ciyaar & hees dhaqameed

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 апр 2020
  • ciyaar & hees dhaqameed
    djibouti, jabuuti, somali
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 23

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Год назад

    cayaarta ninka duubay baa qaribay cayaartan aad baan u jeclahay dadkii iyo ciyaartii looma arko sifiican

  • @ibrafarxaan8655
    @ibrafarxaan8655 4 года назад +4

    I am somali I love Djibouti ❤❤❤❤

  • @abdijeegacade8947
    @abdijeegacade8947 4 года назад +1

    Waa ciyaar magalo oo cusub

  • @daughterofapoet
    @daughterofapoet 4 года назад +3

    Beautiful ❤️

  • @sabahsaidmoussa6659
    @sabahsaidmoussa6659 4 года назад +2

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤❤ mon traditionnelle

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 3 года назад +2

    Ciyaartan magaceedu waa sadexleh waxaana laga ciyaara jabuuti somali galbeed iyo awdal. Sadexleh Waxaa loo yidhi sacabka oo 3 goor dhacaya sidaan ka maqlay hooyaday aun

    • @khaderawalehabdi8334
      @khaderawalehabdi8334 Год назад

      Ciyaartan Awdal ma gaadho way ka sokaysa saylac ayay ku joogta Soomaali galbeed uma dhana ee wa ila Dirdhabe

    • @timroyacoub8369
      @timroyacoub8369 5 месяцев назад

      ​Dhagayso walaal awdal waa saylac, magaalada saylac ciisuhu awdal bay u yaqaneen, waana magaca gobolka oo dhaa lasiiyay 1984.​ ka hor 4 gobol oo gobolka saylac ku jiro aayay ahayd sidaa ula soco. Magaca halkaasa laga xaday oo siyad barre loola tagay@@khaderawalehabdi8334

  • @mustafeamin9577
    @mustafeamin9577 4 года назад +1

    Sadexley baa la yidhaa

    • @DonKako
      @DonKako 4 года назад +1

      Waa runtaa walaal oo waa saddexleey.
      "Saddexleey" ma taqaan waxa loogu magac daray?

  • @DonKako
    @DonKako 4 года назад +1

    Ciyaar dhaqameedkaa magaceeda yaa ii sheega?

    • @abdijeegacade8947
      @abdijeegacade8947 4 года назад

      Waa waalo

    • @camirgadid2518
      @camirgadid2518 3 года назад

      @@abdijeegacade8947
      Maaha waalo
      Jabuuti waalo lagama ciyaaro

    • @amarehadaweh9683
      @amarehadaweh9683 3 года назад

      Ciyaartan magaceedu waa sadexleh waxaana laga ciyaara jabuuti somali galbeed iyo awdal

  • @hirsi8073
    @hirsi8073 4 года назад +2

    Aad baad u mahadsantahay walaal sidii ciyaarihii quruxda badan noo gelisay. Mahdsanid!!! Miyaad haysaa wareysiyaal ka hadlayaa ciyaarihii dhaqameed iyo guuxada? Mahadsanid

    • @JabuutiTV
      @JabuutiTV  4 года назад +1

      guux : ruclips.net/video/r9zmQdlFC6Q/видео.html

    • @hirsi8073
      @hirsi8073 4 года назад

      Jabuuti TV mahadsanid walaal!

  • @ghettoangel7740
    @ghettoangel7740 4 года назад

    This is somali tradition dance NOT DHAANTO