6 Bilood ku baro English | 12 Tenses in Somali: P. 1/3 | Lesson 04

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 янв 2025

Комментарии • 143

  • @XOOGSATO
    @XOOGSATO 5 месяцев назад +9

    Feeling ing way qata mise ana qaldan macalin bal iga jahil bixi❤

    • @joharacademy
      @joharacademy  5 месяцев назад +14

      Waa su'aal wanaagsan:
      Si guud horta state verbs ku "ing" ma qaataan, lkn waxaa jira exceptions mararka qaar laga reebo, waxaana kamid ah "feeling"
      Laba qaab ayaana loo isticmaalaa eraygan
      1: hadii xaalaad guud laga waramayo, tusaale ahaan: I feel happy, markan ookale "ing" ma qaadato, lkn
      2: hadii ficil gooniya laga waramayo; I'm feeling better now, markan ookle "ing" way qaadan kartaa.
      Tenses ka marka lajoogaba ujeeda guud oo ah in kolba xaalad laga warayo ayaa la isticmaalaa, sidaa darteed "feel" ing ma qaadato

    • @CabdiJamac-ih4uf
      @CabdiJamac-ih4uf 2 месяца назад

      ❤❤

  • @Esra-Alli
    @Esra-Alli 5 месяцев назад +4

    Thank you so much teacher sida noogu dadaaleyso Allah swt hakaa ajarsiiyo
    Appkaasna wa muhiim runtii

  • @MohamedOmar-mb1ec
    @MohamedOmar-mb1ec 5 месяцев назад +14

    Teacher ma garanaayo waxaan kuugu Abaal gudo Alaha ku sharfo❤❤🎉

  • @Muwadoooo45
    @Muwadoooo45 5 месяцев назад +5

    Jazakallahu Khair ustaad ❤

  • @toosiye-ec3og
    @toosiye-ec3og 5 месяцев назад +2

    Masha Allah ustaad alle haku abaal mariyo cilmigaad nabarayso ❤❤❤❤

  • @LakiBashiir
    @LakiBashiir 5 месяцев назад +4

    Thanks ustaad si fiican baad wax noo fahasiinaysAa 🙏🙏🥰

  • @Omar_yasin07
    @Omar_yasin07 5 месяцев назад +4

    mhdsanid walaal sida aad casharka u sharaxeysaa cajiib weeyeh

  • @AykasAbdi
    @AykasAbdi 5 месяцев назад +20

    Ustad m.a sida aaad wax nogu sharaxaysid waa perfect billada macalin nimo wain lagu siiya halka noga sii wad

  • @CabdinaasirBashiir-pl1sf
    @CabdinaasirBashiir-pl1sf 5 месяцев назад +1

    Mansha alaag wll alaah haku xifdiyo wax badan baan kaa faa iday runtii🤝🤝

  • @Xaafit2320-hb7mu
    @Xaafit2320-hb7mu 2 месяца назад

    walhi m.a wayo yarkan Rabi ha barakeeyo

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 5 месяцев назад +3

    Salaam Alaykuma masha allaha qofkii 27 Ee casharkan daawada million thanks my dear teacher 🎉🎉🎉🎉🎉😊

  • @SadamaAhmed
    @SadamaAhmed 5 месяцев назад +3

    Thank you my dear teacher

  • @CabdulaahiAlhaatimi
    @CabdulaahiAlhaatimi 5 месяцев назад +3

    Zxp waa noo hagarbaxdaa Allah kubarakeeyo abaalkaada magudi karno

  • @danuushmoha6056
    @danuushmoha6056 5 месяцев назад +1

    Yeah it's question because it's started the word (do), thanks my teacher the way you explain for us

  • @Suhayb_qoslaaye
    @Suhayb_qoslaaye 5 месяцев назад +4

    What baa cadaynaysa ❤

  • @anzalmohamed-dv1qe
    @anzalmohamed-dv1qe 5 месяцев назад +1

    Thank you so much our teacher

  • @ARMAANHAGOI
    @ARMAANHAGOI 5 месяцев назад +4

    Yes I do axualrygii ayaa laaa horay siiyay

  • @MohamedHassan-ur6pe
    @MohamedHassan-ur6pe 5 месяцев назад +1

    Thanks my dear teacher
    Allah ku xafido

  • @Simane2233
    @Simane2233 5 месяцев назад +2

    Thanks so much brother 😊🙏 ❤

  • @Bashiir-y2z
    @Bashiir-y2z 5 месяцев назад +1

    Thanks our dear teacher❤

  • @Umalkheyr-q2m
    @Umalkheyr-q2m 5 месяцев назад +1

    Thanks mYy TeacheR❤

  • @SayidOmar-d1u
    @SayidOmar-d1u 5 месяцев назад +10

    Contain= contains 39:27 waaye fiiri 😂😂

    • @joharacademy
      @joharacademy  5 месяцев назад +9

      Exactly: inaad si fiican u fahamtay ayay cadayn utahay, waadna saxan tahay.

  • @MohamudAhmednuur-tu7cj
    @MohamudAhmednuur-tu7cj 5 месяцев назад +2

    Thanks my teacher🙏

  • @RuqiyoSalaad-rh9ix
    @RuqiyoSalaad-rh9ix 5 месяцев назад +1

    Mhdsanid ustaaaad❤

  • @idilyusufidilyuusuf5576
    @idilyusufidilyuusuf5576 5 месяцев назад +1

    Mahadsanid wlo ❤

  • @SadamaAhmed
    @SadamaAhmed 5 месяцев назад +2

    Thanks teacher

  • @farhiyaabdiqaadir857
    @farhiyaabdiqaadir857 4 месяца назад

    Shukran ustaad ❤

  • @MazkaVic
    @MazkaVic 4 месяца назад +1

    Masha allh

  • @siyaadaadan1423
    @siyaadaadan1423 5 месяцев назад +1

    Mahadsanid macalin

  • @sacdiyosadia
    @sacdiyosadia 5 месяцев назад +1

    Thanks ustad ❤😊

  • @AsmaAbdiqadir-e6t
    @AsmaAbdiqadir-e6t 5 месяцев назад

    He is teaching us English 😊

  • @KassimAden
    @KassimAden 5 месяцев назад +1

    Thanks macalin ❤

  • @ShuceybMaxamud-v6i
    @ShuceybMaxamud-v6i 5 месяцев назад +1

    Thak you my teacher

  • @sademohamedelmi7099
    @sademohamedelmi7099 5 месяцев назад +3

    Thanks teacher

  • @MoussaSaïdRoblehMoussabsaid
    @MoussaSaïdRoblehMoussabsaid 5 месяцев назад +1

    Thank you my tescher

  • @SurprisedCoyote-jo3vo
    @SurprisedCoyote-jo3vo 5 месяцев назад +3

    Thank my tescher

  • @SurprisedCoyote-jo3vo
    @SurprisedCoyote-jo3vo 5 месяцев назад +7

    شكرا استاذ

  • @YanaalTv5
    @YanaalTv5 4 месяца назад

    Thank you our Teacher

  • @rahoabdiali3797
    @rahoabdiali3797 5 месяцев назад +1

    Mahadaand macalin

  • @CabdulahiNuur-mf4gm
    @CabdulahiNuur-mf4gm 5 месяцев назад +2

    Habeen kii xili hore soo dhig hadeey macquul tahay

  • @SavaAxmed
    @SavaAxmed 5 месяцев назад

    Waa rabaa inaa barto

  • @fatimaismail5457
    @fatimaismail5457 5 месяцев назад +3

    Ustaaad farta weenee sii si loo arko oona loo fahmo

  • @CmaalikCalinuur
    @CmaalikCalinuur 3 месяца назад

    Teach😊❤❤❤🎉

  • @Abucadnaan
    @Abucadnaan 5 месяцев назад +1

    Shukran

  • @AyuushQuuen-tz4qu
    @AyuushQuuen-tz4qu 5 месяцев назад +1

    Thnks my teacher

  • @maxamedsaid9614
    @maxamedsaid9614 5 месяцев назад +2

    Thanks wll

  • @najaxahmed1225
    @najaxahmed1225 Месяц назад

    Thanks macaliin

  • @BaryareCade
    @BaryareCade 3 месяца назад

    Tens-kaan sow kama horeeya, simple present Tens

  • @Maanka.127
    @Maanka.127 5 месяцев назад +2

    Thanks

  • @mohafadal2112
    @mohafadal2112 5 месяцев назад +1

    Jazakalahu khyr ustaaad

  • @FattaxCabdale
    @FattaxCabdale 5 месяцев назад +1

    Ok macalin

  • @Engbisle1
    @Engbisle1 5 месяцев назад +3

    Do you want to know what happy i am
    Waxay ku bilaabatay auxiliary sas darted waa suaal

  • @Abucadnaan
    @Abucadnaan 5 месяцев назад +4

    What aya ku jirtaa iyo do oo iyadana sual lisku weydiyo

  • @NasriinMuuse-v8e
    @NasriinMuuse-v8e 5 месяцев назад

    ❤🎉

  • @jamaalsomali7484
    @jamaalsomali7484 5 месяцев назад +1

    Thanks

  • @nimcomaxamed9563
    @nimcomaxamed9563 5 месяцев назад +1

    Do you want to know what happy i am ? Wa su aL wayo waxa ladhay marabta waxan kufaraxsanahy 🎉

  • @xamsetoni7352
    @xamsetoni7352 5 месяцев назад +3

    Wll jawhar how to expand my English language skills make us 10 min vedio I know basic English for listening and basics of reading stories yet books academic a bit difficult so expanding English both reading and finding out those who is speaking ❤

  • @hanamaxamuud2097
    @hanamaxamuud2097 5 месяцев назад

    Casharkan baan soo marayaa insha Allah idin soo gaadhi donaa

  • @saidoomaryahye6147
    @saidoomaryahye6147 5 месяцев назад +2

    Ustd plz isheeg maxaa iga caawin karo inaa somali saaro jumlad English meel kuqoran

  • @ashrafMaxamed-v4c
    @ashrafMaxamed-v4c 5 месяцев назад +1

    Macalin kalmada we are allowing them to use right words SiDa aad u sharaxdey mahan ee wey qaldan tahy dib Ugu laabo ....Waxaan u oggolaanaynaa inay isticmaalaan ereyo saxan

  • @CaliSaleeban-j2w
    @CaliSaleeban-j2w 5 месяцев назад +2

    Teacher dhawaaqa erayada aadyar si aan udhuuxno( fahano)😊

  • @Mahameddacar
    @Mahameddacar 5 месяцев назад +2

    Sheekadisi buu bilaabay jumladan macalin
    Present tense saw mahan wax so noqnoqda 😂

  • @Bashiir-y2z
    @Bashiir-y2z 5 месяцев назад +1

    Do you want to know what happy i am?
    Waa su aal waxaana ii cadaynaya "Do" ayay ku bilaabantay. Hadal qaldanahayna hala isaxo.
    Qaybtan predictive adjectives ka dhamaantood labada tanis miyaa loo macmaysan karaa mise waa jumlada uhoraysa unbaa labadaba loo macnaynayaa?

  • @najmaquen9389
    @najmaquen9389 5 месяцев назад +2

    Teacher marka la dhameeyoh luuqadda english ka miyaa shahaadooyin lagu Qaadanennn

  • @nasrosuleimanyarow6714
    @nasrosuleimanyarow6714 4 месяца назад

    Wax’s I cadenayo in ay su’althy
    Do you want to know what happy I am? Auxiliary aa subject laga dhige sax miyaa teacher

  • @caashobashir-k5n
    @caashobashir-k5n 5 месяцев назад

    yaaa i caawinaayo ooo iii soo diryo casharka intuu swirka qaado because ma arki caad caad ba iga saaran😢😢

  • @SaaafMaxmed
    @SaaafMaxmed 5 месяцев назад +7

    Group an samesano ardayda uso jedaa casharadan wa muhiim an ku murajiceeno imtaxano iskaga qaadno ino samee iguso dara

  • @CabdulaahiAlhaatimi
    @CabdulaahiAlhaatimi 5 месяцев назад +2

    Do you want to see what happy iam ? What ayaa su aal ah

  • @roodoahmed9271
    @roodoahmed9271 5 месяцев назад +4

    Inta bari dawanaysa hi😂

    • @Simane2233
      @Simane2233 5 месяцев назад

      Hi2😂😂😂

  • @adnanadnan9747
    @adnanadnan9747 5 месяцев назад +1

    Sxb anaka xaabad kama fahmono casharadan sbbto ah inyar inyar uu biixi casharada sida school'ka Oo kle please ado mhdsan

  • @xamdigallad5987
    @xamdigallad5987 5 месяцев назад +1

    Sual Do we ayaa u horaysa ineey sual tahayne Do daa oo subject hortiisa dhacday baa cadeeyneysa

  • @cocomale
    @cocomale 5 месяцев назад +1

    Waayo (I ) am hadii Laga hormariyo (am) waxay noqonaysaa Su aal

  • @xamdigallad5987
    @xamdigallad5987 5 месяцев назад

    Asc ustaad aniga link wuu ii shaqeeyn waayay oo page Facebook maba arag

  • @warsamesamsam5391
    @warsamesamsam5391 5 месяцев назад +1

    Asc wllo macnaha no yar kala qad qad mada luqadu ay nagu cusub tahay na afsomali isku inad nagu fahan si so

  • @cocomale
    @cocomale 5 месяцев назад +1

    Oo ah am I

  • @ZabirinMohamut
    @ZabirinMohamut 2 месяца назад

    Macalin summer waa maxay?

  • @BurwaaqoSiciid-n7n
    @BurwaaqoSiciid-n7n 2 месяца назад

    Walal hadan bilaabayaa anigu ee sideen uhelayaa siday ukala horeeya cashardii uhoreyay

  • @EngMaxamedAxmed
    @EngMaxamedAxmed 5 месяцев назад +1

    Buuga, Manad nasiinkarin wll🎉

  • @destevano66
    @destevano66 5 месяцев назад +1

    do you want to know what happy i am waa su.aal sobabto ah do ayee ka bilaawantey wana question

  • @NimcodaahirXasan
    @NimcodaahirXasan Месяц назад

    Mash studa

  • @sadaamcabdi145
    @sadaamcabdi145 4 месяца назад

    Wllka aada umadsanthy

  • @ARMAANHAGOI
    @ARMAANHAGOI 5 месяцев назад +1

    formula simle sub+do/does+verb +object

  • @FaysalShire
    @FaysalShire 5 месяцев назад +1

    do you want to know what happy Iam waa suaal do daa lagugaranayaa

  • @FarxasanAbdullaahi
    @FarxasanAbdullaahi 5 месяцев назад +1

    Theacher waa su aal .do you want to know what happy I am .do aya suaasha sameneeso. you waa subject

  • @ShukriaAbdullahi-ct6dc
    @ShukriaAbdullahi-ct6dc 4 месяца назад

    Teacher su'alaha tense 2aad u danbeeya she hates what you are using now ? Ah su'ashas maxay tilmameysa now present continues tense hadan u qaato hates eraygasna so simple present asna isharixi maayo madaama subject singular thy bal isoo fahfahi ustaad su'asha tenesky tahay i.a thnkz

  • @Nita-hadiid33
    @Nita-hadiid33 5 месяцев назад

    Plz group no sameey what is ap

  • @adontiallah4202
    @adontiallah4202 4 месяца назад

    Hi teacher I interesting English class what days online class ? and time I waiting you answer .

  • @NajaxBashiir-z3l
    @NajaxBashiir-z3l 5 месяцев назад +1

    Maacalin mahadsanid lakin waa maxay verbka ama adjective prepositionka wata?

  • @saxardiidxuseen834
    @saxardiidxuseen834 5 месяцев назад +1

    Do you want to know what happy I am
    Waa su aal waxa cadaynaysa do ayaa lagu bilaabay

  • @garaneBooy
    @garaneBooy 3 месяца назад

    Baxa lomjeedo

  • @AnitaAnita-y6r
    @AnitaAnita-y6r 5 месяцев назад

    Yaree de ustaad 50 daqiiqo badana maba fhmayee😢😅

  • @SurprisedCoyote-jo3vo
    @SurprisedCoyote-jo3vo 5 месяцев назад +1

    Do

  • @IkramhamiIkram1
    @IkramhamiIkram1 3 месяца назад

    Application mobileka ma soo baxay ustad

  • @hamdaosman5644
    @hamdaosman5644 5 месяцев назад

    Ani xageyga miya mase cashirada shucaac ku furan waxba ma arko

  • @SADAQSHEIKH-qu7ym
    @SADAQSHEIKH-qu7ym 4 месяца назад

    Teacher su,aasha hadee do Ama does soo gasho ing mesha malaga bixinayo mise

  • @FaizahersiSalah
    @FaizahersiSalah 5 месяцев назад +1

    Ustad kuwaan way adagyihin mise ani moday

    • @joharacademy
      @joharacademy  5 месяцев назад

      Hadaad wakhti galiso way iska jilci doonaan

    • @nadiiradayib6777
      @nadiiradayib6777 4 месяца назад

      ​@@joharacademywaxaan uu Bahan ahay WhatsApp ka teacherka

  • @SawdoCabdirashiid-gk4vc
    @SawdoCabdirashiid-gk4vc 3 месяца назад

    Asxabeey group what's up inoo sameeya plzzz

  • @Nimcosuleimanpodcast
    @Nimcosuleimanpodcast 5 месяцев назад

    Do you want to know what happy I am
    This sentence is question and consist of two parts
    Firstly started "Do" and that shows you as a question word
    Also "what" shows you as a relative

  • @AsmaAbdiqadir-e6t
    @AsmaAbdiqadir-e6t 5 месяцев назад +1

    Water contains isn't correct 🤔

  • @MaxamedCabdi-pb6nk
    @MaxamedCabdi-pb6nk 5 месяцев назад

    Lkn teacher meesha aad dhahaday am i not so ma aheyne in aad bananka keento amn't i