GABDHO LEE SANADKAAN LA DHIBAA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 авг 2024
  • FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
    FOLLOW MY SOCIALS:
    INSTAGRAM: FARTUSHH
    SNAPCHAT: FARTUSH
    SONG: CHRONIXX- LIKES

Комментарии • 93

  • @asmahoussein9997
    @asmahoussein9997 Год назад +29

    Fartun i hope you are doing well please make a lot of video with you friends I love them they are wise like you and very funny ❤️

  • @Theacademichouse
    @Theacademichouse Год назад +36

    Friends eating together peacefully and discussing social issues that matters 💜 Mashallah Tabarakallah

  • @nimcoahmedmohamed9511
    @nimcoahmedmohamed9511 Год назад +11

    Kufsiga waxaa noogu wacan qabiil ina hebel waalid waliba ilmihiisii wuu difaacayaa dhibaatadaa gaadhsiiyay gabadhaa yar dawladuna waa ka qayb alle ha caawiyo hablahaa sharafkoodii lagu ciyaaray allaahuma aamiin yaa allaah 🤲

  • @kamalgurey6562
    @kamalgurey6562 Год назад +7

    It’s the consistency for me 😍

  • @Kweensunami
    @Kweensunami Год назад +11

    2020 ILAA HADA WAA JECLAHAY VIDEOS GAGA CONFESSIONS KI MA ISKA DHAAFTAY ABAyo noolaw❤

  • @xafsacabdala
    @xafsacabdala Год назад +4

    maanta yaad noo kentay nastexo qurux iyo abdi 🥰🥰

  • @salmaragemohamed8099
    @salmaragemohamed8099 Год назад +6

    Cabdi surwal dhere 😂😂io nasteha wa uxiisne team fartuun duvet 🎉❤

  • @mohamudakadir
    @mohamudakadir Год назад +2

    After a song, she got justice..!! Fartun love U abyo funny..😆😆❤❤😂

  • @Aliyaa698
    @Aliyaa698 Год назад +2

    🤣🤣Nastexo iyo wilkan wan u xisnay wlhi Fartun Dadkan Hana siidayne so celi Hambalyo Hambalyo 300k 🥳🥳🥳

  • @najwamohamed703
    @najwamohamed703 Год назад +3

    fartuney hno update fiican samee inshaAlllah waxanan kugula sii talin lahaa ama an ku dhaaran karaa for sure hadad vlog soo samayso inaa youtube kagu kor ukacayo waqti gaaban gudahood 500k aad gaadhay sa inshaAllah so keep going

  • @ayaanmohamedabdi352
    @ayaanmohamedabdi352 Год назад +3

    Somalia waxaa taalo cadaalad daro iyo dowlad la’aan ninka ugu roon hadii la qabto familkiisa baa laaluush ku bixinaya 😢

  • @qlia6585
    @qlia6585 Год назад +2

    Out the topic but sis u look so good, literally so good mashallah. I truly love you for the sake of Allah and I always tell my brother and mother that you’re my fav RUclipsr cuz of ur beautiful personality, ur confidence, honesty, Icl you’re the one and only RUclipsr who has been themselves and I just love it. I’m much younger than you and see you as my older sister alhamdulillah. Me and my hooyo found you so funny and watch ur pranks with ur hooyo and we laugh so much til we can’t even breathe. I love my seeing my mother happy and laughing and u made it easier for me alhamdulillah. That made my relationship with my hooyo much better and healthier too. Keep goin and I’ll always love ❤️ ❤❤❤
    May Allah bless you, look out for you, love you, protect you, guide to what’s best for you, grant you and your loved ones jannah, may Allah make everything easy for u here and hereafter inshallah❤️❤️❤️

  • @zuhraadan
    @zuhraadan Год назад +1

    fartuun maalmahan way kacsantay mansha allaah tabarakallaah, abdi yre iyo nasteexo dad loo xiisay
    hasan iyo qasim wise ayaa dhiman in aad noo keento week gan 🥰

  • @dj-khaled143
    @dj-khaled143 Год назад +1

    congratulation 300k 🥳🥳🥳🥳🥰❤️👸

  • @azmaMohamed741
    @azmaMohamed741 Год назад +1

    Mashallah fartuun asxapteda keep going 300k coming soon ❤😍

  • @drmaryan8832
    @drmaryan8832 Год назад +3

    Fartuney xaijabka ad bad ugu ku qurxanthy

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo Год назад +1

    Allahumma barik.

  • @saaraibraahim2021
    @saaraibraahim2021 Год назад +1

    Masha Allah fartuun u look pretty 😍🧕

  • @jassiemuse8366
    @jassiemuse8366 Год назад +1

    Next abyo Jack kuso dar mcnto it will be so interesting depute ❤

  • @laylam4642
    @laylam4642 Год назад +1

    I love your videos Fartun 😍

  • @AhmedAhmed-sk6bs
    @AhmedAhmed-sk6bs Год назад +2

    I came on RUclips to see if fartuun posted anything and she is already head of me 😂

    • @dayowbrown4564
      @dayowbrown4564 Год назад

      This is harm cuz people out there dont have food plz dont

  • @faisamusse8522
    @faisamusse8522 Год назад

    9:56 well said girl that's an issue in western world more cases in the USA

  • @fatoumahassan6652
    @fatoumahassan6652 Год назад +2

    Fartunnnnnn m'y dear I love all ur video and i love u grilll 🤗😘😍

  • @najmahussein1080
    @najmahussein1080 Год назад

    Good friends with great minds mashallah

  • @amalabdirazak6048
    @amalabdirazak6048 Год назад

    Diinta ilhy ku xisay fartuney 21ki igu ka dmbysay ka waran sharaf dhawr horumar bn ku rajaynyaaa qli ❤❤❤❤❤

  • @bushramohammedcaydid3623
    @bushramohammedcaydid3623 Год назад +2

    Nastexo & ahmed markasta janalka ku socasum wa funny

  • @ilhaamali7364
    @ilhaamali7364 Год назад

    I miss those guys wlhi they are so funny and i love u all

  • @Sudabuy
    @Sudabuy Год назад +2

    Somaali gabdhaha lagu cadibo darteeda dhul gariir uga baqa waayo dulmigii ayaa ku batay somaaliya dhiig dad bey qaba 😢😢😢

  • @moh2232
    @moh2232 Год назад +6

    One week iyo 3 videos cajiib😂😂😂😂

  • @Aisha.A.H
    @Aisha.A.H Год назад

    Ayy wlc back guy's❤🥰

  • @alisalatosman3797
    @alisalatosman3797 Год назад +3

    We want prank for qurux kudhigle thanks

  • @inamohamett1693
    @inamohamett1693 Год назад +1

    Waan u xiisnay abdi io nasteha fartuun ilove you abayo ❤👸

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 Год назад +3

    Wlly nawaal iyo nasteexo isku keen haisla waashaane😂

  • @looklovely5174
    @looklovely5174 Год назад

    Ayy team farax lugo baasto tem kush kush

  • @faisamusse8522
    @faisamusse8522 Год назад +1

    7:35 fartun don't dismiss young man have points

  • @hassanosmanomar920
    @hassanosmanomar920 Год назад +2

    War qofkani timaha dhaar dheer labo subraale miyaa?

  • @ssffs484
    @ssffs484 Год назад +1

    Ku Sali nabigena scw ❤

  • @nastehoali6695
    @nastehoali6695 Год назад

    Dada jclhy wani salme one love ❤️

  • @Suheybalpha
    @Suheybalpha Год назад

    Wlhi 3diina muqaal aad kuwada jirtan i liked

  • @aragsanhussein387
    @aragsanhussein387 Год назад

    Apyo fartuun nosoo badi video yashada wllhi waan iska jeclahay inaan iska dawado

  • @sabrinabdikarim1074
    @sabrinabdikarim1074 Год назад

    Dad aan uxiisay ♥️

  • @jameelkhalaf5371
    @jameelkhalaf5371 Год назад

    Nasteexo waa jclhay ilove u ❤🎉

  • @GAANI.
    @GAANI. Год назад

    Were's jack 😁( mohamed shuluqooow)

  • @fartunabdi4647
    @fartunabdi4647 Год назад

    team an jeclahay❤

  • @KKFHIY4
    @KKFHIY4 Год назад

    Form ku dhiigle 300K COMNGSON

  • @maalinjf4572
    @maalinjf4572 Год назад +5

    I will love personally to watch jack with IKAAN if you can make that happen

  • @faisamusse8522
    @faisamusse8522 Год назад

    2:59 wait min I got get the same food too 🤣

  • @akdream5313
    @akdream5313 Год назад

    Anoo Soomaali muslim.ah weligey gacantayda ayaan wax ku cunaaa

  • @user-kq5pf2tx5v
    @user-kq5pf2tx5v Год назад

    you are back thanks wll an jeclahay ❤

  • @khayrechannel7276
    @khayrechannel7276 Год назад

    This guy look like Nicola TV girl
    But his skin color woow😊

  • @Nickname-sk1oh
    @Nickname-sk1oh Год назад +1

    Bro that pasta looks so dead it prevented me from watching the video.

  • @kush_kusheey1984
    @kush_kusheey1984 Год назад +3

    Wlahi hada RUclips ka waxa uso galay iney fartun wax so dhigtey so siri lee mise waba iga so horeya ❤️

  • @naimayousufahmed3498
    @naimayousufahmed3498 Год назад

  • @amira1438
    @amira1438 Год назад

    Ani ahan waxa dhihi laha dumarka somaliya jogan iney isku tashtan oo naftoda difacan iyo ninka ey shukansanayan ee guriga hooyaded iyo aabahed kensato ku shukunsato markey baxayana ee qatan hub ey isku ilaalshan. Ragani qaar wa bila naxaris waxey ilaweyn in gabar la dhalaty oo uqubada ka so bixi karto alle ha u gar garo dumarki wadanka joga

  • @shamaarkaeh2800
    @shamaarkaeh2800 Год назад

    Beer jileeca ayaa keenaya waala lasasabi karaah kalsooni beena ayaa lasiiya wey iska aamina yaan waxaas io beer jileeca badan hajoojiyaan walaahi cid umasoo dhawaneyso ❤

  • @faisamusse8522
    @faisamusse8522 Год назад +1

    6:36 exactly bro Somali women buys guns no more rape full stop please don't kill him put him in wheelchair so he knows why he can't walk again full stop 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 woman in somalia no man help u so help your self

  • @sacdiyoraaxo7552
    @sacdiyoraaxo7552 Год назад

    Fartuunay aniga waxan qaba dhibta waxakenay walidka Oona kala reebayn iyo bulshada somaliyed oo jaahilnimada kabadatay waayo waxay dhahayan wiil waaye asgo 15 kayar baa faraha laga qaday masoo hoyanayo hadu rabo maladhahayo xage kumaqned dhaqanka malaga toosinayo halka hadu denbi gaysto loo doodaayo ladhahyo waa nin naagta ayada rabty something like that
    Aniga waxan qaba in dowlad waxba looga baahnayn hadii bulshada hagaagto oo hoyada iyo aabuhu isku si uga fekeran mustaqblka wilkoda iyo gabadhoda in labadodaba wacyigooda ladhiso in midkasta loosheego doorka kan kale in labaro inay is ixtiraaman hadhowna dadka banaanka ayay ixtiramayan wiilka wuxuu oganaya qimaha dumarka gabdhana waxy oganaysa qiimaha wiilasha 👌lkn marki guriga lajoogo gabadha wilka wax uma shegi karto hadu doono wu dilaa islanta waxay ledahy naa wiilka iiga har iyo waxlamida meshay kacelin lahyd shame on you waryaa walasha masas yelaysa ma ana iidahysa ay dhahdo wuu iswaansan lahaa
    Somalida mararka qaar aabaha ayaba aad uga xanaaqa in wiilku gabdha dilo ama kuqayliyo anigu waxan qaba in tarbiyada iyo akhlaqda guryaha lagasoo bilaabo diinteenana saasay qabtaa rag iyo dumarba ilahy wuu karameyay sidu qurankisa noogu shegay marka waa in midwalbaa kankake karameyo oo qadariyo si dhibtu uyarato 🙃ilahy umadan xaqa hatuso 🤲

  • @inaelmi1819
    @inaelmi1819 Год назад +1

    Qodob muhima ka hadashen lkn dadku caqligino o kla malaha sido klana uma fakaran dhibatduna halkasay ka tagnthy
    Iyo inan sharci lagu dhaqmaynin😔😒
    Dumarku adunka wayku dulmanyhin🤨😥

  • @fosiyamaxamud1958
    @fosiyamaxamud1958 Год назад

    Abaayo nosoo badi

  • @wllramiya2756
    @wllramiya2756 Год назад

    𝑭𝒂𝒓𝒕𝒖𝒏 𝒘𝒍𝒔𝒉𝒆𝒚 𝒎𝒄𝒏 𝒌𝒆𝒆𝒑 𝒈𝒐𝒊𝒏𝒈 𝒔𝒉𝒓𝒇𝒚

  • @ikram.abdulahi
    @ikram.abdulahi Год назад

    Walaga Garbaxayaa😭😂😂

  • @ifraxqurux8934
    @ifraxqurux8934 Год назад

    Wwwwwwww

  • @asmaahmed2423
    @asmaahmed2423 Год назад

    Ma walaal fartuun cadi nasteexo walaaltihiin

  • @taetaefangirl2487
    @taetaefangirl2487 Год назад

    Yaa byo maxkamadeyna wey shqesa i think dad bdn aan ogyn ani waa barta sharci i hope ina dadka ku dhaqi donoh amaa gabdhaha la,kufsanayo oo xaqoda loo qadeyn waa dadka ay ka dhashyn ilyn maxkamada waa taga ani trianding ahan case ksto oo kufso ah labada byl ee dadka ka dhashyn ado case ku jirtid wxa lagu dhha waa heshinay anga so marabno sharci imaging will dhn ee ogyihin inu danbi galay ee dadkisa sas dhhan kuwa gabadha nh ee dhhn waa heshinay in yar oo dad nimada ku danbeso aadiido heshiska so maxkamada qof danbi galay waa heshinay cidna yeli mesoh ilyn waa jiro penal law xerka ciqabta so dadka waa nocas sharci hdu jiro xitta dadki ayaba byl ahan ku heshinayo dhibka na hesista oo heer ugari la,nahy nh waa qabiil xaqiiqatan amaa kufsiga ama wx ksto dhibato dhacdo dadka wxa ka dhunty dad nimada io bani aadan nimada xaqiiqatan mnta qofki danbi galo hdi loo wda istago oo latusiyo wxo galay ine danbi tahy ulaban myo so wxa naga maqan garab istagi dad nimo hde dhacdo ay samyna dadka qar wxe wdayan mlmo ama sacado ee cusub tahy dhacdada kdip nh myl laguma shgo so bulshada wxa hagajin kro qoysaska so qoyska wnagsanado bulshada wey hagagesa so aas aaska ayaa eber ka nahy xaqiiqatn anago ee deyn dowlad bal fiiriya qosysaska kan wx kufsayo hoyo kso agkacay kan wx dilayo sido kle so walidka carurta ha udhisan si mental so bulshada wey hagage hde hoyada canugeda wx dilo sharciga hor gesoh ayna qarsan ayna beyl ahan u xalin kii wx kufsada nh sido kle so qofka wxo galay inu danbi yahay wuu ogana uma labanayo so aas aaska aan iska hagajino 🙄🙏🙏

  • @nasteexacaabbi2539
    @nasteexacaabbi2539 Год назад

    Fartuumey xasan noo soo qabo .

  • @sacdiamohamed8319
    @sacdiamohamed8319 Год назад

    gabadhan iyo walalked waa jclhy😂

  • @caashadahir1422
    @caashadahir1422 Год назад

    Omg qofkasi ma abdii baa ma cuqubo ku dhacdey mise waxan qurbha wata😂😂

  • @zayidaliabdi5736
    @zayidaliabdi5736 Год назад

    Cuntada laguma sheekeeyo xadiis dhan baa sheegaya shaydaan miyaad tahy

  • @shamso621
    @shamso621 Год назад

    Abyo xamar waan ku nool nahay gabdhaha badana video laga duubo waa gabdho aanan kow walidkooda ixtiraam qadarin u haaynin
    Xamar gabadhii gurigeeda ku jirto cid wax ku sameyneeso mala han lkn gabadhii lugu heeda nin ku aaday waxuu raboo kusameynaa
    Mide klena gabdhahaan kalsoonida badan ayaa disha

  • @umuamiira1418
    @umuamiira1418 Год назад

    Ceeb oo dhan waa labo af maroojis soomaali aa horay ishegtay

  • @Suheybalpha
    @Suheybalpha Год назад

    Hada sidaan mey ka shidan tahy maxaa see wax uwadiin adinka lee sheekesanooyo wax Entertament nooma soo gudbin fadhi ku dirirka ku fican tihiin🤣🤣🤣✌️

  • @AkaKhaled
    @AkaKhaled Год назад

    First

  • @mimi-ahmed55
    @mimi-ahmed55 Год назад

    Gabadha shegesan shabab aa dili rabto gure so martaa la dhahe oo 3 wiil kufsate

  • @madaam7164
    @madaam7164 Год назад

    Maxa 2 naak pastada qaleelka cunayaan maxa qaldaan.

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  Год назад +1

      That’s pasta Alfredo! Lol it has white sauce reer badiyo ha igu noqon

  • @hanaddhaqanr3374
    @hanaddhaqanr3374 Год назад

    Aryaa fartuun xarifkan cuqubafii giridhi maa ku dhacday qurxey

  • @xamdicabduqadir2983
    @xamdicabduqadir2983 Год назад

    Alla mxa shactiradina uxisay😆fartuun noso badi

  • @ayubberbera3717
    @ayubberbera3717 Год назад

    3:36 minutes fufsiga danbeyo waaween somali kama aha Ku lahaa been somali kufsi Waa dil walaal

  • @waynakaa2156
    @waynakaa2156 Год назад +2

    Selam walalohay arin muhima ayaad ka hadlaysid lkn maahan inaad idinko cunto cunaya ka hadashaaan kufsiga iyo dhibka gabdhaha iyo wiilalka yar iyo waynba haysta waxan jeclaan laha inaad idinko sidan ahayn ka hadli lahaydeen

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  Год назад

      Qof eyn raadis baa tahay Ilaahay Haku caafiyo

    • @waynakaa2156
      @waynakaa2156 Год назад +1

      @@FartunDuvetGirl Fartuun wallo iin raadis ma ihi waan ku jeclahay markastana waan ku dawada lkn arinkan kufsiga bes ayaan jeclaan laha idinko serious ah ka hadli lahaydeen waa sida u jeedaydu wlhi waa arin xun wqa dhib ina haysta loo bahanyahay in laga hadlo