Aniga habar jeclo ayaa ila khaldan dad dhulkood ayay maalin kasta weerar ku yihiin iyagoo leh xuduud ayaan soo xidhaynaa, soomaalida intooda badani runta way ka war wareegaan
Odayaasha hadii laga gudbo oo culumo Allah taqaana la keeno Oo dhulbahante iyo habarjeclo isku dhafan oo Allah yaqaana tuulo cidla ah oo aan hore cidi u deganayn oo labada deegaan u dhexaysa la dejiyo wanaaga iyo sharafka ay tuuladaasi muujiso lagaga daydo shareecada Allahna xukun looga dhigo qaadka iyo quudka shaydaana laga ogolaan!!!
habar jeclo iyo dhulbahante waxay heshiinayaan marka qorilugud iyo oog gelgelin laga dhigo dhulkalana lala simo walee inta ka horaysa dhulbahante iyo habarjeclo heshiin maayaan
War ninkan dhalinyarada caqli badana war madax Ka dhiga was wax grade dhulbahanta iyo habar jecelow.wax wanaag lagu waayey xumaan laguma dhamayn Karo..
Horta dadka qabyalada isku dilaa ma og yihiin 2 duba inay ehelu naar yihiin hadi aan manta qof rabo inan qabiilkiisa ahan u dilo ana aan hub soo qaato asna soo qaato oo aan is dilno labadayaduba ehelu naar ayaan nahay subxanallah ilaahay uguma kalifo rabi baan ka magan galney dhiig islam
dhulbahnte iyo habarjeclo waxay dagaalamayeen in ka badan 100 sano ka hor dawladii somaliyeed ama xataa gumaysigii Ingriiska. sababtu waa waxbarasho la'aan
adoo kalaa dadka wsda dhashay isku dira hadaan ana dhaho finishta iyo argagixisada snm hala xasuuqo kawaran????jooji afxumada umada soomaaliyeed ale quluubtooda hà mideeyo wanaag iyo diin ale kakabuuxiyo❤
Waxaan heshiin karaa markaad Gara taan in ssc khaatumo aysan (((KA MIDAHAYN SNM Land iyo iidoori Land toona))) xuduuduhuna GIDAAR LAGU Kala xidho oo ay naan is arag xoolaheenuna XITAA ceel ka wada cabin.
Dhalinta mustaqbalkoodii ayuu ku ciyaaray garaad ku sheegii. Mar kuu eeyar iska yidhi gala dagaalka.maalinka kale ayuu garan doonaa .maxbuus ayu ku dambeyn doonaa in sha allah.waayo nabsigu ma raago.billuhuna imika waa afar Cisho.
@@ibrahimyusuf6408 mid ka daran oo dabka ku sii shidaa haduu yimaadona!!! Waar xor ayeynu nahaye waa qabyaalada waxa gumaysiga wada ee aakhiro iyo aduun seega khaain waliba ku soo dhuunto Ninka tolkii ka xorooba dhagartooda ayaa xor ah.
Wiilka yiri hogaamiyayaal xadaari ah markaas baan heshiinaynaa baan lajiraa anigoo laascaano jooga ❤❤❤❤❤❤❤
Yaynaan heshiin abid e meeshiina iska jooga anaguna doorasho aydaan ku jirin baaba noo macaan samaroona xusbigeeda lasoo baxdo inta Somaliland jecel i ha iska duusho idinkuma firdhiye iyo xoogaa argagixiso ah xoogaa cabtooy ah isku jaaba jaabaysta
Wiilkan yari waa ibnul sharaf 🎉🎉🎉🎉 yaqaan nolosha iyo wanaaga 🎉🎉🎉🎉🎉 from garbaharey xarunta boqortooyada sade 🎉🎉🎉🎉
Dhulbahante waa ragii ingiriska oo wada isaaq iyo kooxo badan girig itoobiyan hindi viva darawiish fardo jaan qalas jamahiirta ciidanka cawaale🇸🇴❤
Masha Allah, fahamka, caqliga iyo garashada wiilkan ku jira waa la dhacay wlhi, rabbi haku dhowro indr from D5..
You right my brother reer miyi ayaa dagaalama anagu waxaan nahay aqoon yahan Hoyga aqoonta Borama Awdal MUUSE Sharkiisa waan kagabanaynaa mana duminayno Borama waayo ninkani waa nin waalan caqli malaha marka gambadh gaaban ayaan ugu fadhinaa 😂😂😂😂
Aqoon yahan baa tahay xildhibaan m abiib kusoodaa aqoon gudabuursiyow
@@BadelFaraholad
Maxamed Abiib waxa xidhay ninka waalan ee xukunkiila ambaday
Hj intan Arkayay waa ki ugu caqligah badnah
MANSHALLAH WAA RUNTI OODI AAB KA DHOW
Heshiiya
Mansha Allah he is one of millions ❤
Hogamiyayal juhalo ah labada dhinacba
Dhulbahante waxbuu doonayaa
H.joonis waxbey doonayaan
H.Awal waxbey dooneysaa
Lkn HABAR JECLO waxey dooneyso cid garaneysaa ma jirto...waxaa loo shidey heestii QARANKA
Hj iyo dhulbahante waxbaa doonimayaan dofaardaa habar awale iskui dirayaa
Aniga habar jeclo ayaa ila khaldan dad dhulkood ayay maalin kasta weerar ku yihiin iyagoo leh xuduud ayaan soo xidhaynaa, soomaalida intooda badani runta way ka war wareegaan
Soomaali oo dhan ayaa isku baahan, ee waxaa helay qabyaalad jirtay iyo siyaasiyiin iyo dhaqan danley ah.
Guri hel, hanti hel, lacag hel adigu
Dhibka waxa wada WA isaaq ,isaaq na Mel garimayo Somali laanteed so isaaq dhibka ha joojiyo Somali way israci Viva dhulbahante khatumo STATE
MANSHALLAAH TABARAKALLAAH HOGAAMIYE BUUXA WEEYE NINKANI MANSHALLAAH TABARAKALLAAH
Fh.bahante iyo h.jeclo waxa kadhexeeyaa waa colaad qufhmiye bari geeyey oo siyaasad larabo inh.jeclo iyo habaryoonis waddani kulatagaan oo codka uukuhelo xisbiga dhiiga kunool ee qushmiye.
Bari waxa canshuurtiina lagubixiyaa colaad kadhacda gobolada bari ee midooba oo hurdada katoosa.
👍 thanks 👍
Weligay waxaan arki jiray marka nin Habarjeclo ah magaalo yimaaddo isagoo hadal ka bilaaba *waar meesha Habarjeclo ma joogtaa hadlaysan jooginna dhulbahante ma joogaa* ninka Dhulbahante isna sidaas ayuu ahaa. Fidno aan Somaliland ahayn dadkan iskuma dirin.
Odayaasha hadii laga gudbo oo culumo Allah taqaana la keeno
Oo dhulbahante iyo habarjeclo isku dhafan oo Allah yaqaana tuulo cidla ah oo aan hore cidi u deganayn oo labada deegaan u dhexaysa la dejiyo wanaaga iyo sharafka ay tuuladaasi muujiso lagaga daydo shareecada Allahna xukun looga dhigo qaadka iyo quudka shaydaana laga ogolaan!!!
Heshiiska soo nagaga biximaysaan hj sidii kii siilaanyo ee caynaba 2017 ee cali khaliif
cali khalif yaa u dirsaday caynaba oo ku yidhi noo aad waa tuu isagoo daan daana oo isla hadlaya dhintay qof aan dadkiisa wadan cid wax siinayaa majirto
Dagaalkii guud Somaliland iyo Dhulbahante udhaxeeyay, waxa HJ ookaliya kusoo koobay Muuse Biixi oo ciidamada SSB waa Janbal🙏
habar jeclo iyo dhulbahante waxay heshiinayaan marka qorilugud iyo oog gelgelin laga dhigo dhulkalana lala simo walee inta ka horaysa dhulbahante iyo habarjeclo heshiin maayaan
Mashlh ninkani waa caaqil wax fahansan laakin reero mefrish baa taladii haya nasiib daro
COLAADAA iyo dhibkaa ninkii dhigey ayaa maanta sharaxan oo weliba leh COD baan ka doonayaan HJ.
RUNTA AYUU SHEEGAY WAA RUN HADDEY HELAAN DAD XADAARAD LEH
👌👌👌👍👍👍
Wiilkan yari waa nin caqli badan
Habar jecelo gardaada ha dayso dhulkeeda ha hadeeqo.
Kkkk ishaf Ka today dad xadaariina baa loo baahan yahay marka wala wada noolan karaan.allahayow nabad dhex dhigo ameen
War ninkan dhalinyarada caqli badana war madax Ka dhiga was wax grade dhulbahanta iyo habar jecelow.wax wanaag lagu waayey xumaan laguma dhamayn Karo..
Jakaarto arimaha haysku khaldin marba arin waydii xogna ka ururi
Fahanty ayaan fili waayo maxaabiis iyo sidy uheshiinayaan
HESHIIS WAXAA LA GAADHI KARAA MARKA DHULBAHANTE GAADHO. XADKIISA GAATAMA GAR ADAG. IYO DURUQSI MA JIRI KARO HESHIIS KA SOKEEYA
Haberjeclo iyo jaamac siyaad dhe
Conses
Dhubahante xadkudub manado idinkagarankii maskaxdiinakaguxaya
Horta dadka qabyalada isku dilaa ma og yihiin 2 duba inay ehelu naar yihiin hadi aan manta qof rabo inan qabiilkiisa ahan u dilo ana aan hub soo qaato asna soo qaato oo aan is dilno labadayaduba ehelu naar ayaan nahay subxanallah ilaahay uguma kalifo rabi baan ka magan galney dhiig islam
AFKU KUMA GO'O AYAA SOLA MADOW WIILKAA YAR OO KALE KA WADA DHIGA DHULBAHANTENA SIDOO KALE WAA RUN SINA KUMA KALA MAARMI MAAYAAN
Hj waxa walay habar awale
dhulbahnte iyo habarjeclo waxay dagaalamayeen in ka badan 100 sano ka hor dawladii somaliyeed ama xataa gumaysigii Ingriiska. sababtu waa waxbarasho la'aan
Hashiis ma jiro waa in laxasuuqa faqashta iyo huwanta
adoo kalaa dadka wsda dhashay isku dira hadaan ana dhaho finishta iyo argagixisada snm hala xasuuqo kawaran????jooji afxumada umada soomaaliyeed ale quluubtooda hà mideeyo wanaag iyo diin ale kakabuuxiyo❤
Xagee uxasuuqi dad muslim ah o somaliyed xasuuqoda maxaad ka dheefi. Midakale maxaa idin diidey inad si miyirqabta ufekertaan sida habaryoonis ookale . Markahore HJ afxumadooda ayaa laga joogi karin hadowna kabo afka lagusito iyo waxba baalaha igayacey ayaad maqli war ilahey kacabsada oo ceebtina aya lalayaban yahey ee guryihina fadhista wixii muuse idin geliyey midhihisa waad heysan mantee waxkale hakudarsanina . Iyo carar danbe
Waxaan heshiin karaa markaad Gara taan in ssc khaatumo aysan (((KA MIDAHAYN SNM Land iyo iidoori Land toona))) xuduuduhuna GIDAAR LAGU Kala xidho oo ay naan is arag xoolaheenuna XITAA ceel ka wada cabin.
War anga Garadadyadu wa aqoonyahamo PHDholder
Waryaa caruurtas baa walahi
Dhaama
Odet dhaqameedka dhulbahante waa wada aqoon yahan idinkana Dhuuso been madaw ayaa odey dhaqameed idiin ah.
Stop tour calaacal 9 bilood ayaad madaafiic laascaanood la dhacdeen. . Habarjeclo waa cuqdad 2 lugood leh. Idiin ma baahnin ha isxiijinina Muuse kabaha u sida oo midiidin u noqda.
Habarjeclo dabo dilifnimada ha iska daftaan oo muse bixii ni isticmwlayaa markaas baanheshinenaah inta aad dabo dilif tihiin adiga baa reer badiye ahhh nin la doho muse bixii baa nagu kasodiray
Ninku aqli badnaa
Ma adiga lagaa dhigo kuwa talinaya
Asc 😎😎😎salaaan sare waa mahadsan tahay dagaal dani kuma jirto caqli iyo maskaxbaa loo baahan yahay aduun iyo aakhiruba kafekaraya 😎😎😎
horta dhulbahante waa somaliland xaqiiq marka laga hadlo yagaana somaliland naladhisay lknse meeshii hadey colaad timi oo dhiigna daadtay waxa ila quruxbadan in dagaalkaas xagaas kudhamaado oo odayasha isu deegaanka ee labada dhinac sidey nabad kuwada noolaan lahaayeen oo guda galaan sidii la isku furilahaa isu socodka bulshada labada dhinac ciidan beeleedyadana ee is horfadhiya lakala fogeyn lahaa labada dhinacba wer nabada wax dhaanta majirto dad islaama ayeynu nahay ee nabad halgu wada nolado shaydaanka yaan jaanis kale lasiinin.........
wiilkan yari runbuu sheegay laakiin gari labanin kama wada qaslisee hj gardaran waayo magaalo idinkama haysano nabad 10 laydunku baaqay qaran beena baan daafici baad eden nabada halga shaqeeyo 2 maamul iyo shacsba caruurta yaan laskudhameen
Xalku waa qudhmiye oodhaca oo meeshakabaxa nabad iyo wadahalku markaas ayuu eaxtaryeelanayaa.
Bari xukuumada ayaa colaadka abuurtay haddii xukuumada labedelona bari oodhan isbedel ayya kacuranayasa haddiikle waligeeed colaadaas ayaaa kajiraysa bari.
Sakariye. Sucaashu waxay tahay. Yaa gardaran?
Yaa dhulkiisa lagu haystaa
Yaa larabaa in loo dawladeeyo?
Xaqa Ka hadal sxb
Fariid
Ilaahay ha iskuduubi
Dhalinta mustaqbalkoodii ayuu ku ciyaaray garaad ku sheegii. Mar kuu eeyar iska yidhi gala dagaalka.maalinka kale ayuu garan doonaa .maxbuus ayu ku dambeyn doonaa in sha allah.waayo nabsigu ma raago.billuhuna imika waa afar Cisho.
wale inaanu gabnahay anana waa Ogden saamaalina nooqirtay !!garaadka maxaad ucaayi waligayo dhaqanka soomaalid waan ixtiraamnaa xataa hadii colaadi jirto idimkuna garaadadaad kadhamn ladiin!!! waagun nin garaad caayay
Jakarte cago dhigo
CIDAAN ISAAQ WAY KU WAASHTEEN DHULBAHANTE QOFKASTA OO ISAAQ INTAA AFKOODAY KU HAYAAN
KKKK DHULBAHANTE WAREER AA HEESTO WALAAHI ISAAQIIBAYBA KANOOLAAN YA YIHIIN OOBA AMOORAATI KU AH MID JACEL MID MASEERSAN MID XANAAQSAN MID WAX SHIIDAYSA KKK
ANOO NIN DHULBANTE AH AYAA XALKA SHEEGAYA, WAA IN HABARJECLO AY DHULKEEDII AY DEGi JIRTAY EE GUBAN IYO XEEB AY KU NOQOTAA, XAL KALE MAHAYO
BAQDIN weyn baa jirta hadli MUUSE soo noqdo... Waayo maanta GARXEJIS, HARTI, SAMAROON, CIISE, BEESHA CAALAMKA midna ma ogola in Muuse xukunka kusoo noqdo...markaa ma HJ keliyaa la xukumi
Waad khaladey marka aad muuse ka xorowdaan ayaad heshiineysaa
@@ibrahimyusuf6408 mid ka daran oo dabka ku sii shidaa haduu yimaadona!!!
Waar xor ayeynu nahaye waa qabyaalada waxa gumaysiga wada ee aakhiro iyo aduun seega khaain waliba ku soo dhuunto Ninka tolkii ka xorooba dhagartooda ayaa xor ah.
Runtaad taabatay sxb
Anigu 2 reer midna maihi
Lkn xalku waa sidaa aad sheegtay
Habar jecelo waxaan ku heshiin karnaa adinkoo guura oo wajigayaga dhaafa.
Xishood wiil iyo abtigii ayaad tihiiin
Doqon ayaa waa la isdilay yaqaan ee waa la hesheen aqoon
Dhibatada wa qabil qaran is moday biyo intay ku so galin ba layska mosa
Haday cidi dhaafayso idinkaa awalba noogu timid waana la idin dhaafi waana habarjeclookaliya vid idin dhaafinaysa soo kaxaysts daarood oo dhan
Wiil yohow rayigaasi xal maaha dhulbahante wuu leeyahay madax dhaqameed aqoon leh laakiin Habarjeclo ha iska ilawdo 1 dhuldurugsi 2 Qaranka Qaranka Qaranka Qaranka soomaaliland