❤❤❤ mabalihina kukale noolowa abidkaa muuse bixi cabdi geesi garan
Mudan madaxwenay muse biixi Abdi guulayso Adeero somaliland 1 mid ah alla uga rajeenaya ❤❤❤💖🌹🌹💞
Msha Allah geesi qaran ❤❤❤❤❤❤❤
Magan allah
Mwayne anla ilobi donin
Mbc ilahay khayr hasiiyo
Kkkk muuse waydiiya ciidankii qaranka inta isugu timina waa heego Bey
Aaaaamin Aaaaamin yaarabi 🤲
Guuuuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva somalilnd viiva viiva somaliland viiva somaliland viiva somaliland. Muusewo muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi qaran somaliland viiva viiva viiva somaliland viiva isaaq nimo is not easy isaaq waa isaaq
Aaadbanu tapi doona xurmadle mbc❤❤❤
Madaxwayne Muuse Biixi geeesi qaran dadkiisu way tabi doonaan wuxu u qabtay wayna jecelyihiin lkn wa lagaga shubtay kumishinka wuna uga tanaasulay
Madaxwayne dhacay bay caacda la hayaan wareerkiina malmo ka dhiman horay noo dhaafa muuse juudaan waaa ka jarnay gacanteena ka goosanay muuse hadal uma yaalo somalia la idin keen ururis baad tihiin iyo oromo
Waar waa laga raysan
in Sha allaah
Madaxweynihi saad musee deeh,samir wanagsan H.Awaley
Haddaanu nagahay xukuumada cusub, cidkasta oo mudaharaada, biyo iyo cake hala gaadhsiiyo, xaq ayey u leeyihiin inay mudaharaadaan. cid la dhibaateyn karaana ma jirto.
Thank you all, waana isbadalka cusub ee la jaan qaada.
Dadkani waa ilbax ee kuwiini hamoodin dhagaxa iyo saafka la cararaayay cidna dhib uma gaysanaayaan cidina dhib uma gaysankarto .
Allah yarhamu muuse allah yarhamu
😂😂😂😂😂😂😂😂 guul c/raxmaan ciro
Aamiin
Muusewaxaan ku xusata ciidki qarak madhaa
Wa ruuuuuntin xaqiiq kusocda walaloyaal🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Muuse judaaan Hana dhafo hoyadii wase
Xamar no jabuute no xassan dhiiqo tuuuuuug xaarmajo no xarood no buuuufiya
Muuse biixi come back
Dumarkaygi ilahay haydin barakeeyo
M Allah musse biixi 🎉😢🎉
Guul Mujahid muuse bixi cabdi
Cooc.caac.maaha.sacad.muuse.hakale..waa.xaafaduu.madaxwaynaha.u.ahaa.xadiiso.khaasa.iyo.gruub.sotelko
Reer somsomalilandow diyar u ahada hada ragi codka lo xaday wexey so wadan Djibouti o cadowga 1bad ee somaliland sii aqonsiga ay inoga tanasuliyan
Sowkii shallay muuse inantiisa bixinyaeyy ee aad la wada soco teen ma manta ayuu cawdow noqday wuxu noqdabah muuse ayaa Ina baray
@dhuunkaaretible1111 adigu musse aya kugu weyn anaga see somaliland ayanu ilashana cabsi musse 94ki ku galiyey aya maskaxda kaga jirta b...ch aya tahay nacdal yahay
@dhuunkaaretible1111 usheg aderka gaabo qaadka Somalia u aa hadi u isku dayo inanu sii fadhin donin meshan 3bilod ciro 0
Habayar maxaa idin helay waan.idiin qajilay.walaahi. muse wakhtigiisii wuudhamaysty lajaan qadatan cusub alle.haynoo khayree kanaainoo abenoqdee
Muuse ma qabiilbuu madax weyne u ahaa mise qaran reerkii wad cebaysen Muuse tag cabadka daaya
Maanaad qoraal kii aan muuse ugu ducaynayay baabiisay waayahay
Bye judaan madaxweeyne lacagti umada cuuney 😂😂
❤❤❤❤❤😢😢😢😢snm guuuuul😢😢😢
Elahay ayaa dadka iyo dalka dhafiyay wuu baa bieyay wadanka Oromadan la soo kiraysatay bal eega matihidin dad dhalada oo reer Isaaqa
ISAGAA LA SOO BAACSADY 180 KM. WAXBAA BAALAHA IGA YAACAY
ILLEEN REER AAN WALIGOOD MADAXWAY E NOQON MA QUUSTAAN.
MUUSE WUU TAGAY , WADANKUNA WUU KARAYSANAYA RAG AQOONLEH BAA YIMI.
OOHINTA YAREEYA AAMUSA ORDOO QOOSHKIINI GSRAACDA KAASAAD GARANAYSAANE.
Is the reality 😢😢
Muse don’t let the door hit u on your way out ader madaxweeyne ka tuug SAN Somaliland mu so mariin barrorta joojiiya sacsaac muse 😂😂😂
Waa caabsi caabsi caabsi
😂😂😂 Anigu nin habar awal,sacad muuse,walaahi sidan moodayay muu noqon, wuxuu noqday inkaar qabe, wuxuu igalay godob waa nin kaan fahmi waayayay wuxuu u jeedo,waa nin ka Aan mujaahidiintii Aan waxba u qaban isagoo mujaahida,meel walbana godob Ayuu na galiyayay,sida jabuuti iyo laas caanood 😂 waar meesha banee dhaha, ciro haku xaaree
MUUSE BIIXI WALEE DURBA WAA LA TABAY WAANA LA TABI DOONAA
Hhhhhh subxan allah ilhy afku hadu qoyanyahay waxu rabu sheega
Somalilander has spoken ❤ citizens are crying for their president 😢😢 they stole their votes
Muuse biixi cabdi🫡🫡🫡🫡🫡
7sano ayuu God karoo saarayaya maanta lagu ceshay
Wakhtigii muuse 7 sano oo madaw insha allaahu 7 oobarwaaqo ah ciro guul
Qabyaaladii oo dada
DADKAN AFKA SOO WADA DUUBTAY SIDII ARGAGIXISADA WAA MAXAY
KUWAN OOYAYAA WELI WAA MAXAY SAW TII DOORASHADU DHAMAATAY EE LAGA HELAY.
DADKANI MIYAANAY HORE U ARAG MADAXWEYNE.
HALKAA WAXA KA CAD IN IYAGA OO KELI AH UU MADAXWEYNE U AHAA OO UU KHIYAAMEEYAY UMADDII KALE EE SOMALILAND
Dibdambe.isga.iyo.idinkatoona.dora .maaye.muuse.biixi.xaaranta.lacuna.yuu.idinkalatagin.
geesi qaran muuse biixi cabdi
garacxajis waanu wasayna
Hhhhhhh😂😂😂😂😂 adigoo ayaa ma jilicsanta ilka dheertaa adeer orodoo xasiigtaadiii iska beero waabaanad aqoon garaxajis wuxuu yhy rag rag dhalay baad la hadlaysaa adigoo adna ah naag naagi dhashay
Cabaadkaa iska daaya oo liqa doorashada
Wallee waadhab muuse beribaa laxasuusan doonaa marka geele gurguurte iyo wexii neceb jirtaanka dalka lagusoo dhoweeyo
Naa guryihiina fadhidaan ninkani wuu dhacay
Waxani waaxay 😂😂😂 dalka rag baa ka talinaye
Suberawal madaxwaynahogu waa muuse isagana no talinayaa.