Sidee Ayaan Uga Sameeyay $6,600 Affiliate Marketing?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024
  • 👨🏽‍💻GET Courses - https: smma.facacusub...
    //wa.me/252905616363
    🍿 WATCH NEXT:
    7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
    Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
    Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
    Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
    ⚙️ All LINKS:
    🎵
    ✍️

    📚
    👨‍💻
    MY COURSES:
    👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
    MY OTHER SOCIALS:
    📱 TikTok - / warsame_bade
    📸 Instagram - / warsamebade
    🎥 Facebook - / warsamebade101
    GET FREE MONTHS:
    Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io...
    Canva 1-month FREE Link: partner.canva....

Комментарии • 125

  • @OMAR-5457
    @OMAR-5457 3 месяца назад +1

    sxb codka Full ka dhig

  • @Hataaban3
    @Hataaban3 2 месяца назад

    horay u soco saxib

  • @feysalinho7123
    @feysalinho7123 Год назад +9

    Hadaaa hormar larabtid ummada wax tusi oo dheh sidaaan iyo sidaan sameeeya ama website kaaan gala oo qaabkaan uga shaqeeesta Easy

    • @learntorest4090
      @learntorest4090 Год назад +1

      Waa runtaa ilaa hada waxba kama fahmin

    • @AbdirahmanMoha-uf2wg
      @AbdirahmanMoha-uf2wg Год назад

      Sxb Wax bilaash ah Ma jirto Wax qiimo Lehna Qiimihiisa Bixi Xamaalo oo Xirfad Fiican Baro Sida Graphic Design ama Mid kala oo aad Jeceshahay suuqna leh oo Courses iibso Kadib Practise grey illaa 1year Wad Sxb Sameyso Facebook Bage Kadibna Si Free Ah Dadka ugu Shaqee Kadibna Sameyo I year Pertifeloe Hadhowna Si Wanagsan Bey dad ku kugu Soo doonan Oo Macaamiil Badan Yeelayaneysaa Ha Sugin Qof inuu Ku Hormariyo oo Skill intuu Ku Baro Kadibna Shaqo Ku Siiyo Sxb Haddii aad Horumar rabid Cidna Ha sugin iney Ku Hormariso

    • @Bakaal_Warfaa
      @Bakaal_Warfaa Год назад

      Inta aydaan macalinka canaanan, bal muuqaalkanna soo eega.
      Ugu yaraan, affiliate marketing wax uun ka fahma. Intaasi ka dibna barta xirfadaha muhiimka ah ee aad uga shaqaysan kartaan.
      Wax aayar uun " halkaas gala oo ka shaqaysta " ahi ma jiraan e, wakhtiga ka faaidaysta oo shaqo adag qabta. Sorry, but that's the reality walaalyaal.
      ruclips.net/video/oSamifrcrVQ/видео.html

  • @sayydAlisiidaanichanel756
    @sayydAlisiidaanichanel756 Год назад +6

    Adigu wll video aanad kaga hadlayn lacag majiro hadana arki maysid cid aad soosaartay ama kugu dayatay . Sababtu waa maxay ?!

    • @mohamedsaafi1196
      @mohamedsaafi1196 Год назад +1

      Awoowe hadalkaan waa in uu jawaab ka bixiyaa

    • @sayydAlisiidaanichanel756
      @sayydAlisiidaanichanel756 Год назад

      lacagsamee
      sidee lacag loosameeyaa
      waxa dhaama aqoontan waan idin barayaa. ama meeshaa kabarta waayo dadka kudaawanaya dad baan garanaynba waxa aad kahad layso. @@warsamebade

    • @khalidkamaal1945
      @khalidkamaal1945 Год назад

      ​@@warsamebademsul mahad sanid

    • @queenliza596
      @queenliza596 Год назад

      ​@@warsamebademeqo xirfad Ayan lenahay hadane shaqo mawa helno

    • @isseabdullahiomar9732
      @isseabdullahiomar9732 Год назад

      Jwb waafi ah inaadan bixin ayaa imuuqata, waxaa kugu jira Caro, horaa loo yiri hadal badan haan mabuuxsho, practically ayaa ila haboon inaad dadka kugu xiran utustid mahadsanid

  • @hawonuurmahdi8657
    @hawonuurmahdi8657 3 месяца назад

    Sidee u bartaa

  • @suhaybnasir-l8n
    @suhaybnasir-l8n 9 месяцев назад

    350,000$.÷12 month = 28Ks
    warsame bade :6000÷ 12months = 500 or 600 ber month wow keep going!

  • @MaahirCde-b4w
    @MaahirCde-b4w Год назад +23

    zxp marka hore waan ku salaamay nio dhalin yaro badan ayaa aqoonin sida lacag looga sameeyo online ka marka wll hdii aad labo iyo sadex xirfadood aad nabarti iyo meesha aan ka shaqeyni karno waaan ku mahad celin lahaa xirfada marka aad barati waxay rabtaa bosees aad ku shaqaysi nio marka somali ayaan joogna habka aan ugu shaqay sanilahayn natus

    • @MrMoha23
      @MrMoha23 Год назад +4

      Waa su’aal qiimo badan ustad arinkaas next video kasoo sameey dadka ku nool Somalia 🇸🇴 fursadaha online iyo xirfad wax ugasha sida ey u heli lahaayeen. Mahadsanid.

    • @najmasidow6194
      @najmasidow6194 4 месяца назад

      ​@@MrMoha23Kaley anaa kuu faideynaaye

  • @suhaybnasir-l8n
    @suhaybnasir-l8n 9 месяцев назад +1

    affliate marketting iyadoon websate lagusoo post gareynayn (adoon web laheyn) maka shaqeysankarta?
    sidookale CPA cost per action kasoo hadal ustaad

  • @GeneralIsmail
    @GeneralIsmail Год назад +4

    Lacaga sameye io bugaa aqriye le mku jire nio dhalintena wxbar hada wx dhaanto xirfada sogudbi Inta noso gudbin lahyd lacgta sameyse 😢 dadku wa dadkadi wxd dhertahy bar ama ngala dultag😊😂

    • @Shaqo-e5h
      @Shaqo-e5h Год назад

      #itusitaabsi RUclips channel

    • @Bakaal_Warfaa
      @Bakaal_Warfaa Год назад

      Dhalinyartu diyaar ma u tahay in ay waxbarato?. Marka hore qofka dhallinyarta ahi ha la yimaaddo go'aan, hana garto dantiisa.

  • @suhaybnasir-l8n
    @suhaybnasir-l8n 9 месяцев назад

    sababta uu videogagu uu oogu horreyo maxaytay markaan raadiyo affliate somali?

  • @taarofihri-qo2wn
    @taarofihri-qo2wn 4 месяца назад

    Anigu mahaysto lab ton waxan haysta mobile anteenadu dhacayaan makusamaynkara abti

  • @Madiinaxasan-vk5ov
    @Madiinaxasan-vk5ov Год назад +3

    Lkn anga soomali joognaa sidee u sameynkarnaa

    • @ApdiqaniAhmed
      @ApdiqaniAhmed Год назад +1

      Caade waaye wllo

    • @Madiinaxasan-vk5ov
      @Madiinaxasan-vk5ov Год назад +1

      @@ApdiqaniAhmed miyaa mrkas wx fcn waaye

    • @ApdiqaniAhmed
      @ApdiqaniAhmed Год назад +1

      Wllo wax kaste dadaal ayay ubahan yeen

    • @Madiinaxasan-vk5ov
      @Madiinaxasan-vk5ov Год назад +1

      @@ApdiqaniAhmed Haa taas been ahyn lkn dadlka goormuu imadaa mrka kaad opportunity heysto sida wx muuqada u soo saartid

  • @SAMIIR10921
    @SAMIIR10921 Год назад +1

    Sxb xagee ka heli karaa traffic

  • @yusufzgrt
    @yusufzgrt Год назад +4

    Young and real role model
    What I really like about you is positivity, self-awareness, professionalism, integrity, and empathy.
    Keep going I. A

  • @MaxamedAbdulahi-sl2yc
    @MaxamedAbdulahi-sl2yc 5 месяцев назад

    Wabsad ka seen usamay sankarayaa

  • @BAASHIFX
    @BAASHIFX Год назад +8

    Warsamow xirfadaan sxb maa nabartid allah kuu barakeeyo fenancial free dom waa waxa aanu har iyo hamayn raadino si aanu heeryada shaqalanimada iyo baga muudada utuurno isoo qabo bro

  • @abdulkadirali8595
    @abdulkadirali8595 Год назад

    asc warsame bade wax uun baad sheegytaa marwalbo cid kafaaideysatay barnaamishkaada oo lacag hada sameeeya mawa aragnee halkee kasameeysaa lacagta

  • @aliia389
    @aliia389 Год назад +3

    horay u soco saxib

  • @farxaancawil926
    @farxaancawil926 11 месяцев назад +4

    Only more speaking is the only what i get from you!

  • @alimahmood3619
    @alimahmood3619 9 месяцев назад +7

    I thought you going to show us step by step 😂😂😂

  • @naemaahmed1648
    @naemaahmed1648 5 месяцев назад

    Thanks baryahan xiisahaygu waxyaabahaa technology ah ayuu usoo jeedaa waxaan rajaynaya inaan guul ka gaadhi doono dadkuna way ubaahanyihiin qof afkooda hooyo wax ku bara
    Mahadsanid

  • @cf.hassan2163
    @cf.hassan2163 Год назад

    sharaxaadaada walal kalmadaha soomaali ku sheeg

  • @ahmedmoh5341
    @ahmedmoh5341 Год назад +1

    Lkn wakhti iyo Tamar badan waxaad ku bixisaa youtube iyo soo gudbinta video haddii dhaqaale intaa leeg aad sameyso maxaad sidoo dhan video ugu bixisaa tamar

  • @waxkororsi
    @waxkororsi Год назад +3

    Stripe account muuqaal kasoo sameey walaal

  • @XuseenAxmed-m2i
    @XuseenAxmed-m2i 9 месяцев назад

    Sidee wax ubilaabaa zhp

  • @afifaibrahim-w9n
    @afifaibrahim-w9n 8 месяцев назад

    Dadkam wax yaqaan yaa u diiday dadka inay step by step u baran. Plz sharaxad kaliya ma rabno wax na tusa wllyal plz plz

  • @Dalmar66
    @Dalmar66 Год назад +2

    Ustaada anaga Somalia Ayaan jognaa xirfad fiican Nabar oo aan dhaqaale ka sameyn karo waa hubaa ajar baad heleysaa

  • @abulceynensheikh3571
    @abulceynensheikh3571 Год назад +1

    Somalia kama shaqeynaayo sxb

  • @UmuriyaanIbraahim
    @UmuriyaanIbraahim Год назад +2

    War wll xirfad nobilaw onoso gali ta ugu fican si musasala kadibnagu hag melaha shaqo tagayo

  • @MunoAbshirnuur
    @MunoAbshirnuur 4 месяца назад

    Wll yaa icawinayo

  • @qamaraden2108
    @qamaraden2108 6 месяцев назад

    Wallal how I get traffic for product teach us or me landing page talk that video

  • @cabdisamaddaarood8011
    @cabdisamaddaarood8011 7 месяцев назад

    Warsame bade zxp anaga noma furna sida laysu diwaan galiyo courses ka yacnii card ma isticmaalno muuqaal nooga soo samee sida laysaga diwaan galiyo koorsoyinkaaga😊

  • @naasirxasan9907
    @naasirxasan9907 Год назад +1

    in lacag lasameeyo waxa Ka Horaysa in xirfad la barto wllo warsame marka horta noo faaido xirfadan side lagu barta mhdsanid

  • @ApdiqaniAhmed
    @ApdiqaniAhmed Год назад +1

    Tanks ustaad

  • @AbditatahSaid-uf3mz
    @AbditatahSaid-uf3mz Год назад +2

    Sxb one skill oo ugu fiican nabar ama qaabka loobarto natus mahadsanid

  • @usermaxamed
    @usermaxamed 11 месяцев назад

    Keep going

  • @abdikafiabdisalam
    @abdikafiabdisalam 11 месяцев назад

    Zxb telgaram maledahay

  • @samiirqarsata
    @samiirqarsata Год назад

    Ustaad linked away an kala soo xariiro

  • @aminaaliyassin3530
    @aminaaliyassin3530 Год назад

    Thanks

  • @xamdimgxmohamud4074
    @xamdimgxmohamud4074 Год назад

    Wll mashlh tahay wax ka faaiday balse waxaa mooda inaad toos ukobiyaysid ali abdaal youtuberka ah wax ka hadlo uun baad kahashaa yaa kaloo ila arkay like saar 😁

  • @queencaato8382
    @queencaato8382 Год назад +3

    anu graphic design ban bartay mana aqan wxn ku qabto wana talooyinkii aan kaa qaaty

    • @Maahir2
      @Maahir2 10 месяцев назад

      adoo garaphic desing bartay sideed camal la aan utahy orad fiver iska diwaangali oo malinkiiba 50$ ka badan aad ka shaqaysatide

  • @karaahaqaa
    @karaahaqaa Год назад +2

    Hal mid si musalsala meeshan noogu bar.

  • @MehmetAhmet-rz1lj
    @MehmetAhmet-rz1lj Год назад +1

    Sxb lacagtu hadanbaysee aqoontaa kahoraysa ee managa caawinkartaa?

  • @saraaly4020
    @saraaly4020 Год назад +2

    War anuu San kubaran lahaa meel somaliyana majirto xagee kabaranaynaa

  • @iidismailgaur
    @iidismailgaur Год назад

    Mahadsanid mudane

  • @xidigabolweedkacadceed6328
    @xidigabolweedkacadceed6328 Год назад

    Sxb ribo amay ku jirta

  • @abdinurmohamed7932
    @abdinurmohamed7932 Год назад +2

    Iska suga saaxiibayaal anaa cir iyo dhul meel uun ka baran doonaa xirfadahan digitalka kadibna si free ah courses idinku bilaabiye maalin walba RUclipsr jahwareer nagu rida ma karnee, itus oo itaabsi ma jirto xagna imaankay kaasoo ridayaan somalidu wan ka yaabay runtii😢

    • @aaminasahra5013
      @aaminasahra5013 Год назад +1

      Iga war hay markaa barato wllo anigu lacag aan ku bartona ma haystee

    • @Live.kasto.jooge1
      @Live.kasto.jooge1 Год назад +1

      Wa ku wada taliye

    • @Bakaal_Warfaa
      @Bakaal_Warfaa 11 месяцев назад

      Wax badan baa run ah, wax badanna sida ay yihiin looma sheego galkan. Waxaan rajayn in waxa runta ahna aad qaadato, wixii kalena baadho. Nasiib wacan

  • @abdishakuribrahim8906
    @abdishakuribrahim8906 11 месяцев назад

    Sxb anigo ethiopia jooga miyas samayn kara affiliate market

  • @MawliidDek
    @MawliidDek Год назад

    Ustad Course kada raba inta ka hela

  • @Shaqo-e5h
    @Shaqo-e5h Год назад +1

    #itusitaabsi channelkan wax badan oo digital ah ayuu iga caawiyay

  • @Mohamudjama-t1x
    @Mohamudjama-t1x 11 месяцев назад

    Xge kala so xiriri karaa bro

  • @LimaQuizzes
    @LimaQuizzes 11 месяцев назад

    Ok wll aad umahansanthy lkn lacagta sidee loola baxaaa

  • @RaxmadaganRuxi
    @RaxmadaganRuxi Год назад +6

    Keep going taliye

  • @Relaxingsleeping152
    @Relaxingsleeping152 Год назад

    Xaqiiqada miyaa video 😢

  • @SuhaybBarre-f2x
    @SuhaybBarre-f2x Год назад

    Xirfadan xageen kabaran karaa

  • @Nafiso059
    @Nafiso059 Год назад

    Ustaad hadda xirfad na bari lehaad wan ku mahad calin leheen

  • @MawliidDek
    @MawliidDek Год назад

    Intan ka badan waqti lumis ma ku jiri kara zxp iga cawi dhanka social media sida wax lo kala gado

  • @amiinofficialmc
    @amiinofficialmc Год назад +3

    Maclimu hamiga nagusi badinosa😊

  • @ShaakiryareWarsame
    @ShaakiryareWarsame Год назад +1

    Sxib muqalada inta badan ad soogaliso waxay faaido u yihiin dadka banana ka kunool anaga somalia ayaan jooogna mana ahan wadan la aqaansanyhy

  • @sultan_maestro14
    @sultan_maestro14 Год назад +1

    Ustaad creativity program beta kasoo hadal dhalinyaradu haka faa'iidaysatee

  • @abdirahiimmohamedibrahiim3610
    @abdirahiimmohamedibrahiim3610 Год назад

    Ustaad waxaan sida lagu samaysan lahaa inoo sharax adiga oo mahadsan

  • @RaxmadaganRuxi
    @RaxmadaganRuxi Год назад +3

    Taliye xirfad fcn oo lacag aan ka samayn karno noogu soo gudbi adna dad badan ayaad heli anagana waa kaa faa idaysanaynaa wayo waa kugu xiranahay lacag in la sameeyo in skills la barta kama horayso waa mahadsantahay

    • @Bakaal_Warfaa
      @Bakaal_Warfaa Год назад

      Xirfaddan uu ka hadlayo lafteedu waa mid ku anfacasa. Keliya baro qaabka wax loo qoro , qaabka loo xayaysiisyo alaabta iyo qaabka loo sameeyo website ama landing page page.
      Dhallinyartu wax ha bartaan, ka dib shaqo online ah ha bilaabaan.

  • @ikraamshanbooc7581
    @ikraamshanbooc7581 Год назад

    Dadka wadanka jooga siday uga faaidaysankqraan

  • @Worldwide-d8d
    @Worldwide-d8d 11 месяцев назад

    Mahadsanid

  • @Dhemansharf
    @Dhemansharf Год назад

    Wall halkaa lacagta laygu soo dirayaa markaas ma master card

  • @Nawaal_Abuuker
    @Nawaal_Abuuker Год назад

    Dadka somaliya joga digstore 24 baaad kaga shaqesan kartaan affiliate marketing

  • @UmaymaMahamuod
    @UmaymaMahamuod Год назад

    Waad mahadsantahay walalkey

  • @Enjoy.copyclub
    @Enjoy.copyclub 11 месяцев назад

    Waxan Raba cid wab sayd I samesa on lacg ku siyo oo waliba business kaygana soo galisa faidadna kal qebsano😎

  • @haniahmad1136
    @haniahmad1136 Год назад

    Somaliya paypal maka shaqeyn kara

  • @abdinassermohamed4254
    @abdinassermohamed4254 Год назад

    M.a Ustaad warsame bade waan so dhaweynayaa inad ii noqotay dhiirigaliyaha naftayda ama nafo kale Waad ku mahadsan thy

  • @SHARKEYSHORTSOFFICIAL
    @SHARKEYSHORTSOFFICIAL Год назад +1

    Keep up teacher

  • @ZUZAINONLINE
    @ZUZAINONLINE Год назад

    Xageeen kaala so xiriiraa wllo 😢

  • @rudwaan
    @rudwaan Год назад +2

    Keep going

  • @rahmaabdirahman5410
    @rahmaabdirahman5410 Год назад

    Asc wllo xirfadshaa iga caseiso ayaan rabaa

  • @HajjiAhmed-ew7fw
    @HajjiAhmed-ew7fw Год назад

    Ustaad warsame alle haku sharfo❤

  • @saafimohamed5891
    @saafimohamed5891 Год назад

    Wll waa maxay farqiga u dhaxeeya dropshing iyo affiliate marketing ka?

  • @AxmedDeeq-z8l
    @AxmedDeeq-z8l Год назад +9

    Muddo badan ayaan sugayay kanaal soomali ah oo sidan uga hadlaya affiliate marketing
    Mahadsanid.❤
    Codsi: inaad qeyb kale noogasoo samayso si aan gudaha ugu sii galno.

  • @10somalia23
    @10somalia23 Год назад

    100 side hasal review ka so same ustaaad

  • @aliabdullahi9625
    @aliabdullahi9625 Год назад +2

    Thanks we proud of you coach ♥️

  • @cabdiyuusuf5090
    @cabdiyuusuf5090 Год назад +1

    Macalin qiimo badan aadbaa u mahadsan tahay❤❤💯🙏

  • @abdijamaelmi6475
    @abdijamaelmi6475 Год назад

    Keep go bro thanks

  • @CumarMaxamedbakaal
    @CumarMaxamedbakaal Год назад +1

    Keep going warsame dhiiri Gali dhaba ayaad tahay

  • @aaminasahra5013
    @aaminasahra5013 Год назад

    Waad mahadsantahay wllo lkn marka aatahay qof ayna waxaba u bilaabnan aadna uxiisaynaya inuu online ka ku shaqaysto xaguu ka heli kara aqoon dhamaystiran oo ku sahabsan hababka looga shaqeeyo online ka

  • @AadanFarxaan-ct4py
    @AadanFarxaan-ct4py Год назад

    Macalin. Maad na. Bartid xirfadaha. Oo. Aad. Website fcn. Noo. Sameysid. Oo. Dadka. Dhalinyarada aan. Awoodin. Kharash na aad la saa irid❤😂🎉

  • @ZakariyeNaazir
    @ZakariyeNaazir Год назад

    Mazha allah

  • @Fatima24-y8u
    @Fatima24-y8u Год назад

    Asc maashaalaah habo warsame ilaahay khayr ha ku siiyo guulayso alaah ha ku barakeeyo maashaalaah sidaad soomaali u hagaysid.

  • @Madiinaxasan-vk5ov
    @Madiinaxasan-vk5ov Год назад

    Skills kaan sharxaad bdn naga sii

  • @HaytamKing
    @HaytamKing Год назад +2

    Woof woof ka muqaalka Ku dhex jira ani waan dhibsaday 😮 yaa ila mid ah

  • @salmaanhasan5163
    @salmaanhasan5163 Год назад

    😊😊😊

  • @fatumamohamed-oe4ux
    @fatumamohamed-oe4ux Год назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamediidleShire
    @MohamediidleShire 5 месяцев назад

    Sllgfff

  • @UmaymaMahamuod
    @UmaymaMahamuod Год назад

    Waad mahadsantahay walalkey