DAG-DAG MARQAATIAG NOOL AYA SHEEGAY INA A/KAREEN LA ABUSE-Y ERITREA-NA AYKU DHIBATAYSAY MAXKAMADA..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 100

  • @aminawarsame2514
    @aminawarsame2514 Час назад +2

    One thing people should understand about our society, if you see one who speaks loudly and bringing stories which had no beginning and end!! It’s all lies and trying a cover up!!
    I truly feel sad and heart broken how this woman treated her ex husband.

  • @Daqare666
    @Daqare666 2 часа назад +3

    SU.AASHAAN HALEYGA SOO JAWAABO HODAN REER MADIINO WADAJIR MAAY AHEYD ANAA WAR WEYN IDIINKA HAAYEEE

  • @smile2567
    @smile2567 25 минут назад +1

    Caruurta DNA Hala kaqado

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 4 часа назад +5

    Naagahu ninka fiican bay udaran yihiin subxaana Allah xasbi Allah wanicmal wakiil fiik hodan waal 😢😢😢😢😢😢

  • @marian5607
    @marian5607 Час назад +2

    dunuubtay gashaa karkarinaaya hodan star Alle ha soo hadeeyo.

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 Час назад +2

    Maxlaal diinta ogol ah 😮 Subxan'Allah marka lagu leeyahay soomaalida diinta waxba kama oga waa nucan oo kale . Islaanta weyn waxay ku hadlayso dhagaysta

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Час назад +2

    Naagatan inaya masiibo tahaya waya ka muuqata😮

  • @Uccsdilardunyayageldi
    @Uccsdilardunyayageldi Час назад +2

    Gabadha dhiig eletereye. Bey Leeda hay

  • @IlwadAli-f2g
    @IlwadAli-f2g 4 часа назад +3

    Gabadhan ilama eko odeya Abdukarim Alla og Alaha na cafiyo iretereyo ay u egtahay ama xabashi

    • @salahabdi2032
      @salahabdi2032 3 часа назад +1

      wacadalle mamamadan far ayaa ku godan

  • @ahmedmumin3061
    @ahmedmumin3061 3 часа назад +3

    Naguhu wa masibo qrkood
    Nagta shaydanta ah ayay u hilinayaan

  • @CaliRaage-kg5bz
    @CaliRaage-kg5bz Час назад +2

    Waa eratariyaan

  • @ashahirabe7016
    @ashahirabe7016 2 часа назад +2

    Aniga waxaay ilatahay haduu xunyahay cabdikariin in uusan kadhaleen 15 caruur ah

  • @wellimohamed3440
    @wellimohamed3440 27 минут назад

    Wa runtii ninkan marqatiga rag kloo
    Badan wxay jogaan luwisto main
    U S A

  • @AminaMire-h4l
    @AminaMire-h4l 2 часа назад +1

    Nin fiican baa ba ay
    Gabdhaha soomaaliyeedoow xageed usocotaan
    Nimankiina jeclaada oo uroonaada oo ixtiraama

  • @amransulemanamran9331
    @amransulemanamran9331 3 часа назад +2

    Waar caruurta mabuudhalin waayo caruurtu weykanixi lahaayeen

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 3 часа назад +1

    Nagahu faraxa fiican oo shaqayste u roon ayey bahdilan abayusan hodon waa xasidad Ninka 15 canug ka dhashay xirtey balayo KU qaday cudur kugu dhac hodoney🙄🙄🙄🙄🙄💔💔💔

  • @bosteyamohamedmoalim296
    @bosteyamohamedmoalim296 2 часа назад +1

    Nabsi. Wuu so. baxaya nin soo xamaalay xoogisa sister allaa wax walibana arkaya

  • @احمد-م9ص
    @احمد-م9ص 2 часа назад +1

    Acuudubilaahi habartaan waa nijaas

  • @omarnoor-pu6rn
    @omarnoor-pu6rn 3 часа назад +1

    Weydiya abdikarim madagana mandera-kenya 1999-2001

  • @aminawarsame2514
    @aminawarsame2514 34 минуты назад

    As I listen to this, is there a possibility of the kids questioning their mom about who their real father is??? Kids are intelligent and can definitely tell their difference look and other things.
    I can believe the guy was extremely emotionally and physically abused

  • @CumarCabdi-y4o
    @CumarCabdi-y4o 2 часа назад +1

    Maykamuqdo waa xabashiyad

  • @shacabkasoomaaliyaa1
    @shacabkasoomaaliyaa1 5 минут назад

    Beeeeen Badaan ninkaan subxallah 😡

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 4 часа назад +1

    Sarkhaamiinta iyo Qabxadaha meeshaan isugu yimid tuugsiga ayey Shaqo ka dhigteen

    • @samsammaxamed2753
      @samsammaxamed2753 14 минут назад

      Isma dhamaan halkay dulmi ka gadheen caruurtii ayay shaki galiyeen iraqadii baa meel xun ka gashay oday nolosha ka dhacay oo balwad cunay ayay dad dhan sharaftoodii meel ugadhaceen kuwan dhulbahnte ma matalaan waa wax nolosha ka dhacy iyaguba anigu odayga ay ka hadlayan ayaan isku reer nahy hadana hodan iyadu may odhan nolosha ka dhac hooyo walba waxay jeceshayhy ilmaheda aabahood inuu wanagsanado

  • @JsheEhehej
    @JsheEhehej 3 часа назад +2

    Ear.rabigin.kkabakhah.oo.shakadah.hodan.iyo.cabdikarin.hameyninah.ilmahanah.oo.ilmahan.eydhalan
    Hodan.iyo.cabdikarin.cudad.haberinah.ee.maslah.labadabah.haday
    Inkaj.didanah.maslaxadah.kadhaxbah.labadan.isuh.dhalay.awladah
    Carurtanah.cudad.habirinah.ee
    Ilahaay.kabakhab.waxa.laguh.jirah
    Bil.shacbanah.iskadayah.dabigah
    Subxanalah.ilahaay.idin.hadah
    Amiin.yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaah

    • @salmaabukar273
      @salmaabukar273 Час назад

      Walal ma af canfar baad soo qortay aniga fahmi waaye

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 Час назад

    Islaanta wajigeeda cabsi cabsi camal waaye.

  • @fadumoAli-s4p
    @fadumoAli-s4p 3 часа назад

    Subxaanallah meesha ma xal baa u joogtaan mise shar. Ninkaa caruurtiisa shaki ha ka galinina

  • @mataan10hasan77xeefow
    @mataan10hasan77xeefow 3 часа назад +1

    waa itobiyan gabadhu

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 4 часа назад +1

    Naagaha xishoodkii baa ka tegey kulahaa waxay tiri biyihiisaan siin jirey

  • @SaciidBadal-rq6lf
    @SaciidBadal-rq6lf 3 часа назад +1

    Ani aqna nagta Hodan xogte da odhan miyna sheeg shegtyn

  • @hodannuur4191
    @hodannuur4191 40 минут назад

    Ninkaan waa sarqaan Codkiisa
    Dhageeyso😂😂😂😂
    Sarqaamiin iyo beenta meesha
    Kala taga
    Canjeero uu Dibi jiray ku lahaa😂😂😂😂😂 maxaa ka danbayay cabtooy buu noqday iyo homeless .
    muu shaqeeysto uu meel dago😂😂😂😂😂 ileen wadanka wuu weynyahay maxaa noolasha ka riday😂😂😂😂

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 4 часа назад +2

    Gabadha yaan loo gefin yaan la oran caruurta dambe umay dhalin ilaahayna ninkaa ha u gargaaro

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 4 часа назад +2

      Hodan Wa dhilo weyn Wa mooryaan cabtooy ah hadana Eratarian Aya qaba macala caruurteda Eratarian Aya Iska fuula

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 Час назад

      ​@@rock_diamond9475waa runta waa habar cajuusada oo nijaas ah

  • @SMATransport
    @SMATransport 4 часа назад +1

    Xlka saan miyuu maraa wlh Somali wey u dhamatay qoys iyo qaran iyo qabil wey bur burden

  • @deeqibrahim2304
    @deeqibrahim2304 Час назад

    Warayaa dadka hadadn waxab ka aqoon cayalak ka daa aflagaadad gabadhan yari waxayi u egtahayi habar yarheed siib xaawo

  • @sahanbihi2611
    @sahanbihi2611 4 часа назад +1

    Nimanka dhulbahante gob waye wa ogayahay

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 4 часа назад +1

    4:09. Ninkan kala hadlayo been cad buusheegaya nin fiican iyo wuuu dharbaaxay .
    Hadday isdajin lahees hodan alla naagta maxaa kaqaldan hadana xanaaqeeda waxbay qarineesq 😂😂😂 bini aadan meel uroon maleh dhariga maxaa karkarka keakeeno waa dabka hodan garbay leedahay in at aarsato

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Час назад

    Maxaa. Keenay. Qabiil. Soomaali. Oo. Dhaan. Ba. Ka. Waada. Naxaaday. Oo. U. Muurigootay. Dhiibataata. Haasaaata

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 4 часа назад

    Daalimkaan iyo kuwa uu hoos fafadhiya
    Illaahow ku soo dadaji waxay aktaada ka mudanyihiin oo umada ooga raaxe

  • @CabdiraxmanmuxumedAlaale
    @CabdiraxmanmuxumedAlaale Час назад

    Waxaa ayaa ogaankara waxey siinjirtey waxaa dadka haku danbaajinina

  • @Daqare666
    @Daqare666 Час назад

    HODAN HADEY TAHAY REER WADAJIR MADIINO HODAN 1992 IYADOO UUR II LEH AYAY BOOSAASO U QAXDEY KADIBNA WAA WAAYEY WARKEEDA

  • @marian5607
    @marian5607 Час назад

    islaantan hodan iyadaa gubanaysaba maxaa la dilaa dabkeedaaba adaan u dhaweyn halkaas laga dareemayaa

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 3 часа назад

    Subxaana Alaah dadkaan diinta ha la fahansiiyo Alaaha soo hadeyo soomalia hanoolato

  • @Ummu-ayash
    @Ummu-ayash 3 часа назад

    Sidaa is lee yahay naag ayoo la guursaday maseer midkii hore madama oo ka maseeriyay tan ilma badan u dhashay kama tagi kartee ka waaal amee is dhahday oo maseer qabtay gabdha

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 2 часа назад

    Kan ma isla cabijireen toloow, kan warkiisa uma bogin, sida uu u hadlayo…

  • @CumarCabdi-y4o
    @CumarCabdi-y4o 2 часа назад

    Tan ayay lahayd beda hakutago xasha ma go ayo ayuuyidhi hanbiraga ayuu uxidhay waryaa

  • @BaroDiinta-q8n
    @BaroDiinta-q8n 2 часа назад

    Gabadham meesha ku sawiran hooyadeed bay u egtahay

  • @hanimohamed3311
    @hanimohamed3311 Час назад

    Subxanalah

  • @dekaahmed3065
    @dekaahmed3065 3 часа назад

    Ilahayow nin ilmo iskudhalney cadow iskufogadey hanaga dhigin bisinke

  • @Daqare666
    @Daqare666 2 часа назад

    WAR NINKAAN QALDAANKA CARUURTA UU AFLAGAADEYNAAYA KA QABTA NACAS BAA TAHWW CARUURTA AFLAGAADADA KA DAA

  • @QueenAmira-love
    @QueenAmira-love 4 часа назад +1

    Cajuuskii wali views la aan baa haysa

  • @CumarCabdi-y4o
    @CumarCabdi-y4o 2 часа назад

    Sikasta markaysamaysay ee uutagiwayay ayay xabadan kentay tiina wuukutagiwayay abo ayuu unoqday ilayn bila abo ayay noqonlahayd

  • @ER-qw6fh
    @ER-qw6fh 4 часа назад

    qaniiyaashii social media ku jiray ayaa Reerka daba dhigtay
    waryaada ka dhamaada Hooyada iyo caruurteeda daahir candho calasow ayey u eada shaqeeyaan

  • @fadumoAli-s4p
    @fadumoAli-s4p 3 часа назад

    Hooyadeed bay u egtahay tani

  • @yusramaalim4865
    @yusramaalim4865 3 часа назад

    Lailaha Illah Muhammad rashullullah tiktok qofkasta madaran karta a ladihi war kuqasbina dadkakn iney ben kudartan danbiga qeb bad kaqadhaneysan hadi kale dadkan hadlayo balwad bey leyhn intodha badhan maskaxdhodha madama o markas ayaba laarka iney wax cunayan

  • @cabdallabooroow5017
    @cabdallabooroow5017 2 часа назад

    Waa. Kama laqa

  • @4waabDhoowooy
    @4waabDhoowooy 3 часа назад

    Been baa. Shegeysaa. Saalim. Seey. Aniga. Iyo. Isaga. Deres. Ayaa. Aheyn. Windsor Ontario Canada. Wiligiisa. Ma shaqeeysan. Wiligeeyga. Ma. Arkin. Isagoo. Fiyoow. Markaan. Arkaba. Wuu. Cabsanaa. Qamri. Hodan. Iyadana. Way. Waalantahay. Aruurta. Waxaa. Dhaley. Jicible. Oo. Habar. Yacquub ah. Oo. Degan. Hamilton Canada

  • @muunamahamed6140
    @muunamahamed6140 3 часа назад

    Muxuu ka hadlay isaq maxa loga dhuumanays dadka qaar baa waxay raban ku hadladhulbahante cidna kama dhuuntoumada somaliyed wa isugu mid

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 2 часа назад

    Waxas haweydinina biyihi sin jirtay naag waxweytaqano wasixir

  • @MaryanMaryama-cj5hy
    @MaryanMaryama-cj5hy 2 часа назад

    Itoobiya Cml waye

  • @CiiseJamac-g7i
    @CiiseJamac-g7i 3 часа назад

  • @zaniabdi9557
    @zaniabdi9557 2 часа назад

    Anab baa layiraahdaa mida Ogaden Lu qabo Hawo na waa jirtaa

  • @cabdallabooroow5017
    @cabdallabooroow5017 2 часа назад

    Daapxandaxa weeye

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 4 часа назад +1

    Cadho Calasay Nacaybka Daarood iyo tuugsiga Ka sakow
    Ujeedka uu Ka leeyahay arintaan waa isku Dir Daarood
    Yaa Dameer waa lagaa shisheeya.

  • @FartunK
    @FartunK 3 часа назад

    hooyada yaan loo gafin abaha masuuliyad baa saaran waa inaad saas u fahantaan

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 3 часа назад

    War rabiin ka baqa wixiidana kitaab ku mari karina faraha hala galina xitaa ninkaan wuxuu leeyahay ilmaha inuusan dhalin baan u maleynayaa ma asagaa ogaa xasbunalaah

  • @CiiseJamac-g7i
    @CiiseJamac-g7i 3 часа назад

    Indhahaan waa weynaa

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 4 часа назад

    16:37 daarood bay u egtahay. Daley’s baaba mooda ooyar. Waalhaven daarood waxay ahaayeen xabashi madoow waalasomaliyeey unmooye ma daarood baa u rgsomali. I yar oo qurux da somalida heshey mooye

  • @CiiseJamac-g7i
    @CiiseJamac-g7i 3 часа назад

    Indhahaan malaha aabaha iyo hooyada

  • @SaciidBadal-rq6lf
    @SaciidBadal-rq6lf 3 часа назад

    Surat Hodan aniiga baaqany

  • @RumaanG
    @RumaanG 3 часа назад +1

    Ama caaytama ama daaya hodan waa hooyada 15 caruur ah korisay. Afkiina iyo xiqdiiina ladhinta

  • @ahmedmumin3061
    @ahmedmumin3061 3 часа назад

    Markas ahmed ka xage jogay

  • @xamiida20
    @xamiida20 4 часа назад

    Aniga cabdiraxmaan! Cabdikariin! Iyo qaniiska hadlayaaba iyo qaniisiinta cabtoyda ahba anigaa ku biiqa😅😅😅😅

  • @ahmedmumin3061
    @ahmedmumin3061 3 часа назад

    War abdikarin malxalbu aha sow mahan

  • @luqmancilmu
    @luqmancilmu 3 часа назад

    Subxanallah walal maxlalka waa xaraan rscw Wuxuu ku sheegay orki la cariyeystay ee fdln gabadhey maxlalka diinta ma ogala

  • @CabdiqaadieOk
    @CabdiqaadieOk 4 часа назад

    Hadaad runtasheegeyso intuuxirna maxaad somallida ugubandhigi weyday

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 4 часа назад +1

    Calasow iyo tuugadiisi tuugsiga u tafa xaytay iyo kuwii uu faraha Ka hayey ee rigaatada Ku gaystay Suuq ayey Ka furteen Ree Cabdi kariim

  • @sahanbihi2611
    @sahanbihi2611 4 часа назад

    Ninka way ka muqata in u maskiin yahay

  • @muunamahamed6140
    @muunamahamed6140 3 часа назад

    War ninkani isaga dhalaycaruurtisa

  • @aminasuhule9248
    @aminasuhule9248 3 часа назад

    Makal jasan baaya u egataya

  • @zaniabdi9557
    @zaniabdi9557 Час назад

    Ethiopian bey u egtahey

  • @halimohassan4428
    @halimohassan4428 3 часа назад

    horaa waxaa loo yiri naagahu nin kii xariir u gogla xanan beey u goglaan

  • @CiiseJamac-g7i
    @CiiseJamac-g7i 3 часа назад

    Maya

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 Час назад

    😂

  • @HiboGass-m4w
    @HiboGass-m4w 3 часа назад

    Tani waa aduuyo miskiinkan waa laga shididoona life is too short way arki dontaa

  • @Daqare666
    @Daqare666 2 часа назад

    HA LA SOO BAARO

    • @Daqare666
      @Daqare666 Час назад

      MAXKAMADA WAA INEY ISOO BAARTAA

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 2 часа назад

    Naagtan naag wlaan ayeey uu eg tahay

  • @farahshuriye8443
    @farahshuriye8443 Час назад

    Kkkkkkkkkkk

  • @SaciidBadal-rq6lf
    @SaciidBadal-rq6lf 3 часа назад

    Ertern

  • @Aisha23-d1e
    @Aisha23-d1e 4 часа назад

    Walaahi electric bay u egtahay

  • @CiiseJamac-g7i
    @CiiseJamac-g7i 3 часа назад

    Maya