War anagaa yaab aragnay!!Gabdhihii ciidamada israil oo raba intaangiyada lagu wareejiyo wiilashiina

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 авг 2024
  • War anagaa yaab aragnay!!
    Gabdhihii ciidamada israil oo sheegay inay doonayaan in lagu wareejiyo taangiyada si ay gasa guul uga keenaan, kadib markii ay wiilashii wax matarayaal noqdeen.

Комментарии • 208

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 Месяц назад +41

    Damiirkeena ayaa Mayd Noqdaye Hadaanunahay Muslimiinta Ee Allah waxaan Ka Baryaynaa Inuu Damiirka inoo Nooleeyo Waayo Maanta Yuhuuda iyo Reer Galbeed Marba Wadan Muslim Ah Meelkuma Cuneen Inteena Kalena Madaawaneen Ama Safka Gaalada Kama Soojeedneen Siday Maanta tahay Walaahi Waan Qiirooday Yuhuuda Iyo Xulufadeeda Allah Ha Jabiyo
    Xamaas Iyo Mujaahidiinta Lajira garabkooda Allah Ha Galo Allahuma Aaaamiiin Yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @FartuunAli-kc7gn
      @FartuunAli-kc7gn Месяц назад +2

      Allahuma aamiin

    • @hawal1287
      @hawal1287 Месяц назад +2

      aamiin ya Rabb

    • @sahromudey6415
      @sahromudey6415 Месяц назад +4

      Waa run warkaadu aamiin yaarabbi

    • @CaptanBaara
      @CaptanBaara Месяц назад +4

      Walaahi Damiirka Muslimka Maanta Waa Run Manoola Carabta hawgusii Darnaatee Allah Sidan Hada Aan Nahay Haynaga badalo Oo Wanaag iyo Dadnimo Haynoogu Dooriyo Aameen Aameen Aameen Yaa Rabi

    • @CumarDoodaaye
      @CumarDoodaaye Месяц назад +2

      Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Yaa Allah

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg Месяц назад +8

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima Месяц назад +28

    Yaaa. Allaaah. FREE Palestine ❤🇵🇸

  • @cabdiraxmanshire4588
    @cabdiraxmanshire4588 Месяц назад +2

    اللهم انصر اخواننا في غزة

  • @bahalamiin5187
    @bahalamiin5187 Месяц назад +4

    Alle ha mideeyo falastiiniyiinta aamiin

  • @SahroSharif-dw8oh
    @SahroSharif-dw8oh Месяц назад +4

    Allahu akbar Allahu akbar illaahow guushasi mujahidinda walalaheeno reer gaza guul falastiin insha allaah

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 Месяц назад +2

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 Месяц назад +1

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين
    🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 Месяц назад +4

    Yaaraxmaan ugargaar walaalaheen falastiin

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Месяц назад +20

    Ilaahow.reer.Qasa.ugargaar.ilaahoow.nasrigaaga.usodedeji.reer.Qasa.rabilcaalamiiin
    Aaaaamiiiiiiiinnn

    • @abdulahiosman396
      @abdulahiosman396 Месяц назад +2

      ❤❤❤❤❤😊😊❤❤❤❤❤❤❤ an😊

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 Месяц назад

      Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @iftinhassan1766
    @iftinhassan1766 Месяц назад +5

    Waa haleydiinka sheego dagaalka markuu bilowga ahaa ayayba barooran jireen markii layirahdo gaza ayad usocotan

  • @Haaruunmacruuf2025
    @Haaruunmacruuf2025 Месяц назад +2

    Cawa warku waa war farxd leh dumarkana raaciya waxa le'day inshallaah

  • @cabdulahiyusufmursal5360
    @cabdulahiyusufmursal5360 Месяц назад +2

    Allow ugar gaar walaalaheena reer Qaza

  • @sidramrk
    @sidramrk Месяц назад +4

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤️

  • @Moliidcabdi
    @Moliidcabdi Месяц назад +1

    Isaga..waan
    Kukalsoonahy..ismaaciil..haniya
    Laakiin..maxamud.cabas..aya
    Doqona

  • @cashoshariif9585
    @cashoshariif9585 Месяц назад

    Gazza guul inshaa Allah

  • @user-qf2tw8yq2g
    @user-qf2tw8yq2g Месяц назад +1

    اللهم انصر فلسطين

  • @user-rf6rq5qx7n
    @user-rf6rq5qx7n Месяц назад

    Allahayayoow uhiili reer qasa

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur Месяц назад +1

    Wcs nadaara show❤❤❤❤❤Guul shacabka falastiin❤❤❤❤

  • @abdirahmanhassan5000
    @abdirahmanhassan5000 Месяц назад +6

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Месяц назад

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin

  • @amalabdi6532
    @amalabdi6532 Месяц назад

    Gabadha ha loo dhaweeyo(välkomnar Gaza Free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @fartunnairobigoldjewellery4550
    @fartunnairobigoldjewellery4550 Месяц назад +1

    Ilaahay wuxukumadsanyahay inuducadi naga aqbalay oo jabiyay ciidamadi yahuuda.
    Ilaahay hamideeyo falastiiniyiinta cadawgana ilaahay hakadulkiciyo dawladoodana ilaahay hawdhiso.
    Amiin ya rabi
    Aynaga soomali'ahaana ilayahay haynamideeyo dalkeeni iyo dawladwanaagsana ilaahay haynodhiso, cudurka qabyaaladana ilaahay qalbiyadeena hakasaaro.
    Amiin ya rabi

  • @sahalyuusuf3001
    @sahalyuusuf3001 Месяц назад +4

    Allahu akbar ❤❤

  • @user-ci3nd5jk8g
    @user-ci3nd5jk8g Месяц назад +2

    Waa marki hub ay ka dhargi la Hayen Palestine

  • @ayubmaad1183
    @ayubmaad1183 Месяц назад

    Thank you for your service

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Месяц назад +1

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara show

  • @faadmoshuuke6103
    @faadmoshuuke6103 Месяц назад

    Inay yahuudii jabtay ayay cadeynee allaha jabiyo islaamka allaha quweeyo

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 Месяц назад +2

    Allah weyn ninkii aaminaa awoodleh 😢😢😢

  • @yasminahendriks5851
    @yasminahendriks5851 Месяц назад

    Masha allaah

  • @xasankaafi-3544
    @xasankaafi-3544 Месяц назад

    Iyaga iyo tankiyada waa la qanimesanaa wallhi

  • @abdiqaniodawaa6831
    @abdiqaniodawaa6831 Месяц назад

    Wcs ustaad.Kkkk oo ragii meel wax ay ka tari waayeen miyey usoo fakan baqtigooda ayaa iyagana laga guri Bi.idni laah falasliin❤❤❤ mar walba guul insha.allah

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Месяц назад

    اللهم انصراخواننا في فلسطین یارب

  • @user-md4er9gr7z
    @user-md4er9gr7z Месяц назад

    ❤shukran❤

  • @YUSSUFSHEIKH-qv6gz
    @YUSSUFSHEIKH-qv6gz Месяц назад

    Ilahey hamitheyi

  • @Mustafa-tk2em
    @Mustafa-tk2em Месяц назад +2

    Gazasa guul

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Месяц назад +8

    scw ilahey ha kaalmeeyo reer falastin

  • @Moliidcabdi
    @Moliidcabdi Месяц назад

    Ilalahoow..qulub..toida..midee
    Madaxda..falastiin😂😂😂
    Aamiin

  • @Ramadaan1977
    @Ramadaan1977 Месяц назад +2

    Asc

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Месяц назад +1

    mahamud cabaas xaqa allaha tuso walee yaasir carafaat rag buu ahaa iska celiyo macalinka iyo yuhuud waa qaarajiyeen maro ku dheg buu ahaa hal adag laakin odagaan waa duli

  • @ShaakirJaamac
    @ShaakirJaamac Месяц назад

    ALXM NABADOONE.DHOBLAY AYAAN KAALA SOCDAAA

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa Месяц назад

    ❤wcs ❤qiyanada mareykanka +carabta......

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 Месяц назад

    Waa yuhud ku xigeenkiisa .

  • @MaryanMagaalo
    @MaryanMagaalo Месяц назад +1

    Nadarow taram iyo marekan warkooda Naga dhaaf warkooda marabnee wecelada ciilkooda ayaa ihaaya😢😂

  • @mustafNune
    @mustafNune Месяц назад +1

    Gabdhaha israil Al yasin mee rabaan muqaawinada kuwas dhagahe ka garacayan ragii ba wax qadi la ma dumara wax tarayo

  • @user-xg5xt3md2q
    @user-xg5xt3md2q Месяц назад +1

    Muhamed nadaara waxaan ahay taagarayashaadii uhoreeyay

  • @cabdaxakiinshiikh9837
    @cabdaxakiinshiikh9837 Месяц назад +1

    Asc ustaad

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 Месяц назад

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️

  • @AhmedOmarELMI
    @AhmedOmarELMI Месяц назад

    Maasha allah war lagu kolson yahay

  • @mohamedgabow7650
    @mohamedgabow7650 Месяц назад

    Gabdaha wey ogsooyihin inay waxba eytarikarin. Warkooda waa caraabis. Ragoodha nacasiinta ah ayaa lagudhirigelin.

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 Месяц назад

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.

  • @mukhtaarmiicaad9066
    @mukhtaarmiicaad9066 Месяц назад

    Ilaahow reer qaza ugargaar guushana xagooda ka yeel incha llh
    Aqli xuma yahuuddu meesha ragoodi xafaayado xidheen bay doonayan inay iyagu taangi kuso gasho qaza soo dhe alyaasiin 105 baa idinka soo horeeya

  • @user-ie8fl8kp9q
    @user-ie8fl8kp9q Месяц назад +1

    Qof illaahey lajiro reg iyo dumar waxaba kumaqaadi karan xadi tangi loodib gari jashaman illaahey xaugargaaeo

  • @user-by5zk7pn1m
    @user-by5zk7pn1m Месяц назад

    Waa qiirasho cad ineey dhamaadeen ciidankii israail ayeey sheggeen gabdhuhu

  • @omorali2175
    @omorali2175 Месяц назад

    Gabdhaha indhahooda cabsi ayaa ka muuqata

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 Месяц назад

    Gabfhaha hadii ragii ka dhamaaday rag haloo noqodo

  • @user-bs9do4en8y
    @user-bs9do4en8y Месяц назад

    waa qaniimo qurux badan gabadh iyo taangi😂

  • @SadiyoZia-nz8lo
    @SadiyoZia-nz8lo Месяц назад

    Look forward to your news report daily.

  • @haachannel8793
    @haachannel8793 Месяц назад

    Ulajeed kle ayey leyahiin heshis doon maahn gall ilkiihi hos kawada xiri

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan6658 Месяц назад

    اللهم انصراخؤاننافي فلسطين

  • @user-me8fx1oi4k
    @user-me8fx1oi4k Месяц назад

    Guul algasaam

  • @KadraCheikIsmael
    @KadraCheikIsmael Месяц назад +1

    nadaara shaw waad salaaman tahay waxaan la yaabay naagahan yuhuuda ah ragoodii ayaa waxba qaban waayay ma iyaga oo naag waliba yuhuudiyad ilaahay nacdalay waa naaqusada ayaa wax qaban wadkoodii ayaa soo eryaya geesiyada waxaan leeyahay garaaca naagahaa oo mariya halkay mareen ragoodu ilaahayna gacanta ha idiin soo galiyo siday u dhanyihii laaya

  • @mohamedibrahim1741
    @mohamedibrahim1741 Месяц назад

    ❤❤❤❤
    Keep going nadara

  • @AishaAhmedAbdulkadir
    @AishaAhmedAbdulkadir Месяц назад +1

    Wsl

  • @saidabdallah1048
    @saidabdallah1048 Месяц назад

    CAJAA'IB
    Meesha Naago ku ordayaan XAMAAS
    Waa
    "YAM-YAM & QADAADWEYN AYAA LAYGA TAAG WAAYEY"

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 Месяц назад

    Tolow gabdhaha carabta ma IS qoraan ciidan

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Месяц назад

    Yuhuudi waa fulay rag iyo dumarb falastiina waa geesiyaal rag iyo dumarba

  • @XasanXaaji-b1w
    @XasanXaaji-b1w Месяц назад

    Kaliya waxay rabaan inay gabaad est ka dhigtaan

  • @AliJama-vu5ex
    @AliJama-vu5ex Месяц назад

    Wcs nadaaroallaaha ku xifdiyo allaahu akbar waafatax nasri fii falsatiin guushan iygaaiska leh loon baqi mayo israilwaa burburtaya iygaan ku danbayandoon tangase ku jirto

  • @asmaxandule2950
    @asmaxandule2950 Месяц назад

    NAAHUHU WAA RAGDOON RAGII BAA LAGA YAAYEY

  • @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
    @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr Месяц назад +1

    Sc nadaara yuhuudi dib u gurasho xeel dagaal miyaa mise qorshay maleegayaan si ay ahaataba xmas dareenkoodu waa in uu shaqeeyaa allaah waxanan ka baryayaa falastiin & wlleheen somaliba uu gargaaro insha' allaah mahdsanid (nadaara)

  • @MaxamudCisman-p8h
    @MaxamudCisman-p8h Месяц назад

    Wcs. Allah u Akbar. Allah. Haugrgaro. Fartin. Amiin. Yarbi. Shugran. Wall

  • @farxaanqoslaye
    @farxaanqoslaye Месяц назад

    asc nadaara

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Месяц назад

    Ha soo socdaan iyagana halagu dhalaaliyo meesha

  • @Nuursaciid-qb4yy
    @Nuursaciid-qb4yy Месяц назад

    Allaah baan kugu dhaarshaye nadaaraw wllo nagadaa muusiga aad soogalinaysid.

  • @MohammedMohammed-ki1ct
    @MohammedMohammed-ki1ct Месяц назад

    Cajabeeeeey

  • @RahmaAhmed-ob5hj
    @RahmaAhmed-ob5hj Месяц назад

    wcs

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 Месяц назад +2

    Waa naago wareeray sidii marba meel looga soo baaxayey ayey kala kasi la’yihiin cida ey la diririyaan 😂

    • @user-fv9eg5rz5c
      @user-fv9eg5rz5c Месяц назад +1

      Waxay moodayaan boqoradii carabta ey jidhakooda ooga faaiidaysana jireen meesha ay yaasin ayaa adeegta

  • @user-ws2ii4cw6z
    @user-ws2ii4cw6z 16 дней назад

    Gabdhaha israiil taangiga dhexdiisa jeceel ina lugahayo me umaleyaan

  • @Beingme541
    @Beingme541 Месяц назад

    Orthodox kii xasuqa tagersna oo doqomada ahaa bey raban in isqoraan dumarkan Allah damire idilkod sajuda ino balana wa hubkena

  • @umuiqlas1810
    @umuiqlas1810 Месяц назад

    Alahu Akbar manta madumrki ayaa sohary xams.ducada.alaha.uaqbalo

  • @MaxamudDamle
    @MaxamudDamle Месяц назад

    Masuul xayaysiiska dheer wax kabadal sxb

  • @FartuunAli-kc7gn
    @FartuunAli-kc7gn Месяц назад +1

    Gabdhaha israail waxa tankiga lagu dhalaaliyey kuma jirin miyaa hadey arkayaan wixii raga cararey hadey diyaar uyihiin illahow daaliminta sahyuniyinta awoodada ku laayey

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 Месяц назад

      Wlhy 9 bilood baan si toos ah ula socday xasuuqa falastiin ka socda sawirada askarta muqaawadu ka disho bay gumeystuhu soo dhigi jireen wali gabar ku jirtey ma arag wey baqeen oo wey ka hareen baan u maleyn mise ayagaan soo dhigeyn oo waxba ka soo qaadeyn

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n Месяц назад

    Nimanka Ayaa waxkeeni waaye naagi xageejoogtaa yaab

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 Месяц назад +1

    Waa nago niman doon ah iska fahma 😂😂😂😂

  • @nuuradiin4711
    @nuuradiin4711 Месяц назад +1

    Wadamada islaamka waxaa ku nool dad asalkodu yahuud ahaa hoosta kala socda yahuuda

  • @cabdiwahaabyusuf6234
    @cabdiwahaabyusuf6234 Месяц назад

    Scw nadara aaway nagta lagageliyay

  • @Official-gt4we
    @Official-gt4we Месяц назад

    Waasax. Ala. Fiicanaa ruush iyo jeene. Sida ay yidhahaden. Wasax kor. Ala. Hakadhigo

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Месяц назад +1

    Karta o isku dhawacay trump waa intas kaliya

  • @user-fo9ku5lj6b
    @user-fo9ku5lj6b Месяц назад

    XAMAS
    GARAB LA SHAQEYA WAY RABTA OO WAY KA GO'ANTAHAY BALSE MAMULKA DAANTA GALBED WAA DABA DHILIF SRAEL LA SHAQEYA
    ANIGU U MALAYN MAYO INAY SI FUDUD ISUGU FAHMI DONAN HESHISKA INAGU DIIDI MAYNO OO HADAY ISKU FAHMANA WAA SIDAYNU RABNO
    SIDA WAXAN U LEYAHAY WAA NIMAN MAMULKODU SRAEL ISU DHIBAY OO WAX KASTA KAGA XIDHAN YIHIN OO XAMAS HADAY DONAN BASASA OO FEKER AHAAN ISUMA DHAWA
    FALASTIN HA GULEYSATO INSHA-ALLAH

  • @cumarxasan8358
    @cumarxasan8358 Месяц назад +1

    Kkkk Nadara xawaashki ayaa ka,iloowday madan ku soo darin sheekda wiilashii gacanta ku sarayay miinada Gabdhahan la celi weysan yahay hayeey Raggi wiifowga saaraay.....

  • @ismailegge3430
    @ismailegge3430 Месяц назад

    ilahey ha ukalmeyo walalahena falastiin

  • @MaxamadAbdi-cw2lb
    @MaxamadAbdi-cw2lb Месяц назад

    aloow reer falastiin ugar gaar

  • @user-qf2tw8yq2g
    @user-qf2tw8yq2g Месяц назад

    اللهم انصر اخونانا في فلسطين في غز

  • @user-pn4xt8wc3l
    @user-pn4xt8wc3l Месяц назад

    Alaa waa war Cajib ah
    Hadii gabdhihi isra,il
    Ay Lee yihin taangiga hanola dhiba
    Anigana waxan leenahey madaxda
    Carbed naga hor leexda
    Hadeynu nahey gabdhaha musliminta
    Inan isra,il ka dhigo
    Laxmiyada suuqyada falastin lagu bireyo
    Insha,alaha
    Ee madaxdan Carbed yaa naga hor leexiyo

  • @mounahoussein-wo7qu
    @mounahoussein-wo7qu Месяц назад

    ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️

  • @nadiifokiin2662
    @nadiifokiin2662 Месяц назад

    Waa si fiican in yuhuuda naagohooda lalaayo waayo waaba sada kaliya oo ay kubargo i karaan👈

  • @awyl-gamer
    @awyl-gamer Месяц назад

    Gabdhaha waxay arkeen in taangiyada dhamadeen taangi hadu yaalo ma dhihi lahen saas

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol Месяц назад +1

    Asc Nadaara show guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-dr5re7nl2w
    @user-dr5re7nl2w Месяц назад

    Alxamdulillah waa warlagu farxo walhi guul xamas