Xaliimo Puntland oo buraanburtey Madaxweyne Farmaajo & RW Khayre

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 118

  • @mustafebulshaale2648
    @mustafebulshaale2648 3 года назад +5

    Maama Haliima puntland cimriga iyo caafimaadka allaha u dheereeyo.👏

  • @ajwarsame9864
    @ajwarsame9864 5 лет назад +10

    Mashallah mama xaliimo puntland allha dhowro cimri dheer iyo cafiimaad banu duceyn amin

  • @deqaahamedahamed2692
    @deqaahamedahamed2692 5 лет назад +7

    Masha allah tabarakalaa waa hooyo Somaliyeed 💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💕💕💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💕💕💕💕💚💚💚💚💚💚💚💚💕💕💕💕💚💚💚❤️❤️❤️🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️💪💪💪❤️❤️❤️💪💪💪💪💪💪💪💪💪💕💕💕💚💋💋💋💋💋💋💚💚

  • @Culimocumar101
    @Culimocumar101 5 лет назад +10

    MaaashaAlllaah Ilaahaw janadii ku geey maamo xaliimo Waan qirooday wallah . Ilaahaw Umada Soomaaliyeed mideey oo dawlad wacan solonsii

  • @xafsoahmed3013
    @xafsoahmed3013 5 лет назад +8

    Ilaahay jannadiisa hakugu soore qalbi wcm mom rabbi haku xifdiyo cimrigaagana hakuu barakeeyo ayeeyo Rabbi haku sharfo samadana hakaa xuso Mom xaliimo Rabbi ducooyinkaaga ha aqbalo Rabbi ku janne Ducadaada kadaalimayo qalbi wcney mom xaliimo Karaamo ku nolow

  • @ubahabdi8725
    @ubahabdi8725 5 лет назад +4

    Mashaa AllaH mamo xaliimo walaahi wan oo yaya markan kudhagasto Allaha kucaafiyo mamo aduunkana filnimcati kujoog aakharana filjannati

  • @soraanyare8666
    @soraanyare8666 4 года назад +2

    Masha Allah hooyo xalimo pudlan guul wacan insha Allah

  • @thuglife6551
    @thuglife6551 5 лет назад +8

    Maanshaa allaah maamo Alle ha Ku xafido aduun iyo aakhiro walaahi dhiigaa I dhaqaaqay waa dadkii calanka soomaaliya bud dhiga u ahaa wayna muuqataa

  • @bintuseytun9608
    @bintuseytun9608 5 лет назад +4

    mash allaah mamo xalimo allaah caafiyo cimridheer iyo camala saalixa allaah hakusiyo

  • @caashofeyte4481
    @caashofeyte4481 5 лет назад +13

    Allha dhowro mom cimriga allha raajo mom

  • @abdullahimohamed4631
    @abdullahimohamed4631 2 года назад

    M.a maamadan oo kale allaha noo badiyo
    Iyadana allaha noo dhowro

  • @yjama4073
    @yjama4073 5 лет назад +18

    Mama da hala ogaado, madaxwaynahana la kulansiiya Abshir.

  • @queenpuntland521
    @queenpuntland521 5 лет назад +2

    Mnsha alh maamo xaliimo puntland
    Aamiiiin Alaha noodaayo farmaajo iyo khayre 💟

  • @mahbuubyusufsulayman1645
    @mahbuubyusufsulayman1645 5 лет назад +7

    Waxaan ahay wiil somaaliyeed magacaygu waa maxbuub yuusuf Sulayman cismaan maamo xaliimo puntland waan jeclahay codkeeda markaa waxaan rabaa saxafi inaad iga gaadhsiiso codsigayga oo ah inaan keeno arooskayga oo tix buraanbur ah iga tiriso arooskayga waa iga codsi ee iga gaadhsii wariye Abshir

    • @hawojama7730
      @hawojama7730 5 лет назад

      Mahbuub Yusuf sulayman Aniga I casum ina Adeer. Xagee arooskaagakadhacayaa ???

    • @AbshirDhiiraneAbshir
      @AbshirDhiiraneAbshir  5 лет назад

      Arooskaagu xagee ka dhacayaa waase kugu xirayaa waxaad kala xiriiri kartaa numberka wiilka ay ayeeyada u tahay oo ah 0907732562

    • @mahbuubyusufsulayman1645
      @mahbuubyusufsulayman1645 5 лет назад

      Muna Jama waaa balan inaan kugu casuumo wll Lakiin lanbarkaa igala so hadal 4975948

    • @mahbuubyusufsulayman1645
      @mahbuubyusufsulayman1645 5 лет назад

      Abshir Dhiirrane saxafi gobalka BuuHoodle

    • @sharmarkeshariifmohamud4765
      @sharmarkeshariifmohamud4765 5 лет назад

      Maxbuub waa kaguu gayn mamadu waa mamadaada waa hooyo dadkau dhaxaysa waayi maysid insha allahu walaalkiis.

  • @maryamaadem7179
    @maryamaadem7179 5 лет назад +8

    Allaha ku barakeeyo

  • @fartuunm6992
    @fartuunm6992 5 лет назад +9

    Maasha alaah maamo amiin

    • @jacksoncayson9242
      @jacksoncayson9242 3 года назад

      I dont mean to be off topic but does any of you know of a method to log back into an Instagram account??
      I was stupid forgot my login password. I appreciate any tricks you can offer me!

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 5 лет назад +18

    illaahay ku xafid waa qof malaayiin qof u dhiganta

  • @rukiyamohamed8050
    @rukiyamohamed8050 5 лет назад +1

    Mashallah Allah ku daayo habo mida kale abwaanada xalimo ha xuso mudankeeda ma helin meesha ay degan allaa og.runti aniga waan soo booqdey waan arkey dhaqaalo iyo dhaqtar bey u bahantahay xatta hooygeeda dib u dhis buu rabaa wareysi wax ma tarayo takuleyn ha loo sameeyo ....ha la ogaado ma ah marki la rabo in loo tago waa in laga war qabaa abwaanada.

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 Год назад +1

    Masha allaha

  • @zahraabdi4399
    @zahraabdi4399 5 лет назад

    Buraaaan burka waxaan u maleyna in u puntland ku dhashay xarfaha sideey u socda waa ku soo jidanaa masha allaaaah

  • @lakicaafeer2256
    @lakicaafeer2256 3 года назад

    mamo xalimo m.a ale ha ku xafiido

  • @mohaanibnukhadar6758
    @mohaanibnukhadar6758 3 года назад

    M,a ayeyo mcn ilahay janatu fardawso ha kugeeyo

  • @salmah3062
    @salmah3062 5 лет назад +21

    Abshir dhiiranow ina adeerow mamada ha la ogaado o madaxweynaha ha lo geeyo yan oran lahaa ani

  • @adamahmedryi9yr437
    @adamahmedryi9yr437 3 года назад

    She is my hero waa halyey daarood

  • @qaalidumar1779
    @qaalidumar1779 5 лет назад +1

    asc aad baan ugu qiirooday buraaburka mama allah ha caafiyo somalina ilahay ha isku keeno

  • @khadijabin8262
    @khadijabin8262 5 лет назад +4

    Maasha allah💗💗💗💗💗💗💗

  • @shifaa2231
    @shifaa2231 5 лет назад +1

    mahbuub yuzuf wll Ani Ayeydy weye xalima puntlnd wn kaaa gadhzin qormadan incha AllaH

  • @nadiaabdi1087
    @nadiaabdi1087 5 лет назад +3

    Mashallah xalima puntdland

  • @yahye7738
    @yahye7738 5 лет назад

    Masha allah maamo xaliimo ilaahy ha u siyaadiyi cimriga iyi cafimaadkeeda

  • @adamahmedryi9yr437
    @adamahmedryi9yr437 3 года назад

    Masha allah she is my hero alow cimrigaga dheere aaaamiiiiin

  • @anisaadenmohamed9612
    @anisaadenmohamed9612 4 года назад +1

    Manshaa allah maamo xaliimo cimri dheedh iyo cibaado suuban illah kugu irsaaq

  • @deeqoabshir3720
    @deeqoabshir3720 5 лет назад +1

    masha allaah waa rundeed mamadaan waxay ka hadlaysaa waa dadka xabsiyada ay farmaajo iyo khayre ka soo daayeen ayay ka hadlayaa saas ufahma dadka xabsiyada laga soo daayay qabiil masoo dayn ee farmaajo iyo khayre ayaa soo daayay daas ogaada dadkiina bukoow

  • @queenpuntland521
    @queenpuntland521 5 лет назад +2

    Cimri dheer iyo caafi maad alaha kusiiyo maamo xaliimo puntland

  • @zahraabdi4399
    @zahraabdi4399 5 лет назад

    Masha allaaaah alllaaah ha xafido Eedo xaliimo buraanburka somali soo badi u dhawaaq moryaanta wadanka na qaribeeyso

  • @maryamaadem7179
    @maryamaadem7179 5 лет назад +6

    Aamiin aamiin

  • @adamahmedryi9yr437
    @adamahmedryi9yr437 3 года назад

    Mama xaliimo iyo Morgan waa halyey daarood

  • @axmadibnukarkar4751
    @axmadibnukarkar4751 2 года назад

    Ayeeyo xaliimo rabi cimriga hakuu dheereeyo

  • @safiyasaid9189
    @safiyasaid9189 5 лет назад +2

    Allahumma Aamiin Allahuma Aamiin Allahuma Aamiin

  • @zeinabmohamed9734
    @zeinabmohamed9734 4 года назад

    Mashaa Alaah ilaahay habarkeeyo maamada Aamiin

  • @fatimahassan4236
    @fatimahassan4236 4 года назад

    حفظ الله ماماabwaanada halgamaaga xaliiimo wiilkii soo bandhigay quruxdaan allah haxafido

  • @shifaa2231
    @shifaa2231 5 лет назад +1

    kugu faaanaa Ayeeyo mcn ilaahay hykaa xafido ku jclhy mcnto😘😘😘😘😘😘😘

  • @raahaabdullahi1979
    @raahaabdullahi1979 5 лет назад +3

    Masha allaah

  • @farxiyafafale4255
    @farxiyafafale4255 5 лет назад

    Masha allah wallhi aadban u qiiroodey allow somalia nabad waarta sii

  • @shifaa2231
    @shifaa2231 5 лет назад +2

    Ayeydey cidna uma bahna Anagaa umaqan oo wx u ah qof aan ku zidin ha faaleynin hna zugin wngiza 😚😚

  • @fosiaabushacar437
    @fosiaabushacar437 5 лет назад +1

    Ilaahow sii cimri dheer iyo cibaado suubado mamnadan.

  • @asiahussein8481
    @asiahussein8481 5 лет назад +4

    anigu waxaan ahy reer somaliland lkn aad baan ula dhacsanahy xaliimo iyo suugaanteeda

  • @qalpinuura9091
    @qalpinuura9091 3 года назад

    🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤❤❤❤❤

  • @sacdiyoaden8315
    @sacdiyoaden8315 5 лет назад +3

    Mashallah 🙏🏽🙏🏽🙏🏽❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊

    • @qaliomar3421
      @qaliomar3421 4 года назад

      Burburka xaliimo waa Geese yad

  • @sihambabylovesihambabylove5128
    @sihambabylovesihambabylove5128 5 лет назад +2

    Hoyo alle hakuhafido 😘😘😘😘😘

  • @zahraabdi3764
    @zahraabdi3764 3 года назад

    Maamadaas oo u soo halgatay Putland guryo ha siiso........ragga uun baa wax ku cuna dowlada 😍😍😍😍

  • @raxmajamac4264
    @raxmajamac4264 5 лет назад

    Mansha allah maamada illhow caafimaad iyo cimri dherer hasiiyo

  • @aragsandaahir6873
    @aragsandaahir6873 5 лет назад +4

    Manshallah

  • @safiyasaid9189
    @safiyasaid9189 4 года назад +1

    Mashaallah hooyo

  • @jidhidhicobadal5183
    @jidhidhicobadal5183 5 лет назад +3

    *cadowgu ma mooga wadankaan madax lahayn*
    Yugeri museveni kaligii taliyaha uganda waa waxa uu tusalaaha inoogusoo qaatay wadamada dawlad xumadu ka jirto wadamada kale ee inaga liita ama inala siman uu yidhi arrin diplomacy darteed baanan u sheegayn dawladeenan *nabad iyo nolol* hadaan la dshaqaynayo insha Allah meelaynu ku faano baynu gaadhin

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid114 4 года назад

    Allaha xifdiyo mama xaliimo puntiland

  • @kickit5454
    @kickit5454 5 лет назад

    M.sha Allaah hooyo mcn ilahay hakuxifdiyo

  • @safiyasaid9189
    @safiyasaid9189 4 года назад

    Mashaallah illaah ha ku xafido

  • @sahraganda131
    @sahraganda131 5 лет назад +1

    Hooyo mcn ilahay cimriga hadhereeyo hadalkagu wa. Nadeqay hooyo

  • @nabadoonsiciidlibaan291
    @nabadoonsiciidlibaan291 5 лет назад +1

    allow ku dhawr cimri dheer iyo caafimaad kusii

  • @hooyomacaanumayma239
    @hooyomacaanumayma239 5 лет назад

    Mansha alaah habo ilahay haku xifdiyo

  • @thuglife6551
    @thuglife6551 5 лет назад +4

    La isma yeelo oo runtime waa cadahay ee budlaan waa hooyo ee soomaaliyeed ogow

  • @shifaa2231
    @shifaa2231 5 лет назад

    Ayeydey xalimo puntlnd ilahow cimrigeeda dheere

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 5 лет назад

    ilaahay khayr badan ha ku siiyo eeddo

  • @fatumaawale8108
    @fatumaawale8108 5 лет назад

    Mashallah very beautiful wow

  • @abwaangaas7234
    @abwaangaas7234 5 лет назад

    masha allaah xaliimo

  • @shaaficidannane8394
    @shaaficidannane8394 5 лет назад +1

    Waay iga oohisay wllhy maamadan 😭

  • @munaleky1044
    @munaleky1044 5 лет назад

    Hoyoo qali ah 😍😍😍😍😘

  • @warzandahir5915
    @warzandahir5915 5 лет назад +1

    Asc wll abshir dh waxaan kaa codsanayaa maamada in la caawiyo oo gabayadeeda la qoro buug lagu soo saaro waa xigmad qaaliya runtii bulshadana anfacaysa ama kaduuba intaay xasuusato vedio kayd ah laga dhigo aadbay u xigmad badan tahay mamada una cod macaan tahay ilahay ha xifdiyo ha caafiyo aakhirana jano aduunkana nimco wanka xumahay in lagu ilaaway guriga aay ayadoo jaban dhextaalo ayadoon jabin baanka dawan jiray xafladaha puntland allaha caafiyo mamada

  • @dahirali6483
    @dahirali6483 5 лет назад

    Hooyo cimri dheer io camalsuuban allaha kusiiyo

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 5 лет назад +3

    war islaanta ka ducaysta oo u fura meel ay buraan buryada ku gadato

    • @marwonimco7293
      @marwonimco7293 5 лет назад

      Maan.sh.aalaah.waxas.baahooyo.laga.dhahaa.somaaliya.hatagna.do😭😭😭🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🙏🙏💋💋💋💋💙💙💙💓❤💕💖💖💖💖💝💝💝💝💝💋💋💋💋😎😎😎

  • @nimcohodon1687
    @nimcohodon1687 3 года назад

    Illhy ha dhowro mamadan wlhi wan k qiroda buraburkeda

  • @hamdiali258
    @hamdiali258 5 лет назад

    Thanks 😘

  • @shugrimaxamed5848
    @shugrimaxamed5848 4 года назад

    Mansha allh ❤❤❤

  • @mohamudjamma5537
    @mohamudjamma5537 4 года назад

    TabarakaAllah

  • @hawraarsamegeedi2431
    @hawraarsamegeedi2431 5 лет назад +1

    Horta dhiiranow aad ban kuugu bogadinyaa howshaad bulshadada u hayso. Lkn ninyow waxa jira maamadu burabur ay u tirisay puntland. Oo aha iskama dhalanin ragba dhiig usoo bixiyay ragba dhidibada u aasayey maalin dhiba. Hadaa kaa noso galiso ama meel noogu sheegten. Wan kaga mahad celin lahyn.

  • @samaraabdulqadir4396
    @samaraabdulqadir4396 3 года назад

    Alow ku xifdi mamo mcn 😪

  • @haldhaahaashi4057
    @haldhaahaashi4057 4 года назад

    walahy waan ka ilmeyey mamadan ilahay ku xafid cimrigaga ku barakey waa in tala lagu dhiso magacagana bookta lagu qoro oo schoolada carurta la gu baro waa halgama weyn. ..riyadadana ilahay hano rumeyo...

  • @hamdiaden209
    @hamdiaden209 5 лет назад

    janada alaha kugeeyo mamo

  • @mohamudjamma5537
    @mohamudjamma5537 4 года назад

    MashaAllah

  • @mohamudjamma5537
    @mohamudjamma5537 4 года назад

    Alle haxafido

  • @ahmedyusuf547
    @ahmedyusuf547 5 лет назад

    Abshir dhiiranow inadeerow buraanbur ay puntland utirisay sida laga u dhisay ay kujidhay ragbaa dhidibada u aasaayay malin dhiba ninyahoe ka noso duub hore wakaaga codsaday

  • @faultylog3713
    @faultylog3713 5 лет назад

    Amin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Somalia hanolato

  • @bilanhoussen9580
    @bilanhoussen9580 5 лет назад

    ❤❤❤❤❤

  • @mohamudjamma5537
    @mohamudjamma5537 4 года назад

    Caadi maaha

  • @mohamudjamma5537
    @mohamudjamma5537 4 года назад

    Guuleyso

  • @isfahamkaumada9639
    @isfahamkaumada9639 5 лет назад

    Qofkasta Oo soomali ah waxaa wajib ku ah inuu sii share kareeyo si aay soomalida Oo ka faaidaysato

  • @zahraabdi4399
    @zahraabdi4399 5 лет назад

    Burrraaaanbur iga dheh

  • @liibaanbilbil8687
    @liibaanbilbil8687 5 лет назад

    M,a

  • @bilanhoussen9580
    @bilanhoussen9580 5 лет назад

    😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓

  • @tubtatoosan1012
    @tubtatoosan1012 5 лет назад

    Tobanka hotel ee ugu shidan puntland
    m.ruclips.net/video/1nW5ka1t5ts/видео.html

  • @mohamudjamma5537
    @mohamudjamma5537 4 года назад

    Qaali weeye gabayadeeda

  • @raxmadrabbi1578
    @raxmadrabbi1578 5 лет назад

    Maamo ducadii gunada ahayd meday

  • @ikhiyarabdi8389
    @ikhiyarabdi8389 5 лет назад

    Waran

  • @samira-141
    @samira-141 Год назад

    🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 5 лет назад

    Mashallah

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 5 лет назад

    aamiin

  • @abdisalansharif26
    @abdisalansharif26 5 лет назад

    Mashallah