Ma tahay qof xidhxidhan | are you an introvert

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 170

  • @CABDULQAADIRMAXAMUUD-q1f
    @CABDULQAADIRMAXAMUUD-q1f 5 месяцев назад +15

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد

  • @FariidoMoha
    @FariidoMoha 5 месяцев назад +20

    Im introvert waxaan jecelahy inan kaligey safro I'm introvert waxaan jeclahy kaligey guuri dago im introvert waxaan jecelahy marka sii sexnaayo inan maskaxada sheeko quruxbadan kudhex abuuro im introvert waxa jecelahy inan dholcadeyo stress isdhafiyo waliba kali anigo ah sidokle farxada waxa ku dareema marka mel cidlo ah wax qabow so qaato dhar qafiifa xito jawi qabow qaato it's my dream introvert 😢l❤😂

    • @UsaaMe21
      @UsaaMe21 4 месяца назад

      Adi 😂qasiisad baa tahay you're not introvert 😂

  • @Ayaan-v5p
    @Ayaan-v5p 5 месяцев назад +20

    For me
    Home: extrovert
    School : introvert

    • @maryamahmed9518
      @maryamahmed9518 5 месяцев назад +3

      Ani adi isku meel maa ku noolnahay waxbarasho ma la jooga edab leeyaahy guriga dadka anaa ku amro😂😂 dadka banaanka see ii amaanayaan waa yaabe ummadda guriga dadka xaa ku aqrisaa🤣😭

    • @queenliza596
      @queenliza596 5 месяцев назад +2

      @@maryamahmed9518 🤣🤣 jamcada markaa ado codka cub oo inaqonaa mawa hadli Karo 🤣

    • @maryamahmed9518
      @maryamahmed9518 5 месяцев назад

      @@queenliza596😂 kistoo geesinimo la iska raadiaya hadi kle waa lagugu tumanaa😭

    • @MohamoudLoolow
      @MohamoudLoolow 2 месяца назад +2

      Same like u when I am in home with family am an Extrovert but when I go out am introvert

  • @mushtakkahin4597
    @mushtakkahin4597 5 месяцев назад +13

    I'M INTROVERT AND I PROUD

  • @apdi-phatahmoha44
    @apdi-phatahmoha44 5 месяцев назад +13

    long time ago Be patient every life and every one needs to struggle life and the goals be patient again again again bro

  • @Yuusuf_M_Y
    @Yuusuf_M_Y 5 месяцев назад +6

    As a introvert it ok to be introvert for some reasons. Waxad ka nabad ahan doonta dhibatoyinka banaanka kaaga imanaya ha noqoto mid saxib kaaga imanysa ama qof kasto kugu dhaw. Waxan kuso koobaya as introvert its harmless.

    • @farhiyashilaabo6012
      @farhiyashilaabo6012 5 месяцев назад

      That is what I wanted walahi bro, How can I be an introvert while am already an extrovert? Hda waba kuladlay day amuus layguma karo😭😂

    • @mssmonday7902
      @mssmonday7902 5 месяцев назад

      I dis agree with you
      I'm introvert and every time evert where igo I'm with war with extroverts
      Heer they called me other people I'm psych

  • @Qisadaallaylkii
    @Qisadaallaylkii 5 месяцев назад +6

    Waxaan ahey introvert ama kali-socod: waliba taydu waa xagjir markaan aan baadhey shakhsiyadeyda waxaan ogaadey ugu horeyntii in aan ahayd Kali socod oo ay tahay Shakhsiyad awood badan oo aamusan kadib Hadana waxaan ogaadey in aan lee yahay shakhsiyada yeey Kali socoda ama lone wolf taaso macnaheedu yahay nin rageeda ugu naadirsan raga ugu danbeyntii waxaan ogaadey in aan lee yahay mid ka mid ah shakhsiyadaha ugu naadirsan caalamka shakhsiyada infj dadka caalamka waxa Laga helaa 3% taasoo iga dhigeysa qof naadira oo dadka oo dhan ka duwan Shakhsiyad waxa leh dadkii ugu saameynya badnaa ee caalamka Soo mara sida halyeeydii iyo kacdoon-doonadii
    Ugu danbeyntii waxaan idhi ilaahayoow. Samirkeeda Ii Sami in aan ku dhex nolaado bulsho aan gebi ahaanteedba ka duwanahay ❤

  • @Hothan-chanel
    @Hothan-chanel 5 месяцев назад +7

    Xaqiiq,
    Malinkan nafteyda bartey waxaan ogaadey inaan ahy introvert person
    Mudo kadib

  • @caydid6
    @caydid6 5 месяцев назад +3

    Awal doqonban ismoodijiray markan isfahmiweyno dadka ilaa aan fahmay marhore arimahan aad sheegaysid mahadsanid sxb.

  • @cqanikayse2187
    @cqanikayse2187 5 месяцев назад +1

    Macaygu waa abdiqani kiase Manshallh tabarakallaah wll
    Agekaga iyo aqoontadu ismalehe waadadashay
    Hore u soco nin ama inan Dhaliyara Oo bulshadiisa development gareynaya oo mufakira ayaad Taahaye ee hore chanalkagana waxa uu ka faaido badan chanalo badan oo madadaaladu ku badanthy hore u soco wll
    Waad garaysaa 100k oo subscriber waad u qlantaa intaa iyo In ka badan mahadsnid🎉💖

  • @cabdirixmaan123
    @cabdirixmaan123 5 месяцев назад +12

    Dabeecaddan anigu waxan si fiican u ogaadey inan leeyayh kadib markan akhriyey buug an filayo magiciisu inu aha كتاب الهدوؤ ...قوة الإنطوائيين في عالم لايتوقف عن الكلام oo gabr dhakhtarad ah oo usa ah ay qortay sand ka hor arrinta ugu muhimsan waxa weye qofku in uu is barto si gud iyo si hoose intaba marka zxybyal waxan idin rajyanya mustaqbal wanagsan.
    Salaaaam.

    • @abdiaziiz1401
      @abdiaziiz1401 4 месяца назад +2

      Wll kitaabka xage laga heli karaa

    • @cabdirixmaan123
      @cabdirixmaan123 4 месяца назад

      @@abdiaziiz1401 zxb buugga pdf ahan u akhriyay intarnetka ku jira google ka ku qor wa helaysa inshalah

  • @ASHRAFSHLPY-ml9he
    @ASHRAFSHLPY-ml9he 5 месяцев назад +5

    Welcome back man 🙌🏾🔥

  • @abdikafialiissack5669
    @abdikafialiissack5669 5 месяцев назад +4

    I am so interested this video 100% and it's surprised that you're introvert

  • @xmoe_
    @xmoe_ 5 месяцев назад +21

    The worst thing that am struggling with rn is my voice voulume codkeygu wa deep waa fasiiix lakin sidaan anigu keligay iskula hadlayay aya wxn maraya marxalad aan mrkan bananka u baxo anan miisaami karin volume ka codkeyga ik it sounds weird but it's happening mrkan qolkeyga jogo codkeygu wa fasiix caadi ban u hdli kara but bananka mrkan u baxo een qof la hdlayo iso hor fadhiya ama codkeygu uuka gaabnanaya inti logu talo galay oo qofku si ficn ima maqlayo ama uuka dheeranaya inti logu talo galay inan isku miisamo codkayga ayan imka isku daya ano u eegaya masaafada uu qofka anla hdlaya ii jiro ion even know to explain anymore damn....hdad wx fikrad ah ka hysato i'd love to hear ty bru

    • @Zackthoughts1
      @Zackthoughts1  5 месяцев назад +4

      100% wan daremaya waxd daremysid, wan kula qabaa taas.

    • @SUMAYOMAWLIID-e3p
      @SUMAYOMAWLIID-e3p 5 месяцев назад +1

      Kula mid ahay waana dhibaato aan u raadinaayo xal

    • @nimcomohamed9857
      @nimcomohamed9857 5 месяцев назад +1

      You explain ing good

    • @xmoe_
      @xmoe_ 5 месяцев назад

      @@Zackthoughts1 At least am nt insane ty fam

    • @rawdamoh
      @rawdamoh 5 месяцев назад

      We have same issue

  • @Antijakopmeu
    @Antijakopmeu 4 месяца назад

    Bro got my personality ❤

  • @xamiidali7615
    @xamiidali7615 4 месяца назад +1

    Majiraa Qof 2wadaba Isku Ah
    Ani Cml Fataale Weyn Ah😂😂😂

  • @CABDUWASAC
    @CABDUWASAC 5 месяцев назад +2

    Welcome back bro aad ban kugu xisnay wlh ❤

  • @nimcoaxmed-my3su
    @nimcoaxmed-my3su 5 месяцев назад +6

    Marka aan ku daawanayo waxey ila tahay inaan anuu is daawanayo oo kle

  • @fahiimaahmez8391
    @fahiimaahmez8391 4 месяца назад +1

    Kula mid ayan ahy wan ku faraxsanhy shaqsiyadeyda ❤
    Lkin isfahanka bulshda aya igu adag wan dhibsada wax badn ma sharaxi karo

  • @noboddy665
    @noboddy665 5 месяцев назад +1

    Back in the day In my childhood I was more extrovert, then years later I become introvert year after year I became more silent more quit.

    • @maykal746
      @maykal746 5 месяцев назад

      Me tooo pro 😂😢

  • @Luul.mohammed.
    @Luul.mohammed. 5 месяцев назад +2

    Wxa kliya an ku raxysto xirxirnanta io keli nimda lkn sbab bey dadka uga cabsdan wan fhmi la,ahye😢😢

  • @SundusShukri
    @SundusShukri 5 месяцев назад +2

    Xaladaas hda anaa kudhiban ..sikaston iskugu qsbey inaan dadka lhadlo hdana wn awoodi la,ahy..wxanba u heystaa inan maskixiyan uxanusanahy 😢

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 5 месяцев назад +13

    WAAR NIO KULAMID BAAN AHAY LKN INTA BADAN WAXAAN KU DHIBANNAHAY ISFAHANKA DADKA YCNI MA AWOODO DADKA INAN ILASHADO OO MABA KARI KARO DADKA INAN WAQTI SIIYO😢

    • @Fatma12120
      @Fatma12120 5 месяцев назад

      Wlhi ani xata dhibtasa i haysata qof ma haysan karo inan wakhti qof la wadaago aad bay iigu adagtahay ama wakhti siiyo 🤔

    • @Wllsamafale
      @Wllsamafale 8 дней назад

      @@Fatma12120dad gaar ah xita ma jiro Miya sxp ad waqti siiso

  • @Sabariiniise
    @Sabariiniise 5 месяцев назад

    One thing about me as an introvert person I get so nervous when I'm talking to people or when I'm doing public speeches and day hope one day I'll get through

  • @Sahruush
    @Sahruush 5 месяцев назад +2

    Welcome back masuul❤😊tnx

  • @rahmaandrtgismail2847
    @rahmaandrtgismail2847 5 месяцев назад +1

    Introvert macnaheedu maaha qof xidh xidhan afsoomaliga ayaaba idinka khaldan si fiican u baadh macnihiisa markaa dadka la wadaag walalo

  • @suhaybxasan7725
    @suhaybxasan7725 5 месяцев назад +1

    Lkn zxp introverts ku leaders ma noqon karaan saw maaha😢waa sababta aan u yar necbahay ahaanshaha introverts

  • @bushrawaaberi289
    @bushrawaaberi289 5 месяцев назад +4

    Masha allah keep going pro

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M 5 месяцев назад +2

    Me = introvert + social anxiety.

  • @Queenladan-m8l
    @Queenladan-m8l 4 месяца назад +1

    Kali soocod ban ahay mashariic badan on ka fikiray ba jira lkn meel an wax ka bilaba garanayn😢

  • @Smilespotlight
    @Smilespotlight 4 месяца назад

    Waa aad, introVert caadi maaha 🎉🎉🎉😂. Yaa ii badala.❤❤❤kaftan.

  • @MuumMuum-h3j
    @MuumMuum-h3j 5 месяцев назад +2

    Inaad introvert tahay waxaa cadeenaysa Angle ka aad ka fadhidoda qolkaaga, mugdiga aad ku jirto, degnaanshaha codkaaga.

    • @Dreamy-M
      @Dreamy-M 5 месяцев назад

      You got it and it’s a beautiful 😊

  • @raaqiyacabdi466
    @raaqiyacabdi466 5 месяцев назад +3

    Introvert❤

  • @Nacimohassan-x5r
    @Nacimohassan-x5r 5 месяцев назад +1

    ani sida la idhahayey aaba isdhacey qof faraxsan hada arko oo furfuran sidoo udhoqday baan is dhahaa

  • @Yongcash51
    @Yongcash51 5 месяцев назад +1

    Wa da becadameyda hak sxp xita malihi kali jecelkaygana waxay modan dadka inan fiyobeen

  • @khadrakhadar9847
    @khadrakhadar9847 3 месяца назад

    can you make a video about books that you will recommend us to read

  • @donrobbie5714
    @donrobbie5714 5 месяцев назад

    Mashallah indr keep going foward all the best

  • @warsamewolf3993
    @warsamewolf3993 5 месяцев назад +1

    Well I'm mixed introvert and extrovert

  • @Subeerabdou
    @Subeerabdou 5 месяцев назад +1

    Barnaamij aan sugayey inad ka hadashid thank u sir ❤️

  • @Haninaan-i8w
    @Haninaan-i8w 5 месяцев назад +2

    Welcome back🌍

  • @MohamedYusuf2021
    @MohamedYusuf2021 5 месяцев назад +1

    Masha allah thanks.
    keep up bro.

  • @usaamemaxamed-mo1jx
    @usaamemaxamed-mo1jx 5 месяцев назад +24

    dadka oo idil ma fahmi karaan 🙂

  • @halaneabdulahi5887
    @halaneabdulahi5887 5 месяцев назад +2

    Keep going bro wax badan kaa bartay zxp

  • @Myworld-dn1nt
    @Myworld-dn1nt 5 месяцев назад +2

    Bro I love your continent Wlhi

  • @SaLimMohammedAbdi
    @SaLimMohammedAbdi 5 месяцев назад +2

    I'm introvert person but I've one problem and that is social communication, it's difficult to me to express my feelings and ideas, so is there any one who can help me ???

    • @xamsecabdirisaaq1090
      @xamsecabdirisaaq1090 5 месяцев назад

      Contact me, inshallah I will help you and I will give you advice

    • @Ayaan-v5p
      @Ayaan-v5p 5 месяцев назад +1

      Same to you ,mar mar wxn cabiri kari waaya Macal dareenkayga iyo fikradahayga . Lkn wxn waxan isku haystaa intelligent

  • @nuurali5212
    @nuurali5212 5 месяцев назад +1

    Keep going zxp .we are actually opposite

  • @CabdirisaaqH.Yuusuf
    @CabdirisaaqH.Yuusuf 5 месяцев назад +1

    AAD BAAD U MAHADSAN TAHAY WLL

  • @Lyla-sb9hj
    @Lyla-sb9hj 5 месяцев назад +1

    But I hate overthinking 💔

  • @nimcomohamed9857
    @nimcomohamed9857 5 месяцев назад +1

    I saw you in burco last night you may come back ❤❤❤

  • @hodansaalax5049
    @hodansaalax5049 4 месяца назад

    سعيدة جداً بخصيتي ❤وشكرا على الفديو مرة حبيته ؛ وحلا نصيحة هي أتقبل شخصيتي ولا أمثل إنني منفتحة لأنني مريت بهذه شيء وكدت عن افقد نفسي والحمد لله أنا الآن ممتنة بشخصيتي وشكرا .😊♥️😊

  • @ayaankeabdi6670
    @ayaankeabdi6670 5 месяцев назад

    Absolutely true 👍👍👍👍👍

  • @SaraFarhan-ul1ji
    @SaraFarhan-ul1ji 5 месяцев назад

    wllo ani kulamid ahy qof xidh xidhan ahy aad ayaan ula yabanaa waxa dadka iga duway😢

  • @ikraali172
    @ikraali172 5 месяцев назад +1

    We love you brother

  • @hafsabashiir7025
    @hafsabashiir7025 5 месяцев назад +1

    Sidoo kale introvert bn ahey alx illaaheyba mahad iska leh iga dhigey waxyaabo badan ayey ku wanagsan tahey

  • @Liz_reads1
    @Liz_reads1 5 месяцев назад

    Introvert for life

  • @UmalkhayrMaal
    @UmalkhayrMaal 5 месяцев назад +3

    First like 😊❤

  • @queennaima1645
    @queennaima1645 5 месяцев назад

    Being introvert no one can understand only introverts known

  • @NuuraAabdilahi
    @NuuraAabdilahi 5 месяцев назад

    Ilaah waxan garay inan isku maleeyey inan walanahy 😢

  • @CreativityCollective-uz4yw
    @CreativityCollective-uz4yw 5 месяцев назад +2

    Aqoonyahan wakhti maad noo waydi bilo kuma aragee 😊

  • @RidwaanMaxamed-x8s
    @RidwaanMaxamed-x8s 4 месяца назад

    zxp xage lagaala so xidhiidhiyaa

  • @khalid9654
    @khalid9654 5 месяцев назад

    New subscriber
    I like your contents
    Keep going brother

  • @MaslahAli-cw6wz
    @MaslahAli-cw6wz 5 месяцев назад

    Thanks lph Allaha ku janeeyo.

  • @Scoresnapapdull
    @Scoresnapapdull 5 месяцев назад +1

    you deserve 🎉 subscribed

  • @hamdaxamdacaddey9275
    @hamdaxamdacaddey9275 5 месяцев назад +1

    Asc bugaata iygoo carabiya malahelayaa

  • @sabriinhassan6961
    @sabriinhassan6961 4 месяца назад

    Cabar dhan ciwanka aqrinayay xidhxidhan kumalahoo😂😂😂xirxirn dheh lol

  • @maidomohmed7828
    @maidomohmed7828 5 месяцев назад +1

    Pro ayamahn wad naga maqnayde welcom back viodga noso badi

  • @mukhtarahmed1776
    @mukhtarahmed1776 5 месяцев назад +2

    Calaykumussalaam

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 5 месяцев назад

    I am number 1 and I'm happy 😅😅!

  • @Somchannel12
    @Somchannel12 5 месяцев назад

    There is a one that between them guys called AMBIVERT💀

  • @kaabe9459
    @kaabe9459 5 месяцев назад

    We are same as an introvert

  • @xafsamahamed1435
    @xafsamahamed1435 5 месяцев назад +1

    I am introvert😮

  • @Eiluo
    @Eiluo 5 месяцев назад +1

    Asxabta badan ma fcna

  • @HiboAbdallah-x7j
    @HiboAbdallah-x7j 5 месяцев назад +1

    Am introvert alx

  • @abdirashiidmohamuud
    @abdirashiidmohamuud 5 месяцев назад +1

    Zack my vav youtber

  • @Lilly-x4z
    @Lilly-x4z 5 месяцев назад +1

    Hadalkaagu waa dhab 😊😊

  • @sacadfuaad8273
    @sacadfuaad8273 5 месяцев назад

    I am introvert 😊

  • @niemahassan385
    @niemahassan385 5 месяцев назад

    I’m introvet wan Ku faraxsanahay in. Ahay

  • @user-tx5wy6tc2s
    @user-tx5wy6tc2s 5 месяцев назад

    Dadkaygi introvert 🎉

  • @Shoodhee
    @Shoodhee 5 месяцев назад +2

    Ila 15 jir kaygi la dhbanay hada sidi hore wan yar dhama 19 ahay waliba waxa ii rac sis na siigada

    • @Ahmed-gb1xm
      @Ahmed-gb1xm 5 месяцев назад +1

      Talo walalnimo siigada Iska daa way kaga sidari xaga xidhxidhnanimada waliba xishood badan ayay kukeeni social anxiety waxa ay dhahan naskaxiyan way kusamayn
      Ana 10 sano waday

    • @Ayaan-v5p
      @Ayaan-v5p 5 месяцев назад

      Wx kle hadad rpto same pls lkn taas uun dhaaf 😂

  • @nasrodagan2024
    @nasrodagan2024 5 месяцев назад

    Alx❤ wlhi ilhy mhdleh dbecadas isiiyey😢❤

  • @muhammadabdullahi3312
    @muhammadabdullahi3312 4 месяца назад

    I’m the only ambivert here

  • @CIweliGaas07
    @CIweliGaas07 5 месяцев назад +1

    Keep going pruh

  • @AyaanAbdullahi-e2p
    @AyaanAbdullahi-e2p 5 месяцев назад

    Wan ahay Axlm wn ku farxsanhy❤🥰

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 5 месяцев назад

    Thanks

  • @mahamoudsomali9451
    @mahamoudsomali9451 5 месяцев назад

    Young brother ❤❤❤❤

  • @ApdyAlia-nm5rs
    @ApdyAlia-nm5rs 4 месяца назад

    Pro kept going

  • @mudo__56
    @mudo__56 5 месяцев назад

    Keep going bro❤

  • @Lilzrr
    @Lilzrr 5 месяцев назад +1

    Waxan ahay 21 jir waxa igu adag sidaan xiriir usamesan laha wlhi gabdhaha xita wanka baqaa waxan aha qof ila yarantisi kalinimada jeclaa xita markey walalehey cuntada la isugu daro hooyo way garanesa dabecadayda kaligey aya gooni ucuni jiray Walalehey markay garomada iyo kubada aadan aniga kaligey intan Mel faristo Ayan daawan jiray dabecadi way ila fogaatay ila hada waxan ahay Kali saxip malihi dhalinyarta xafada ninwalbo xiriir ayu leyahay balse aniga wanba ka cabsada gabdhaha saso aytahay qurux iyo raganimo iyo cadaan sojidasho intaba ilahey wa isiiyay balse mararka qaar waxan dhaha nolosha kudhiman ila aadka weynato amaa adigo kaliga dunidan katagtaaa😢😭

    • @mariamAhmed-rp7hb
      @mariamAhmed-rp7hb 5 месяцев назад +1

      Bro ur still young plz noloshaada u dadaal hadii aad tahay dabeecadan qof leh maaha inaad xuntahay why aad ugu baahantahay xiriir aan hadaf lahayn talo walaashaa kaaweyn oo ah introvert so waxaad haysataa dabeecad wanaagsan dadkaan waxay ku fiicanyihiin waxay leeyihiin nolol aan cider ku tiirsaneen dadaal baan kuu rajayn is aqbal isna baro

    • @Lilzrr
      @Lilzrr 5 месяцев назад

      @@mariamAhmed-rp7hb Walashey sidokale balse mararka qaar waxan isdhaha maxa dadka ka duway maxa kudiiday inaad dadka dhex gasho facaaga nolol farxad oo kalinimo kadheertahay ayay kunoolyihin balse alx daganan iyo kalinimada wanku hesta balse mustaqbalkayga dambe kafikiraya😭

    • @xamsecabdirisaaq1090
      @xamsecabdirisaaq1090 5 месяцев назад

      Bro everything will be changing balse nafta waxd uu sheegta inan waxpa ka khaLdanyina blse aad uu baahanthy waxkhti wxn lag yaaB inan ku caawin karo xalka igu wngsan aad noloshaada igu faraxi karto dhinaac psychology balse waxd uu baahntahye inaad wax guudahga ku jirta aaad diibada keento qofka dadku igu dhaawan aaad la share garan karto muuhina maaah qof extrovert am introvert kaaad tahye haddi introvert wad iska baadaLi kartan adiga ayaye ku xiidhinthye waxn jira dad uu dhaxeeya labaadaN oo aad uu noq kartid 😊

    • @Ahmed-gb1xm
      @Ahmed-gb1xm 5 месяцев назад

      ​@@Lilzrrniyow dhibkan waqaba hooyaday oo sigaar idaryeeli jiray marki ay dhimatay waxaan imaaday guriga adeerkay qaraabo badan ay kunoolyihiin wiilal ubadan cay iyo dhagahadal ay nafta iga qadeen
      Maskiin waye mahadlo dadka madax galo xaqiisa madacsan karo ana majeclayn inaad sheekayo inan dadka kudax juro inan kaftamo IWM
      Lakin marki aan sowaynaday waxaan ogaaday raga guusha garo wa raga hadalkooda miisamanyahay markay hadlaan kafiirsato waqti naftooda kubiixiyo gooni usocodka ah
      Hada guur ubaahantahay naag waayi maysid magaalada dumarka waloo doona marka inaad xirir samaysid ha isku mashquulin
      Waxbaro shaqayso dhaqaalo yeelo oo ruux madax banaan noqo Hana isku daayin inaad waxaad jeclayn isku qasabto inaad dadka dax gasho sheekayso IWM hada tahay isku aqbal
      Raga marka ay way nadan hadalkooda wuu yarada niman wuxuu oranayo kafikirin qiimo mayeelanayo

    • @bienfait95
      @bienfait95 5 месяцев назад +1

      😢 😢😢😢😢

  • @RahmaSaed-rd1fv
    @RahmaSaed-rd1fv 5 месяцев назад

    Iam intervort person

  • @Ayeeyo912
    @Ayeeyo912 5 месяцев назад

    I have both introvert and extrovert personality
    What am I 😢😢😢😢am confused

    • @abdifatahosman1
      @abdifatahosman1 27 дней назад

      ambivert la dhaha dadka labda u dhxeyo🙋‍♂️

    • @Ayeeyo912
      @Ayeeyo912 27 дней назад

      @@abdifatahosman1 Haye huuno lkn they are rare mahino

    • @abdifatahosman1
      @abdifatahosman1 27 дней назад

      @@Ayeeyo912haa 😊lkn kali iska arg waye 2dba 😀mrba nuc rbtid iska dhige

  • @munadeck174
    @munadeck174 5 месяцев назад

    Wow this is my vedio 🥰❤️

  • @keylor.becker
    @keylor.becker 5 месяцев назад +1

    Bro long time where you been ❤

  • @sultanate8534
    @sultanate8534 5 месяцев назад

    Legend

  • @AbdinasirAbdikadir-h7i
    @AbdinasirAbdikadir-h7i 5 месяцев назад

    Thnks bro

  • @farhiyashilaabo6012
    @farhiyashilaabo6012 5 месяцев назад

    Haadi aay jirto wax nolsheyda wan kabadali karo waxan kabadali laha “extrovert”, imagine heer waxad gadheysa adigo Isku amuusan oo xata lagayabo inu moodka kaqaldanyahy lagu odhanayo maad cadheysantahay manta, markad hurdo kasokacdo, markad magalada kaimato iyo marwalibo ood asxabtada iyo walalaha aad cabar Kala maqnatan wainad history dher ogashekeysa waba lagugu tashanaya. Waali may dhicin ban umaleyn inan Safar ubaxo oon dhowr qof baranin madhacin Sidokale inan aado aroos, dhaqtar iyo madal ksto layskugu imaado oon oguyaran sadex kasobaranin. Cajib sideen Isku xidhxidha waxan raba Insh waqti laqato nafteyda, bugagteyda hesaha aan jecelahay ban raba inan sidagan udhageysto, just I wanna be alone this time walahi coz wan weynaday madonayo asxabtan badan iyo dadkan inan kusiidhex jiro.

    • @Ayeeyo912
      @Ayeeyo912 5 месяцев назад +1

      Taas macneheedu mhn inaad extrovert tahay Ambivert xataa wa noqon kartaa

    • @suhaybxasan7725
      @suhaybxasan7725 5 месяцев назад

      Zxp ani shakhdiyada aan ahay ilaa hada toos uma qeexi karo waxa rabaa inaan noqdo sida aad adigu ka cabanayso hadana wali isku ma dayin waxad moodaa in kalsooni darro i hayso

  • @ikranfatxi3544
    @ikranfatxi3544 5 месяцев назад +3

    MY MBTI IS INFJ

    • @nafisoshidane
      @nafisoshidane 5 месяцев назад +1

      me to

    • @samsamibrahim2772
      @samsamibrahim2772 5 месяцев назад +1

      Me intj , I love infjs

    • @thearmanahmed_
      @thearmanahmed_ 5 месяцев назад +1

      Me Intp

    • @nafisoshidane
      @nafisoshidane 5 месяцев назад +1

      @@samsamibrahim2772 omg i love intj too, you guys are the closest people i have to understand my complex mind lol😅

    • @MuumMuum-h3j
      @MuumMuum-h3j 5 месяцев назад +1

      I'm an intp😉

  • @ifraahabdilaahi91
    @ifraahabdilaahi91 5 месяцев назад

    Codka kor u qaad abowe please thanks masha allah ❤❤❤❤🎉🎉

  • @Lilzrr
    @Lilzrr 5 месяцев назад

    💯 wlhi I'm introvert

  • @dowzatips4418
    @dowzatips4418 5 месяцев назад +1

    Mhsnd wllo

  • @Qulasadaaflaanta223
    @Qulasadaaflaanta223 5 месяцев назад +1