gabadh iimaan leh!😪Kadis kafarxi |Abubakar iyo cumar|Jigjiga

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 275

  • @maryamaolad2356
    @maryamaolad2356 2 года назад +58

    Intaaso qofaa marqaati ka noqotay iney tahy qof wngsan iimaan leh allhu akbar allow uwaasici rizqiga 🤲

  • @munamaxamed3042
    @munamaxamed3042 2 года назад +17

    Wlhy waan ku farxasanahy inan somali ka dhashay🥰🥰🥰❤

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 2 года назад +11

    Mashaa Allah
    wiilasheen quruxda badan Allah idin barakeeyo aduun iyo aakhiro Amiin Amiin yaa Allah ❤️ 💙❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 года назад +30

    Ilaahay ha idin xifdiyo
    Ustad Abubakar iyo cumar faruuq
    Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin❤️

    • @user-ro3ph8xy3g
      @user-ro3ph8xy3g 2 года назад

      ruclips.net/p/PL5r3786Vf_2zPfhLocfV8IIVU_zy1OcNy

  • @ayanhaji5028
    @ayanhaji5028 2 года назад +15

    Qalbiga qalin laga noqda gabdhana qalbigaye qalin ka tahy 🥺🥺🙏☝☝🤲

  • @asisoabdi3573
    @asisoabdi3573 2 года назад +18

    Masha allah iillheyo wiilshaan noobarakeey wiilshaana aayaago kalenooga dhiik amiin yaa allaha 🤲🤲🤲🤲👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻

  • @jeyloonytro5370
    @jeyloonytro5370 2 года назад +26

    Gabadho dacad ah ALLAH idin siyo labadina wallah ah AMIIN

  • @subanali5805
    @subanali5805 2 года назад +13

    masha Allah she has beautiful heart 😭😭😭

  • @khadrauk
    @khadrauk 2 года назад +3

    Ilahay haudiin xifdiyo akharo iyo aduunba manshallaha Tabarkalah. Ilahay idiinmatuso wax idiindhiibaba.Allahumma Amiin Yaa Rabi

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 2 года назад +9

    Ilaahayi haka farxiyo abubakar . Ilaahayi reerkana cafimad iyo cimri dheer haku noolayisiyo

  • @roodanuur2196
    @roodanuur2196 2 года назад +83

    She make me cry 😢. She so beautiful inside out.

  • @anisanur555
    @anisanur555 2 года назад +9

    Walaahey ilin kulul baa iga timid Sheeq Abuubakar iyo inta ku xiran ilaahey Ajir iyo xasanaad ha Idin siiyo👍👍😍😍✅

  • @ayaandaahir3304
    @ayaandaahir3304 2 года назад +7

    Masha alah isma qariyo qofka wanagsan ee iimanka ilahay siiyey

  • @yahyeabdi5516
    @yahyeabdi5516 2 года назад +19

    Allahu Akbar dad sidn u qalbi wngsan inty Adunka jogan wlhi islamnimo dhabta ah marks daremysaa 😢 😿

    • @malirasta2688
      @malirasta2688 2 года назад

      Maaha allah

    • @timroyacoub8369
      @timroyacoub8369 2 года назад

      Somalidu waa wadaa sidaaa wa sababta ay gaaladu weerarka noogu tahay meel walba ee qaarna laga leeyahay somali ma nihin dhaha

  • @hamdaepraahim8069
    @hamdaepraahim8069 2 года назад +3

    Masha allah allaha idinku asturo lacagtaad wanaaga kubixinsaan
    Waayo dadka qaar lacagta waaku jeesjeesan
    Allaha aduun iyo aakhiraba wax khayr qaba idinka siiyo

  • @aminamohiddin2682
    @aminamohiddin2682 2 года назад +3

    Masha allah abubakar iyo cumar allah dartiis ayaan idin jecelnahay waxaan jeclaan leheen in aan niicazuuno muqdisho ayaan kunool nahay qaas ahaan daarusalaam aniga iyo familkeyga

  • @fartunabdulle6474
    @fartunabdulle6474 2 года назад +9

    Maanshaa allah saad uga farxiseen allah janada haydin kaga farxiyo

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 2 года назад +32

    Masha alah ilaahay ha idin barakeeyo soomaali weyn ilaahay ha mideeyo ilaahay koofurta dhibka ha ka qaado aamiin

  • @sadamsiyad2623
    @sadamsiyad2623 2 года назад +3

    😭😭😭nolosha dadkena sidn ayy u badantahy...jazakllh

  • @shukriahassan2543
    @shukriahassan2543 2 года назад +3

    Mansha Allah wll abukar iyo camar Allah ha idin xifdiyo

  • @hani8826
    @hani8826 2 года назад +6

    Asc. Mashaa Allaah
    Abubakar iyo Cumar, rabbi ha idiin xafidoyaa rabbi. Waalidkii dhalay lle ha u danbi dhaafo.🤲🏾🌹♥️♥️♥️🌹🇸🇴

  • @taqwachannel9897
    @taqwachannel9897 2 года назад +4

    Masha allah ajar ilahay haniga siyo anakane kuwi nigu desto alaha naga wada dhigo waa jeclaan laha Somali oo dhan one is cawiyan is walal sadan qabiil iyo qurun meel iska dhigan gacmaha is qabsadan wadankoda dhistan ilahay waxba lama ahan Inu riyadas no rumeyo Malin un

  • @sahnibrahim833
    @sahnibrahim833 2 года назад +7

    Qalbiga bay taajir ka tahay 😭 ilah samirka aad u samraysid nolosha albaab khayr qaba ha kugu furo 🤲🏼 waa bil ramadaanee Insha Allah

  • @leilamohammed6700
    @leilamohammed6700 2 года назад +11

    I don't know why am crying 😭

  • @amiinsosman8161
    @amiinsosman8161 2 года назад +10

    Masha allh abuubakar iyo walaalkii qeyr badan allaha sii waa wiilal yar yar qeyrka jecel .illaah wiilasheena kale ee waxa wngsaneen ku mashquulka ah allaha soo hadeeyo

  • @Yana-tu3el
    @Yana-tu3el 2 года назад +8

    Maanshala tabarakalah she has full imaan.ilaahey Jano ha idinku badalo kudayasho wanaagsan baad sameyseen maanshala Allah yaa baarik

  • @hamdamed8280
    @hamdamed8280 2 года назад +23

    Mashaallah tabarakallah ❤wa farxad weyn wlhi ilahay ajaar iyo xasanaad haa idinka siiyo horay usocda

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 года назад +12

    Ilaahay ha u barakeeyo caawimada
    Loo fidiyey, Aamiin Aamiin yaa Rabbi❤️

  • @fadumoayan4947
    @fadumoayan4947 2 года назад +8

    Ilaahay ha idin xifdiyo ayagana wax khayr qaba allha siiyo nolol wanaagsan

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 2 года назад +2

    Asc maansha allaah walaalaha Soomaaliyeed ee inoogu soo gurmaday Ramadaan ka dartiis . really I cried Cumar iyo Abuubakar habo aduun yadana Qayr Allaha idiin siiyo Aqirana janna tul Fardowso allaha idiin geeyo aaaaammmmmiiiinnnnnnn

  • @abdallasaabirdukow7759
    @abdallasaabirdukow7759 2 года назад +1

    Masha Allah jazaka Allah khayran Alculumaa ❤️💯💯♥️♥️

  • @zuhoercali3173
    @zuhoercali3173 2 года назад +6

    Ilahay swt haydin barakeyo wiilasheena maskiintana Ilahay swt ha u gargaaro

  • @cabdiqaadircabdiqaadir5075
    @cabdiqaadircabdiqaadir5075 2 года назад +2

    Maashaa allaah waa ka faxisay allaah hakaa farxiyo wll qaali ah

  • @souadsiman_official9559
    @souadsiman_official9559 2 года назад +8

    Machallah abubaker allah cizak alluhuma barek wllo abubaker halken kala xirira pls

  • @amilaabdirahmanshekh8035
    @amilaabdirahmanshekh8035 2 года назад +12

    Masha Allah walaalahega qurxda bada qalbigana fiican Allah dartiisa ayan idin jeclahay walahi cajiib 😢😭🌹⭐⭐❤🌹❤

  • @sahranuur1432
    @sahranuur1432 2 года назад +7

    ما شاء الله ربي يحفظكم ويخليكم ا جزاء ك الله خير وشرا لكم

  • @nastehohousseinahmedahmedh5323
    @nastehohousseinahmedahmedh5323 2 года назад +17

    ALLAH HAKU BARAKEEYO JAZAKA ALLAH KHAIR MASH ALLAH

  • @mohamednur1526
    @mohamednur1526 2 года назад +1

    M.a jazakallah qeyran sh.Abuubakar

  • @halimad9834
    @halimad9834 2 года назад +14

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Mashaa Allah illahaw barake wiilasha waan oyaya farxad darteed janaatul firdowsa al aclaa Allah ha idinsiiyo idinka ookale Allah hano badiyo baaraka Allahu fiikum Abubakar
    الله يرزقك بزوجة صالحة أمين يارب
    Waa casar jimcaad illahow iga aqbal labadiina Allah ha idin siiyo sacada fi dunyaa wal aakhira Amiin

  • @yusufquresh9805
    @yusufquresh9805 2 года назад +3

    Masha Allah Ilaahey Haidin barkeeyo Abubakar iyo Cumar

  • @faafumodiidii3851
    @faafumodiidii3851 2 года назад +9

    Masha allh wa gabadha imana ku u buuxo

  • @fankahassa6282
    @fankahassa6282 2 года назад +2

    Msha allaah allaha idiin xafido wiilashena

  • @aziamohamuud9283
    @aziamohamuud9283 2 года назад +4

    ماشاء الله القنا عة كنز لا يفني

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 года назад +2

    Masha allha tabarikllha ❤❤

  • @ifoonghauri4046
    @ifoonghauri4046 2 года назад +7

    🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹Masha Allah walaalo qalbigaan idinka jecelahay labadiinaba dar Allah

  • @hindacalixirsi7959
    @hindacalixirsi7959 2 года назад +7

    Alxamdulilaah rabilcalamiin alle swt baa mahad iska leh awalan waa akhiran mnsha allah tabarakallah alle swt garabkaaga hagalo alle swt haku xafido meelkastaba aad joogto aamiin yaarabi allaahuma aamiin yaarabi allaahuma alle swt halkaad kasoo saarteen rabbi wax khyrqaba haydin ku bedelo aamiin jasaakumulaahu khyr

  • @umumaahir9022
    @umumaahir9022 2 года назад +6

    mashaaAllah tabarakallah wll Allah haidiin barakeyo iyadana Rabii hau barakeeyo

  • @user-vu7zl3ts5v
    @user-vu7zl3ts5v 2 года назад +3

    ماشاءالله إيمانها كبير

  • @fankahassa6282
    @fankahassa6282 2 года назад +2

    Msha allaah wllahen allaha idin xafido

  • @nafiisaibrahim6151
    @nafiisaibrahim6151 2 года назад

    ماشاء الله تبارك الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر

  • @sahraa8499
    @sahraa8499 2 года назад +2

    Waa bil Ramadan adiga iyobwalalkaa ilaah ajar ha idinka siiyo Guuur kheyrleh ilaah ha idinbsiiyo Aamin Ya Rabi

  • @bukariismailbukari9140
    @bukariismailbukari9140 2 года назад +4

    القناعة كنز لا يبقي

  • @ipnunadilpnunadi4188
    @ipnunadilpnunadi4188 2 года назад +11

    Saaxibul xikam allah ku barakeeyo wll xaafadahan waa xaafadahee

  • @umuabdulqaadir7523
    @umuabdulqaadir7523 2 года назад +5

    maasha Allaah shukran abuubakar

  • @khadarjama2831
    @khadarjama2831 2 года назад +4

    Ilahay hajir iyo xasanad hakusiiyo amiin.

  • @xaliimoyuusuf1989
    @xaliimoyuusuf1989 2 года назад +2

    Masha Allah Allah haidin barakeyo shekh Abubakar iyo cumar

  • @saeedmohamedsaeed1709
    @saeedmohamedsaeed1709 2 года назад +3

    Masha Allah hooyo dhashy iyo aabiihidhalay ba nasiibleh

  • @mahatsultan1602
    @mahatsultan1602 2 года назад +6

    Mansha Allah ilaah hanihafiido Abubakar iyo Omar love u guys

  • @Hooyo309
    @Hooyo309 2 года назад +3

    Maasha’allah ilaahay badal khayr qaba hasiiyo Walaalahaan.

  • @Dalalow
    @Dalalow 2 года назад +5

    Mashllah tabarakllah 😰😰allahi hakubarakeyo adunka iyo aqaro

  • @abdulaahikulmie5570
    @abdulaahikulmie5570 2 года назад +6

    masha allah illahow idin xafid abu bakar iyo walalkis illahow idin gargar

  • @sacdiyomaxamed4514
    @sacdiyomaxamed4514 2 года назад +4

    Masha Allah allow barakey wilashaan

  • @xabiibtiinasahal8633
    @xabiibtiinasahal8633 2 года назад +4

    Masha Allah masha Allah ilahay imaanka hanagu sugo

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 года назад +7

    Ku soo dhawaada cunooyinka fudud nagu soo biira asxaabay ❤️ 😍 Ramadan mubaarka ❤️ allow amuurah noo sahal ❤️

  • @FarxanAbdi-zr2iv
    @FarxanAbdi-zr2iv Год назад

    Allahay dartiiban kujeclahay wll abuubakar

  • @MJ-gg4je
    @MJ-gg4je 2 года назад +1

    Jassaakumu Allah khayr dhamaantiin

  • @jeyloonytro5370
    @jeyloonytro5370 2 года назад +8

    Masha ALLAH maskaxad sax eyka dhigatay kkkkllll

  • @hodanhuseb2044
    @hodanhuseb2044 2 года назад +2

    Manshllah Abubakar waa wil qalibi furan Allah haku xifdiyo Walalo

  • @aishasiyadbunow5673
    @aishasiyadbunow5673 Год назад

    Manshallah ❤❤Alxm imanka waa shey qaali🎉😢❤😊😊

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 2 года назад +1

    asc maaashaa allaah iimaankuwaacajiib

  • @NimcoMohamednuuriye
    @NimcoMohamednuuriye 3 месяца назад

    allah allah allah allah allah allah allah ☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️

  • @kinsharifofficial9175
    @kinsharifofficial9175 2 года назад +5

    Asc.wll Qali sethyi Masha Alhi OK 👌👍SUBSCRIBED Esar wll Qali ♥️👌👍

  • @fatumaabdi8062
    @fatumaabdi8062 2 года назад +14

    Mashallah mashallah aamiin aamiin 🤣🥰🏆🌺🌹🌸🌼👍🌻🌟🥰🌺🏆🌸🌹🌼👍🌻🌟⭐️🏅😇

  • @raaqiyacumar78
    @raaqiyacumar78 2 года назад +3

    ALLAHA IDIN DHOWRO WALAALAHEY QALBI WANAAGSAN AYAATIHIIN

  • @sadiamoalim4447
    @sadiamoalim4447 Год назад

    Masha Allah Allaha idiin barakeeyo walalaheen

  • @shukrimohamed2739
    @shukrimohamed2739 2 года назад +6

    Magaca iidhaha ah aqwaani qasa qiyaano kama dhamaato aqwaani somaaliya ah abuukar ku qaraabto saara ah OK 👍 ah rashulkeena scw 👍

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 года назад +6

    Maansha Allah ❤

  • @suadamohamud6829
    @suadamohamud6829 2 года назад +2

    MashaAllah 🥰

  • @umoibrahiim968
    @umoibrahiim968 2 года назад +4

    Masha allah ilahay hidin xafido 🥰🥰🥰

  • @salmaahmed3110
    @salmaahmed3110 Год назад

    Ilhahy ha inaga farxiyo mashllh wllahay meesha joogtin ina kla garan waa mashllh labaadinaba ina kla garan waa isku eeg tihiin mashllh 🥰🥰🥰🥰🥰🥲

  • @asmagob3745
    @asmagob3745 2 года назад +7

    Jasakalah khyr wllo

  • @ayanhaji5028
    @ayanhaji5028 2 года назад +4

    Mansha allaha ♥️

  • @idilismail2034
    @idilismail2034 2 года назад

    masha allh aad ugu farxy sida ucawiyey abubakr alle haku xafido

  • @SamiiraMaxamuud-ni7zl
    @SamiiraMaxamuud-ni7zl 4 месяца назад

    iimaanka cajiib wallaahi ❤❤❤❤❤❤

  • @raxmaidris9640
    @raxmaidris9640 2 года назад +3

    Masha Allah Aamiin

  • @aaminomaxamed5927
    @aaminomaxamed5927 2 года назад

    Masha allah allah hakubarakeyo

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 2 года назад

    waad liibaanaysaan if iyo aakhiroba
    miisaanka xasanadka aakhiro
    alle haydin saaro my brothers.

  • @fadumokhalif2531
    @fadumokhalif2531 2 года назад +3

    Man Shaa alaah

  • @wearerddddd6862
    @wearerddddd6862 2 года назад +6

    Asc Allaah ha ku xifdiyo wll ken abubakar oo noogu yimid jigjiga

  • @faysajamacxusen2134
    @faysajamacxusen2134 2 года назад +3

    Masha allah alle ha ku barkayo 😭😭😭

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 2 года назад +3

    Masha allah 🤗

  • @asiamohmmedazuazu7409
    @asiamohmmedazuazu7409 2 года назад +1

    ما شا الله♥️👸🏼

  • @khadarahmed699
    @khadarahmed699 2 года назад +3

    Maasha allah Alxamdulilah

  • @maryamoruun1532
    @maryamoruun1532 2 года назад

    Masahalh tabaarakalah allha xafido

  • @safiaabassabass7796
    @safiaabassabass7796 2 года назад

    Masha Allah

  • @user-tz1ff9cp2m
    @user-tz1ff9cp2m Год назад

    ManshaAllah jazakallaah

  • @juweriyasaleebaan6508
    @juweriyasaleebaan6508 2 года назад

    Masch alallah Allah

  • @hafsadekow2291
    @hafsadekow2291 2 года назад

    M.a jano Allah hanigeyo wll

  • @user-ss1dy7jj2v
    @user-ss1dy7jj2v 7 месяцев назад

    Mashalah she has inside beautiful ❤

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 2 года назад +14

    ماشاءالله 💕❤️💕🌹🌹

    • @aminahussein-hassan522
      @aminahussein-hassan522 2 года назад +2

      Masha alaah ilaahay ha idinxafido wiilasheena waan idiinxiiday waaba la idinwaayay ayaantaan🌙❤️❤️❤️🇸🇴🎉🇱🇷