Xaafada Tottenham London ee Somalidu ay degto with Sola Vlog

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Barnaamjikan waxaan ku eegi doonaa xaafad ku taala Waqooyiga London ee Somalida ay degto oo la yiraahdo Tottenham,taasoo ay ku leeyihiin ganacsi iyo degaan.

Комментарии • 18

  • @Neptune1977
    @Neptune1977 3 года назад +5

    masha allah ,thanks brother sola, you show us london like we wolking with you , big love from oregon .

  • @maxamedmuuse4407
    @maxamedmuuse4407 3 года назад +4

    mashaa allah somalida ku nool london waan idin salama halkaan waxaa si qaas ah ugu nool habaryarteda cfmd ku nolow ayan le yhy dhamantina

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 года назад +2

    masha allah somali ismuujiya

  • @ayubabdullahiadam2585
    @ayubabdullahiadam2585 3 года назад +2

    Mashallah wll ilaahay haku dhawro

  • @zamiirmukhtaar3070
    @zamiirmukhtaar3070 2 года назад +2

    Wll visa london 25000 ku...haystaa cawe

  • @musabyaremusabyare6239
    @musabyaremusabyare6239 Год назад +1

    Wll nosodub aresenal

  • @nuurdiinow3458
    @nuurdiinow3458 3 года назад +1

    Sxp malinta xigta garoonka noo soo duup

  • @hogaamiyehlamaarekh675
    @hogaamiyehlamaarekh675 3 года назад +1

    Aar hana kadeedin mawaxaad rabtaa
    Inay soomaalidu soo tahriibto

  • @ahmedsahmed8040
    @ahmedsahmed8040 3 года назад

    Igee sxp meesha

  • @fataalepoy1232
    @fataalepoy1232 Год назад

    Zhp magalada manchester kaso hadal

  • @guulwade7078
    @guulwade7078 2 года назад +1

    Somalida london maxaa bidaar loogu caaya

  • @abdiaziizelmi8199
    @abdiaziizelmi8199 Год назад

    London mala isku dila

  • @abdiaziizelmi8199
    @abdiaziizelmi8199 Год назад

    London maleysku dila

  • @fasiixmadia3636
    @fasiixmadia3636 3 года назад

    Laamiga ma liska goyn kara miya ama mala mari karo miya 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @user-cj4vh9hy6z
    @user-cj4vh9hy6z 5 месяцев назад

    Shukarn wallo isodir number kada thanks