Nuur Daalacay iyo Farxiya Fiska. Heesta Iftiin.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 ноя 2024

Комментарии • 9

  • @queenofworld5061
    @queenofworld5061 3 года назад +17

    Waxaan ayaa jaceyl kaa ah❤❤❤❤

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Год назад +10

    #LYRICS:
    #PAGE:1 #NuurDaalacay
    Ubadka sida loo barbaasho
    Basaas hooyo uga dhawrto
    Baarkiyo tinta loogu feedhaa
    Jacaylkana Loo bilaabaa
    Qalbiga boholyowgu gaadhay
    Beerkiyo wadnaha is tabaaya
    Bu'diyo indhahan ilmeeyey
    Dareen balalaa Shidaaya
    Bogiyo sanbabada guntooda
    Maankaa berisaday xasuusta
    Muuqaan ka baxayn xiskayga
    Naftayda adaa ku beeray
    #Chorus:#NuurDaalacay.
    Iftiinka u baxa naftayda
    Halista taan kaga badbaado
    Adaa bidhiyoo iLayska
    Bartaan cagta dhigo iftiinsha
    #PAGE:2 #FarhiyaFiska.
    Wadnaha adaa i bisleeyey
    Bogayga adaa dalooshay
    Halbowlaha hadeer burqanayaa
    Adaan xididada baneeyey
    Siduu ii bud dhigay jacaylku
    Baraad Li' weli ma seexan
    Daqiiqad ma baydhin maanku
    Adaa ku bardoodamaaya
    Hadana boqor mahadii weeyaan
    Hadaan barbarkaaga Joogo
    Arooskeenii barbaartu
    Bul iyo caawa hees tumayso
    #Chorus:#FarhiyaFiska.
    Iftiinka ubaxa naftayda
    Halista kaan kaga badbaado
    Adaa Biliyoo iLayska
    Bartaan cagta dhigo iftiinsha
    #PAGE:3 #NuurDaalacay.
    Hadii boodhari Jacaylku
    Bud dhigay oo uu sadqeeyey
    Beryahan kama aan sokayne
    Naftayda adaa bad baadshay
    Haween iyo barashadooda
    Midaan barbarkaaga keeno
    U baaqaye dunida maanta
    Baabaco Baabaco Baabaco
    Baacadoo tima Leh weeye
    Inaynu Labadii badhaadha
    Noqono qoys dibad fadhiista
    Barwaaqo ku nool aduunka
    Baryada RABBI baan duraantay
    Inaynu Labadii badhaadha
    Barwaaqo ku nool aduunka
    Noqono qoys dibad fadhiista
    Baryada RABBI baan ku raagay
    #Chorus:#NuurDaalacay.
    Iftiinka ubaxa naftayda
    Halista taan kaga badbaado
    Adaa Bidhiyoo naftayda
    Bartaan cagta dhigo iftiinsha
    #PAGE:4 #FarhiyaFiska.
    Jacaylka adaa igu beeray
    Buruurtiisa iLaqsiiyey
    Inaan hadeer kuu buseelo
    Adaa iga samaystay Boowe
    Badweynta jacayl naftayda
    Adaa badhtankeeda geeyey
    Adaa sida baraha roobka
    Runtii runtii runtii
    Runtii ku qashiishtay maanka
    Adaa dhamac igu baxaysa
    Xabiibi bakhtiin karaaya
    Bushaaradaan kuu hayaaye
    Kuu baaqayna waa naftayda
    #Chorus
    Iftiinka ubaxa naftayda
    Halista kaan kaga badbaado
    Adaa biliyoo iLayska
    Bartaan cagta dhigo Iftiinsha.
    🔻Hees xusid mudan ka mid ah heesaha
    🔻Talantaaliga kuwooda uGu macaan❤️👂

  • @koriye_channel
    @koriye_channel 3 года назад +3

    Woow

  • @cabdikariimck77
    @cabdikariimck77 Год назад +4

    Y

  • @SmilingIslandRetreat-cz3hn
    @SmilingIslandRetreat-cz3hn Месяц назад +1

    ❤❤🎉🎉🎉🇸🇴

  • @hiiraan_boy10
    @hiiraan_boy10 2 года назад +2

    Woow axya jaceyl

  • @happiapdiraxman7061
    @happiapdiraxman7061 Год назад +2

    Hl

  • @Bahal___jr
    @Bahal___jr 4 месяца назад

    Saad doonto adaa iga samaystay miyay tiri fiska😂

  • @abdiabdilahi793
    @abdiabdilahi793 2 года назад +2

    Waxa kalliya ee iso jitay waxa weyaan somaliga sidda saxda ah ayaad u qoraysaaa wlahy kuwa baddan waxaad moddaa inaysan lahayn afka