HEESTII HOOYOOY MACAAN || BILAA MUSIC || MOHAMED KHADAR (MK)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 окт 2024

Комментарии • 769

  • @sadiaelmiabdulle2210
    @sadiaelmiabdulle2210 3 года назад +47

    Maasha Allaah hooyo macaan & aabe inta nool rabi ha noo xafido inta dhimatayne janatul fardows rabi ha galiyo ameen 🤲

    • @kawsarkayse1225
      @kawsarkayse1225 3 года назад +2

      AAMIN YAA ALLAH ILAHOW NOO XAFID WAALIDKENA RABBI CIMRI DHEER IYO CAAFIMAD SUUBAN HASIIYO WALIDKEEN🤲🤲🤲❤❤😓❤❤

    • @sakipoi5940
      @sakipoi5940 2 года назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤💔💔💔💔💔💚💚💚💚💚💞💞💚💚💚💚💜💜💜💜💓💓💓💖💖🧡🧡🖤🖤❤❤❤❤💓💓💛💛💚💚💔💔💓💓

  • @MunshidSomaliMohamedFadhli
    @MunshidSomaliMohamedFadhli 3 года назад +117

    Mashallah ilahy hooyooyinkeena Hanoo daayo cimri deer iyo caafimad

    • @canabcayuuni4978
      @canabcayuuni4978 3 года назад +2

      اللهم امين امين امين امين امين يا اللّه يارب يارب العالميييين Dhmmntnb Aaamiin yaarab 🤲❤️ Inshaaa Allaaah Dhmmntnb Aaamiin yaarab

    • @nafisonaftauroon
      @nafisonaftauroon 3 года назад

      Amiiin ya rabi abowe

    • @fahmajama2764
      @fahmajama2764 3 года назад

      Aamiin aamiin

    • @sahruujabiintiabukar5251
      @sahruujabiintiabukar5251 3 года назад

      Aamiiin yaebiii

    • @faizaabdalla7113
      @faizaabdalla7113 3 года назад

      Mkviva

  • @myrajochannal2
    @myrajochannal2 3 года назад +59

    Masha allah cogkaga illahey haku barakeyo

  • @fartuunfarahfarah4729
    @fartuunfarahfarah4729 3 года назад +17

    Masha alah hooyaday oo dhimatay ayaa soo xasuustay janada ilaahay haku casuumo waalidiintayda Aamiin

  • @xumeyraqaali
    @xumeyraqaali 3 года назад +68

    Ilaahoow hooyo inagu kulmi aduunka waxaan kala joognaa 2 qaarad😭

    • @nafisonaftauroon
      @nafisonaftauroon 3 года назад +1

      Amiin ya rabi

    • @cabdulahidubad2018
      @cabdulahidubad2018 3 года назад +1

      Amiiin wllshy

    • @ibraahimismaaciil860
      @ibraahimismaaciil860 2 года назад +1

      @@nafisonaftauroon aamiin aloow noodaa hooyooykeen💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💟💟💟💟💟💟

    • @nafisonaftauroon
      @nafisonaftauroon 2 года назад

      @@ibraahimismaaciil860 amin ya allah abowe 🤲💫💞💯❤🥰💫🤗

    • @aminqadimi31
      @aminqadimi31 2 года назад

      Aamiin aamiin

  • @musefaarax3102
    @musefaarax3102 3 года назад +22

    Nothing but love ❤️. Allaw hooyooyinken oo Idil no ilaali.

  • @salmaabdallah4564
    @salmaabdallah4564 3 года назад +50

    Ilaahay haguu naxariisto hooyo macn qabrigana ilaahay haguu nuuriyo😭😭❤️mom❤️

  • @abdiwelidaud7130
    @abdiwelidaud7130 3 года назад +1

    Mansha allah cod mcn ayaa ledhy allaha idiiin dayoooo adiii iyo hoyoo mcn jismikedaaa cadabtaaa allahaa Kadowrooo adunkaaa cafimad. Dembii dhaaaf cafimaaad waraaa farxaad an damaaan Akhirnaaa janatul fardowsaaaaaa

  • @faadumomaxamed2243
    @faadumomaxamed2243 2 года назад +2

    Hooyo mcn allow ii xafid

  • @kowsarmohamed7599
    @kowsarmohamed7599 3 года назад +7

    Mashallah wlhi imisaan raadinayay heestan oo bilaa music ah shukran wll

  • @faizaahmed3287
    @faizaahmed3287 3 года назад +3

    Mansha allha mansh allha mahomed khadar walalkaya ayaa ladhahaa adigana walalkay oo kale ayaa thy heestaan markaan maqlo hooday mcn ayaan soo xasuustaa way iga dhimatay 😭😭😢😥😥 ilaahi mqrki hore isisayay ayaa hada iga qaaday kama xumaa wayo wala wada socdaa adunkaan qof haduu kuu hadhi lahaa subanahena mahomed scw ayaa kuu hadhi lahaa balse wax aduunkaan kuu haraayo ma jirto ilahayoq kuu naxariyso hooyo mcn manta garagakaagi ayaan cidlo ka daremayaa balse barigi igaka qatay ayaa hada ii joogo 😍😢😥😭😟💔

  • @sacdiahussein3032
    @sacdiahussein3032 2 года назад +1

    Ma shaa Allaah hooyo megen illaah markastaba ahaaw aamiin

  • @beelonuur7059
    @beelonuur7059 Год назад +2

    Masha allah hooyo mcn wan kujeclahay hooyo waligey kuma ilabo hooyo mcn janada allha ku galiyo aabo mcn wan kujeclahay aabo waligey ku mailabo aabo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @asiaaar5002
    @asiaaar5002 3 года назад +10

    Masha Allah tabarakallah
    ❤️ HOOYO❤️ Mcn Allow hoygaaga janadii Fardawsa ka yeel

  • @sacdiaxasan9352
    @sacdiaxasan9352 3 года назад +6

    Hooyo macaan hooyo macanaan 😭😭 waaan kujeclahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ alle hooyoo yinkeyna janatul fardowso haka waraabiyo

  • @omarmamed6909
    @omarmamed6909 2 года назад +3

    Allow hooyo hanaga qaadin

  • @beautyandcookingchannel4201
    @beautyandcookingchannel4201 3 года назад +11

    Masha allah wllo qali hore u soco hesaha bila music ah so badi intavjecel bila music like is mujiya nooh

  • @suusuukeerowcali6799
    @suusuukeerowcali6799 Год назад +1

    Hooyo mcn waan kuu xiisay walhii hooyo waan ku jeclahay allow inoo xafid hooyooyinkeena aakhiro iyo aduunba yaa Allah ❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥰

  • @ugasohajicooking7502
    @ugasohajicooking7502 3 года назад +3

    Maaansha allaah dhowr mar ku ceshtey aboowe hooyo aallow noodaa intaan angu noolnahey waan ku jeclahey hoooyo allaah iikaadaayo 🤲🤲🤲💟💟💟💟💟

    • @canabcayuuni4978
      @canabcayuuni4978 3 года назад

      Dhmmntnb Aaamiin yaarab 🤲❤️ Inshaaa Allaaah

  • @Sahragabow
    @Sahragabow 2 года назад +4

    Maashaa Allaah jazaakallaahu khayran maamo ☝️✅

  • @farahqadar4900
    @farahqadar4900 2 года назад +1

    Shaqo wacan Baad u haysaa dadka soomaaliyeed guul baan kuu rajayna

  • @faadumiinamohamed2720
    @faadumiinamohamed2720 Год назад +1

    Mashallah ilaahoow hooyo macaan idaa aniga inta islam ah baa amiin

  • @suleeqacumar3967
    @suleeqacumar3967 3 года назад +4

    Masha alaah mk anshax
    ❤️Inaba xadima ahan hooyoy macaan ❤️

  • @hanibashir7591
    @hanibashir7591 3 года назад

    Msha allah hoyo mcn waa qoruxda nolasha wan ku jcl hoyo mcn aba mcn si do kale waxa itahay adunkeyga wan idin jcl ❤❤❤❤❤

  • @qoraneamiin2079
    @qoraneamiin2079 3 года назад

    Hoooyo ilaaahow nasiiibkeyga kayeel inaaaan markle midowna💙💙

  • @wanaagaqoyska7887
    @wanaagaqoyska7887 3 года назад +32

    M sh Allah 👏👏👏👏 Hoyo mcn 💯

  • @umumucaadfatmamaxamedcali1572
    @umumucaadfatmamaxamedcali1572 3 года назад

    Masha Allah ilove you hooyo mcn Allah ha igaa xifdiyo xabiibti cimri dheyr cibado suban allah hasiyo hooyo mcn farxad iyo cafimad tam ah igu nolow waliga aqirana janada mida ugu sareysa yaa rabi aamiin ilove you hooyo mcn

  • @caisha12ceeni40
    @caisha12ceeni40 3 года назад +3

    Hooyo macaan jasadeeda janada allaah ha ka dhigo aamiin aamiin yaa allaah

  • @rumandayib553
    @rumandayib553 3 года назад +1

    Gabadh xijaban oo ilmaha kor uqadeyso maxaa oguso dari weydey mid madax qawanaa kujirto maficno sidaa nashidadu waa macan ❤❤

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 2 года назад +3

    Maasha Allah tabaarakallah ♥ ilaahay hooyo mcn jannatul firdawsa hoygeeda hawga yeelo insha Allah Aamiin yaa rabbi 😘 ❤

  • @foosdjama8266
    @foosdjama8266 2 года назад +2

    Ameen yaa rabi ilaaheey janadii fardows haku irsaaqo mama Ameen

  • @ruqiyocmaan-wf8zd
    @ruqiyocmaan-wf8zd 9 месяцев назад +1

    Hooyooyinken allaha unaxariisto inti dhimatay iyo inti nool ba janada allaha ku irsaaqo qabriga allaha uwaasiciyo aamiin yaarabi

  • @xamdicali8481
    @xamdicali8481 2 года назад +1

    Maasha allaha habo

  • @deeqoaadan8719
    @deeqoaadan8719 3 года назад +2

    M.a cod mcn allow hooyoyinkena inoo dhowro intii dhimateyna janada geey yaa rabi🤲

  • @foosiyomahamud7270
    @foosiyomahamud7270 3 года назад +2

    Allahuma Amiin Allahuma Amiin Allahuma Amiin Allahuma Amiin Allahuma hooyo macan ilaahay ha igu naxariisto Allahuma amiin

  • @layla8213
    @layla8213 3 года назад +8

    MAsha allah saan oo kale maxay uga dhigi waayeen oo heestan naga dhaafaan, ileen dad aan hees dhegaysan ayaa jira..

  • @munamuna9630
    @munamuna9630 3 года назад +12

    Masha allah alle ha dayo mamo mcn Cafimad ku nolow mamo ❤️❤️❤️🤲

    • @نورةنورالدين-م3ض
      @نورةنورالدين-م3ض Год назад

      🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👍👍👍👍😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜🤎🤎🤎🤎🤍🤍🤍🤍🤍🤍💞💞💕💕💕❣❣❣❣❣❣❣❣❣🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴💚💚💚💚💚😭😭😭😭😭😭👍👍👍👍🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hani8826
    @hani8826 3 года назад +5

    Allow hooyo oo dhan u naxariiso inta nool iyo intii dhimatay yaa rabbi😭

  • @deeqoomar3074
    @deeqoomar3074 3 года назад +3

    Mashaa allaah afkada caano lagu qabay hooyo allaha noo daayo dhamaan

  • @brawdwachick
    @brawdwachick 2 года назад +1

    Hooyo mcn Allow kuu naxariis ax meel baa i danqata markaan dhegesto Ilmada i qubanayaan 😭😭😭 .Allow makankaga Jannatul Aclaa kayeel aamiin aamiin.

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 3 года назад +3

    Masha Allah Allah hanodayo hooyoyinka

  • @nasraosman893
    @nasraosman893 3 года назад +66

    اللهم أرزق أمهاتنا الجنة الفردوس الأعلى ♥️♥️😍😍

    • @naimadaganofficial8540
      @naimadaganofficial8540 3 года назад +2

      Aamin yarabi xabibti

    • @sacdiaxasan9352
      @sacdiaxasan9352 3 года назад +2

      اللهم آمين يارب العالمين

    • @canabcayuuni4978
      @canabcayuuni4978 3 года назад +1

      اللهم امين امين امين امين يا اللّه يارب يارب العاالمييين اللهم امين يارب Dhmmntnnb Aaameen Yaaarab 🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️💕

    • @jamesonleon1158
      @jamesonleon1158 3 года назад

      you probably dont care at all but does any of you know of a tool to get back into an instagram account..?
      I was dumb lost my login password. I love any tips you can offer me

    • @dheemanmohamed1872
      @dheemanmohamed1872 2 года назад

      aamiin

  • @kingjacob5542
    @kingjacob5542 3 года назад

    Ilaahoow hoyo macan janatu firdawsu aclaa nagu kulmi iyo hoyoyinka muslinka ah oo dhan aamii yaa alaah

  • @drsraxmoruun1657
    @drsraxmoruun1657 3 года назад +2

    Hooyoy mcn alle hakugu arzuqa janadiisa xisaab la aan iyo cadaab la aan

  • @safiyajimale9800
    @safiyajimale9800 3 года назад +3

    Asc MashaAlaah habo Allaha ka xafido Allaah hanoo baadiyo adoo kale barakallaha fiikum habo noo soo badi heesaha bilaa music

  • @mahattawane1170
    @mahattawane1170 3 года назад

    Wlh wan uxisy hoyo mcn 6sano maan arkin insha Allah hoyo mcn ellah anako nabad haisu Ken kino amin yaa rabii. 💗❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋 ilove you somach

  • @aminahassan3175
    @aminahassan3175 3 года назад +9

    MashaAllah you have beautiful voice do anashaida without music

  • @aasiyocabdi9322
    @aasiyocabdi9322 3 года назад +35

    😭alle hakuu naxariisto hooyo mcn❤

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 3 года назад +6

    MAAZHA ALLH MOMA MCN ...... ALLOW NOO DAAA HOOYOYENKEENA❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiomarmohamed1103
    @abdiomarmohamed1103 3 года назад +8

    Beautiful Hoyoo macaan

  • @FadumoabdiHirsi
    @FadumoabdiHirsi 2 месяца назад +1

    Mashalah hooyo ❤❤❤❤❤

  • @shukrifarah5369
    @shukrifarah5369 3 года назад +5

    Ilahoow hooyaday mcnto janatul firdowsil aclaa geeh

  • @aminaabdurahman3056
    @aminaabdurahman3056 2 года назад +1

    Masha Allah. Hooyo macaan

  • @MJ-gg4je
    @MJ-gg4je 2 года назад +1

    MashaAllah, ilxumi Kuma aragto.

  • @moktarkabadhe5554
    @moktarkabadhe5554 15 дней назад

    Hooyoy macaan markaan ku arko wanka maqsuudilahaa murugadaan qabee
    Hooyoy macaan
    Hhooyo magan illah markastaba ahow
    Alle nabad qab haysagu keen keeno hooyo aad baan kugu xiisay runtii waxaa dareemi karaa Qof kamaqan Hooyadii Alle waxaan kaaga baryaaya inuu iga kaa horaysiin hooyo ❤🤲

  • @ibraahimhassan6336
    @ibraahimhassan6336 3 года назад +5

    Masha Allah 😍😍❤ keep going

  • @hoodoxassan7968
    @hoodoxassan7968 3 года назад

    Mashallh allh yacfidak intass iyo inkabdan hoyo way mudantee,aababa, allh hanoo xifdiyo,

  • @suhuur5810
    @suhuur5810 3 года назад +1

    Hooyo magan illaah markastaba ahoow hooyo mcn cimridheer iyo cibaado suuban alle alle kuuwaydiiyay janadii fardowsa alle kaga tuugay adi iyo hooyo kastoo islaama💋💋💋💋🤲💞

  • @WARMOOG804
    @WARMOOG804 3 года назад +11

    Masha Allah May Allah bless you and your family

  • @nasrasiciid3892
    @nasrasiciid3892 2 года назад +1

    hooyo mcn

  • @cirkachannel123
    @cirkachannel123 3 года назад +1

    Mashallah walaalkey Mohamed khadar aada ugu mahadsantahy nashiidadan macaan noo soo badi nashiidooyinka nocaan

  • @hankoriyechanal6844
    @hankoriyechanal6844 3 года назад +3

    Masha Allah wad cod wacanty hoyo yaa heli kara CID lagu dorsadaa majirto

  • @farduuzasaidomar152
    @farduuzasaidomar152 3 года назад +2

    Ilaahy haku naxariisto hooyo mcnto waku tabay wlhi boskada cid ima buuxin karto😭😭🤲🤲

  • @alimracollogetube9316
    @alimracollogetube9316 3 года назад

    Masha Allah Baba go ahead caawa all your video ayaan dhegeysanayaa

  • @abdullahiabdi7175
    @abdullahiabdi7175 Год назад +1

    HooyoMa❤caan

  • @cumarabdirashid4438
    @cumarabdirashid4438 3 года назад +1

    Maasha Allah ilaahaow inoo dhowr hooyooyinkeena

  • @bilicisaninamaxamed6032
    @bilicisaninamaxamed6032 3 года назад +7

    Hooyo macan Laanteyd nolnshu faraxad malahan Allow noo Daaa Hooyo macan ❤️💋❤️😘💔

    • @fahiimaaxmedjamac5849
      @fahiimaaxmedjamac5849 2 года назад

      Hooyo macan Laanteyd nolonshu faraxd ilaahay ha ku xafido amen mami qaali

  • @asmacisman3124
    @asmacisman3124 3 года назад +2

    Masha allah ale ha xafido hooyoyinkeen🤲🤲💋🥰 waxa kaliya heesatan garan qof ka hooyadi ka maqanatahay sidayada

  • @fali4527
    @fali4527 3 года назад

    Gawey Oon laheen musig xalaal MaashaAllah

  • @nuuromukhtaar5040
    @nuuromukhtaar5040 2 года назад +1

    M.a ilaahay hoyadena nodaa

  • @ubaxciise9955
    @ubaxciise9955 3 года назад

    Masha allah hooyo allaha noodaayo cimridheer iyo cubaado suuban allaha siiyo hooyo macn iyo caafimaad insha allah

  • @nimcomaxmed2867
    @nimcomaxmed2867 3 года назад +1

    Hooyo mcn Masha Allah ⚘⚘

  • @queencalwiyah135
    @queencalwiyah135 3 года назад

    Muuqaagu wuu iga meri laha dhibtaan so mare hoyoy mcn
    😰😰😰 markasta wan ku celceshada codkaan macan mar waliba oon cidlo daremo allow hoyoyinkeena janadii ugu bishareee🥰🥰

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 Год назад +1

    Mansha allaah

  • @hafsomaxamed7900
    @hafsomaxamed7900 3 года назад +2

    Mashaa alaah wll hormar wacan ❤🙏🙏

  • @deeqaaxmad4473
    @deeqaaxmad4473 3 года назад

    Mashaa alha alha codka ku barkeeyo

  • @zahrabeauty4083
    @zahrabeauty4083 3 года назад +1

    Masha Allah tabarakalah noobasoobadi kuwaan camal

  • @queeniqriina9501
    @queeniqriina9501 3 года назад

    Masha allah illhy hku siyadiyo codkaga mcn wllo

  • @sacdiahussein3032
    @sacdiahussein3032 3 года назад

    Ma shaa Allaah aad ayay u macantahay caadi ma ahan anshax hooyoy macaan aamiin aamiin hooyo jano Allaah haku abaal mariyo

  • @gardhaale
    @gardhaale 3 года назад

    Mashallh wll
    Afkii hooyo in umada wax loogu so gudbiyo waa sharaf iyo qiimo

  • @amalkaaba3178
    @amalkaaba3178 3 года назад +2

    Omg😪cod dareenle mom nolosha ilayskeeda ilahy abaalkeda jantu fardawsa alle haka dhigo insha Allah ❤💯👸🙏🥰

  • @zamzamabdilahi8317
    @zamzamabdilahi8317 3 года назад

    Masha allah cod ad u mcn ayabaad ku qaday

  • @haajitiger9614
    @haajitiger9614 3 года назад

    Mansha alaah aad baan kuu taageeraa alaah ha ku barakeeyo

  • @umuabdullahi4417
    @umuabdullahi4417 3 года назад

    Maanshalaah wuu icajabiyay hooyo macaan laakiin naagta qaawan kasaar oogaasha ah

  • @fadumo.bilaney1
    @fadumo.bilaney1 3 года назад

    sheekh badbaado ayaa ka soo arkay masha Allaah

  • @mohamedofficial9583
    @mohamedofficial9583 3 года назад +20

    Wllaheega somaliyeed waan idinka codsanayaaa in aad alle dartii igu gaarseesaan 1k waayo yutubku sanadka cusub wuu adkeenayaa shuruudaha mar wllayaal fadnal iigaar siiye idinka ayaan wax idinka ahay ee 🙏🏼🙏🏼🙏🏼😭😭😭

  • @abdirahmanmohamedyousuf2058
    @abdirahmanmohamedyousuf2058 3 года назад

    Allow hoyooyinkeen noo dhawr. Mnsha allah 😍😍😍😍😘

  • @nasrohappynasrohappy4433
    @nasrohappynasrohappy4433 3 года назад

    Mashaaaaaaaaa Allah hooyo mcn allow kudhowr hooyo mcn ❤😍😍😘😘😘❤❤❤❣❣❣❣❣❤❤❤😘😍

  • @abdulahihussein35
    @abdulahihussein35 3 года назад +2

    Masha Allaah hooyo macan Allow unaxariiso Adduun iyo Aakhiro Aamiin

  • @nimclaki5677
    @nimclaki5677 2 года назад +9

    أللهم ارزق أمهاتنا الجنة الفردوس الأعلى يارب العالمين 🥰🤲🥰❤

    • @isseaden6346
      @isseaden6346 Год назад

      😏😐🤔😂😜❤️😚😏☺️🤪💕🤭😏🤪😏😝😪💕😏🤭🤪💕🤭😏😏😝😏🤫🤫😒😏💕😝💕

    • @FirdawsaMohamed-y8q
      @FirdawsaMohamed-y8q Год назад

      آميين يارب العالمين اختي

  • @udgoonmahamd8704
    @udgoonmahamd8704 3 года назад

    Mashaa alaha rabi ayaa iga jecladay hoyo mcn

  • @nafisamohamed1837
    @nafisamohamed1837 3 года назад +1

    Allow hoyadey mcn u naxriiso jannatul firdhowsna guri uga dhis

    • @mohmedameen0566
      @mohmedameen0566 3 года назад

      Aamiin Ana sidoo kle😭😭😭😭😭

  • @Lovepalastine4ever
    @Lovepalastine4ever 3 года назад +1

    😭😭😭😭 hooyo macaan ilaah janatul fardowsa haku geeyo. Aduunkaa waa kugu tabay allah hanaka dhigo kuwi janada kuwada kulmo🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 3 года назад

    Jazakallaahu kheyr waa iga oysiisey agteydey fadhidaa hooyadey macaan alxamdulillaah Illaahow ducadeeda noo aqbal inta muslim oo dhimatey Allah ha naxariisto

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 3 года назад

    Allahuma Aameen Allahuma Aameen Allahuma Aameen jano mininkeeda Allah ka dhigo wey iga dhimatay janad Allah nagu kulmiyo

  • @ikranabdullahi4958
    @ikranabdullahi4958 2 года назад

    Masha Allah hooyo mcn xapipti hooyo mcn ❤❤❤❤

  • @shukribarkhadle6992
    @shukribarkhadle6992 3 года назад

    Mashaa-allah,ani labadaydii waalidba way dhinteen allah haunaxariisto amiin ayaa allah.
    Qokii waalikii unoolyahay yuusan marnaba waa lidkii ka fogaan..

  • @shamso047-ee1qk
    @shamso047-ee1qk 11 месяцев назад +1

    شاء االله ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤الله وبرك

  • @ayaansamaaraofficial1216
    @ayaansamaaraofficial1216 3 года назад

    Masha alaah ilahy hay dayo hooyo walhi wan jeclahy

  • @khadanabdirahman8869
    @khadanabdirahman8869 3 года назад +3

    Wan ilmeyey walhi Wan ku xisay hoyo macan inshALLAAh Alle nabad hayskin tuso Amin inti dhimatayna Alle haw naxaristo