Hoyga Shiikh Cusmaan Xidig oo Lagu Soo dhaweeyay Shiikh Cawn AlQaduumi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025

Комментарии • 84

  • @AbdulahiAb
    @AbdulahiAb Год назад +2

    Maa shaa shaa allah rabi swt ha inoo xafido culumadeena & mashaikhdeena ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SadiiiqMmaxamed-wm2um
    @SadiiiqMmaxamed-wm2um 6 месяцев назад +4

    Ilaahay ha naxariisto Nabigeenni Muxamed scw hala xidhiiidhiyo insha Allah

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 5 месяцев назад +1

    Allaha unaxariisto muqalkan inta uu noolaa ayaan daawadey shiikh cusman xidig😢

  • @ShamsoDiini-us9wu
    @ShamsoDiini-us9wu Год назад +1

    Mashaa allaah

  • @ZeybabMacalin
    @ZeybabMacalin 6 месяцев назад +5

    Ilahey ha u naxariiso shiikheyna aadka aa u jeclaay shiikh ismaan Xiddig alow janto fardowso ugu bishaeery😭😭😭😭

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 6 месяцев назад +4

    لاحول ولا قوة الا بالله العلي العظيم استغفر الله العظيم واتوب اليه

  • @jamiiloabdule8236
    @jamiiloabdule8236 6 месяцев назад +1

    Allaha unaxaristo shiikhcusmaan xidig amiin yaa rabi

  • @IkraamAsturan-in6ns
    @IkraamAsturan-in6ns 5 месяцев назад +3

    اللَّهُمَّ أرِنَا الحَقَّ حَقًّا وَارْزُقْنَا اتِّبَاعَهُ وَأرِنَا البَاطِلَ بَاطِلًا وَارْزُقْنَا اجْتِنَابَهُ🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻😢

  • @onlyC-zp8oq
    @onlyC-zp8oq 6 месяцев назад +3

    Allah unaxariisto sheekheena caalimka ❤❤❤

  • @xassanMaxamed-k3m
    @xassanMaxamed-k3m 2 месяца назад

    Marshall allh

  • @sahraalimohamud483
    @sahraalimohamud483 6 месяцев назад +4

    Allah unaxaristo shekh cusman xidig 😢😢

  • @ahmednur9383
    @ahmednur9383 6 месяцев назад

    Illahay ha’unaxaristo jannatul fardowsa ha’geeyo Amiin

  • @FaadumoCabdirisaq-y7k
    @FaadumoCabdirisaq-y7k 5 месяцев назад

    AlahunAXariiSto shiiq cismaanxidig❤

  • @ZamzamAhmed-lf6rg
    @ZamzamAhmed-lf6rg 6 месяцев назад +1

    Allah ha unaxariisto shekh cusman

  • @SaalimMacalinxassan
    @SaalimMacalinxassan 3 месяца назад

    Ma.alah unaxariisto

  • @ruweydiinalaky7541
    @ruweydiinalaky7541 6 месяцев назад +3

    Allehe unaxaristo

  • @harun7450
    @harun7450 6 месяцев назад +3

    Ilaahay ha unaxariisto janatul firdoowsa Allah haka waraabiyo

  • @QaaliKeynadiid-rx1bv
    @QaaliKeynadiid-rx1bv Год назад +1

    Masha allah marxabba ahli bayti rasuuli laah

    • @yusufsamatar1374
      @yusufsamatar1374 6 месяцев назад

      Waa shiico

    • @umuclaahi5562
      @umuclaahi5562 6 месяцев назад

      Aaway ehlu beeytka😢😢😢 صلى الله عليه وسلم Alla maxaa laku,been abuurtay ehlu beeytkii rasuulka صلى الله عليه وسلم

  • @SafiiyoMuqatara
    @SafiiyoMuqatara 6 месяцев назад +1

    Allaha unaxaristo shiiqena

  • @xassanMaxamed-k3m
    @xassanMaxamed-k3m 2 месяца назад

    Alpha unaxariisto

  • @FartunSheikhmuhumed-kh7rf
    @FartunSheikhmuhumed-kh7rf 6 месяцев назад +1

    Allaha unaxaristo 😢😢😢

  • @barlinmacalin9411
    @barlinmacalin9411 6 месяцев назад

    Allaha u naxariisto sheikh cusman xidig

  • @mohammeddirie9800
    @mohammeddirie9800 6 месяцев назад +1

    Allha u naxaristo

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 6 месяцев назад

    Sallalaahu calayhi
    Wasallim csw

  • @FatimaHassanHeylo
    @FatimaHassanHeylo 6 месяцев назад

    Mashaa sheikh Alkhaduumi

  • @RukiyoAbdullahiahmed
    @RukiyoAbdullahiahmed 5 месяцев назад

    M.a

  • @RahimaNuur
    @RahimaNuur 8 месяцев назад

    Masha allah culimo allah idin xafido

  • @Deeqoshiiqcali23
    @Deeqoshiiqcali23 5 месяцев назад

    ALLH🤧😢😢😢

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 6 месяцев назад

    Allaha unaxariisto sheekh cisman xiddig😂❤

  • @RukiyoAbdullahiahmed
    @RukiyoAbdullahiahmed 5 месяцев назад

    Allow kunaxariz😢

  • @CabdishakuurXasan-b2u
    @CabdishakuurXasan-b2u Год назад

    M.a Allah habarakeeyo culumada

  • @abdisamedahmed1174
    @abdisamedahmed1174 Год назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SiciidoTahliil
    @SiciidoTahliil 2 месяца назад

    Nljk❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤wy

  • @yusufsamatar1374
    @yusufsamatar1374 6 месяцев назад

    Nebi maxamed صلي الله عليه وسلم diintaan lama Iman

  • @abdilleahmed-sn8ei
    @abdilleahmed-sn8ei 6 месяцев назад +1

    Carabka sheeq maaaha waaa ciyaalka xaaafada

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 6 месяцев назад

      Beenaalayaasha kamid maahan umada rasuulkeena scw, cidaan aqoon ulaheyn baad been kasheegèysaa

  • @RewKey-p5p
    @RewKey-p5p 6 месяцев назад +3

    Waa lugoo yeen caruurtaan

  • @QaaliKeynadiid-rx1bv
    @QaaliKeynadiid-rx1bv Год назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @naimaahmed6032
    @naimaahmed6032 6 месяцев назад +2

    😢😢😢😢😢😢yaaahuuu wa sheeko bidca ah wayo musig ayad tumsysan iyo wax gereer ah sida hesta o kale ah bisnka

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 6 месяцев назад

      Eeyaha naarta halkaani boos idinkagama banaana, bidco waa adinka oo shalay yimid asxaabtaan waligoodey joogeen weynajoogidoonaan , nuurkaan ayaad arkikarin nuurkaan cid daminkartaa majirto

    • @minash.4134
      @minash.4134 6 месяцев назад

      Wll wixi music la sro ayaa denbi ah moye wax amaan ah lama didin tedkle nabiga lamanayo miya denbi ah so nashidoyinka nabiga lagu amanbo madhagesatino 😢

    • @habe2652
      @habe2652 6 месяцев назад

      @@SalimsalahSalim-en8qrsubxaanallah
      Ilaahey Xaqa ha kuwaafajiyo 😢

    • @ahmedjama-r1g
      @ahmedjama-r1g 6 месяцев назад +2

      @@SalimsalahSalim-en8qr war sidan diin ma ahan ee ilahay usoo noqda , meel cidlo ah ayad ku dalaysaan waxan cibaado ka dhaar ee ilahay ka cabsada

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 6 месяцев назад

      @@ahmedjama-r1g waa adiga ruuxa bacaadka qoor sagaarada kuhaya ee inaad dib usoo laabataan sow idiinmaroona waanada adigaa kunoole ayada kugumanoolee

  • @naajaxofficialchannel125
    @naajaxofficialchannel125 5 месяцев назад

    khuraafaadlayaashii baa meesha iskugu yimi.

  • @abdirahmanmoallimmohamed9967
    @abdirahmanmoallimmohamed9967 Год назад +6

    Suufi umada shirki ayay ugu yeertaa shirkina naar ayaalagugalaa iska jira

    • @YaasiinMaxamad-j9h
      @YaasiinMaxamad-j9h 11 месяцев назад

      Wahabiyo naarta alaha geeyo

    • @abrahman129
      @abrahman129 6 месяцев назад

      Really

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 6 месяцев назад

      Waa adinka kuwa umada naarta ugu yeera waxaadna tihiin eeyaha naart ,
      Nuurkaan ayaad kaxuntihiin afkiina kumadamin kartaan ee uraaya wahaabiyoow, shirki adinkaa kujira umad islaam adinkaa gaaleysiiyay dhiigooda baneysta afkiina lagama nabad galo meeshii saantiinu kujoogsato geedahaa qalala taas ayaa daliil idiinkufilan inaad tihiin eeyaha naarta baqtiyaalyahow afkooda uraaya

    • @AhmedAbraam
      @AhmedAbraam 6 месяцев назад +2

      @@SalimsalahSalim-en8qr wll wax cilmi ka hadal ama iska aa mus dad kaa difaaceesid marka hore diinta iyo cilmiga ha bartaan qof hooyada ama abahaa aheen ama dhiig aa wadag tiin sheqa aa sheegeysid yaa baneeyay inaa gacan tisa shumisid war naftiina ixtiraamo cilmiga barto mesha waxa joogo hal qof oo masa ala diini ka jawabi karo malahan ama fadwoon karo diinta iyo cilmiga barasho ayeey rabaaan

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 6 месяцев назад

      @@AhmedAbraam maxuma in cilmi lagahadlo lkn waxaan arkaa kuwo iska hadlaya caqli iyo cilmiyad aan kuhadleyn ee iska mala awaalayo adigookale, cadceedna sacabo laguma qarinkaro, xaqana waligii wuutaagnaan wuuna jiridoonaa, aflagaado hadeytahayna rusushaa la aflagaadeynjiray ladhibijiray marka inaga halkeen joognaa, layaabimeyno caamada markey na aflagaadeynayaan,
      Eese qofkii aqoonleh wax iskuhaya utaga culimada oo ladooda, media in laga ceytamo xal idiinma ahane

  • @Abdulahiidiris_90
    @Abdulahiidiris_90 4 месяца назад

    Iyaal

  • @AxmedAxmed-s7e
    @AxmedAxmed-s7e Год назад

  • @abdirahimjama4252
    @abdirahimjama4252 6 месяцев назад +1

    They are not from the Muslims I seek refuge from Allah to do communication with these type of people

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 6 месяцев назад

      @@abdirahimjama4252 do you any example why they are not from Muslim, explain plz

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 Год назад +1

    War waxan aad ummada ku wadiin daya الانحناء الي لرب هذا الكون ولن ننحني الي لله وحده ولن نقبل هذا التصرف البشع اتقو الله يا ايها الناسdadka ma jiifan hurdada marhore ayey ka kacen somalia runta aya sidas ah somalia wa dal muslim sunni ah waye wxi dheerad ah wa suugadina ee shekadan iska dayaaa

  • @NasroIsaaaq
    @NasroIsaaaq Год назад

    Maasha

  • @caydaruusmaxamuud404
    @caydaruusmaxamuud404 Месяц назад

    ahlu baytka hduu ka mid yahay waxbaanu isku nahay

  • @AbdirashedAli
    @AbdirashedAli 5 месяцев назад

    Suufiyo ilhy xaqa ha idiin fahan siiyo caamadiina waad dhumiseen idinkuna wad lun san tihiin

  • @abu-ff8ws
    @abu-ff8ws 6 месяцев назад +1

    Suufi allaha soohanuuniyo. Hees iyo baashaal nasaaraa ilaahay ugudhawaa laheeyd 😂. Sheekhana allaha udambi dhaafo jannadana galiyo

    • @ZeybabMacalin
      @ZeybabMacalin 6 месяцев назад +1

      Hanuun adiga u baahan ee culumada amaan noo sii😂

    • @abu-ff8ws
      @abu-ff8ws 6 месяцев назад +1

      @@ZeybabMacalin caqiidada saxdaa allaha kuhaleeshiiyo walaal. Saxaabada iyo nabiga suuban صلى الله عليه وسلم oo sidaa sameenayo amaa maqashe. Waa maya. Hadaba marka nabiga صلى الله عليه وسلم wuxuusan sameeyn maa ajar karaadee. Seeynabeey tafsiirka akhriso wlloh qali.

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 6 месяцев назад

      @@abu-ff8ws caqiidada umada maanta baadiyeysay qaarna diinta kasaartay qaarna naaso usoo durtay maad noosheegeysaa cali xumow adiga alaha kusoo hanuuniyo haduusan alle kuuqorina umada alaha idinkaqabto

  • @abdirahimjama4252
    @abdirahimjama4252 6 месяцев назад +1

    These people are mushrekeen

  • @assamaawalard4237
    @assamaawalard4237 Год назад +3

    Kkkkkkkk Ahlu baytka Rasuulka . War beenta kaddaaa iyo faaska diinta.

    • @CaaliyaXasan
      @CaaliyaXasan 6 месяцев назад +2

      Ani xitA waa yaabe qof ila midahan raadinaaye wlhi yAaab

    • @mohamudshacrioffceil1952
      @mohamudshacrioffceil1952 6 месяцев назад

      تنكر أن نسل النبي صلى الله عليه وسلم موجود بين أطهرنا😢

  • @MucadCabdi-ne6ww
    @MucadCabdi-ne6ww 6 месяцев назад

    suufiyo buuqa naga daaya

  • @abdilleahmed-sn8ei
    @abdilleahmed-sn8ei 6 месяцев назад +1

    Suuufi wali majiraaaaa ??

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 6 месяцев назад

      @@abdilleahmed-sn8ei wuujiraa wuuna jiridoonaa ilaa qiyaamaha insha alaah

  • @YoonissheeqnuurCabdiraxmaan
    @YoonissheeqnuurCabdiraxmaan 6 месяцев назад

    Ahlu shirki baa tihin

  • @assamaawalard4237
    @assamaawalard4237 Год назад

    Qabuuracaabudiinta

  • @kullesheikhmahamed2147
    @kullesheikhmahamed2147 6 месяцев назад

    سبحان الله ماهذا الغلو والرقص؟

  • @husseinahmed8108
    @husseinahmed8108 6 месяцев назад +1

    Somalida waxey aqrinaayen ninka ay soo dhaweyen carabka ah halmar asigo la aqrinayo ma anan arag😂😂kaalaya mawaxey somalida kaliya wadato baa howshas?

  • @SadiiiqMmaxamed-wm2um
    @SadiiiqMmaxamed-wm2um 6 месяцев назад +1

    Ilaahay ha naxariisto Nabigeenni Muxamed scw hala xidhiiidhiyo insha Allah

  • @SihaamCalimaxamad
    @SihaamCalimaxamad 4 месяца назад

    Mashaa allaah

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 6 месяцев назад +1

    Mashaalah sheikh alkhaduumi