MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD SEASON 1 � XALQADDA 40 AAD

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 май 2024
  • MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD SEASON 1 � XALQADDA 40 AAD
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 1,5 тыс.

  • @user-vo1ym3bl5o
    @user-vo1ym3bl5o 27 дней назад +394

    Kalaam la idhahdo waxa uguh wangzn zaliga nabigeena ❤ salahu caleyhi wazalam 😢 hal mar iguhla zali xabiibgena 🥺🤲

  • @aminqayz
    @aminqayz 27 дней назад +879

    Waxa laga yaabaa inay noqoto markii u Dambaysay eed aragto saliga nabiga ( S.C.W) ❤❤

  • @umaaliyahessa3155
    @umaaliyahessa3155 27 дней назад +261

    Inta weli hodan jecel laakin siyaad nacday waan salaamay 😊😊

    • @hodomohamed3648
      @hodomohamed3648 27 дней назад +2

      Anigu iyadan nacaypa wayo hadi waxkasta dhacaya nin biniadam aaabahay uma jabiyen hada wad aragta iyada noocu ula dhaqmayo uu ilaabayba abaalkedi 😂😊

    • @zaamshidane
      @zaamshidane 27 дней назад

      ​@@hodomohamed3648 ma argty horta ayada mrkii hore nacay aniga😂

    • @user-kk4jn7lp6k
      @user-kk4jn7lp6k 27 дней назад +2

      Wn ka qadnay Nafar siyaad neceb

    • @user-jx4jt8tj6z
      @user-jx4jt8tj6z 27 дней назад +1

      Ani waan jeclhy labo duba is gursada

    • @user-zg7fi8nb8s
      @user-zg7fi8nb8s 27 дней назад

      Wsc 😂😂😂

  • @Nimcaanaxmtth805
    @Nimcaanaxmtth805 27 дней назад +233

    HadaL AfkaaGa Kaso Baxa Waxa Ugu Wngsn SaLiga RasuulkeNa Muxamed ‎ﷺ 💖📿

  • @ilhamsharaf
    @ilhamsharaf 27 дней назад +225

    qofka nuku wngsan waa qofka ku salino nabigeyna mohmed scw scw scw ❤ cawa jimco an ku salino nabigeyna mohmed scw scw scw ❤❤❤

  • @user-sd5du2nb7s
    @user-sd5du2nb7s 27 дней назад +358

    Halmar aynu kuwada salino nabiga scw❤😢

  • @sacdasiman535
    @sacdasiman535 27 дней назад +400

    Alla huuno sharafeey quruxbaneey/qalbiyoow like ti macneed isii hadii kale cawa bur maqasayo😢😂😂❤❤❤

    • @roodacrixmanmaxamuud6924
      @roodacrixmanmaxamuud6924 27 дней назад +9

      Reerka inany qadin ban kgu saary qosh canjeelada yrey😂

    • @munocismaan496
      @munocismaan496 27 дней назад +8

      Walhy waad iga qoslisy waad iga hesa qalbiyye

    • @sacdasiman535
      @sacdasiman535 27 дней назад

      ​@@roodacrixmanmaxamuud6924 mhdsanid qalbiyeey❤😂😂

    • @sacdasiman535
      @sacdasiman535 27 дней назад +3

      ​@@munocismaan496
      Waan iska jeclahy noh xbbti inaan melhn cml ka kaftamo ee manala quraacan bari insh allh xbbti burka aan kordhiyee xbbti😂❤

    • @Xamdi-jb8rr
      @Xamdi-jb8rr 27 дней назад +1

      Naa lagugu dhufaya kac rerka cajinka u qas yu bari Kaci wayine😂😂

  • @Cynthia_5479
    @Cynthia_5479 27 дней назад +295

    Nabiga ku saliya scw😢❤.

    • @xidigtabada
      @xidigtabada 27 дней назад +4

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw 😢

    • @UbahNoor-zm5ok
      @UbahNoor-zm5ok 27 дней назад +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️

    • @user-mm4ge7fz5l
      @user-mm4ge7fz5l 27 дней назад +2

      Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam ❤❤❤❤❤❤

    • @user-nc4be2fr2c
      @user-nc4be2fr2c 27 дней назад +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw 😢❤

    • @jijoabdii9711
      @jijoabdii9711 27 дней назад +1

      Scw scw❤

  • @user-ih3kx2hj2h
    @user-ih3kx2hj2h 27 дней назад +107

    Hal Mar igula saliya xapiipkeeni Mohamed صلي وسلم على على محمد محمد محمد وصحبه أجمعين 😢❤😊

  • @Josephboy44
    @Josephboy44 27 дней назад +344

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw Scw❤️

  • @nafiisaabdirahman8839
    @nafiisaabdirahman8839 27 дней назад +89

    Noloshaa jiingada ee fiqiirnimada ah ayaan ku noolnahay
    Alxamdulilah 🤗

    • @husseinmahamed5762
      @husseinmahamed5762 27 дней назад +1

      Ilaahay haa idin ka saaro lkn ar maad adeer sida xusen oo kale aad lee dihin 😂😂😂

    • @nafiisaabdirahman8839
      @nafiisaabdirahman8839 27 дней назад

      @@husseinmahamed5762 aadbaan uga xumahay aabahay nin lamuu dhalan😭😭

    • @NajmaFarhaan
      @NajmaFarhaan 27 дней назад +1

      Qalbiga Taajirin katihin qalbiyo ❤

    • @nafiisaabdirahman8839
      @nafiisaabdirahman8839 27 дней назад +2

      @@NajmaFarhaan sidoo kle qali ❤️

    • @Faatima.122
      @Faatima.122 27 дней назад

      Qalp i.nn Farxath kunooLaadaH

  • @AshrafGaraad
    @AshrafGaraad 27 дней назад +89

    Wallo waa habeen qaaliya ee kusali rasuulka scw❤

  • @hiboibrahim5023
    @hiboibrahim5023 27 дней назад +108

    caaWa waa jimce kusali nabigeena maxamed صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤

  • @ikraanbilan9740
    @ikraanbilan9740 27 дней назад +164

    Fadliga jumcaha awgii hala badiyo saliga Nabigeena scw scw scw scw scw ❤❤

    • @nuraaden1689
      @nuraaden1689 27 дней назад

      Sallalahu caleyhi wasalam ❤

    • @Supr93
      @Supr93 27 дней назад

      I the teacher 🎊 happy 😂 quickly emerged feeling etc in today eye level 😢

    • @user-vk3nv8xj5g
      @user-vk3nv8xj5g 27 дней назад

      Scw scw scw

  • @zakiMohamud-ii9vf
    @zakiMohamud-ii9vf 27 дней назад +335

    filim kii wuxu maraya meel macaan
    lkin siyaad sidu udhaqmado kama helin xita hadi la dilo isaga kama naxayo anuu😂😢 like sara inti igu racsan

  • @user-yr2js7si6y
    @user-yr2js7si6y 27 дней назад +109

    Halmar aankuwada salino. nabigeena maxamed scw❤❤❤

  • @SakariyeGarow
    @SakariyeGarow 27 дней назад +131

    M.a comantiga dhamman waa saliga nabiga waxasina waa jacayl aynu u qabno nabigeena muxamed scw like hayla dhaafin wllo

    • @kayfabdirashiid5395
      @kayfabdirashiid5395 27 дней назад

      Wlhi qaar badn oonay jecel ka ahaynba jira oo like kuradsanaya😢

    • @Maanka2024
      @Maanka2024 27 дней назад

      Been weeye waa like raadis inta alle ka cabsataa way yartahay

    • @user-iv6fg6ne6g
      @user-iv6fg6ne6g 27 дней назад

      Scw scw ❤❤

  • @user-vt8ym1do8q
    @user-vt8ym1do8q 27 дней назад +97

    Jimce mubarak wlalalha muslimka ah qofkasto qoralkan arka ilahi jidhkiisa naarka ma tuso nebi muxamed na haynu ku salino cawo kle waa tii layna faraye ajarna haynu wada shaqaysnee 🥰❤️💯

  • @user-rh2jj9eq8l
    @user-rh2jj9eq8l 27 дней назад +97

    اللهم صل على محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين ❤

    • @UbaxQalinle-zr2il
      @UbaxQalinle-zr2il 27 дней назад

      قصزشطل
      ث
      صخب ٨يز
      قخبن٨عيوق
      عر.ىخنلتب
      ىظكلتبو
      ؤمبعابغي
      يظنرغى
      ؤنزىتف
      ب٨غب

  • @englaabsalax1577
    @englaabsalax1577 27 дней назад +20

    Hodan waa qofta Filimka kalawada team Hodan isoo raaca 👍🏿👍🏿👍🏿

  • @HappyBeachChairs-dy6jp
    @HappyBeachChairs-dy6jp 27 дней назад +56

    Ku sali nabiga saw scw scw ❤❤❤

  • @user-cq4do3ru6k
    @user-cq4do3ru6k 27 дней назад +78

    Maanta xili hore aya naloso dayey waad mahadsan tihiin ❤️🫶

  • @amirah3889
    @amirah3889 27 дней назад +68

    Dhamantiin mid walboo idinka mid ah iyo meel walbood joogtaan si niyyad ah haigu duceeyo culeys ban daremaya,amuurahayga inuu illahay ii sahlo iigu duceeya😢

  • @halimaabdullahi9386
    @halimaabdullahi9386 27 дней назад +60

    Al abe mcne inolow wan kujeclhy allah haikadayo wlhi anig ogo inuu film yhy ayan qiroday 😢😢😢😢😢

  • @balqizayarey
    @balqizayarey 27 дней назад +120

    Inta xayesiska isdhaafisa wan salamay

  • @idilmohomett2382
    @idilmohomett2382 27 дней назад +38

    Saado cali warsame eedo alle ha kuu naxariisto heesteedii baan ka dhex helayaa meesha.😢❤

    • @fatxachanal8139
      @fatxachanal8139 27 дней назад +1

      Aaamiin alle naxariis waarta u weydiiney 😢

    • @AhmedTamaam101
      @AhmedTamaam101 27 дней назад +4

      Ala amiiin Ana waxa idhalay rashiid cali warsame 😢

    • @CabdirahmanSaid
      @CabdirahmanSaid 26 дней назад

      😢😢😢😢

    • @idilmohomett2382
      @idilmohomett2382 26 дней назад

      @@AhmedTamaam101 mansha allh alle ha ku ilaaliyo adna walal.

    • @user-iq3cs3oh9s
      @user-iq3cs3oh9s 26 дней назад

      Hestedi afgarad aun amin

  • @zamzamabdirahman1262
    @zamzamabdirahman1262 27 дней назад +35

    Markasta qalbigaygu wuxuu lajiraa kuwa danyarta ah😢

  • @Xafsa11111
    @Xafsa11111 27 дней назад +26

    Ku saliya nabigena maxamed scw scw ❤❤

  • @sucaadsalam
    @sucaadsalam 27 дней назад +25

    Ax ax qalbiga💔💔💔💔xasuusta hodan & abe heeda Xusein qalbiga ihuray 💔🥹🥹🥰🥰🥰waridka waxa waliba aa saneeysida waa kii kucafiyaha uuna🥰🥰🥰

  • @user-sw2du7em1t
    @user-sw2du7em1t 27 дней назад +26

    ❤ wll nabiga kusaliya😢😢😢 scw

  • @DaadaxXaliim-yh6vf
    @DaadaxXaliim-yh6vf 27 дней назад +61

    Alle how naxariisto walidkeen intey ka dhinteen intey noolyihiina alle ha u ilaaliyo aduun iyo aakhiraba❤😢

  • @user-ge6fr1of8u
    @user-ge6fr1of8u 27 дней назад +36

    Illhay janada hakugeyo hdaa like isarto😢❤

  • @zaamiyanuur
    @zaamiyanuur 27 дней назад +23

    صلى الله عليه وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤

  • @user-zm4co4xx5k
    @user-zm4co4xx5k 27 дней назад +14

    Dadkan comment ga saliga nabiga scw ka dhigtay wax lagu raadsado like ha joojiyaan wuu ka wayn yahay haday kaa tahay sali jacaylna adu ku sali dadka ha wareerine

  • @quruxsanyy
    @quruxsanyy 27 дней назад +21

    filimkan saddex wax ayan ka baraty inta an dawanayey
    1 in an khalad khalad lagu saxin ee si sharciyeysan lokala baxo
    2 in aabaha u yahay abaha waxkasta o dhaca
    3 in aadan abaha madaxisa anad u noqon sabab u madaxisa hos ugu dhigo oo aad u xaliso waxkasta si sax ah

  • @Anisasaid-bv8nb
    @Anisasaid-bv8nb 27 дней назад +16

    Inta filmka ista u dambayse hodan iyo aabehed ka qiirotay wan idin salamaya🙋‍♀️😭😭❤️

  • @user-dj3fq2vl3x
    @user-dj3fq2vl3x 27 дней назад +90

    imta saabiriin iyo mowliid ila taageerta like ❤

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e 27 дней назад +27

    Nabiga ku saliya scw

  • @user-my2sw5yd9r
    @user-my2sw5yd9r 26 дней назад +2

    Hal mara aa kuwada salino nabigeena muxumad Scw❤️😭

  • @axmedcabdiraxmaan-bp6jy
    @axmedcabdiraxmaan-bp6jy 27 дней назад +28

    Anaa uhureeyo cawaa like faqired isaar😂

  • @ManaalUpdy-hb9qx
    @ManaalUpdy-hb9qx 27 дней назад +26

    Ziyaat Saa Unecay Lee Markuu Hantida Heley😂😂 Yaaa ila Naceyy Somaliyey😂😂😂

  • @user-vo4tj3zi6h
    @user-vo4tj3zi6h 27 дней назад +16

    Siyaad baad qaldan tahay inanti nolosha ku samaysay ee abeheed kaga artay baad wajigi u badashey marki hore waan kula socday hada see waan ku sanifay waxaan laa socda xaaji xuseen miskin kaas baan wata

    • @mohametfarah2026
      @mohametfarah2026 27 дней назад

      ha ilowin inuu film yahy qisaduna siday udhacday uu umatalayo isagu…🤷‍♂️

  • @user-ef6yt8yg9z
    @user-ef6yt8yg9z 27 дней назад +27

    AXA AXA hooyo mcn qof aan haysan baa dareemaya 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @saynabmahamed569
      @saynabmahamed569 27 дней назад +1

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @drsayaanmohammed4725
    @drsayaanmohammed4725 27 дней назад +18

    Alla hodan iyo aabaheed😢😢😢😢 ax aabanimadu macana walhi cawa xusuusba igashay ilmaa iga timid
    ilaahow abayasheen unaxariiso😢😢😢😢

    • @Nimcobashiir-ev8dc
      @Nimcobashiir-ev8dc 27 дней назад +1

      Aamiin 😢

    • @Quruxsan_Halawi
      @Quruxsan_Halawi 27 дней назад +2

      Amin😢 nasiib ma u yeelan inaa aabo dhaho oo maba xasuusto😢 4 years jiray markuu dhintay😢

    • @mandekibrahim1068
      @mandekibrahim1068 26 дней назад +1

      Aniga waan oyay marku dhahay aabo 😢

  • @AbdikafiKuulowsugal
    @AbdikafiKuulowsugal 27 дней назад +22

    Qofkii Ugu Horeeyey cawa noqday Waadna garan xamaazada Aan uqabo cwa😢😢

  • @faisoganey6956
    @faisoganey6956 27 дней назад +24

    umada somaliyedey fataxaxada iso mara muraad leyahay in alle iifududeeyo

  • @user-eo2hz5qe9v
    @user-eo2hz5qe9v 27 дней назад +66

    Laba dibjir ee khamrika xayaysiinaya ee leh markan cabo unban fikiraa halakla saarto filimka. Waxa kale wa saxdii❤❤

    • @NAchma-hazzan
      @NAchma-hazzan 27 дней назад +1

      Wn kugu racsanhy tas

    • @user-lw3kj6lc5j
      @user-lw3kj6lc5j 27 дней назад

      😅😅😅😅

    • @clsalaansiciid6095
      @clsalaansiciid6095 27 дней назад +1

      Maxaa waa ragii filinkq macaa neenayee

    • @naemaalrahman2632
      @naemaalrahman2632 27 дней назад +1

      Lbdan filimka u ncbhy weye sy wx u jilynba ncy😂😂​@@clsalaansiciid6095

    • @hamdinur9382
      @hamdinur9382 27 дней назад

      Waa tusaale kale oo dadka wax dilaa iney wexey wax udilayaanba oqoon

  • @Xamdi_xilkas
    @Xamdi_xilkas 27 дней назад +28

    Asc asxabey wil habo u ahay aya naga xanunsan iguso duceya aada uga wal walsanhe jazakallahu kheyr😢

  • @FadxiyaSharif
    @FadxiyaSharif 27 дней назад +32

    One love team ilmadii qarsoonaud ❤

  • @user-yi7is9cu4d
    @user-yi7is9cu4d 27 дней назад +6

    Waa qaybta kaliya ee ugu fiican
    Wayo salada ayaa lagu soo daray
    Qaybihi hore saladu kumqy jirin

  • @nuuranlka5638
    @nuuranlka5638 27 дней назад +4

    40 qof ducadoodu waa La Aqbalaya iso duceeya inu iLahay iga dul qaado culayska iyo murugadan aan dareemayo shaqo aan ku farxana rabi isiiyo aan noqdo qof hamigay leeday u rumoobo meelna iska so saarta walalhayga reer comments ❤️🙏🤲😭😭😭😭😭

  • @salmaanabdiaziiz9001
    @salmaanabdiaziiz9001 27 дней назад +62

    Inta hooyo mcn u xiisay☝️❤🥺

  • @SundusMaxamed-rg4tn
    @SundusMaxamed-rg4tn 27 дней назад +3

    IguLa zali xabiibkena muxamad scw scw❤

  • @MarwaXasan-zu2fb
    @MarwaXasan-zu2fb 27 дней назад +24

    صلى الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @numcomacalidada9305
    @numcomacalidada9305 27 дней назад +28

    Alx siyaad uu bad baaday ❤😂

  • @munocismaan496
    @munocismaan496 27 дней назад +22

    Inta ku farxsan in xili hore laso dayye cawa ❤

  • @maareyebugsiiye8615
    @maareyebugsiiye8615 27 дней назад +4

    Cawa habeen jimcahe ahaynu kusalino saliga nabiga ah scw

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 27 дней назад +5

    Manshaallah, Mohamed wuxu noqdey quruux miraan.

  • @FadumoIlyaas-zp7pz
    @FadumoIlyaas-zp7pz 27 дней назад +20

    Cawa waa jimce igula sali xabiibkeena اللهم صلى علا سيدنا وحبيبنا محمد ❤❤❤❤

  • @SahraOsman1122-cq2me
    @SahraOsman1122-cq2me 27 дней назад +22

    Ooow yes maanta ànaa ugu horeeya liketa

  • @Maxamedcabdulahi-sz2up
    @Maxamedcabdulahi-sz2up 27 дней назад +7

    Shalay nin moto igu soqaday wuxuu koriyaa 8carura ohoyo la aan ah 😢 motadii ukushaqayn jiray walaga dhacay😢 tanugu yar habinkee dhashay ay dhimatay halwil aya ladhashay wa tajir wuxuu dhahay sakay utagay wuxuu igu yiri hal cunug gado😢 wlhi waan kaxumaday eraygaas gabadh yar ayuu waday wuxu ku shaqaynayay moto uusaxbkii leyhy ila cawa ku shaqayso ayuu kuyiri motatadii ayaan sarnaa gabadhiisa ugu yar waxay tagneed labadiisa lugood dhexdooda isterinka ku dhaganeed aan ugargarno wa abe somaliyeed runtii 😢😢

  • @amanimousa1801
    @amanimousa1801 27 дней назад +38

    Scw scw. Scw. Scw. Scw. Scw. Scw❤❤

    • @HappyGolfBall-wo3mj
      @HappyGolfBall-wo3mj 27 дней назад +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-mm4ge7fz5l
      @user-mm4ge7fz5l 27 дней назад +1

      Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam ❤❤

    • @soodocabdulaahi
      @soodocabdulaahi 27 дней назад +2

      Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤

    • @user-iy6um5zd5e
      @user-iy6um5zd5e 27 дней назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @faisalmohamud3409
      @faisalmohamud3409 27 дней назад +1

      Scw Scw

  • @ifrahaden3782
    @ifrahaden3782 27 дней назад +24

    Maxamad wuu sigtay nin sigtay manolo maxamadow is ilaali 😂😂😂😂😂

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 27 дней назад +5

    Qof maarki u nafsi ka gaalo, oo illahay ku awaal guudo oo u gacaanti sareeysey Allah adigu ku siiyo. Alhamdullillah dheh oo iska caafi. Illahay wuxu jeclahay qofka daadka caafiiya. ❤❤. Revenge is for Allah.

  • @user-kc7fc8qb5r
    @user-kc7fc8qb5r 27 дней назад +12

    اللهم صل وسلم وبارك عليه وسلم ❤❤❤

  • @user-vf1te5kl1u
    @user-vf1te5kl1u 27 дней назад +7

    An ku wada salino scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw wa habeen jimco ah dhamantinba aynu ku wada salino scw scw scw scw scw 😢😢😢😢😢

  • @user-mm5iq8df1e
    @user-mm5iq8df1e 27 дней назад +22

    صلى الله عليه وسلم

  • @ayaannuuribraahim8609
    @ayaannuuribraahim8609 27 дней назад +10

    Wad mahadsantihiin reer xogmaal Alle mahada leh lkm daren bulshada kataagan kahadlaysaan😢

  • @husseinmahamed5762
    @husseinmahamed5762 27 дней назад +3

    Hodan noolasheda dhabta haddii uu yahay dabeecadedu iyo dhaqan keedu sida filimkan ay Ku jileysa oo kale waxaan ku meherin lahaa 1000g oo dahab ah❤️❤️❤️

  • @mohadeeqchanel1336
    @mohadeeqchanel1336 24 дня назад +2

    Hodan wanaga eey jileysay wa mid aaan aad ugu riyaaaqay

  • @user-st7vy8tt2i
    @user-st7vy8tt2i 27 дней назад +16

    Anoo og inuu film yahay ayaan la ilmeeyey hodan and iyo aabaheed markey kulmeen.yaa allaah waalidkeeba u naxariiso aamiin

  • @sawdabintuilyaas4359
    @sawdabintuilyaas4359 27 дней назад +28

    Asc ki ugu horeeyey mayleyga dareemaya

  • @King-yaasiin
    @King-yaasiin 27 дней назад +17

    Ku sali nabiga scw

  • @hanaadam-xh7pr
    @hanaadam-xh7pr 27 дней назад +5

    Ax caawa waxa i xasuus sinee aabaahay 😢alle ha u naxriiste intuu xuseen la hadlayye hodan un muujinyye dareenka aabnimo 😢😢😢ayaa alllah allow udanbi dhaaf aabahay iyo intii kle dhimantay😢😢

  • @samiyafarxan6294
    @samiyafarxan6294 27 дней назад +3

    Ilahy ha u naxaristo dhmnba aabayshen inta haystan ilahy cimir dheer iyo caafimad qaba ku waar 😭😭😭

  • @AniisahappyHappy
    @AniisahappyHappy 27 дней назад +17

    First one like team xogomaal media ❤🎉😊

  • @ENAMAHAMEDDAHIR
    @ENAMAHAMEDDAHIR 27 дней назад +8

    kusaliya Rasaulka ❤ صل الله عليه وسلم

  • @Abdalowwwww12
    @Abdalowwwww12 27 дней назад +5

    Only Wixii daarooda like isaara😂❤

    • @LovelyBird-tt2cj
      @LovelyBird-tt2cj 24 дня назад

      Hooyadaa usheeg iyo badhiyo culusta ha kuu saa raan

    • @hodmaniitaqueen267
      @hodmaniitaqueen267 21 день назад

      ​@@LovelyBird-tt2cjbarya culusta hoyadaa ka wase hadaa edeb yeelan weydo waa laguu yeeli akh

  • @saynabmumin7071
    @saynabmumin7071 27 дней назад +12

    Thank you team xogmaal caawa horaa naagu soo dayseene❤❤❤❤

  • @XalwoIbrahim-pj5jc
    @XalwoIbrahim-pj5jc 27 дней назад +13

    Alxamdulilaah siyaad wuu badbaaday

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 27 дней назад +15

    Alah waxaan islahaa siyaad miskiinka asagoo soo ordaya amaasurka lagu dhuftaa

  • @AdoontiAlle-ii8eo
    @AdoontiAlle-ii8eo 27 дней назад +51

    Team 1h 🏃‍♀️😂

  • @ayaanbalanyo8760
    @ayaanbalanyo8760 27 дней назад +4

    Muraad ban leeyahy in Allah ii sahlo igu duceeyay 40 qof ducadood waa la aqbalaaye wlalyaal

  • @user-ix8qy3pp2x
    @user-ix8qy3pp2x 27 дней назад +14

    I don't know why i am crying oh the present is more sweet 😢😢😢❤

  • @CaliWadani
    @CaliWadani 27 дней назад +16

    Xalqadaan masorag tey mise kelagey ayaan modey asaxabta

  • @InaAli-ir1th
    @InaAli-ir1th 27 дней назад +10

    اللهم صل وسلم علي نبينا محمد

  • @user-cf1yx9zr3l
    @user-cf1yx9zr3l 27 дней назад +3

    Halmar aan ku salino nabiga scw

  • @xalwodaahir3065
    @xalwodaahir3065 27 дней назад +29

    Ana ugu horaya cawa

  • @user-zp7nk4zd8s
    @user-zp7nk4zd8s 27 дней назад +15

    anoo sugayoo iso galey cajis ihaayo mhdsnid ❤😮😊

  • @AsmaAdaan
    @AsmaAdaan 27 дней назад +1

    haa run han ku salina nabigeena Mohamed scw scw ❤❤❤

  • @mariaadow9704
    @mariaadow9704 27 дней назад +1

    caawa waa jumce kusali nabigeena maxamed scw scw❤❤❤❤

  • @AHMETHYARE-hp1vx
    @AHMETHYARE-hp1vx 27 дней назад +27

    Somalind guul❤😊

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 27 дней назад +12

    Xogmal media best musalsaalka ilmadii qarsoonayd best somali series films interests teams siyaad and hodaan 😍❤💚💯⚽️❤

  • @user-qd7xx9ep3u
    @user-qd7xx9ep3u 24 дня назад

    Alahuma sali cala nabi muhamed❤❤

  • @NajmaNajax-pe9xq
    @NajmaNajax-pe9xq 27 дней назад +15

    Hal mar aan kuwada salino nabi Muxamed❤

  • @user-ne5yi2xk8v
    @user-ne5yi2xk8v 27 дней назад +4

    Inta waxa iska daysan scw scw ku sali

  • @user-we8bd1cw3l
    @user-we8bd1cw3l 27 дней назад +4

    Heer waxa gaadhey xaaji xuseenow inaa isdhaafiyo marku siyaad kula hadlaayo ala qalpiga 😢 shaly markaad adu dulmiga ku jirty waan diidi jiry inta la hdlyso siyaad ina dhagysto

  • @MustafeMustafexasan
    @MustafeMustafexasan 27 дней назад +1

    wll igula sali nabigeena maxamed scw scw sc❤

  • @nagad-nalka3690
    @nagad-nalka3690 27 дней назад +2

    Umadii nabi maxamed meeday walal isoo duceeya wAA HABEN JIMCE

  • @mulkizaylax9982
    @mulkizaylax9982 27 дней назад +9

    caawa dhaqsiyaa soo deyseene anaa ugu horeyo thnk you