Habeenka hal na dhe(2) iyo Abwaan Cabdiraxmaan Abees

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 сен 2024

Комментарии • 44

  • @ahmedqorane7065
    @ahmedqorane7065 3 года назад +7

    Hal abuur cabdiraxman abees waa nin aragti dheer oo togan leh
    Waxanu hiil u yahay shacabka somaliland.
    Hore u soco walaal.

  • @hibaqhashi52
    @hibaqhashi52 Год назад +1

    Abdirahman abees waa qof araagti dheer oo shaqsiyad wanagsan.

  • @youngyonis4447
    @youngyonis4447 3 года назад +1

    Masha Allah ninkaasi qaari bu ku fiicnaa wonderful recitation 😍

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 3 года назад +4

    Qabyaalad markuu raaci waayey ee uu runta ka Hadley ayaa la caayayaa muuse aakhiro u raaci maayo

  • @intisaralifidhin5059
    @intisaralifidhin5059 3 года назад +1

    Allaahu Akbar xaqaad ku adintay Abwaan, ummada waxaa lagala dagaalamay iney fikiraanba

  • @alijama1684
    @alijama1684 3 года назад +3

    Abees waa che guevara ee somaliland uuso baxay , i will open a Channel TV ABEESTV

  • @khaalidbiixi2495
    @khaalidbiixi2495 3 года назад

    Alle ha unaxariiste cabdi waraabe uunbaa kiray hada ci majirto

  • @ahmedfarah3092
    @ahmedfarah3092 3 года назад +4

    aayadaha quraankaa aynu ku dhaqano ee aynu ku furano xafladaha

    • @xirsimaxamed2809
      @xirsimaxamed2809 3 года назад

      Xittaa ka akhriyaya wuu ku ciyaaraya quranka

  • @Adnomo1234
    @Adnomo1234 3 года назад +3

    Talow hadan run kahadlo muuse miyu ixidhayaa kkkkkkkkkkkkkk

  • @albertoyahya
    @albertoyahya 2 года назад

    Quraan kale isagoo akhrinya halkeen ka helaa sheekhaa magaciisana igu cawiya please

  • @zakiosman4018
    @zakiosman4018 7 месяцев назад

    qaf quraan kasaayo maa lawaayay

  • @ismailahmed6258
    @ismailahmed6258 3 года назад +2

    Ninku ciil aawadii uu ooyaayaya

  • @zuldandhakawe6801
    @zuldandhakawe6801 3 года назад +2

    🍋 Liinta 😂

  • @ahmedhussein5998
    @ahmedhussein5998 3 года назад

    Nimankan ka yimid UK London maxay doonayan ee dadkan ka rabaan, Cabdikarim Axmed mooge waa ninka yidhi madax weyne isharax oo lacagta dawlada igu sharax khasabna Maayir nimo igu soo saar Hargeisa, abeeskana way wada socdan waa na xaqiiq jirta inayna dadka iyo dalkatona u danaynayn.

  • @AbdirashidDCaabi
    @AbdirashidDCaabi 3 года назад +1

    *Dad Soo qora waan la yaabaa, JEELKA KU HOR CIYAARAYSAA, LIINTA U XIISTAY, MA XADHIG BAAD RABTAA..... Runtii Maskaxdaa laga Gumaystaa Dad badan.*

  • @fuadmohamed7726
    @fuadmohamed7726 3 года назад

    CabdiRaxmaan afkaaga caano lagu qabay..horaa loo yidhi "Ninka ugu il dheer baa dadka ugu ayaan daran, waxaan lala arkeynabaa isaguun u muuqda, maskaxdaa laga abaaroobay"

  • @siciidclaahi821
    @siciidclaahi821 3 года назад +1

    Anigu manfahmin jihaadkan ukujiro ninkani

    • @abdisalanjamalabdisalan4306
      @abdisalanjamalabdisalan4306 3 года назад +1

      Kula yaabi mayno, Inaad fahamto kaskaaga ayaan gaadhsiisnayn. Dulmanayaasha loo hadlayo ayaad ka mid tahay.

  • @abdiaadanwaris7308
    @abdiaadanwaris7308 3 года назад +1

    WAA LABA MAGAFE WEEDHSAME IYO ABEES

  • @ahmedbarud7029
    @ahmedbarud7029 3 года назад +1

    xaq baad sheegtay ilaahy ba ku sharafay walalo Abwaan Cabdiraxaman

  • @cabdisheekhidiris6566
    @cabdisheekhidiris6566 3 года назад

    Wax laidka dhgaysto lakaalaya niic iyo waa laixidhay hadalmaaha baahi umadan haysaa majirte waaqa jira kahadla

  • @Adnomo1234
    @Adnomo1234 3 года назад

    Xajigam quranka kaxishonaya muu waashey
    Qoortada kor gee wxd meesha iskugu timadeen wxa kaqimo badan qur,an
    Somali dhagalaaY

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 года назад

      Ma ninka quraanka macasnkiisa dareemayaa ee ku qushuucsanbaad la yaabtay

  • @Adnomo1234
    @Adnomo1234 3 года назад

    Hadii Aad doneyso inad madaxweyne noqoto lacag mahysaa
    Hadii Aad dooneyso in lagu raxleeyo lacag mahysaa been hadad kuhadleyso kudhageystee lacag mahysaa
    Xaqiiqda qabyaladland taala weyaan

  • @xasanismacil9364
    @xasanismacil9364 3 года назад

    Waad dedalasa

  • @xirsimaxamed2809
    @xirsimaxamed2809 3 года назад +2

    Tuugta kasooo shaqo tagty ingriiska ayuunbuu ka midyhy ninkani

    • @Ragiihore
      @Ragiihore 3 года назад +1

      Reer hargeysa dad iska bilaa camal ah weeyi iyi waji caabud qofwalba hunguri buu u ordayaa isna waa ka mid

  • @xasanismacil9364
    @xasanismacil9364 3 года назад

    Acs

  • @abdiaadanwaris7308
    @abdiaadanwaris7308 3 года назад

    WAXAAD SHEEGANEYSAA IN AAD JOOGTAY BRITAIN 12 SANO LAAKIIN IN AAD WAX SOO BARATO LAAKIIN IN AAD LA TIMAADO GABAY BAAN LA IMID CAQLI MAAHA

  • @shaacfilimssomaliland9215
    @shaacfilimssomaliland9215 3 года назад

    Kaani xaadhiigiibu dun duunayaa

  • @abdiaadanwaris7308
    @abdiaadanwaris7308 3 года назад +1

    NINKAN WAA TUUG ISKA SHAQEYSTA OO DOONAYA IN UU WADANKA BAADO TAANA CIDI U JOOJIN MAYSO. BEENAALE CID BAA LACAG KU SIISA WAXAANA KUU ADEER AH TUUGII WEYNAA EE ISMACIIL YARE . JOOJI BEENTA AAD LEEDAHAY DADKA II HAN WEYN

    • @xasanismacil9364
      @xasanismacil9364 3 года назад

      Miyad dhimatahay

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 года назад

      Walaahi ma kaasaaba u adeera oo muxuu bariguu Adeerkiin Somaliland liqay muxuu u gabyiwasyay ee Ina ismaaciilyare hablaha baabuurta kibir ujiidh jiidhsiinjiray

  • @asma2631
    @asma2631 3 года назад

    Sorry tuugkasta oo wadan shisheeye ka so shaqo tagay ayaa raba in ay dadka khalkhal galiyaan

  • @najmaabdullahi8056
    @najmaabdullahi8056 3 года назад

    Maba fahmin ninkan ma in hadana la xidho buu rabaa 😏😏😏😏😏

    • @Twenty-ll8vo
      @Twenty-ll8vo 3 года назад

      Wa labada mid uun, in anaad afka somaliga aqoonin, iyo in anaad aqoon lahan, mid diini iyo mid maadi toona, oo anad fahmi karin, aduunya xagay uu socto iyo waqiica jira, waayo mabad tidhaaden, "ma in la xidho buu doonaya", talow ma guurigini buu bariska ka cuna, oo uu jooga, aduunyada ninki noolow, maxa aragti ku laaban, uun ban maqli jiray.