Si Fudud Ku Noqo Hadal Jeediyaha Ugu Fiican | Fanka Hadal Jeedinta

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • Mowduuca Maanta
    بسم الله الرحمن الرحيم
    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Fanka La Hadalka Dadka- Sida Ugu Fudud Ku Noqo Hadlaaga Ugu Fiican Noqoshada Hadlaa aa U wanagsan ma aha mid ku timaada Hal habeen, waxay Ubaahantahy Shaqo Adag, iyo sabar badn.
    Halkan waxan kugula wadaagaya, Waxyaabaha kugu saacidi kara in aad noqoto Hadlaa Aad u wanaagsan:
    🔔 SUBSCRIBE dheh channelka Si aad uhesho muuqaalo midkan lamida:
    www.youtube.co...
    ❤ Hadii aad ka heshahy muuqalkan like Saar.
    🔴 Sidoo kale la wadaag asxabtaada.
    📩 waxaad nagala so xiriiri kartaa : M.me/macluumaadchannel
    ➡ Muuqalki ugu danbeye an so gelino:
    ⏸ Talooyin ku Aadan horumarinta nafsadada:
    • Sidee ku xifdin kartaa...
    ⏸ Macluumad ku saabsan meereyasha:
    • Daawo wad layaabi dont...
    💡 Muuqalada loogu raadinta badanyahy:
    ➡ Sidee ku Xifdin kartaa Cashiradada Si fudud:
    • Sidee ku xifdin kartaa...
    ➡ 7 dhaqan ee dadka Guulesta:
    • Sida ugu Fudud Ee Aad ...
    ➡ Ha sameyn Caadooyinka Subixii:
    • 5 WAXYAABOOD HA SAMEYN...
    ➡ sidee ku kasban kartaa qalbiga Ruux kale:
    • sidee kusoo jiidan kaa...
    Aaad U Mahadsantihiin Dhamaan Asxabta ku xeran #macluumaadchanel #macluumaad

Комментарии • 49

  • @garaadkaagadhis35
    @garaadkaagadhis35 4 года назад +11

    waad mahdsntahy wllo sifiican oo dhamaystiran ayaad mawduuca u diyaarisay جزاك اللهُ‎

    • @clydekalel4284
      @clydekalel4284 3 года назад

      i realize I am kind of randomly asking but do anyone know of a good website to watch newly released tv shows online?

    • @ericbrendan8094
      @ericbrendan8094 3 года назад

      @Clyde Kalel flixportal =)

    • @clydekalel4284
      @clydekalel4284 3 года назад

      @Eric Brendan Thank you, I signed up and it seems to work =) I really appreciate it !!

    • @ericbrendan8094
      @ericbrendan8094 3 года назад

      @Clyde Kalel you are welcome =)

  • @queenacishqi1
    @queenacishqi1 4 года назад +20

    Mahadsanid wax badan buu iga caawiyay moowduucaan really waan ahay codkar lkn dhibkeeygaa ah cabsi iyo kalsonideyda ooyar waxaana maskaxdeeyda buuxosay eraygaan ..... amaaa ... fiicneen waxan ..amaa .. kusobaxen waxan ...amaa.... lagulayaaba !!!
    Mowducan kadib waxan rajeynaa inaaan wax iska badalo thnkx👉🚶‍♂️👏❤
    Wan kuzobiray channel kada islahada🙏🙏

  • @hamdaomar4697
    @hamdaomar4697 4 года назад +18

    Mahad sanid wallal sidaaa inoo dhiira galisid mar waliba 👍

  • @halabuurapdirhaman1256
    @halabuurapdirhaman1256 4 года назад +6

    Walaal Ilaahey haku sharfo runtii waxaad taaabata qodobo muhiima balse jeclaan laha inaad mar ka hadasho mawduuca khuseeya horumarinta shaqsiyada

  • @messiyare1669
    @messiyare1669 2 года назад

    Maan shaa allaah wll si wacan ayaad u diyaarisay
    Allaah ku xafido

  • @ElmiOmar-k6s
    @ElmiOmar-k6s 6 месяцев назад

    Msha Allah keep going

  • @markabaahmed2859
    @markabaahmed2859 4 года назад +8

    Masha Allah keep it going

  • @zaina4555
    @zaina4555 4 года назад +11

    Mahadsanid wll sida marwaliba no dhiirigaliso

    • @zaina4555
      @zaina4555 4 года назад

      😍🤩🤩🥰

  • @anizahybe3236
    @anizahybe3236 4 года назад +2

    Mahadsanid wllky muhiimada aad naziizay

  • @maxamedcabdi4895
    @maxamedcabdi4895 3 года назад +2

    Mnchallh go forward ✋

  • @saabiriinaweys9614
    @saabiriinaweys9614 3 года назад

    Jazaka Allah kheyr

  • @ibaarofficial7343
    @ibaarofficial7343 3 года назад +11

    ASXAABTA WAA MARKII IIGU HOREYSAY IN AAN IDINKA CODSADO IN AAD 2K SUBSCIRIBERS IGAAR SIISAAN LAAKIIN MA,OGI IN AAD WALAALEHEY KU QONDOOTAAN INTEEYSAN DHAMAANIN 2020

  • @qeysofficial8689
    @qeysofficial8689 4 года назад +8

    Hori usoco

  • @abdiaziizalpha6311
    @abdiaziizalpha6311 4 года назад +3

    Mashaa allaah mahadsanid wall

  • @sihaammawliidaadan14
    @sihaammawliidaadan14 4 года назад +6

    Masha allh Lkn markazta oon isdhaho samee hadal way igu adkataa

  • @cabdiraxamanismacilabuucab455
    @cabdiraxamanismacilabuucab455 4 года назад +2

    Hore usoco
    macalin wax dhan aanu ka faaidanay

  • @AmiinCk-s8c
    @AmiinCk-s8c Год назад

    Waad mahad santhy pro arimaha

  • @garaadsi
    @garaadsi 4 года назад +1

    Mahadsanid wll

  • @zaarahabdurahman4877
    @zaarahabdurahman4877 3 года назад +1

    Alhamdulillah

  • @ajiibichannel8697
    @ajiibichannel8697 4 года назад +5

    mhdzin wl

  • @mahadalihassan4480
    @mahadalihassan4480 3 года назад

    M,sh Allaha haku barakeeyo wll qaali m,sh

  • @quenmasbal9558
    @quenmasbal9558 4 года назад +1

    Thanks for your help

  • @cumarmuxudin9340
    @cumarmuxudin9340 4 года назад +3

    Tnx zbx zre👍👍👍

  • @xidigafilms3483
    @xidigafilms3483 4 года назад +7

    Waadku mahadsnthy pro qisadanaa aneybaa caawa igu dhacdey oo meel masrac ah laygu dhahay ka hadal markasan hadalki intan isku dardaray meshi ka orde

    • @Anfac__anna
      @Anfac__anna 3 года назад

      😂😂😂😂😂abooo

  • @hamzesaido5752
    @hamzesaido5752 3 года назад

    Man sha Allah 🙏

  • @hawaahmed5580
    @hawaahmed5580 4 года назад +3

    Alle hakaa abal mariyo wll

  • @mtahirmohamoid8412
    @mtahirmohamoid8412 3 года назад +2

    Good

  • @kaaficali242
    @kaaficali242 4 года назад +5

    Walalkey

  • @maxameddimaria7720
    @maxameddimaria7720 3 года назад

    Maansha allah

  • @abdirahmanshyusuf
    @abdirahmanshyusuf 3 года назад

    Msh wll

  • @abdirisak9807
    @abdirisak9807 3 года назад

    M.sh Allah

  • @osmanm6672
    @osmanm6672 2 года назад

    Waad mahadsan tahay

  • @laylamaxamed2306
    @laylamaxamed2306 3 года назад

    m.a keep going

  • @ismaciilcali4387
    @ismaciilcali4387 3 года назад +1

    GOOD

  • @daauudcabdi3650
    @daauudcabdi3650 3 года назад

    Mahadsanid

  • @elcapitanojacelow6491
    @elcapitanojacelow6491 4 года назад +3

    Horay usoco zxo aad ban kuu jeclaha zxp

  • @M_Alonso002
    @M_Alonso002 2 года назад

    Mahadzanid wx bdn ayn ka Helay Muqaalkaan wxaana Jeclaan lahaa inaad IT ga io Tiglanojiyada Muqaalo Noga so Sameysid Wll

  • @الدعوةإلىاللهتعالى-ذ9ض

    Ihanks pro xagaa kawad

  • @kaaficali242
    @kaaficali242 4 года назад +2

    M.a

  • @AxmednNaasir-rm2zo
    @AxmednNaasir-rm2zo Год назад

    Ok

  • @cabdirahmansaladkilwe155
    @cabdirahmansaladkilwe155 4 года назад +1

    Mahad sanid