MAXAAD KA TAQAAN GANTAALAHA GUUXOODA KA DHEEREEYA & DALALKA KU HOREEYA?

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 19

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 3 месяца назад +6

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega 💘 💞 💔 💯 💘

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 3 месяца назад +3

    Mahadsant walaalkey mowlit haji ❤❤❤

  • @maxamudcali2236
    @maxamudcali2236 3 месяца назад

    waad mahadsantihiin mowliid haji iyo wariye maxamed m cade

  • @abdixarago5060
    @abdixarago5060 3 месяца назад +1

    Mowliid xaaji cabdi iyo maxamed cade waad mahadsantihiin saaxibayaal sida qurux,badan ee noogu daadihisaa barnaamijka wararka caalamka aniga habeenki waan ku seexdaa aroortina waan ku soo toosaa wararka tafatiran ee aad noo,soo deysaan mahadsanidiin

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 3 месяца назад

    Gantaalada guuxooda ka dheereeya ee ay haystaan dawladaha iran china ruushka iyo koreada woqooyi waan u hanbalyeynayaa waanan Soo dhowaynayaaa

  • @CabdiqaniShariif-qv8or
    @CabdiqaniShariif-qv8or 3 месяца назад +3

    صباحل خير

  • @sharmarkecisman729
    @sharmarkecisman729 3 месяца назад

    Wad graty waxaan dhagta u taagnaa iiraan gantaaladeeda

  • @qayska01
    @qayska01 3 месяца назад

    Dadkan wararka aqriya waxaa isaga qaldan ereyadan ( KOODA , DOODA, KIISA. KEEDA. KEENA.) JAMAC IYO KILIGA FADLAN ISKA SAXA AF SOOMAALIGA.

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 3 месяца назад

    China Russia Iran iyo koreada woqooyi waan Soo dhowaynayaa hanbalyo ayaan u dirayaa waayo waa isku cadaw iska dhiciya ayaan leehay argagisada reer galbeedka ah

  • @qayska01
    @qayska01 3 месяца назад

    ''Gantaaladaan farsamadiisa'' maxay tahey af soomaaliya iska sax waa FARSAMOODA WAA JAMAAC MAAHA KALI.

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 3 месяца назад

    Waxan maxay ka qaadi karaan nin laandheere ah oo geeliisa haysta? Walaahay in aan tooray la dhici waxa ay sheegahayaanba

  • @abdifatahabdirahman6635
    @abdifatahabdirahman6635 3 месяца назад

    Xariif tuulo ha ku soo celcelin warka mise hunguri wad ma arko

  • @Abdi-q3d
    @Abdi-q3d 3 месяца назад

    Asc

  • @AasimHassan-i2r
    @AasimHassan-i2r 3 дня назад

    C

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 3 месяца назад

    Reee galbeed waa lag tegay lkn carab iyo African ayaa weli u haysta in ay yihiin wax jira lkn gumaystayaashii reer galbeed wuu dhacay gabalkoodii

  • @NaasirOsmaan
    @NaasirOsmaan 3 месяца назад +1

    Huthi baaba haysta ayaa la yidhi HBN

  • @xananmediaproductions6795
    @xananmediaproductions6795 3 месяца назад +1

    Ku Celis; kuu qora sawtaad hore u sii dayseen barnaamjika, mise Soomaalida ayaad ogaateen inaanay waxbaba u fiirsan kkkkk anigu tan iyo bilowgii qodob qodob baan idiinla socdaa. Anyway thanks

  • @AasimHassan-i2r
    @AasimHassan-i2r 3 дня назад

    Defttttfff

  • @XassanMaxamedxasan-e4s
    @XassanMaxamedxasan-e4s 3 месяца назад

    ASC M/ LIID in laga shekeeyo dagal khad cas ah oo dhexeya RUUSH IYO MARAYKAN IYO HUB SHARAXAADIIS WAA KU DALNAY