FOWSIA NINKAGA KUMA JECLI DHEH UGBAAD KING ALPHA JACEYL U SHEEGO & XARIIRKI CEYDA MAXA KAJIRA 😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 окт 2024

Комментарии • 504

  • @Sukhracali48
    @Sukhracali48 7 месяцев назад +248

    Xabiibkeena maxamad scw ku sali❤😢

  • @dekahaden9912
    @dekahaden9912 7 месяцев назад +110

    MashaAllah gabdhaha waa gabdho xigmad iyo sharaf iyo aqlaaq isku darsaday👍🏼

  • @istodiamond8263
    @istodiamond8263 7 месяцев назад +85

    Manzha allh intan ciyartan dawanayey wax isku mida le leys weydiinayey oon xikmad laheyn cawa waxa is heley gabdho akhlaq iyo diin leh Noguchi so celiya gabdhaha ❤🎉

  • @aishaahmed982
    @aishaahmed982 7 месяцев назад +71

    Masha Allaah gabdhaheena reer Puntland, xushmad iyo aqoon, Allaah haydin karaameeyo. 🥰😊👏

  • @ubaxqalanjo4628
    @ubaxqalanjo4628 7 месяцев назад +96

    Xabiibkeenii muxamad ku Salih salalaahu caleehi wasalam❤

    • @umanajmo6684
      @umanajmo6684 7 месяцев назад

      Scw scw scw

    • @Hawohud
      @Hawohud 7 месяцев назад

      S.A.W

    • @Sahra-ww5ek
      @Sahra-ww5ek 6 месяцев назад

      Scw scw scw scw scw scw scw

  • @istarliincawed9365
    @istarliincawed9365 7 месяцев назад +78

    Ciyarti ugu quruxbadan aan dawado fosiyo iyo ugbaad❤

  • @AymanAbdirashid
    @AymanAbdirashid 7 месяцев назад +164

    Allah is one ❤🎉

    • @NasriinAli-i6t
      @NasriinAli-i6t 7 месяцев назад +4

      Allahu Akbar❤

    • @Safiyo-f8q
      @Safiyo-f8q 7 месяцев назад

      Safiyo 👶🏾​@@NasriinAli-i6t

    • @mustafecabdirashiid2518
      @mustafecabdirashiid2518 7 месяцев назад +1

      ALLAHU AKBAR ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @falisaxmed4991
    @falisaxmed4991 7 месяцев назад +81

    M.a fowsia amina allaha xifdyo su.alo xikmadeesan lees cayenin les wasaqenin kuwa gabdhan cml ixtiraam leh inaa no keentan rajynesna❤🎉

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 7 месяцев назад +79

    Amina ugbaad mashallah sharaf iyo karaamo qaali qofka marka wllka u aragtid o is ogthay Inadan jeclen caadi bey kulahay couse kalsooni bad isku qabta nolow sister❤❤❤

  • @mohedibrahimmohed7662
    @mohedibrahimmohed7662 7 месяцев назад +67

    Masha Allah, Ugbad, and Fowsia are highly educated competitors who can bring great value to your programs.
    dadkas Aqoonta leh inta badan ku soo casuuma programka, InshaAllah....... Talo.

  • @SundusAbdi-cv1bh
    @SundusAbdi-cv1bh 7 месяцев назад +54

    Maya ciyartan qatar waye ciyartan oo kle ban rabnaa ❤

  • @fartuundhaanto
    @fartuundhaanto 7 месяцев назад +32

    Cawa Hablo Reer Puntland ah oo xik madysn is Helay wlhi m.a TabarakalaH 🥰👸🏻👸🏻❤️‍🩹

  • @Nur.Ducale
    @Nur.Ducale 7 месяцев назад +45

    Funny waaye wlhi foosiyo qosolkeeda waaba iska jeclahay
    Adna abaayo 1M is coming soon Insha Allah ❤

  • @qadanmaxamed5615
    @qadanmaxamed5615 7 месяцев назад +18

    Saxaaf aamina ugbaad iyo fawsiya noso celi wllhi wan ka helnay su aalohooda masha allllh 😂😂😂

  • @kiineymahamed
    @kiineymahamed 7 месяцев назад +46

    Waaw masha allh gabdho suaalo fcn so diyarsaden wye madi io diinibo ❤hambalyo fowsiyo 🎉❤

  • @naazlineon2692
    @naazlineon2692 7 месяцев назад +14

    Masha allaah fozia iyo ugabad best wlhi intaan barnamijkan daawanaaye kuwi ugu fiicnaa waaye
    Saxaaf mar kale noso celi gabdhahaan
    Aamina si gaar ah ayn ku salaama qaali codkaaga wan ku heystaa masha allaah❤

  • @xaawoahmed8684
    @xaawoahmed8684 7 месяцев назад +45

    Waaw reer puntland dad aqoon leh meel walba gbdhahn gameka cilmi good bay kuso dreen wixe hore mala yacni

  • @mohamedqer5492
    @mohamedqer5492 7 месяцев назад +45

    Amino sithee barmamijka ogu cusubtay iyo xikmadetha ismalahaa ManshaAllah

  • @xanaanmustaf15
    @xanaanmustaf15 7 месяцев назад +32

    Labadan qosolka iga dhameyen mashallah 🥰 su.aalo wanagsan ee is wediyen

  • @queenqadriina8080
    @queenqadriina8080 7 месяцев назад +40

    Cawa gaymka xamaasad uu lahaa wax macquul ah ayaa la iswaydiyay gabdhahana waa gabdho fahasan sida wax la isku waydiiyo cilmi iyo aqlaana leh m.a, adna coming 1m❤

    • @SalmoMahad-x6m
      @SalmoMahad-x6m 7 месяцев назад +5

      Waaxas reer putlan bey uyihiin m.a noogudar hablah❤

    • @queenqadriina8080
      @queenqadriina8080 7 месяцев назад

      @@SalmoMahad-x6m soo taa iri mar hore

  • @caziizadaawo4657
    @caziizadaawo4657 7 месяцев назад +13

    Wali ma arag Barmaaji ka xamaasad badan Mansha allah❤

  • @Kaltuuney1222
    @Kaltuuney1222 7 месяцев назад +36

    Labada hablood oon aad u taageero mashalah ❤Adna inshalah 1M comming soon❤🎉

  • @suadgabayr4291
    @suadgabayr4291 7 месяцев назад +12

    Absolutely wlhi saana wcan in cilmi la isweydiiyaa dadka ka faaideya gabdhahaana waa gabdho macquula msha allh wxan dhihi saano kle sameeya idinkoo dharkiina iyo caafimaadkiina wxn gaadhayn ❤❤❤❤

  • @zollacade2353
    @zollacade2353 7 месяцев назад +22

    Ugbaad m.a waa gabar aqoon leh caqli bdan naxariis leh wax garad ah

  • @Alishamoha-w4l
    @Alishamoha-w4l 7 месяцев назад +2

    M.a gabadhehena rer puntland isha cadowga alaha ini kaqabto apyo❤ meshad jogtan wad qurxisan rer puntland 😊

  • @fosiaawil6351
    @fosiaawil6351 7 месяцев назад +6

    Haaa ciyartan oo kale yaa fcn lays waydiinayo aqoon guud maaansha Allah fowsia dimple iyo amina ugu baad go forward wllo ❤❤❤

  • @Hawohud
    @Hawohud 7 месяцев назад +33

    U must be proud of ur mum❤ i love those who respect mums

  • @natashasharmaarke2500
    @natashasharmaarke2500 7 месяцев назад +5

    Gabdhaha rer puntland aqoon xikmad iyo aqlaaq isku darsadeen m.a ❤🥳 aamina rer garowe fowzia rer bosaaso 🎉🥳👏

  • @FarhiaSaid-u3z
    @FarhiaSaid-u3z 7 месяцев назад +8

    M.a gabdho akhlaaq +qurux+aqoon isku darsaday keep going queen's 😊

  • @nastexamohamed-z7z
    @nastexamohamed-z7z 7 месяцев назад +15

    Best game ayuu ahaa❤❤we love you our sisters ❤❤

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 7 месяцев назад +16

    Mansha'allah ciyaartan xamaasad ayey laheed. Gabdho wax bartay😊😊😊

  • @Xalimoccasis
    @Xalimoccasis 7 месяцев назад +10

    Gabdhahn mar kle no balamiy waaba gabdho xigmad ah masha allah❤

  • @salmaaxmed7420
    @salmaaxmed7420 7 месяцев назад +53

    mashaaAllah ❤

  • @iftinfarah6010
    @iftinfarah6010 7 месяцев назад +12

    Waa gabdho aqoon gudbinaayo waxaan fiican waxaan nafta halis loo galiniin sidaad ayaa fiicaan ❤️💕❤️💕❤️❤️❤️❤️

  • @Aminafinin
    @Aminafinin 7 месяцев назад +16

    Gabdhahn mar kle no balamiy waaba gabdho xigmad ah masha allah

  • @khalifabdirahman2387
    @khalifabdirahman2387 7 месяцев назад +22

    😂😂😂😂😂 wilka yarka ah wlkey kula Amina ugbad qof qali ah weyan

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 7 месяцев назад

    Gabdhahaasi Waxay kutartameen Su.aalo Muhiim ah oo aqoon guud iyo Taariiq ah
    Masha allaah❤❤❤

  • @FardowsamohamedALI-f2w
    @FardowsamohamedALI-f2w 7 месяцев назад +7

    Masha allaah ugbaad iyo fowziya waa gabdho sharaf leh illaah ha idin karaameyo

  • @cabdulahiahmed4821
    @cabdulahiahmed4821 7 месяцев назад +5

    Abaayo hor mar wacan baa kuu rajeynaa insha allaah Waa ku jeclahay adnaaay❤️❤️❤️

  • @HadiyoIbrahim
    @HadiyoIbrahim 7 месяцев назад +14

    mar kle no so celi wllhi m.a iyo xamasad wye😂❤

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 7 месяцев назад +7

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my adna keeps going 😂

  • @hamdiali2910
    @hamdiali2910 7 месяцев назад +6

    Asc wllo ukunta way ku saxan tahay aamino haday allergies ku qabto waa halis ee iska way diiya dadka qaar ayaa qabo food allergies

  • @farhiyokeyre1297
    @farhiyokeyre1297 7 месяцев назад +3

    Masha alah waa ciyaarti ugu xikmad badneed masha alah gabdhaheena sidaan cml dad aqoon iya diin ku tartama keen dadkuna ka faaidaan masha alah

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 7 месяцев назад +2

    Waaaaw maashaa allaah gabdho aqoonleh hamplyo drs fawsia saan halaguwado baraamijka

  • @Umumohamed632
    @Umumohamed632 7 месяцев назад +4

    Mansh alaah markan ayaad keentay dad maquul ah kanka su aalaha aad ubadiya ayandhihalay idin iyo baadiba mida kle caruur ayaa idin daawato oo seywlhi ah ha idinka faa idaan afka somaliaga mahadsanidii❤❤❤

  • @ApdiNor
    @ApdiNor 7 месяцев назад +13

    Gabadha xijaabka wadato,waa,quruxley walahi

  • @mohamedabdi2664
    @mohamedabdi2664 7 месяцев назад +39

    Best game ever❤

    • @Safiyo-f8q
      @Safiyo-f8q 7 месяцев назад

      Safiyo 👶🏾

  • @Nur.Ducale
    @Nur.Ducale 7 месяцев назад +13

    Saxaaf sxb suaalahan ayaa wacnaa wixii hore ayagana markii ay wax waayaan hadey isticmaalaan wa ok sidii gabdhahan cml wlhi muqaal wanagsan buu ahaa❤

  • @MubaarigCismaan-yo8kh
    @MubaarigCismaan-yo8kh 7 месяцев назад +30

    Nabiga ku sali wll❤❤

  • @Asadhaag
    @Asadhaag 7 месяцев назад +10

    Su aalahan way wacan yihin azxapey. Iicodeeya❤

  • @salmofarax8268
    @salmofarax8268 7 месяцев назад +6

    Wllhi gamekan mid ka qurux badan maaran intaan ciyaartan firsanaye ugbaad hanalo so ciliyo qof kle hako balamiyo awaliba amiira😢😊

  • @mahbuubali8396
    @mahbuubali8396 7 месяцев назад +12

    Saasa haku socoto
    Suaalaha Aya ka wangsan xujoyinka qaar

  • @iqrakayf911
    @iqrakayf911 7 месяцев назад +10

    Walahi waa caasinimo ma jirto waxan adun ku doorsanaayo hooyadey macan

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 7 месяцев назад +10

    Manshaallah 😍 sualihi ugu ficna ayay is waydiyen

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi1084 7 месяцев назад +15

    Ugbada iyo fowsiyo❤❤❤❤

  • @Dawaalmedia
    @Dawaalmedia 7 месяцев назад +5

    Masha alllah aamina ugbaad shax cusub aye laso shartagtay halki kaliya xujoyin ahaayen suaalo aqoon guud kentay fowsisa shaxda wey fahantay iyda suaalo la mid ah aye weydisay m.a gbadha diyaarsan keep going ❤
    Adna channel 1M Com son channalkan aso amira ku qoranray kuso biray 🤣🤣 ridwan io ilyaas jogeyn adna io sxaaf waagas lama dhalin 🤣🤣

  • @RahimaOS
    @RahimaOS 7 месяцев назад +7

    The best game fozio iyo ubax
    Machll ubax make me laugh and fozio is legend saxaaf the best refere

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 7 месяцев назад +5

    6:43 😢hooyo mcnto ugbaad sideey u dhahday naxariis wllhi😢❤ mommy allaha ku daayo all waalidka allaha noo dhaafo i.a❤

  • @ayuubabdirahman-hv7gy
    @ayuubabdirahman-hv7gy 7 месяцев назад +4

    Hoygi aqoontay ka yimaden bosaso deeqa💪🏿 ubanee reer bari😊

  • @salankokhalifa9385
    @salankokhalifa9385 7 месяцев назад +39

    By the way the best challenge in terms of brain development I would have loved to be like this 🙏

  • @nabiilamaj8597
    @nabiilamaj8597 7 месяцев назад +2

    Challenge aqoonta soobadi Ramadan soosucda thanks 1. Million alle idinkaga baryaa

  • @CabdishakurCabdiraxmaan
    @CabdishakurCabdiraxmaan 7 месяцев назад +1

    Mansha allaah alle ha idin xafido ciyaar Wanaagsan bay soobandhigeen

  • @asiajam1871
    @asiajam1871 7 месяцев назад +1

    Masha allaah gabdho aqoon yahanii waxn jclan lhyn markle barnamijka ku so casuuma walibo ayago su aaala inta ka adag wata

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 7 месяцев назад +7

    Mashaallah Hambailyo Team fowsiyo is not easy 🎉🎉❤

  • @nuuxdhako1230
    @nuuxdhako1230 7 месяцев назад +2

    Please mar kale noo soo celi ciyaartan waa ciyaar xikmad iyo aqlaaq ku dheehatahay waan idin salaamay team adna iyo saxaaf❤🎉

  • @nasrafaarah7876
    @nasrafaarah7876 7 месяцев назад +4

    waa ciyaartii ugu qosalka badnayd inanta weriyaha waaba funny

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 7 месяцев назад +5

    Mnshalaah suaalihii hore ee maalayacniga ahaa kuwaan cilmiga ku dhisan baa ka fcn lkn aamin mid ban usheegayaa aamino baye qaali intaad wordcap io wadamo Islaameed wakhtiga ku limineyso waxaa kaga fcn inaad kuwa wadankaaga barato dhalo ama ha dhalan taariikhda wadankaaga inaad brato waa muhiim wa tartan quruxbadan labada gabdhoodba makala dhacaannshalh farxada cilmiga asturnaanta kuli wa 100 %❤

  • @ahmetbidhi3181
    @ahmetbidhi3181 7 месяцев назад +9

    Mnsha allah labada hablood waa laba hablood oo diini ka muuqato intastoo ugbaad guusha uqalantay lkiin hadana waan hanbalyeynayaa foosiya
    Adna coming soon 1m insha allah ❤

  • @wabaxa
    @wabaxa 7 месяцев назад +7

    Masha ALLAH Gebdheheena
    Please SAXAAF GENDHAHA MARKALE INSO CELI

  • @Dj_Abdiyoow10
    @Dj_Abdiyoow10 7 месяцев назад +17

    Fowsia iyo Amina fican kuwo kale San cml noo keena

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 7 месяцев назад +4

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato

  • @dhelatira
    @dhelatira 7 месяцев назад +1

    Masha Allah gabdhaha rer puntland akhlaq xishmad daganan Aya lagu yaqan Wan ka muqata gabdhahan🎉🎉

  • @sucaadsaafi1582
    @sucaadsaafi1582 7 месяцев назад +1

    Masha allah cilmiga aya fiican burka iyo ukunta wa uf e iska daya adno iyo saxaf

  • @aminacabdiaalan5064
    @aminacabdiaalan5064 7 месяцев назад +6

    Allahuma Sali cala sayidinaa muxamed

    • @Khalid-i2e
      @Khalid-i2e 7 месяцев назад

      Scw❤❤❤❤

  • @SafaAbyan
    @SafaAbyan 7 месяцев назад +1

    Amiira qurux iyo ugbaad❤❤1M coming soon❤❤❤

  • @abdinoorahmedbuzuri9521
    @abdinoorahmedbuzuri9521 7 месяцев назад +1

    Ugbaad is a really pretty cool person, even Faisa cool too

  • @Yaana0k
    @Yaana0k 7 месяцев назад +8

    Ugbaad football bey taageertaa wow waa anigoo kle😂❤

  • @omarmohamed-ri3uo
    @omarmohamed-ri3uo 7 месяцев назад +6

    Wlh wa vediogi ugu qosolka badna en.dawado wlh keepgoing

  • @Sacdiyo937
    @Sacdiyo937 7 месяцев назад +5

    Gabdho qurux badan masha allaah❤

  • @fatima20031
    @fatima20031 7 месяцев назад

    M.a gabdho akhyaara caawa jooga fowsiyo io Aamino ugbaad❤❤

  • @xayaadyasin7011
    @xayaadyasin7011 7 месяцев назад +9

    Maya waa khaldad sabab too ah jecel wuu ka dhamaaday gabdha waayo alph lagu idhi jeclel usheego😂😂😂😂😢😢 zax maa hinoo

  • @AaAa-w6u4m
    @AaAa-w6u4m 7 месяцев назад +11

    Adna koko iyo cadnan sooqabta plz

  • @ikraammuhiddin1
    @ikraammuhiddin1 7 месяцев назад +1

    Masha allah adna su,aalahaan,is weeydiyeen aan kahelay midka oo xukumada wax lis marmariska iyo wax caba ama.wax cun midkaan a kaqurux badanay masha allah

  • @abdullahiabdirahman8840
    @abdullahiabdirahman8840 7 месяцев назад +9

    Wlhi ugbaad waa gabar Akhlaaq badan waye

  • @HalimaSalat-r9h
    @HalimaSalat-r9h 7 месяцев назад +11

    Waw gabdaxa qatarwaye keep going sistarey is not easy

  • @Najmacabdilaahi-y2n
    @Najmacabdilaahi-y2n 7 месяцев назад +1

    Fowsia iyo nafiso soo same plz ❤

  • @ummusalmaan.41
    @ummusalmaan.41 7 месяцев назад +7

    Mashaa allh aqoon xishood xushmad asturnaan
    Baa ka muuqata gabdhahaan xitaa kor uma qaylinayaan
    Hada kadib su,aalaha aqoon guud halagu soo daro

  • @Maankingofficial
    @Maankingofficial 7 месяцев назад +5

    Team adna channal like pilis
    Hana ilaawin saliga nabiga muhamed scw

  • @Munaajji
    @Munaajji 7 месяцев назад +5

    Aqoonta Ka helnay❤🎉🎉Mansha allah

  • @Fatuush11
    @Fatuush11 7 месяцев назад +4

    Wxn cml baa meesha lala imaada ama game ba lama dheelo m.a hablaheena ❤

  • @Maaido2
    @Maaido2 7 месяцев назад +2

    Cawa barnaamijka qurux ahaa😂😂❤❤

  • @garaarwabari1208
    @garaarwabari1208 7 месяцев назад +9

    Waa ciyaarti ugu aqlaaq wanagaseed waa wax wanagsan suaasha aad weydiineeyso qof in aad jawaabteda garaneyso codsi hadii aay macquul tahay sidaan halugu wado wuxuu noqon doonaa geem seexo badan dadka idinku xorana wax ka faaiidaa waad mahad sanid guul baan idin rajenayaa

  • @HaliimaGuure-yk9wh
    @HaliimaGuure-yk9wh 7 месяцев назад +1

    Amino iyo fowsiyo masha allah

  • @UR.c.ronaldo60
    @UR.c.ronaldo60 7 месяцев назад

    Enarjigu waa xanuun la soco saxaaf warkaaa

  • @safaabfullahi6232
    @safaabfullahi6232 7 месяцев назад +14

    Ugbaad show waaba xaraabo😂😂

  • @Amiira96
    @Amiira96 7 месяцев назад

    Noo soo badiya welibo ramadaanka qofkasto suaalo hasoo diyaarsado coming soon 1m inta ciida la gaarin I.a

  • @amirakhadar8577
    @amirakhadar8577 7 месяцев назад +13

    The best game ever 😊❤

  • @ShushuuYaraani
    @ShushuuYaraani 7 месяцев назад +10

    Allh is one ❤❤

  • @abdirashiidmohamed6820
    @abdirashiidmohamed6820 7 месяцев назад +2

    1960 wasiirka waxaa ahaa Abdullahi Isse Mohamud

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 7 месяцев назад +8

    Ugbaad waa legend wlhi
    bur is mari iyo basbas caawo wa laga so gudbay