yaa allah meeshaan waxa dhika sheeganaayo waa naagaha nimaka waay iska istareehaayaan subhaana allah ilaahoow dhibka kasaar u mada muslimka ah ameen yaa allah
Dadku inay debaabaan, waa Sunada ilaahay. Awoodda oo dhan Allaa iska leh. Waad la socoyaa, Aadan iyo xaawo markii Janada laga soo saaray, in waxyaslo loo soo sheegay. Oo ay ka mid tahay. BACDUKUM LIBAHADIN CADUWAN.
Waa runtaa Ka waran qof ka ninkeedu Sixir ku guursaday ee walaashiina sixir tafriiq u samaysay 25 sano sidaa ku noolayd..... حسبنا الله ونعم الوكيل لا حول ولا قوة إلا بالله
Sheikh alle haku barakeeyo aduun iyo aakhiraba xaasidka waa layga Quran Saray ila hadana dad I xasda oo ii qudhi la Waxan dheerahy bn la kulma maxd maxd igula talin sheikh
Mashallah mashallah Ramadan Kareem Walalo May Allah bless you 🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️💪💪💪💪 give you good health happiness wealth long life and Grant you Janna
Subhanallah jasakallahu khair sheikh waxasi anga ayey nagu dhacen nasasho Wan waynay subhanallah waxas uraya o naftu iqaban jiray Wan arkay subhanallah innalillah WA ina illahay rajucuun alle haw naxaristo hada qabribu ku jiraa Alle qabriga haw nuuro walhi dhiban so marnay lkn Qabriga Alle haw nuuro Amin walyal is cilaja marka waxas kale aragtan anga manta mawada Nolin qabribu kujiraa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
ACS SHEEKH wan iska xanuusany habeenki ki riiyody umad farobadan kuwa. Han garanyo kuwa angaraney waxn isku arkey cajis hamasi farha badan lefh xanuun hurda len iyo. Xanaq
Ustat Aquna washeequna Al AqXabiib wan ku salamay salan sharaf badan jazzakallah alf Qeer insha Allaha kuwan wan wada fiirsandoona kuku warkan dhameysto hadii aan wax iskagakaso maku soo sheegikara?? sheequna
I know im asking randomly but does anyone know a method to log back into an instagram account? I somehow lost the login password. I appreciate any tricks you can give me.
Masha alha shiiq waa isku arki intaas marka ninka is qabni marka kala tagni aya muruga iyo walwal igu dabes waxa daremi jir guriga cariri iyo murug walwal marka dabe guriga waka carari wana wana kala tagni
Masha Allah shiish Allah ha ku xafido walalahayga islamka calamadaha oo dhan anay ii haysata iyo zawjadayda iiso duceya rabii inuu iga cafiyo
Shrikh jazkllah kheyr. Sheikh calamadahaas oo kale ayaa i haysto ee ii soo qor surado quran aan akhristo jzklh kheyr
Aamiin yaa rabi jazakallaahu khayr sheikh allaah ha ku barakeeyo aamiin
Maa shaa allaah rabbi haku xafido hana ku barakeeyo kheyrka iyo wanaagana hakuu ziyaadsho shar dhamaanteedna rabbi hakaa hayo aamiin yaa rabbi
Sixru tafriiq muxuu yahay sheekh sidee se loo sameeyaa mise waa xaasid ama il bal noo fasir jasaakallaah khayr
yaa allah meeshaan waxa dhika sheeganaayo waa naagaha nimaka waay iska istareehaayaan subhaana allah ilaahoow dhibka kasaar u mada muslimka ah ameen yaa allah
masha allah
Yaa Rabi Ilahay hana caafiyo intii xanuunsan oo dhan sheekh ani ay haysataa intas oo dhan.
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته شيخنا جزاك الله خير
Soomaaliyeey suuratul baqara akhrista malin walba iyo markaste iyo adkaarta joogteeya
Masha allah Ramadan karim sheikh ilahey haku barakeyo sheikh dhibato aya ihesa e ducoda igu so kalme inu ilahey iga qado dhibka inasha allah
Masha allaah tabarakallaah jasakallaahu qeeyr sheekh
جزاك الله الخير يا شيخ
Ramadan mubarak 🌙 dhamaan Somaliweyn farxat ku soma ☪️
Iso duceya walal yaal wan xanunsanahay in ilahey icafiyo
Aamiin Yaaaaaaa Allaah Masha Allaah Sh habib welcome back wll Qali 🥰🥰🥰🥰👍
Dadku inay debaabaan, waa Sunada ilaahay.
Awoodda oo dhan
Allaa iska leh. Waad la socoyaa, Aadan iyo xaawo markii Janada laga soo saaray, in waxyaslo loo soo sheegay. Oo ay ka mid tahay.
BACDUKUM LIBAHADIN CADUWAN.
Wallahi sheikhow aniga iyo xaaskayga dhibkaas na haysto. Dagaal iyo muran iyo shaki badan. Xita markaan guriga imaado waxaan dareeema cariiri iyo xanaaq. Markay cadada qabtana aad ayaan u dareema lakin markay ka qubaysato hamadayda waa low. Wallahi ma aqaan waxaan samaayo.
Walaalo quraanka baadso baqro ku daar qoskina illaah haka lexiyo dhib
Mash Allah jazaakalaah
1- lamaha oo isku tuhmo qiyaano
2a GURIGII OO RAAXADII LAGA QAADAY. 2b ninka ino guriga usosocdo gabadhii iney dare to
3a lamanaha oo ususoo uro.
4a gabadha oo ka fakarta furitaan
5a lamanaha oo isdaneyn.
Ayago si kasta usheekaysanayaan.
Sheikh 3dax da dambe wan leeyahay.
Allah hana caafiyo amiin
Waa runtaa
Ka waran qof ka ninkeedu Sixir ku guursaday ee walaashiina sixir tafriiq u samaysay 25 sano sidaa ku noolayd..... حسبنا الله ونعم الوكيل لا حول ولا قوة إلا بالله
Runti wan iskaga shakisanahay
Ramadan Mubarak To Alxmdulilah Masha Allaah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Amin Amin yarabii
Masha Allah shekh jazakallah kheyr waa noo faaiideysay
Sheikh alle haku barakeeyo aduun iyo aakhiraba xaasidka waa layga Quran Saray ila hadana dad I xasda oo ii qudhi la Waxan dheerahy bn la kulma maxd maxd igula talin sheikh
Mar kasta weysada isku ilaali ilaaheyna talo saaro
Yaasmiin Illaheey bari abaayo
@@umabdulahi95 hye wll mahadsanid
Asc Walsall sayidinaa muxamadin wacalaa aali muxamadin s c w maad raacisid
سبحانه الله والله ياشيخ حديثك صحيح انا حصل معي هذا الاشيا كلها وبالاخير زوجي طلقني
عوضك الله
امين ربنا يسمعها منك ان شاءالله وبشهر الفضيل هذا
Asc maaadhaaa Allah Ramadan Mubaarak dhaman Somaliweynta farxad Ku soma sanad walha ila yo mi diin ijsha Allah
Aniga waxasa ayaan isku arkay waan ku soo Kala taganay shan Sano magusan qof marakan xirira sameya waan xanaqa
Masha allah sheikh shugran Ramadan Mubarak ☪️
Jasaklaah khayr shiikh calamadaha waan isku arkay
Sixiru tafriiq (sixirka kala tagga) tashwiish jamaal, eray kasta oo carabi ah ma aha aayad quraan ah, baniaadanka dabeecaddiisa ayay kamid tahay Sida maseyrka, kala shakiga, Rabitaanka sariirta, Gabdhoow yaanan shaki iyo waswaas laidin galin, waa nooc ganacsi cusub oo ladoonayo in dhaqaale laidinka sameeyo.
Waa FAA iido aad u wanaagsan qofku haduu raba na asagaa isdaa wayn kara 🤔🤔🤔
Waa wax jiraa walal kheyr ilhy hakusiyo
aamiin ya raaaaaaabi
Anigey hada i heysata oo reerkeyga u damaya illaahayow na bedbaadi
Wcs brother aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
ramadan Kariim jazaaka Allah khayr
Masha allaah shiiq🤲🤲🤲alloow nabadbaadi
jazakalla
jazakalla
@@habibabdirahman3747
اللهم امين يارب العالمين
aamiin aamiin aamiin yaa alaah
أمين يارب العالمين
Mashaa alllaah sheeq
Amiin amiin amiin amiin
Mashallah mashallah Ramadan Kareem Walalo May Allah bless you 🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️💪💪💪💪 give you good health happiness wealth long life and Grant you Janna
Thank you😘
Aamiin
@@habibabdirahman3747 kuli aney iheystaan ooladhiban talefanka nosodhig
Kkkk 7@@habibabdirahman37476yb/by l 0lp)p)lp)m
@@habibabdirahman3747 sck Sheekh lanbar kaaga ubaahanahay
masha allh ramadan kariim.shiiq qayr allaha ku siiyo anaga masaajidii dhan baa naga xiran nairobi
ilaahay karone ha inaga qabto
@@habibabdirahman3747 sheeqoow ajar alha kusiiyo calaamadaan oodhan iyo kuwakale wan isku arkaa
Masha allaah Ramadan mubarak
Sheqa dhibtad wey ihesata waliba ina kala tagno ku dhawanahay maxa sameya 😢😢plz iso jawaba wan ku barya
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
AMEEN YAA RABBI
Ala ana guriga ciriiriga kuqaba yaa rabi iga dulqaad yaa rabi ana calaamadas isku arkay wlhi
Sheekh ani waan isku arkaa markuu iga maqan yahay ayan farxad badanahay markuu yimado ayan cidhiidhi dareemaa hurdo la an xataa
Alle haku caafiyo anbo kulamid bahan ahay
Aamiin abaayo adna alle haku caafiyo
quraan baad u ba
quraan baad u ba
quraan baad u ba
Jasakallah khayr
Asc Ramadan mubarak waxaan jeclahy In aad iifasirtid riyadaan "qofki ku riyoodi asago dhulka madaxa lagu celinaayo uusan kasooo qadi Karin dhulka oo Hadana maskaxda laga galaayo wuuna qeylinaa manalamaqlaayo""
Quran ka aqriso ha dayacin walal adunka wa dhibato marka quranka hadi ad taqanid adna aqrin oo Allah ku jecel yahay marka quranka ku dadal
adkaaarta badso iso cibaadada
Subxaan allah
sheekh xbib cbdi Rxman Allaha ku daayo sheekh inte laga heli kara
Ramadaan kariim
Calamadaha o dhan ban kala so kulmay nin i qabay wanan darensana in i buko lakin iyadon cidi dabiibin baanu kala tagnay
Ramadan Mubarak
Scw scw scw❤❤❤❤❤💯
Masha Alla wll
Ramadaan. Kariim shiikh allah haku barakeeyo
aamiin wllo yaarabii
Ilahey hakubarakeyo
Amiin Amiin💖❣❣❣❣❣❣❣
jazkalah wll
Sheekh masha alah
Subhanallah jasakallahu khair sheikh waxasi anga ayey nagu dhacen nasasho Wan waynay subhanallah waxas uraya o naftu iqaban jiray Wan arkay subhanallah innalillah WA ina illahay rajucuun alle haw naxaristo hada qabribu ku jiraa Alle qabriga haw nuuro walhi dhiban so marnay lkn Qabriga Alle haw nuuro Amin walyal is cilaja marka waxas kale aragtan anga manta mawada Nolin qabribu kujiraa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ilahey ha unaxariisto
Alaha U naxariisto
Ilaahey ha u naxriisto
Wcs wr wb sheekh aamiin ramadaan mubaarak
ACS SHEEKH wan iska xanuusany habeenki ki riiyody umad farobadan kuwa. Han garanyo kuwa angaraney waxn isku arkey cajis hamasi farha badan lefh xanuun hurda len iyo. Xanaq
Amin yaa rabi 🤲🤲
Ustat Aquna washeequna Al AqXabiib wan ku salamay salan sharaf badan jazzakallah alf Qeer insha Allaha kuwan wan wada fiirsandoona kuku warkan dhameysto hadii aan wax iskagakaso maku soo sheegikara?? sheequna
Masha Allah xasidka alla haynagaqbto
Wcs
Shiiq ningega sixir ba mesha u jogo loku celiyay ma I Iman karo safar marku niyesdo wuu xanun SADA maxan sameya
Sh ani waay ihaystaan qaar kamid ah
Amiin insha allah
Ilaahow iga dulqaad cariiriga guriga anaa qabee maxaa iska cilaajaa shekhoow please 😪😪😢😢😢😢wlaahi ana saas ah maxa subiyaa
Wlh intanba waa isku arkaa anuu isleh iscele ayan hdna iscelikarin dagal iyo wal wal markuu iga maqanyahyna waa farxaa Inta ad ka dhawajisay wlh wan isku arkay Mana aqaan waxan subiyo asna wuxuu dhahaa guriga qurunaa kasuu urayo asuu ad ucarfiyay guriga manaba xarfayo waxwalba hdan kushubo
اللهم صلى وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
I know im asking randomly but does anyone know a method to log back into an instagram account?
I somehow lost the login password. I appreciate any tricks you can give me.
Scw scw scw
Sheekh aniga arintan ihysata wlhi ninkyga waka shikinayaa sidokle mrku ii dhowyahy wa dhibsadaa 😔😔😐
Sheekh arimaahaasoodhan waan arkay ninkaygiina saasaan kukalatagnay ilaa imikana ma arkikaro markaas sheekh noosheeg wax aan iskucilaajino alleh khayr hakusiiyee
insha Allah quraan baad u bahaan thin inaad isa saartan insha allah
Sheekh ani ma isku akhrinkaraa balse kuwee akhristaa
سبحان الله
Manshaallh ale haku barkeyo
jazakalalah wll
Telkaga xagee kahelaa shiikh
Sheekh Talkaaga
Sheikhow labo reer baa sidaa iga burburay malinkan gursado ayana bilaba ima jeclid warkaga cadayso ifur iyo wixii lamida caro badan
Shewkh halken kaalaso xidhiidha😪🙏
Amiin
Wallo hakaad joogtaa isoo sheeg shiikh
Dhamam waaleenahay 2badeenaba hadii laga reebo tan 1waad😢
Masha alha shiiq waa isku arki intaas marka ninka is qabni marka kala tagni aya muruga iyo walwal igu dabes waxa daremi jir guriga cariri iyo murug walwal marka dabe guriga waka carari wana wana kala tagni
quraan baad u baahan tahay ila so xiriir
shiiq labarkaga iso diir
Sheqow waan asked waxa isqaney 21sano waxa ilaxay igsiya 7 arur always wakalaney Mel madin haven't baxadey malogdenbenin
Guragay ga nin saxar lowa agarta kaxaya
Sjwb
ramadaan.mubaarag.aamiin.yaa.alaah
Asalaamu calaykum sh Habib wll lanbarkaga iisheeg inan kula so hadlan rabaa
asc sh wxs oo calaamado ah waan arkay kuna arkay qoyskayga aniyo sawjkyga ustaad cilajkeeda ii sheeg adoo mhadsan
sidoo kle wll whats up numberkaaga iisheeg aad ii sharaxdid sida la iskaga daweeyo insha allah adoo mahadsan
talkaaga sheeg dhibtaasi waa jirtaaye shiikhaw. dad badan ayey ku dhacdee
Asc sheekh ramadam kreem dhamantiim aniga ninkeyga zi kasta wn ugu labistaa markuu guriga isku carfiyaa isku qurxiyaa imadoba lkn azagu ima eegoba ilmana hadlo markuu casheyona wuu zeexda intuu iga zii jeesto
Maxan zameyaa sheek
Aniga taas qibrad uleh ukhti ee sixir maahan. Ila so xiriir
@@bintuosman4359 intee lagala soo xarira hno
@@bintuosman4359 wuu kula guursadaad dhihi rabtaa
@@abdiasiisnur1401 sixin ufakar sixir waka qarar yahay ladhahay hhh
@@SaraMohamed-yp4sj 0031685190037 wazapp iga la soo xariir saara ukhti. Marka qiraalkeyga aragto
Asc
ASC sheeq Habib alha kubarkeyo xageen kaalasooxariiraa
Amiin yarabi
❤❤❤❤❤
Mashallah
Ramadan Kariim
Whli wan yaabanahay alloow xaqanatusi ani wan xanuunsahay markaan fiirsado sixir xanunkey wa u egyahay ill sidokale xasad sidokle jini sidoke marka mid aanqabo ayanba garan wayay hada deperasha dawadiis inaa qaato ayey iga haysa fadlan ilatali ustaad
Waa in deg deg aad isku cilaajisa
Asha nur abayo sida lugguhayo ana eh allaha nacafiyo