Mansha allah guul guul guul dowlada somaliyed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰🥰waxaa ku xiga Somaliland insha allah Mansha allah guul guul guul dowlada somaliyed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰🥰
waryaa events daar beenaalayahaw Runa kahadal tariqda April dawlad meesha mataalo hadaad lacag soos qaadatey ama Kabaqeysid qulada dhiiga shacabka usoo dhigatey inay daadiso ayadaana Ku jabeyso ogaw saaxib
Maansh allah dowlada Somalia guuuul 🇸🇴👍❤️🇸🇴👍❤️👍🇸🇴👍❤️👍🇸🇴👍❤️👍🇸🇴👍❤️👍🇸🇴👍❤️🇸🇴❤️🇸🇴👍🇸🇴❤️🇸🇴👍
Ciidamada Qaranka guul iyo gobanimo ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️
Guul dowlada Soomaaliyeed iyo ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed guuleysta waana idiin duceynayaa ilaahay ha idin guuleysiiyo ka guuleysta cadowga ninka ku ah dowlad nimada Soomaaliyeed. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Axmdulilaah guuuuuuul fiican umda soomaaliyeed
Allaha Xafido Ciidanga Xooga Dalka Somalia 🇸🇴 Amiin Yarabi 🇸🇴
Xooga dalka guul iyo gobanimo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥷💪
Waa guul uso hooyatay somaliya🇸🇴🦁✍🏾gobanimo
Mansha allah guul guul guul dowlada somaliyed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰🥰waxaa ku xiga Somaliland insha allah Mansha allah guul guul guul dowlada somaliyed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰🥰
Masha Allah guul SOMALIA 🇸🇴♥️💯
Guul iyo gobanimo ciidanka quranka ayaan garabtaaganahay insha allah
Goooood News
MashaAllah
Guul guul cidanka xoga somaliyed
MASHALAAH GUUUUUL SOMALIA WUU ISTAAHILAA DALACAAD IYO WAX WALBA OO WANAAGSAN
Ahmed madoobe wuxuu la shaqeeyaa argagixisada Qawaariijta ee ilaah umada ha dhaafiyo inshaa Allaah
Maashaa Allaah dowladnimada Soomaaliya ha waarto inshaa Allaah
WEY BUUXAAN WEDENIYIIN LAAKIIN MAAMUL DAACADA AYEY WAAYEEN
Ciidanka isaso dhiibay iyo kuwa hoowsha kawada juubalan doowlad sigara waa u ogan donta guul cidanka qalabka sida❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Guulesta cidamada qaranka ee somaliyed
Waad Ku mahadsan Tahay sida wararka Xaqiiqada Ah Noola wadaageysa mar walba Sxb Sare
May Allah bring peace 🤲
Argagixisada kusodushay jubalan waa laqaqban insha alah
Guul Dowladeena ❤❤❤🎉🎉🎉
Qalbimadoobe Dhuxuleyste waa in la Soo Xidho waa khasab...
Somalia Allah mid ha dhigo
Guul iyo gobnimo somali
Axmad madoobe madaxweyne ma ahan, madaxweyne hore waaye. Odeygan daalan meesha hakadakhaagiyo. CXDS Hanolaato
Ahmed madoobe wuxuu rabaa inuu jubaland kajaro somaliya inteeda kale war imisa madaxeyne ayuu ganafka kudhuftay wixiisa waa doqonimo
👏🏻🇸🇴👏🏻🇸🇴👏🏻🇸🇴👏🏻🇸🇴👏🏻🏆💐❤️
Axmad madobe
Haday doolada
Kaguuleesato
2026
Waxaa iskaleh
Xasan shiiiq
,guul cidanka qaranka geesiga garab istagay wadankisa guleso axmaad ciyalkisa waxu gestay imaaraad yuu wiil hooyo kukorisay dhibato gunoga dhiman qalbimadobe madaxisa waa laso qabana
Xuseen hogamiyahii hore dheh mwne in aad hdahdo waad qaldantahay
Walle axmed madoobe
Dagaal buu diyaar uyahy😂😂😂😂
Msh alh guul
OROD AYEY KU TEGEYSAA DOOLOOW INSHA ALAAH DOWLADU CULEYSKAAN KELIGEED KUMA AHAN EE BEESHA KUMADE QAASATA N KUWA KENYA EE SIYAASIYIIN IYO GANACSATO LEH
AXMED WAXAA HALKAA GAARSIIYEY WAA BEESHA KUMADE IYAGOONA WARKOODII IYO TALADOODIIBA UU DIIDEY
WADENI WEDENI DHALEY DEREJO KELIYA MAAHEE HANTI IYO TAALO AYUU LEEYAHAY
Guul
Alalala alalalala alalalala
axmad qalbimadobe iyo soomaaliya yabadan guul wana hogamiye mintida sidu ku danben jiray❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉,🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷
dagaalka hala joojiyo dadka waa dadkeena
Axmed madoobe haddii lasoo qabto waxay inoo cadeyneysaa in dowlada soomaaliya cagta marin doonto shisheeye kal kaalyada
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💖💖
Jaajuus nimo maa lagu abaal mariyey😂😂😂😂😂😂
Axmed mujrim waa in lasoo xiraa
Adigaaba kashifaayo oo udigayo nadoobe
Waraabe la tag bartay ka dhiga dhagaha uma roona Axmed madooba la mid ah
Waa in lasoo xiraa ahmed dhuxule
badhaadhe luqada somali kama mid ahan
Madaxweyne hadhihin shabaabka
Doqonkan yaa udirsaday cida la abaal mariyey iyo dagay shaqadan yaa udarsaday waa suaal
Waa qulma ma abgaalbaa ninku😊😂
Nacasyahow naga Amus waxba garan mayside, meeyey dalkii loodhiibay xasan
Jubaland laba shabab aya kajiray ayay kadhigantahay
waryaa
events
daar
beenaalayahaw
Runa kahadal
tariqda
April
dawlad
meesha
mataalo
hadaad
lacag soos
qaadatey
ama
Kabaqeysid
qulada
dhiiga
shacabka
usoo dhigatey
inay daadiso
ayadaana
Ku jabeyso
ogaw saaxib
Walee wuxuu kor u qaaday sharafka Dowladnimada Soomaaliya, ku kalana ha adeecaan reysal wasaare xamze Cabdi Bare.
😂😂 adigu ma afhayeenka dawlada tahay mise wariye, war sax noo sheeg labada dhinacba 😅
Warya hooyada was kala tag umada beenta waradka was
Jubaland cuul
Sxb mahad sanid kusoco
👮♂️👮♂️👮♂️👮♂️👮♂️👮♂️👮♂️👮♂️👮♂️
Dhuuni qaate labartay waaye
Axmad madoobe ma wuxuu iş mooday inuu ree jubba laan ugu caqli badanyahay markuu marwalba iş dooranayo,soo qabta liintana cabsiiya.
❤❤😂😂😅😅😢🎉
Xuseen Beenta jooji Badhaadhe Dowlda Majoogto
Axmad guuul
Beenaale tuug
Kkkkkk. Medadka Soo qado benale usheega XASAN sheq
GUDOOMIYAHAAs waakii uu guursadey xasan xabaale qote waana shabaab ciidamadana waa abalmarintu intey socon ciidamad NINKII DHOOFKUYIMID AYAY GEERIDU DHIBEYSAA
Horgalkan abaalmarinta u ka helay Hassan caqaba xummo buu Kala kulmi doonaa
😂😂😂 maxaa horgal ah reysul-wasaarihiisuu adeecay ma ceebbaa axmed madobe in meesha laga saaro waxeey anfacee madaxweyna walboo somaliya yeelandoonto
@@ogaaloge3281ma marxuumka!