HABAR-YARAHAY IGA GAADHSIIYA FARIINTA, DULIGAN WAA IN XABSI LA DHIGAA WAA FAASIQ UMMADA HALAGA QABTO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 108

  • @safiyofarah-gs9qx
    @safiyofarah-gs9qx 2 месяца назад +19

    ODEYGA LANBARKIISA SOO DHIG HABO ALLAHA KU BARAKEEYEE

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 месяца назад +7

    Gabadha wan Ka sii daynayna magafaha war tolow halo kaco gabadha

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 2 месяца назад +6

    Subaxanalah ilahow qatumada nohagaji waa waqatigi nabigu scw ♥️ noshegay waa calamadihi qiyamaha yaa Allah 😢😢😢😢😢😢 war ninku xishod darana

  • @Aminasacdia
    @Aminasacdia 2 месяца назад +13

    Somaaliyey aan caawino odayga dhulbahane besa mahan eee an islaanimo an kucaawino 😢😢😢😢 wankaxumahay😢😢

    • @BahjaAxmed-ut6qr
      @BahjaAxmed-ut6qr 2 месяца назад +4

      Wllhi hadan awoodo Cawa ma Gadhen Xaqiiq weye Somaalinimo aynu ucawino oo aynu Hartinimo ucawino ❤😢Ax #SorryBaaba

    • @abdallabro11
      @abdallabro11 2 месяца назад

      Ax wlahi way itaabatay wan la dareemaya xanuunka abahaas 😢

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 месяца назад +7

    ODAYGA HALA CAAWIYO.

  • @munaomer8597
    @munaomer8597 2 месяца назад +4

    Subhanallah Waar gabdhahan haloo kaco. Tol waayee Somali ayaan haloogu kaco. Waar waxan iyo cuqdadan ka baxa somaliyey oo caruurtiina haadku ka dhergay u tashada. Yaa Rabi , ka soo furfur gacantaa cadowga amiin 😢😢😢

  • @nasroali3279
    @nasroali3279 2 месяца назад +10

    Inshallah habo❤❤❤❤❤

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 месяца назад +3

    Aaaxxxxx aad baan oga xumahy abeee macan waa u so duceyanaya inshallah

  • @RuqiyaAbdi-p9b
    @RuqiyaAbdi-p9b 2 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahromohafarah2576
    @sahromohafarah2576 2 месяца назад +2

    Masha Allaah tabarakalah bodhari ilaahay akhiro iyo adunba hakubarakeyo

  • @AmalAil-m5q
    @AmalAil-m5q 2 месяца назад

    Shukran habaryar nin qaaliyaad tahay guulayzo ❤❤

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 месяца назад +3

    Kabtan ayuub ayaa sheekadaan kala kicin Kara.,hadii lacaawinayo anigu diyaar ayàan ahay,meel wax lagu soo hagaajiyo noon sheega.

  • @xawoyusuf7881
    @xawoyusuf7881 2 месяца назад +1

    Asc mashallh ilahay ha ka abal Mario bodhri habo

  • @ubax3018
    @ubax3018 2 месяца назад +1

    Allah lacagaha eey ku bixiyaan
    Istusnimada eey geymka habeen waliba tiktok kubixiyaan
    Hartiga miyee uquuri waayeen
    Adeer soomaali ilaahey hakaag
    Saqiro waan kuu duceeyn

  • @FarhanShirwa
    @FarhanShirwa 2 месяца назад +2

    ❤ina adeer dee van rising sameeyoo aan mar qura kuwada ridnee gadaal baan barnaamijka ka soo qabsadaye

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 месяца назад +1

    ASC Subahanallah Allau akbar Ya Allah 🙏💯 😭😭😭😭

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 месяца назад

    Aallah ku garaagaro aabo somaliya Hala caawiya 😢😢😢😢

  • @FarxiyoCali-m3c
    @FarxiyoCali-m3c 2 месяца назад

    Inshaaalah habaryar waa lagaa sarayaa magaafe wa lagaa sarayaa Inshaaalah

  • @RuqiyaAbdi-p9b
    @RuqiyaAbdi-p9b 2 месяца назад +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fardusa411
    @fardusa411 2 месяца назад

    Ax ax ax waa Abo dhibaataysane halacaawiyo qofkii waliid ah ayaa diatermi kara dhibkiisa wlh qaraabadiisa way adagtahay in ay fahmaan dhibkiisa 😭😭😭

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 месяца назад +3

    HAWEENKA DAROOD HA U KACAAN ODAYGAAS OO HALOO BAAHEYO❤

  • @simaasma3095
    @simaasma3095 2 месяца назад

    Guulayso cabdi fataax bodhariy guulayso habo waarun wuu xanuun sanayaa macaan dhiikar jabid uu jabay Kakuma qaxootinimo arinkaa kalana waa uweheliyaa haloo kaco dhul bahantow 😭

  • @xaliimomaxamed1564
    @xaliimomaxamed1564 2 месяца назад

    harti yaaw kaca ina tee kabixiya lacagta bixiya wll

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 2 месяца назад

    Sheydaan daanyeer xabsiga hala dhigo fasaadkan ayuu mashruuc ku soo qaatay dal ba'ow yaa kuleh
    Xasbunallaahu wa nicmawakiil 💔 🇸🇴

  • @AminaALI-y6w
    @AminaALI-y6w 2 месяца назад +2

    waa haawey dadka kale waanu ufiicanahay laakiin angu isuma gargaarno aawey telfon

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 2 месяца назад

    Ax wlahi wanla dareemayaa xanuunka abaha😢😢somaliyeed

  • @maxamedxamuud811
    @maxamedxamuud811 2 месяца назад

    Abe mcn alle haku fudaydiyo😢

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 2 месяца назад

    Gabdhaha maxaad ula hadlaysaa maad nimanka la hadasho? Dumar waxba uma ogolidin problem diinana ayagaad rabtaan in ay idiin xaliyaan.

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 месяца назад +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @garadmediaofficial999
    @garadmediaofficial999 2 месяца назад

    haloo kaco dar ilahay gabadhaa yar insha alh jeebka gacanta galiya oo unugtaa yar halaga furo xadhiga sidii nimanka kibray marka la ciqaabayo sidoodii loo xidhay subxanalh war hoor akhiro aynu wax u dhigano aduunyo wax sheegi mayee

  • @CharkoMoud
    @CharkoMoud 2 месяца назад

    Allahooo uu gaRgaaR umadaa SOMALIYEED😢😢😢😢😢

  • @mohamedmohamoud4653
    @mohamedmohamoud4653 2 месяца назад

    Malaha kenya jooga adeero ha la caawiyo walaahi waan ka naxey

  • @dodorara9532
    @dodorara9532 2 месяца назад

    Allaah ha caawiyo gabdha yar ee soomaaliyeed iyo umada islaamka ee soomaaliyeed allaah ha sakhiro qabiil malaha qof dhibani waa qadarta allaah dhalinyaro waqti caqli goodu ku filayn baa jira oo mahlako kasta isku tuuraan allaah ha u gargaaro meel.kasta ay ku dhiban yihiin dhalinyarada soomaaliyeed iyo qof kastoo islaama

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 2 месяца назад +2

    Hada halaysku qoro please😂😂😂😂

  • @CMG0607
    @CMG0607 2 месяца назад

    Waa kuwa ugu xun somalida kanoo kale labagoodle baa la dhahaa waana jareer jacni noh waridkaa was salaan sare

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 2 месяца назад

    Waa iney u kacaan Daarood haloo kaco inshaAlaah

  • @umuayman5512
    @umuayman5512 2 месяца назад

    Waaloomaqanhay habo qaali

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤ fariid darwiish kusoco doqomada
    Garaac

  • @faadumojaamac2147
    @faadumojaamac2147 2 месяца назад

    Subxaan allaha

  • @mustafaa2227
    @mustafaa2227 2 месяца назад

    Ma isagaa waalan mise ta doonanaysaa waalan Allow sahal amuuraha 😂😂😂😂

  • @safiyofarah-gs9qx
    @safiyofarah-gs9qx 2 месяца назад +1

    HA ISKU DAALIN HABO NAAGAHAAN MEY DUMARKA WAX TOOBA U TAGAAN

  • @mustafaa2227
    @mustafaa2227 2 месяца назад

    Bodhariyoow intii hore waad ficnayd se markaad tidhi habluhu ha bixiyaan baad khalad ku dhacday waxaa kuu wanagsanayd inaad tidhaahdo war anigaa bilaabayer ku soo dara ragoow gobanimadu waa sidaa ilyn adigaa sheekada keener

  • @CabdiFaarax-o9o
    @CabdiFaarax-o9o 2 месяца назад

    Subxan allh 😢😢

  • @tourisminyourcountry6208
    @tourisminyourcountry6208 2 месяца назад

    Aabahaas soomaliyey ukaca waa waarid beerkaa xanuunayah

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 2 месяца назад

    Hablaha Minnesota oo hartiga ah waa inay u aruurinaa lacag gabadaas yerta ah.

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 2 месяца назад

    Subxaanallah war waxaasi waa gunimo ee haloo kaco Odayka 😂😂

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 2 месяца назад

    Ninkan wuxuu la walaal yahay Madaxweyne Ku xigeenkii SSC 2012kii. Waxaa Walalkii ku nool yahay London, UK.

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 месяца назад

    So sad alaha Dhibka alaha haka saro

  • @shuposh7675
    @shuposh7675 2 месяца назад

    Asc walalo hagee wax loo marinaya

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 2 месяца назад

    Wa abo somaliyed ishaallah wala caawin arinta kaleeh ninka doctor maha wa nin dhaqan xun umada somaliyed halaga qabto bila edeeb xishon weyan oo gabdhaha ka faaideysta

  • @barlin1622
    @barlin1622 2 месяца назад

    Bodhariyow aruuri lacagta Gabadha👁️😂😂😂😂😂

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 2 месяца назад

    Why are they going to Libya or those Arab countries ...subxaanaLAAH . May ALLAH help her ameeeen ameeen ameeeen..

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 2 месяца назад

    Naagtii Tahriibta iyada ayeey u taal. Waa wax ay u badheedhay. Iyadaa is dhigtay. Naagtii u horreysay maaha. Magafe Naagtii u tagtay ee meel walba laga galiyey ka samra.

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 месяца назад

    Odaygah nabarkisah so dhigah plz war odaygah u kacah

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 месяца назад

    Wcs walalkey bodhariga casha ku jecliya libax allxmduliilh allxmduliilh ❤ yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh acdubilh subxanllh subxanllh yaab

  • @fardoso2599
    @fardoso2599 2 месяца назад

    Havaryar wala wada shaqadas tantks

  • @tourisminyourcountry6208
    @tourisminyourcountry6208 2 месяца назад

    Ninkaa gabadha nigiska kasaaray dad lama dhalan miyaa waa in Dhabi nigiska looga saaraah 80 karbaashna lagu dhuftaa waana in labaaraah ninkaas kuwii diilna gaalada faafinayey amoow kujiraah

  • @ubax3018
    @ubax3018 2 месяца назад

    Geeym usoo dhigso
    Istusnimo qabiil beey ku
    Bixiyaan

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 2 месяца назад +2

    Boodhariyow numbeekiisa soodaa

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 месяца назад

    I.A.ABTI OO INAADEER

  • @AyaanGaylan
    @AyaanGaylan 2 месяца назад

    Asc eedo qaybtaadiii soo dir

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 2 месяца назад

    Allaha uu gargaro abaahas waxa kuu dhacey dulbahante iyo umada somaliyeed waa ineey sideg degah lacaagtasi loo gaa baxsha magafee waalhi waa mooryan duli yaah bodhari qalas badtaahay runti gessi somaliyeed

  • @GoobeVideoProduction
    @GoobeVideoProduction 2 месяца назад

    Kii la qabsadaba hadii 15000 laga bixiyo magafe miyaa sidaa nagu deynaya. Dhowr iyo toban sano baa arintaan socotay dadkan waa ku sii socdaa Liibiya. Maxaa dadkan waalan ku sii wada Libiya iyagoo og kuwi ka horeeyay waxi ku dhacay.

    • @Gmaaad
      @Gmaaad 2 месяца назад

      Waxee ogyihin in loo qaraamaya kuwa magafayaasha xita waa ogyihin in somalida isku qaaranta marka waa inaa runta usheegna

    • @GoobeVideoProduction
      @GoobeVideoProduction 2 месяца назад

      @@GmaaadUmadaan dadbka isku guraaya waa in waalidkood u sheegaan ineeysan Libya aadin hadeey aadaana howl u taal eey tahay. Soomaalidiba waxeey Libya ka noqdeen lacag socota oo cidi rabtaa iska qabsadaan. Laguhaad ku tagteen uga baxa tiina hadeey gashana Alaha idiin naxariato. Period!

    • @Gmaaad
      @Gmaaad 2 месяца назад

      @@GoobeVideoProduction wali qof reer xamarka cadcad ama jareer tahriibaya ma aragtay waa maya waxuu ogyahay inaa cidna kabixineen marka inta tvga lasoo fariista lagu leeyahay gabadh baa xiran ama wiil malin walba

  • @DrNucmaan
    @DrNucmaan 2 месяца назад

    Lacnad Kugu Dhacday Waxaa Ka Liita Naagaha Utagayee Jirkooda Ubaneeyey 😮😮😮

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 2 месяца назад

    Abti alle haku xafido waa loo kacayaa gabadhaa magafe haysto lkn dhalinyarada soomaliyeed dhacdooyinkan is miidaaminta ah ee magafe haka fiirsadaan oo waalidintood ha uga naxaan dhibka ay u keenayso arintan waa in soomali wacyi gelin badan ka samayso hadii dawlad soomaliyeed jirtana ay ka hawl gashaa inay libiya kula xisaabtanto dhacdooyinkan horror ah ee soomali dhalinyaradeedii lagu qasho inshallah waanu ka qayb qaadan doonaa gabadhaa soo deynteeda

  • @mahaddahir6591
    @mahaddahir6591 2 месяца назад

    Isuma jeede eegey 😂

  • @msomali651
    @msomali651 2 месяца назад

    war wuxu iyadaa bilaadhaqan ahayd ee isaga maxaa kaligii karabtaa asna waa nijaas iyana waa nijaasad

  • @Ahmed-hg8gq
    @Ahmed-hg8gq 2 месяца назад

    Rer xun ayuu sheegtay ninkasi cagalule waa layaqanaa Masha rer hil logalo balse hala iska cawiyo haduu gabadh bananka sojififiyey

  • @FaqiHassan-j1t
    @FaqiHassan-j1t 2 месяца назад

    Oo haduu ka saaro so iyada ma doonan bal jareerkan eega reerkaan darood waa dinaagilo waa wada habari kentey nacalada waa wecelo

  • @tourisminyourcountry6208
    @tourisminyourcountry6208 2 месяца назад

    Aaway dadkii tubo raaca kufiicnaay ninkaa halabaaro magaalbaa mise waa faasiq islam ah

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 месяца назад

    ,NAAGAHABA HALA XIRO OO AAWEY SHACABKU MEY ISKAQABTAN NAZGAHAA KADARAN OO BALAYO RAADISA

  • @bushraaliseid181
    @bushraaliseid181 2 месяца назад

    Gabar soomaaliyeed qabiil ma leh soomaalida dhexdeeda kulligeen soomaali aan u wada kacno war adna naga daa jilib jlibka aad Kala guraysid

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd 2 месяца назад

    Alehugargato. Sofia. Aysomartay. Bagaranay. Xanuunkayledah. Alaybukcn

  • @munajamac1419
    @munajamac1419 2 месяца назад

    Eegay maxaa laga wadda😂😂😂😂😂

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 2 месяца назад

    Hala xirxiro duliyaasha

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 2 месяца назад

    Supxanalha naagtaah iyo Dr kushaagabah waa laabo daayus waxaaraan in nin ajaanabi jirkadaah taabto toobinkaanah dumaar baausamayaah nagaah markah ninkaan halagaaah qaabto umadaah naagtas naah diintaah diibhalaabaro dayusdaah

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 2 месяца назад

    War waxaan dhaqanka xun halasoo qabto waa ey

  • @SabirSHacuur
    @SabirSHacuur 2 месяца назад +1

    Share dheh hadii aadan waxkale u awoodin 🤏👍

  • @FaqiHassan-j1t
    @FaqiHassan-j1t 2 месяца назад

    War orod naagaha dilo nacaladyahay halu dig digleyn raga uun orido xabashida iska so celi uufyahay

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 2 месяца назад

    Waxa idinka qarsoon xalanalw karaadi

  • @hassanbashe9769
    @hassanbashe9769 2 месяца назад

    Illahow u kaalmee.. Adigaa Cassiis ahe.

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 месяца назад

    DABAALKAN HALA XIDHO WAA BILAA DHAQAN EEYLE 🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey 2 месяца назад

    War dadka sharafta leh ka har

  • @AmalAil-m5q
    @AmalAil-m5q 2 месяца назад

    Akoon u samee hsbo haloogu guree
    Adaa ku filane .

  • @Johnniedallas214
    @Johnniedallas214 2 месяца назад

    Ninkan weyne inta la eg diintisa miyusan badhan dee ya u baneyay inu dumar an xaaskisa aheyn tabto teedakale dumarka bila aqlaqda ah dadka halaga qabto waxa laga yaba inay u shaqeyan Christian missionaries NGO is qarinaya diinta Islamka larabo inay wadanka laga masaxo

  • @Amina-o4y
    @Amina-o4y 2 месяца назад

    This young man is amazing I hope all Somali man is like 👍 ❤❤❤❤congratulations 🎉 Samaria gu waa 1🫶🏻🫶🏻🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 месяца назад +1

    GABADHU IYADOO HALKAAS FADUUSHEEDU GEYSEY MAAHAYN IN AY AABAHEED WAX SOO WEYDISATO. WAA BAASTARAD. ODAYGA SE HALAGARGARO😢

  • @salmajaamac9034
    @salmajaamac9034 2 месяца назад

    Ale haka feedo dhibka areedkan

  • @ilkacasemohamed
    @ilkacasemohamed 2 месяца назад

    LANDHERE LABA MA,AHA E. KUSOCO SXB SARE

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 2 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @FaqiHassan-j1t
    @FaqiHassan-j1t 2 месяца назад

    Kkkkk War idinku naagaha ma celin kartaan miyaa raga sida xabashida ha ola hadline naagaha ceshta teeda kale haduu rag ahaan lahaa maxa tiri kuwan ayaa doonaya iney rag u dhintaan nacalada uuuuuuuf

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 2 месяца назад

    Waar faadaaraada naaga soo khaabkhaabta.

  • @maxamedxamuud811
    @maxamedxamuud811 2 месяца назад

    🤣🤣🤣

  • @ZeezoCumar
    @ZeezoCumar 2 месяца назад

    Qofkan dhaqan xumo iyo indho adeeyg buu isku darsaday

  • @akisheharara
    @akisheharara 2 месяца назад

    Doqonta xun iyada maxay raali ugaga noqotay in uu nin toobo oo kayshaligana ka saaro

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 2 месяца назад

    waar hadaa muslin tihiin qabiil haku eegina ee muslinimo kakag bixiya lacgta iyo soomaalinimo ku gargaara

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 месяца назад

    😢😢😢😢😢 ax

  • @MAHDIHASSANBOUH-vq6en
    @MAHDIHASSANBOUH-vq6en 2 месяца назад

    Boowe hadu garab wayey somali inu tageero waydiisto maxad ugu didantahay niyow ama adu kabixi magafaha

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 2 месяца назад

    waar hadaa muslin tihiin qabiil haku eegina ee muslinimo kakag bixiya lacgta iyo soomaalinimo ku gargaara