seedi sariig laawe short film by qabyo films

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 404

  • @foossheikh8613
    @foossheikh8613 4 года назад +4

    Shacni Bbe war naga cesho canduuftada hhhhh xabibti hab jilinkaga jclhy horey u soco masha allah

  • @abdikulmessigasomaliya9994
    @abdikulmessigasomaliya9994 5 лет назад +228

    Inta jiif ku firsty riwaayadaan like ha ila dhafina

    • @anur2721
      @anur2721 5 лет назад +2

      Mansha allh qabyo films hore u socda dhamaantiin

    • @abdikulmessigasomaliya9994
      @abdikulmessigasomaliya9994 5 лет назад +1

      Ilaahay janada ha ku geeye

    • @amalgedi7029
      @amalgedi7029 5 лет назад +1

      , ❤️❤️❤️❤️😜😜😜😜😜😜😜

    • @amalgedi7029
      @amalgedi7029 5 лет назад +1

      😉😉😉😉🙄😆🤣🤔😊😀😏

    • @amalgedi7029
      @amalgedi7029 5 лет назад +1

      🙄😍😘😘🤣😋😎😭😅❤️🤣🤣🤣

  • @macruufabdullahi9505
    @macruufabdullahi9505 4 года назад +10

    Shume bbe indho adgaaaa abowe ubane mesha kulaha ama qolkayga gal hogayeeeey qosolay igu dishay wlhi😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sucaadabdullahi9913
    @sucaadabdullahi9913 5 лет назад +250

    Hala xushmadeyo dumashigaa inta igu racsan like

  • @somcastudio2899
    @somcastudio2899 5 лет назад +25

    Joogaa ka ridaa ku lahaa shacni bbe waan ogahay iney geesi nimadas hooyo kugu dhashey 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

    • @aaminaaali248
      @aaminaaali248 4 года назад

      Walaahay indho huucadeeyey geesi yaa ila arkay

  • @mcabdullahi4279
    @mcabdullahi4279 5 лет назад +26

    Labadiina isku nuureeysiin keep going bro and sister haleeyso fahmo heee

  • @naimaahmed5308
    @naimaahmed5308 5 лет назад +18

    Xayaat qalbi wan jeclhy ❤️❤️shumey iyo shacni❤️😍

  • @Sosovvvv6482
    @Sosovvvv6482 4 года назад +1

    Sax waaye wlhi rag rag dhale fur dheh intaa gumeysi Ku jiri lhyd

  • @xilkazbeautychannel2910
    @xilkazbeautychannel2910 4 года назад +2

    Dumashigaa walaga xishodaa geesi kac af mii waxan waa wax laga xishoodo afkana hanoga dheelin reer xamar arooo

  • @khalidismail7441
    @khalidismail7441 4 года назад +49

    Nin gabar iga qawo iska daa xoolihiisa markaan arko madaxaa hoos u raariciyaaa wayo waa xushmad aan u hayo seedi seedina kaftan magalo ee hala xushmeeyo

  • @huudafarah8275
    @huudafarah8275 5 лет назад +14

    Abwaan geesi tiinta hoorey ushalay gadal ha ushalan

  • @juniorisma-lure3792
    @juniorisma-lure3792 5 лет назад +8

    First one to view..... Qabyo film Shacni Bbe💑

  • @malynali2704
    @malynali2704 4 года назад +10

    This is number one reason why my most Somali marriage fails to succeed 😭😭😭 🥺🥺🥺💔💔 no boundaries whatsoever wlhi uff 😭😭😭

  • @ilhaanabukar2978
    @ilhaanabukar2978 5 лет назад +2

    Jiifkaan iyo Fadhigaan Adi Ma lihidooo waan usooo labaneynaa peri subax XayaaaT QalbI Taagera Buxa👌👌👌👌👌😍😍😍😍😂😂😂😂

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 4 года назад +38

    Hhhhh balaayo idinku dhacday anaa soo toosinaaya kulahaa. Naag seedigeed soo toosineysa aduunyo gadoon 🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣🤣🤣😂🤣😂😂🤣🤣🤣😂

  • @zamzamabdillahi1513
    @zamzamabdillahi1513 5 лет назад +16

    Qabyo films qaybta xigta ayan sugi layahaybaa wan kahelay 😍❤

  • @iftiinkabariga5129
    @iftiinkabariga5129 5 лет назад +18

    Angoo dhan maa nala furay😂😂😂😂😂😂

  • @lafgareen6500
    @lafgareen6500 4 года назад +17

    Kkkkkk, Ninka,,,Timaha,,,Badan,,,Wa,,,Jilaaa,wallhi"""Wu,,,Iga,,Qosliyay,,,,Wa,,,La,,,Idull,,,Marayaa,,,Kuye

  • @fofoanwar7848
    @fofoanwar7848 3 года назад +2

    inta rabto in flm cusub lasoo daayo farta taag

  • @Abdisamad-xx1zq
    @Abdisamad-xx1zq 5 лет назад +27

    Masha Allah walashey shacni isku filan

    • @Mohamed-wx2ll
      @Mohamed-wx2ll 5 лет назад +2

      Asc 👍👍👍👍👍👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏

    • @fadiyaabdirahman7891
      @fadiyaabdirahman7891 4 года назад

      😜😛🙋🙌💋❤Wcs asxaabta yaa ikhwaatii kullu jammaciin 😃😃😗😙😘😚

    • @safasuuban8126
      @safasuuban8126 4 года назад

      @@fadiyaabdirahman7891h

  • @ikraaam1202
    @ikraaam1202 5 лет назад +4

    Qeybo kale noo soo sameey shacniyeey thankz All of them

  • @seenabaxmed7706
    @seenabaxmed7706 5 лет назад +16

    Mashaalah shacni. Horay usoco

  • @somcastudio2899
    @somcastudio2899 5 лет назад +38

    Hhhh shacni bbe hormarkiina jeclhy abyo qali inta Ila jecel channel kan like ta

  • @Super-yd9jg
    @Super-yd9jg 5 лет назад +4

    Super. ❤️❤️❤️ Qabyo films.. Waan kuraxaysaty. Riwayadina. Horay noosii wada. Dhalanyaro

  • @cayushaofficialc.c7587
    @cayushaofficialc.c7587 5 лет назад +16

    Shacni maxaa miya jirate Abyo mcn

  • @nuuraharbi7227
    @nuuraharbi7227 4 года назад +20

    Hhhh riwaayad wacan inay tahay anaa giree yaa ila mida😂😂

  • @hibaaqsan4215
    @hibaaqsan4215 4 года назад +12

    Dhib badana geesi siduu u galayaa naagta marka kulahaa m.a abwaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @Neiruzz
    @Neiruzz 4 года назад +12

    Cadi maahan filimkan anago daan bun na furaay geesi kkkkkk 🤣🤣🤣

  • @farxiyaydumashi6517
    @farxiyaydumashi6517 4 года назад +1

    Shukri shine rer shinne love you

  • @sistersarah5733
    @sistersarah5733 4 года назад +3

    Candhuuftada nagala harr😂😂😂😂

  • @canabcabaasahmed557
    @canabcabaasahmed557 4 года назад

    Hhhhh ar garma saa gabdhaha ugu jirtay waaba gabaroowday kii ila arkay like dhacdhac igu siiya ❤❤❤

  • @nastexoali6032
    @nastexoali6032 3 года назад +2

    inta qososhay like isaar

  • @zumayasuu7739
    @zumayasuu7739 3 года назад +1

    Sariirta ciyaar baa kasocota kuyeeh 😅 geesi 🤣🤣

  • @qalanjoismail6456
    @qalanjoismail6456 5 лет назад +9

    Wax jiraa kahadashn wlhi 💯🙏

  • @gabadhashidan9160
    @gabadhashidan9160 4 года назад +1

    Waiga badiyeen kuwan😁😁😁🤣🤣 abwan gezi

  • @ismahaanxuseen6586
    @ismahaanxuseen6586 5 лет назад +57

    Gabardhiina o la qabo gurigeeda in lala jiro sidaan ayaa lagu nacay hadhow haduu furiin dhaco idinka dhan waa nila soo furaa

  • @sacdiyocali852
    @sacdiyocali852 4 года назад +4

    Shacni bea ❤❤❤ keep going

  • @sumayocadeey1060
    @sumayocadeey1060 5 лет назад +4

    Shumeey pae aaway

  • @wistoofficial929
    @wistoofficial929 5 лет назад +12

    Abwan gesi afka furatee hhh

  • @khareencaanshaq456
    @khareencaanshaq456 5 лет назад +11

    Waa idin salaamay shacni&ABWAANKA

  • @munaofficial511
    @munaofficial511 5 лет назад +12

    Ani shumeey halaydu salaamo😂🤣😂🤣😂

  • @hamdaadan119
    @hamdaadan119 5 лет назад +3

    Wlh Kal iyo laab ika qusliyay viva abwan gesi shacni bbe 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ummuabdalla1037
    @ummuabdalla1037 5 лет назад +8

    Wallahi somalida in badanoo ka mida guryaha gabdhohooda ayagaa dumiya

  • @guleidmawlid9959
    @guleidmawlid9959 4 года назад +5

    Shaydamad yahay gaaban😂

  • @bishaarocadey9492
    @bishaarocadey9492 5 лет назад +11

    Abwan gesi fulxushmad wllkey

  • @Tayba283
    @Tayba283 5 лет назад +21

    Hhhhh abwan geesi qosol igu dilay😂😂😂😂😂

  • @Qeysfx
    @Qeysfx 4 года назад +3

    Gawadha gabsar jaalada waa gaannib inta ila arakte like ha ila dhafin
    👇

  • @faaizamohamed7356
    @faaizamohamed7356 4 года назад +3

    C It would p

  • @mahadhoabdinoor9576
    @mahadhoabdinoor9576 5 лет назад +14

    😂😂😂😂😂Geesi nin culus

  • @hurdayexasan8001
    @hurdayexasan8001 4 года назад

    Mashaa allah tusaale wacan bad bixisay mahadsanid lkn waxan kacodsa lahaay riwaayad hadii an helo lanbarkaaga

  • @luulcumar9526
    @luulcumar9526 4 года назад +7

    Mashaa allah ninkaan hadal fcn oo kula hadli xaaskiisa ee nacam dheh

    • @ROPERTOBAGIO
      @ROPERTOBAGIO 4 года назад

      Haa waa markuu lahaa macaan qof aad u qalbi wanaagsan ayaa tahay laakiin caruurta igala hadal waxaa fiicnayd iney deg deg talaabo u qaado waayo muddaan samrayay, waan gubtay, intaan kabadan mahaysan karo, waa digniin halis ah 3×1 =3 means 1 time 3 times digniin

  • @aqbalnuurdinindhajaceel6650
    @aqbalnuurdinindhajaceel6650 5 лет назад +4

    Asxan ruwaayad bbb waat kabaxsateen

  • @isseamin3756
    @isseamin3756 5 лет назад +7

    Kkkkkkk shumeey iyo geesi waxaa kala raacay kkkk indho gumeed iyo gabartan gaaban kkkkkkkkk

  • @horseedtech.1685
    @horseedtech.1685 4 года назад

    Abwaan candhuufta naga cesho🤣🤣🤣

  • @ramlaibrahim1299
    @ramlaibrahim1299 5 лет назад +8

    One love qabyo films❤

  • @ssmiirbdi9587
    @ssmiirbdi9587 4 года назад +2

    Shacniii abyo walhi fims aad kujirin kuma heysto walhi mc inolow walhi abyob

  • @axmedxidig4124
    @axmedxidig4124 5 лет назад +4

    Team shanci bbe wadiyaarsantahiin

  • @shakourskofficial7932
    @shakourskofficial7932 4 года назад +5

    shacni bbe kor allh ha ku yeelo abyoh
    keep going❤🇸🇴

  • @quuenaragsanbbe2890
    @quuenaragsanbbe2890 4 года назад

    Allle baarisanaa ninka geesi ah wlhi iyadane was furi lahay walalahedna kobaha utuuri lahay wlhi nin Somali oo San baari u ah maba jiro

  • @MrTapha10
    @MrTapha10 4 года назад +1

    Anaga dhan bad naa furtay kulaahaa kkkkkkkkkkkkk wllhi anigu qaarac ban idinku daari lahaa kkkkkkkkkkkkk

  • @ismailxusen7654
    @ismailxusen7654 5 лет назад +2

    asc wllhi shumey waan ku heesta wllhi qosol iskuma celin karo wllhi geeb going wlshy

  • @ayaanadoontii5640
    @ayaanadoontii5640 5 лет назад +2

    Shumee bbeh quruxly masha alha abyo

  • @meyzaabdikadir8865
    @meyzaabdikadir8865 4 года назад

    Shumey kulaha nacaladyhy shirka badan😂😂😂😂😂😂😂😂😅😂😅😅😂😅😂😅😂😂😅😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂

  • @sacdiyosaafi5190
    @sacdiyosaafi5190 4 года назад +5

    See ukaLyaa naagta gulahaaa😂😂

  • @hafsaaa7237
    @hafsaaa7237 4 года назад +1

    Waxbaa ka dhacay kkkkmmm

  • @nedramahamuud2531
    @nedramahamuud2531 4 года назад +3

    Ķkkk wey ika badiyeen kuwaan caadi ayey ii dul marayaan 😂

  • @sharkatiriitiriichannel
    @sharkatiriitiriichannel 4 года назад +1

    Anaga dhan .ma na furtay kuma lohoo garma

  • @najuubbe8811
    @najuubbe8811 4 года назад +4

    😂😂😂😂😂😂 Okibor🤣🤣

  • @godirguray6147
    @godirguray6147 4 года назад +3

    Hhhhhh astqfirulaah my furty sdex klaa kugu dry kulhaaaa wr rer aptigy wa wxkle

  • @meltedcheese2192
    @meltedcheese2192 4 года назад +6

    Do you guys monitize it?
    If you don't, you better do Haha
    *I see no advertisement

  • @a.llaahibiixi1134
    @a.llaahibiixi1134 4 года назад +1

    Gabadha waaba lagarn karaa lkn wilka waxaas maba kayeeli laheen

  • @hooyomacaanumayma239
    @hooyomacaanumayma239 4 года назад +1

    Kkkķkkkķ anaba xishooday yahuu

  • @Shaakirson
    @Shaakirson 5 лет назад +8

    15:44 Shacni kulahaa Adiga candhuufta naga cesho wajigaa cunee kkkkkkk odayga candhuuf muu soo daayay hhhhh

  • @xariiromar2641
    @xariiromar2641 5 лет назад +2

    Horta hablaha la qabo Guryahooga maxaa laga raadiya ceeb aya u arkaa aniga in Walashay reerkeeda tago oo seedigay is aragno

    • @xariiromar2641
      @xariiromar2641 4 года назад

      @Nimco Ladan haa wlhi dhaqan xumo weye

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 4 года назад +1

    Kkkkkkk seedi xushan wayay waa sharaftaad xaar

  • @hamseahmed6172
    @hamseahmed6172 4 года назад +2

    Kkkk ani haday ahaan lahy
    Macala Gabadha Furilahaa😀😀 sidy waa dhimasho

  • @farhiyoalinunow7689
    @farhiyoalinunow7689 4 года назад

    Run ahantii aadban uga heley filimkan wilka kuyehe anaga dhanbaa nala furey

  • @xaawoabdiqadir7412
    @xaawoabdiqadir7412 5 лет назад +5

    cadi ayey idulmarayam kulahaa hhhhhhh

  • @umumohamedamiiish2233
    @umumohamedamiiish2233 5 лет назад +3

    Wan arkay dad san sameynayo lkn aniga lima so galo ninkeygs dayaxa anba saray gabdhaha iska ilaliya ilmaha rerka ka duminayan

  • @Giirre
    @Giirre 4 года назад +1

    kooxdan walee waa dad aad u taalanti ah

  • @hodanhassan9192
    @hodanhassan9192 5 лет назад +8

    Balayuu kudhigay abwanku abalkodu mariyay

    • @YCM-de3gr
      @YCM-de3gr 4 года назад

      Yahuu ninka bidarta wayn qosol iguma harin hhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @superzaara2421
    @superzaara2421 4 года назад +1

    shumay kulahaa nacaladyhy shiirka badan hhhhhhhhhhhhhhhh

  • @aziiz94
    @aziiz94 5 лет назад +28

    Naag family keda sidan yihin naag la aan a ka roon

  • @mahadhoabdinoor9576
    @mahadhoabdinoor9576 5 лет назад +9

    Wale Maxa dad lasofuri dona inta walalehedh e kensaneyso

    • @haaskeyproduction2744
      @haaskeyproduction2744 5 лет назад +1

      Walaal hadi la keeno dhiib miyaa

    • @haaskeyproduction2744
      @haaskeyproduction2744 5 лет назад +1

      Walaal hadu yimaado dhiib miya

    • @mahadhoabdinoor9576
      @mahadhoabdinoor9576 5 лет назад +1

      @@haaskeyproduction2744 Dhib maaha hadhu ficnyahy walalka lkn walal guri kadhumin karo hadhu yahay ina kensanin waye xishmada wa muhim

    • @haaskeyproduction2744
      @haaskeyproduction2744 5 лет назад +1

      @@mahadhoabdinoor9576 hhhhh kuwan kuwa kadaran baan aqana anii

    • @mahadhoabdinoor9576
      @mahadhoabdinoor9576 5 лет назад +2

      @@haaskeyproduction2744 iyuka qalad iskama laha dadka walal ahan usodaweystan ya qalad iska leh

  • @نجمةنجوم-ي2ه
    @نجمةنجوم-ي2ه 5 лет назад +6

    Ilhyo kuwano kle wax hanaagu darin

  • @muscabcabdulaahicali635
    @muscabcabdulaahicali635 4 года назад +1

    Masha allaah wala sheey shacni

  • @ayannour_112
    @ayannour_112 4 года назад

    Se ugalayaa naagta😅Ar geesiya Noolada QabyoTeam

  • @fataaxjama3816
    @fataaxjama3816 4 года назад +2

    Wa iga badiyeen kuwan Hahahah lol

  • @bishaarocadey9492
    @bishaarocadey9492 5 лет назад +3

    Tim qabyo horay usocda

  • @koofimedia3239
    @koofimedia3239 5 лет назад +3

    Inaba caadimaaahan filmkaan
    Qosal aaaaaan ladhacey really

  • @dekasabriye9158
    @dekasabriye9158 5 лет назад +5

    Hhhj aaar abwan gesiya sheydamaf yaho gbn🤣🤣

  • @caishoahmed9928
    @caishoahmed9928 3 года назад

    xitaaa seediga in u sidan u dhaqmo.mah gabadha walshed waa walalhaga o kale marka in sidan lo.dhaqmo maficno inksto aythy film hadne wy dhacda marar badan

  • @somcastudio2899
    @somcastudio2899 5 лет назад +9

    Sariirtii liga soo saarey ciyaaraa ka socoto 🤣🤣🤣🤣

  • @mudicade6325
    @mudicade6325 5 лет назад +1

    Hahahahahaha nice ruwayad😹😹😹

  • @farxanosman1689
    @farxanosman1689 4 года назад

    War waa maxy dhusada 😂😂🤭😂😂😂😂🤭🤭😂😂😂

  • @ahmedarab3586
    @ahmedarab3586 3 года назад

    Waa ku qaatay abwaan geesi waxa uu sameeyey

  • @ugasoamah5200
    @ugasoamah5200 5 лет назад +4

    Garam wuxu yiri anaga dhama na furty miya hhhhhh

  • @xaluushaibrahimxaluusheesa5327
    @xaluushaibrahimxaluusheesa5327 4 года назад

    Abwaan geesi jiliikiisa waa iska jaclahay runtii

  • @kingshafi5410
    @kingshafi5410 4 года назад

    Seedi ku dagaalaya walashay i fur wan naqaane lkn seedi udagaalaya maxa walashay u furte garma ugu horeeya kkkk
    Gabar guriga dumashigeed ka cararta waa walayawaan lkn gabar u fagfakanaysa dumashigeed o qolka jiifka ku jita shumeey kow

  • @kashkacade3046
    @kashkacade3046 4 года назад +3

    Abwaanka markuu hurdada ka kaco yaa dhuuso ila maqlay😂😂😂😂😂😂😂👌

    • @isninahussein5374
      @isninahussein5374 4 года назад

      Kashka Cade xfuuftyfrftx🤗😶😋😎🙂😍🙄☺🙂

    • @xiinfaniin7757
      @xiinfaniin7757 4 года назад

      Jilitaankeey kamid tahay..... Adiga dhaga fududidaa.... Kkkkk